Naxar Nugaaleed

Nomads
  • Content Count

    5,348
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Naxar Nugaaleed

  1. "Emperor, extremist jihadist I am not. I am for peace and prosperity for all. " I think osama himself thinks he wants that too!
  2. I have a feeling you strongly condemn the actions (and speech) of secessionists but just read what you wrote up there, out loud. Tell me then, what makes you any different than the secessionist you so despise? Are you not the proverbial dameer and they, the labada dhagood or vice versa? horta, castrow, dameer iyo wax caynkas ah in leyskugu waco waa laga ficanyahay! Secondly, I do not share your unfounded hatred of our neighbors. we more then anyone should realize the benefit of cooperation! what you hyperbolically call an invasion or occupation, i see for what it is: assistance and cooperation between two neighbors who unlike have realized that war and extrremism is not the answer. you ask me what is the difference between me who indorses neighborly cooperation and secesionist are willing to risk all for a meaningless, selfdistructive dream we all now too well will never be reached, the answer is simple: I am for progress and they are for regression!
  3. etopiya ayey ethen kaga degtey! 1: Puntland does not need a reason if it wants the assistance of ethiopia. 2: Puntland does not need the help of anyone to defend its cities!
  4. Eritrean backed Terrorist captured Puntland's Indian Ocean settelment of bargaal just south of Cape Guardafui. Lately there have been rumars that remnants of the UIC supported by Eritra, Somaliland and others opposing the government have been using the port cities of Maydh and Laas Qoray but this, if true, has to be their most daring act yet. Supporters on their way to bargaal have been arristed in Bosaso and puntland forces from Bosaso and Qardho are on their way to take back the settlement from these supposedly well armed terrorist. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 30/05/07 Ilo-wareedyo ku sugan Degaanka Baar-gaal oo ka tirsan Gobalka Bari, ayaa waxay ishaarayaan inay Dagaalyahanno aad u hubeysan oo isugu jirta Soomaali iyo Ajnabi la wareegeen gacan-ku-haynta Deefaankaasi oo 100-Km u jirta Magaalladda Bosaaso. Wararku, waxay sheegayaan inay Dagaalyahanadaasi oo aad u hubeysan ay galabnimaddii shalay ka soo degeen Xeebta, iyagoo watay ugu yaraan saddex doonyaha lagu kalluumeysto. Goobjoogayaal iyo Kalluumeysato ka jillaabta Xeebta Baar-gaal oo khadka Isgaarsiinta ugu waramayey Idaacadda Somaliweyn., ayaa sheegay inay Dagaalyahanadaasi aad u hubeysan yihiin, isla markaana ay wataan Hub Casri ah, oo ay ku jiraan Gantaalladda Garbaha laga rido iyo qoryaha darandooriga u dhaca. Dhinaca kale, Boqolaal ka tirsan Ciiddamadda Maamul-gobaleedka Puntland, oo ku hubeysan Kontameeyo Tekniko ah ayaa lagu soo waramay inay barqanimaddii maanta ka ruqaansadeen Magaallooyinka Bosaaso iyo Qardho, iyagoo ku sii jeeda Deegaanka Baar-gaal ee ay dhiilladda colaadeed ka jirto. Sidoo kale, Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Maamulka Puntland, ayaa kulan degdeg ah ka leh sidii ay uga hortegi lahaayeen Dagaalyahannadda fariisinka ka dhigtay Dhul-xeebeedka buuraha leh ee Baar-gaal. Xeeldheerayaasha, ayaa rumeysan inay Dagaalyahannadda la wareegay Deegaanka Baar-gaal yihiin kuwo taabacsan Golahii Maxkamadaha Islaamka Somalia ee bilowgii sannadkan loogu itaal-sheegtay Magaalladda Muqdishu iyo Goballadda kale ee Koonfurta Somalia. Ma jiraan warar faahfaahsan oo muujinaya halka ay Dagaalyahanadaasi asal ahaan ka soo galeen Xeebaha Degaanka Baar-gaal, inkastoo ay wararka qaarkood sheegayaan inay Dagaalyahanadaasi ka soo shiraacdeen Xeebta Magaalladda Asmara ee dalka Eriteria. Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu, Somalia
