Naxar Nugaaleed

Nomads
  • Content Count

    5,348
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Naxar Nugaaleed

  1. we're gonna run but you risk your families and homes for the sake meaningless and unwinnable fight has always been these people's philosophy. why on earth are they misleading these poor people to risk their lives from the safety of a foreign capital?
  2. may all terrorist be put to death and may Allah send them to hell, Amiin, Amiin.
  3. i usually dont support the death penalty but I think somalis need it. It would be an injustice to let these barbarians live in jail. Meanwhile, if it deters some these barbarians from murdering people, even better.
  4. ^^^what are you questioning, that puntland cities celebrated 1da july?
  5. what arab countries? the only place you can use a somaliland passport is Ethiopia and going to Ethiopia should not even require a passport
  6. what arab countries? the only place you can use a somaliland passport is Ethiopia and going to Ethiopia should not even require a passport
  7. what arab countries? the only place you can use a somaliland passport is Ethiopia and going to Ethiopia should not even require a passport
  8. still. how will Sl officials travfel cause we all know that they all used to use the Somali passport?
  9. still. how will Sl officials travfel cause we all know that they all used to use the Somali passport?
  10. still. how will Sl officials travfel cause we all know that they all used to use the Somali passport?
  11. 1da julyb celebrations in Badhan Sanaag, largest city in sanaag!
  12. please, enlighten us, how these developments actually help you more then we thought?
  13. Within a matter of few days, Puntland' darwiish forces are being nationalized, "Somaliland delegation" was refused even an observer status in the African union conference, New passport is being put in place that these Somalilander do not have access to unlike the old one and 1da july is being celebrated one one corner to another of "Somaliland".
  14. "Topic: SL supporter: Isku dhaca SL iyo Somalia maantaa kow ah Emperor Nomad Member: 4175 Judge Me: posted July 03, 2007 11:58 AM -------------------------------------------------------------------------------- hadhwanaag 2007-07-01 (Hadhwanaagnews) Waxaan maanta BBC afka somaligu ka dhagaystay: 1) Wasiiru-dowlada Arrimaha Dibadda Itoobiya, Mr. Tekede Alamu ayaa booqasho kedis ah oo aan hore loo sii sheegin maanta ku yimi magaalada Hargeysa 2) Iyo, ciidamada Darawiishta ee Puntaland oo lagu wareejinayo Dawlada Fedaraalka ah. Haddaba waxaa la yaableh sida labadan arrimood maalin kaliya u wada dhaceen. Waraysiga Wasiiru-dowligu markaliya ma uu magacaabin Somaliland, YAAB!. Waxaa uu Mr. Alamu u yimid Hargaysa si Dahir Riyale loogu sheego in ciidamada Puntaland ku biirayaan Ciidamada Dawlada Federalka ah, arrimaha lagala hadlayayna waa kuwaa, tanina waa qorshe ay Dawlada Itoobiya ay ku doonayso in ay Somaliland ay hoos gayso dawlada Federalka ee Somalia ee ay Itoobiya xukunto. Hadaba waa maxay dhibaato Somaliland ugu jirta in ciidamada Puntaland lagu wareejiyay dawlada Somalia? Dhibaatada ugu jirto waxa ay tahay ciidamada fadhiya Sool iyo Sanag bari waa ciidamo ka tirsan Dawlada Federalka. Tanina waxaa khalkhal ku abuuraysa Somaliland. Maanta ciidamada dalkeena ku jira ma noqonayaan kuwa Puntaland ama *******NIYA, ee waa ciidamada DAWLADA TNG ee Federalka