  5. Eritrean backed Terrorist captured Puntland's Indian Ocean settelment of bargaal just south of Cape Guardafui. Lately there have been rumars that remnants of the UIC supported by Eritra, Somaliland and others opposing the government have been using the port cities of Maydh and Laas Qoray but this, if true, has to be their most daring act yet. Supporters on their way to bargaal have been arristed in Bosaso and puntland forces from Bosaso and Qardho are on their way to take back the settlement from these supposedly well armed terrorist. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 30/05/07 Ilo-wareedyo ku sugan Degaanka Baar-gaal oo ka tirsan Gobalka Bari, ayaa waxay ishaarayaan inay Dagaalyahanno aad u hubeysan oo isugu jirta Soomaali iyo Ajnabi la wareegeen gacan-ku-haynta Deefaankaasi oo 100-Km u jirta Magaalladda Bosaaso. Wararku, waxay sheegayaan inay Dagaalyahanadaasi oo aad u hubeysan ay galabnimaddii shalay ka soo degeen Xeebta, iyagoo watay ugu yaraan saddex doonyaha lagu kalluumeysto. Goobjoogayaal iyo Kalluumeysato ka jillaabta Xeebta Baar-gaal oo khadka Isgaarsiinta ugu waramayey Idaacadda Somaliweyn., ayaa sheegay inay Dagaalyahanadaasi aad u hubeysan yihiin, isla markaana ay wataan Hub Casri ah, oo ay ku jiraan Gantaalladda Garbaha laga rido iyo qoryaha darandooriga u dhaca. Dhinaca kale, Boqolaal ka tirsan Ciiddamadda Maamul-gobaleedka Puntland, oo ku hubeysan Kontameeyo Tekniko ah ayaa lagu soo waramay inay barqanimaddii maanta ka ruqaansadeen Magaallooyinka Bosaaso iyo Qardho, iyagoo ku sii jeeda Deegaanka Baar-gaal ee ay dhiilladda colaadeed ka jirto. Sidoo kale, Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Maamulka Puntland, ayaa kulan degdeg ah ka leh sidii ay uga hortegi lahaayeen Dagaalyahannadda fariisinka ka dhigtay Dhul-xeebeedka buuraha leh ee Baar-gaal. Xeeldheerayaasha, ayaa rumeysan inay Dagaalyahannadda la wareegay Deegaanka Baar-gaal yihiin kuwo taabacsan Golahii Maxkamadaha Islaamka Somalia ee bilowgii sannadkan loogu itaal-sheegtay Magaalladda Muqdishu iyo Goballadda kale ee Koonfurta Somalia. Ma jiraan warar faahfaahsan oo muujinaya halka ay Dagaalyahanadaasi asal ahaan ka soo galeen Xeebaha Degaanka Baar-gaal, inkastoo ay wararka qaarkood sheegayaan inay Dagaalyahanadaasi ka soo shiraacdeen Xeebta Magaalladda Asmara ee dalka Eriteria. Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu, Somalia
  6. Eritrean backed Terrorist captured Puntland's Indian Ocean settelment of bargaal just south of Cape Guardafui. Lately there have been rumars that remnants of the UIC supported by Eritra, Somaliland and others opposing the government have been using the port cities of Maydh and Laas Qoray but this, if true, has to be their most daring act yet. Supporters on their way to bargaal have been arristed in Bosaso and puntland forces from Bosaso and Qardho are on their way to take back the settlement from these supposedly well armed terrorist. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 30/05/07 Ilo-wareedyo ku sugan Degaanka Baar-gaal oo ka tirsan Gobalka Bari, ayaa waxay ishaarayaan inay Dagaalyahanno aad u hubeysan oo isugu jirta Soomaali iyo Ajnabi la wareegeen gacan-ku-haynta Deefaankaasi oo 100-Km u jirta Magaalladda Bosaaso. Wararku, waxay sheegayaan inay Dagaalyahanadaasi oo aad u hubeysan ay galabnimaddii shalay ka soo degeen Xeebta, iyagoo watay ugu yaraan saddex doonyaha lagu kalluumeysto. Goobjoogayaal iyo Kalluumeysato ka jillaabta Xeebta Baar-gaal oo khadka Isgaarsiinta ugu waramayey Idaacadda Somaliweyn., ayaa sheegay inay Dagaalyahanadaasi aad u hubeysan yihiin, isla markaana ay wataan Hub Casri