Somalia, tanina waxay bilow u tahay isku dhacii Somaliland iyo Dawlada TNG ee uu Cabdilahi Yousuf uu hogaaminayo. Waxaad kale ood ogaataa in uu Cabdillahi Yusuf iyo Geedi ay sheeganayaa in ay Somaliland xukumaan. Markaa waxaa sii xoogaysanaya murankii ay dawlada Federalka Somalia ay ku sheeganaysay inay xukunto Somalia. Bari ka maalin, haddii ay Dhahar, ama Laascanood ay ku dagalamaan ciidamada Somaliland iyo kuwa Darawiisha ee Puntaland. Dagaalkaasi noqon mayo dagaal Dawlada ******teeniya iyo Somaliland dhex mara, lakiin waxaa uu noqonayaa dagaalkii ugu horeeye ee dhex mara Dawlada Somalia iyo Somaliland. Haddaba, Dawladani Dahir Riyaale ee dadka Beenta iyo HUUHAADA ku akhriyaya waa in dadka Somaliland ka TASHADAAN. Maanta waxaa Somaliland ka taliya koox dalkani baa’binteeda ka shaqayasa. Haddii aad kooxdani MAAFIYADA ah ee uu Dahir Riyaale madaxda u yahay Illahay inaga badbaadiyo, waxaa Tariikhda Somaliland lagu baran doona BEENTA DAHIR RIYAALE iyo Dawladiisa. BEENTA uu Dahir Riyaale dadka reer Berbera u sheegay sanad guuradii 47 ee ka soo wareegtay, markii aan xoriyada aynu ka qaadanay maxmiyadii Ingiriiska, waxaa noqon doonta BEENta ugu waynayd ee Dahir Riyaale looga barto. Waxaa la yaableh meesha laga soo kaxeeyay NINKA CAD, ee majarafada iyo dhagax loo dhiibay. Talow ninkani Ma MAAFIYAYAA, mesa waa DIBJIRA YURUBIYANA oo SUUDH loo xidhay. Inay soo xaqiijiyan shakhsigan cida uu yahay, waxa uga tagayaa Wariyayaasha iyo dadka Somaliland ee dalalka Yurub ku nool. Waa wax lala yaabo, NIN kaniligii ka socda sharkad saddex mashruuc oo waawayn dhisaya oo ku kacaya lacag dhan 300,000,000 (SADAX BOQOL OO MILYAN OO DOLLOR). Lama hayo XAASHI Dawlada Dahir Riyaale la saxeextay sharkadani!, oo dadka tusaysa halka ay ka imanayso lacagtu, Design-ka warshadaha iyo waxii la mida. KHARIIRA aqal 5000 oo dollar ayaan arki jiray, macdala warshado iyo mashruucyo ku kacaya 300 Million oo dollor. Waxaa uu Ina Riyaale yidhi BISHA RABADAANTA ayaa dhismaha warshada la bilaabayaa. Waxaad iga gunudaa mashruucyadani inay sidan u dhaci doonto:- 1) In Bisha November waxa ay bilaabi doonan Dayr, waxaan dadka loo sheegi doona inuu dayrkani yahay dayrkii warshada. Xusbiga UDUB iyo ina Riyaale HUUHAADA iyo BEENTA ayay ku akhriyi doonan dadwaynaha si ay doorashada dawlada hoose ugu galaan (WAA HADDII AY QABSOONTO DOORASHU). 2) Bisha March, 2008 waxaa la qodayaa Sees, waxaana la soo kaxaynayaa laba nin oo CAD CAD oo lagu magacaabayo inay ENGINEERs-kii warshadaha dhisayay yihiin. Waxaa dadwaynaha Somaliland Dahir Riyaale iyo Maafiyaddiisu dadka ugu qodbadanayaan in dhismihii warshadu bilaabmeen. Dahir Riyaale BEENTAASI ayuu doonayaa inuu dadka ka iibiyo si dadku ugu codeeyaan Dahir Riyaale (WAA HADDII AY QABSOONTO DOORASHU). Dahir Riyaale waxaa uu cayayaa GARAADKA ummada SOMALILAND. BEENTAASI kaa soconmayse, ee ka huleel XAAJI. Waxaan dadka Somaliland kula talinayaa in ay u diyaar garoonan sidii ay cadawga GUDAHA ee uu Dahir Riyaale u madaxda yahay iskaga ridi lahaayeen. Cadawga dibada ee uu Cabdilahi Yusuf iyo Geedi u madaxda yihiin ay dalkooda uga difaaci lahaayeen. ENG. Omar Yousuf slwadani@yahoo.com Submited By hadhwanaag : 2007-07-01 "