ah, oo ay ku jiraan Gantaalladda Garbaha laga rido iyo qoryaha darandooriga u dhaca. Dhinaca kale, Boqolaal ka tirsan Ciiddamadda Maamul-gobaleedka Puntland, oo ku hubeysan Kontameeyo Tekniko ah ayaa lagu soo waramay inay barqanimaddii maanta ka ruqaansadeen Magaallooyinka Bosaaso iyo Qardho, iyagoo ku sii jeeda Deegaanka Baar-gaal ee ay dhiilladda colaadeed ka jirto. Sidoo kale, Xubnaha Golaha Wasiiradda ee Maamulka Puntland, ayaa kulan degdeg ah ka leh sidii ay uga hortegi lahaayeen Dagaalyahannadda fariisinka ka dhigtay Dhul-xeebeedka buuraha leh ee Baar-gaal. Xeeldheerayaasha, ayaa rumeysan inay Dagaalyahannadda la wareegay Deegaanka Baar-gaal yihiin kuwo taabacsan Golahii Maxkamadaha Islaamka Somalia ee bilowgii sannadkan loogu itaal-sheegtay Magaalladda Muqdishu iyo Goballadda kale ee Koonfurta Somalia. Ma jiraan warar faahfaahsan oo muujinaya halka ay Dagaalyahanadaasi asal ahaan ka soo galeen Xeebaha Degaanka Baar-gaal, inkastoo ay wararka qaarkood sheegayaan inay Dagaalyahanadaasi ka soo shiraacdeen Xeebta Magaalladda Asmara ee dalka Eriteria. Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu, Somalia
  7. Kismayo is in the hand of the TFG. Correct me if am wrong but the two sides that fought in kismayo where two clan factions within the TFG.
  8. I also wonder, is the Somalidiid flag that of Mexico or iran?
  9. independence from what. it trash cleaning day in Las Anod and indepence in Hargeisa, I wonder what that means?
  10. SOMALIWEYN ha Nolato, :mad: Somalijajab iyo Somalidiid Ha dacdo!
  11. by the way el castro, President Abdullahi does not sell anything. Boqorka puntland lakiinse, I am starting to doubt his "economic development".
  12. i am starting to believe preisdent Cade Muuse's idea of economic imrovement is to sale the state, from menirals, gas, Oil and livestock to coral reef.
  13. has the name of the district changed? is not supposed to be hurwaa, whats heliwa or huriwa?
  14. people here never seem to be happy, when they or when they are hired. come on poeple, make up your minds!
  15. they are gone for good, thank god! no grass of their kind will ever grow again in Somalia, again, thank god!
  16. a better question would be why an independent jibuti did not join the Somali republic. "Murugadda jirto waa laga baxaa bari, Eebba ha idmo. Soomaalis were not always in grim predicament like this, nor will we remain in this challenging times forever." am afriad this will be the situation until Somalis decide extrimism and anarchy are not the answer. just the other day you were advocating for more war and anarchy.
  17. jimcaale ^Adi kuwii la baacsaday xaa kaa reebay? oo kuwa la baacsaday wa ayo? sersouly, I have no idea if the TFG has any intiligence officials in xamar or how they gather information but I doubt its asking for people to show their face.
  18. for the sake of safety and security, I think we can put aside the requirements of an alien culture such as woman wearing niqaabs. niqaabs have nothing to do with islam, its khaliji fashion. and fashion can be sacrificed for SECURITY! please stop being seeflaboods, it won't help anyone.
  19. Lol at the video! Nayruus, its all good, let them celebrate on youtube, as real as Somaliland will ever be!
  20. who is abdullahi yusuf grabbing land for, somalis? I see nothing wrong with that. as for Somaliland bringing only good to the regions of Sool, Sanaag and Ayn, do you consider as good the bringing of hargeisawi troops who endlessly fight with natives they know very well with their agenda. What was that the minister of defese said when he was attacked in dhahar. forget the hostile natives, those we where paying started to fight against us. or is that not what he said.