  15. " -------------------------------------------------------------------------------- Hargeysa (QARAN)- Wasiirka Wasaaradda Duulsta iyo Hawada, Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa daboolka ka qaaday in madaarrada Somaliland laga mamnuucay qof kasta oo sita baasaaboorka cusub ee ay dhowaan soo samaysatay dawladda Mbeghati. Md. Cali Maxamed Warancadde, waxa uu sidaa ku sheegay waraysi gaar ah oo uu shalay siiyey telefishanka madaxbannaan ee HCTV. Wasiirka Duulista oo dhawaan ka soo laabtay socdaal shaqo oo uu ku tegay magaalada Addis Ababa, safarkaas oo ku saabsanaa sidii uu dawladda Itoobiya ugala soo xaajoon lahaa muran ka dhashay go’aankii shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ku hakisay duullimaadyada ay ku timaaddo caasimadda Hargaysa oo ay labada dhinac ka gaadheen heshiis ay shirkaddu dib ugu bilowday duullimaadyadeedii Somaliland, waxa kale oo uu sheegay sheegay in dawladda Ethiopia ugu deeqday Madaarka caasimadda Hargeysa qalab casri ah oo lagu baadhi doono dadka ka dhoofaya madaarka Egal International Airport . Waxaannu Wasiirku isaga oo arrimahaa faahfaahinayey yidhi; “Caalamka oo dhammi wuu ogyahay in aynu ka go’nay Soomaaliya. Shalay waxa Airport-ka laga celinayey dad soo qaatay baasaaboorka Mbeghati oo ka yimi Jabuuti iyo Kenya oo fiisooyinkay ku soo galeen la diiday, oo lagu yidhi halkani maaha Soomaaliya ee waa Somaliland, markaa fiiso aan Somaliland ahayn ku soo gali kari maysid, markaa innagana waxa inala gudboon caalamka in aynu u sheegno sidii horeba loo waday in baasaaboorka Somaliland la isticmaalo dadkana la siiyo waxa imanaya baahida, markaa waa in nidaam loo sameeyo, oo uu jiro nidaam lagu siiyo dadkii caadiga ah, caalamkana aynu u sheegno haddaanu nahay Somaliland, wixii baasaaboorkaa sita annagaa masuuliyadeeda qaadayna.” Md. Warancadde oo la weydiiyey su’aal ahayd haddii baasaaboorka Cabdillaahi Yuusuf la isticmaalo dawladda Somaliland ma aqoonsanaysaa, waxa uu Md. Warrancadde ku jawaabay; “Waannu maqlaynay warkaa oo way baahinayaan intaa. Waxa jirtay in muddo lix bilood ka hor in ay habalkan [baasaaboorka] damceen inay baahiyaan oo ay dadka siiyaan, haseyeeshee dawladihii ay u direen ayey wax jawaab ah ka waayeen oo oggolaansho ah. Waxaad moodaa inay doonayaan in ay bixiyaan si dakhli uga soo galo, haseyeeshee innagu dawlad ahaan ma aqoonsanin baasaaboorkaas, mana dhacayso in aynu oggolaano iyo in dhulkeenna lagu soo galo baasaaboorka ay bixinayaan, madaarradeenana kuma soo gali karaan, laakiin kii hore [baasaaboorkii hore ee Soomaaliya] wax dhibaato ahi kama jiraan oo ma joojinayno oo sidiisii buu u soconayaa, inta aynu baasaaboorkeenna dadka wada gaadhsiinayno ee aynu socodsiinayno. Markaa waxaannu jecelnahay in baasaaboorka Somaliland aannu gaadhsiino dadkeenna si ay ugu safraan oo caalamka ka socdo si aynu innagu masuuliyadda qaadno qofka baasaaboorkaa sita ee reer Somaliland ah, wixii ay gaystaana dammiin ka tahay dawladda Somaliland .” Dhinaca kale, Md. Cali Maxamed Warancadde oo iftiiminayey wadahadal dhexmaray xukuumadda Somaliland iyo Itoobiya iyo qalab cusub oo lagu rakibi doono Madaarka Hargeysa, waxa uu yidhi; “Dhawr cisho ayey qaadatay wadahadalkii aannu ka yeelanay arrintaas si wanaagsan ayaanay ku dhammaatay oo aannu ku soo afjarnay. Sida iminka caalamka ka jirta ama aad maalin walba maqashaan adduunyada qas badan ayaa ka jira, argagaxiso ayaa ka jirta, dagaallo badan oo caalamka ka socda ayaa jira, markaa qolo waliba meesha ay joogto iyo hantida ay leedahay dalkeeda ha taallo ama dibedda ha taalee si weyn baa loo ilaaliyaa. Qolooyinkaa [itoobiya] marmar badan baannu isla eegnay, waxaanay noqotay Airport-ka Hargeysa inuu la heer noqdo xagga ammaanka mid buuxiya, sidaa awgeed si looga baxo dhibaatooyinka iyo shakiga waxaanu isla garanay habka Airport-ka Addis Ababa oo aannu tagnay sida nabadgalyada loo kaantaroolo in Airport-ka Hargeysa loo kaantaroolo, iyada oo lagu rakibi doono qalabka nabadgalyada (Security Device) Airport-ka Hargeysa si dhakhso ah, qalabkaas oo ah mid casri ah qiimahiisuna dhan yahay $100,000 dollar (boqol oo kun oo doollarka Maraykanka ah). Qalabkan mid waxaannu dhigi doonaa VIP-da midna halka dadka alaabta sitaa dhexmaraan ee gudaha Airport-ka, taasaana ka furan doonta dhibaatooyinkii iyo shakigii jiray oo ah mid aan cidna waxba u dhimayn caalamka badankiisuna ay rabaan. Anigu [Warancadde] markii aan Addis Ababa ka imanayey Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee Ethiopia ayaan arkay, qalabkaasi waxa uu ahaa qalab loogu talogalay inay cid waliba dhexmarto, markaa VIP-da Addis Ababa oo kale ayaa kana laga dhigi doonaa [Madaarka Hargeysa], markaa halkaa ayey ku dhammaatay mushkiladdii baadhitaanku.” Ugu dambayn, waxa uu Warancadde ka hadlay qoraallo been-abuur ah oo uu shaagay inay faafisay dawladda Mbeghati, “Waxa jiray warqado af-reer koonfureed ku qornaa oo muddo dhexdii ahayd la daadiyey oo digniin loogu soo jeedinayey dawladda Ethiopia , waxyaabaha cabsida keenay waxaasaa ka mid ah. Waxa kale oo jira diyaaradda ka tagta Somaliland ama Soomaaliya rakaabka ay sidaa Ethiopia oo kaliya uma socdo ee meelo kala duwan ayuu tagaa. Markaa meel kastuu tago diyaaradda ayaa lagu xidhaa ammaanka dadka ay keenayso inay baadho, sidaa darteed bay tahay inay iska hubiyaan. Maaha Ethiopia oo kaliya ee innaga [ Somaliland ] waxa inoo wanaagsan in aynu ilaashano ammaanka oo aynu ka wada shaqayno,” ayuu hadalkiisa ku soo gunaanaday Md. Cali Maxamed Warancadde. Waa markii u horreysay ee ay xukuumadda Somaliland si cad uga hadasho go’aankeeda ku wajahan dhaqangalka baasaaboor cusub oo ay dhowaan soo samaystay xukuumadda Mbeghati ee uu Cabdillaahi Yuusuf hoggaamiyo, kaas oo ay ku sheegeen in qaadashadiisa laga hirgelin doono dhammaan gobollada iyo degmooyinkii dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Somaliland ku jirto. Source:Jamhuuriya "
  16. "Maamulka Soomaalidiidka oo Marka kale Ceeb kala kulmey Shirkii Midowga Africa Safiirka dalka Soomaaliya u fadhiya kursiga midowga Afrika C/kariin Faarax laqanyo ayaa si cad uga hor yimid qorshe ay wadeen xubno sar sare oo ka tirsan maamulka la baxay Somaliland. kaasoo ay ku doonayeen inay goob joog ahaan uga qeyb galaan shirka ka furmay dalka Ghana kaasoo ay yeelanayaan wasiiradda arrimaha dibedda dalalka Midowga Afrika. Kulanka wasiiradda arrimaha dibedda dalalka ku bahoobay ururka midowga Afrika ayaa googol xaar u ah kulan madaxeedka caadiga ah ee madaxda dalalkaasi M/Afrika iyadoo Mr. Laqanyo uu matalayay kursiga wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya. Kulankan ayuu sheegay Mr. Laqanyo in la isku dayay in lagu soo qaado arrimaha maamulka Somaliland oo uu sheegay inay in muddo ah xubno ka tirsan maamulkaasi xeeranayeen sidii mar uun loogu soo qaadi lahaa arrinta goon isu taaga ee Somaliland kulan madaxeeda wadamada Afrika, wuxuuna xusay in Laqanyo uu ka hor yimid arrintaasi madaxdii kulankaasi fadhisayna uu ku war geliyay in haddii arrinta Somaliland looga hadlo fadhigan ay noqon doonto meel ka dhac weyn oo lagu sameeyey (African Union Charter iyo weliba midka UN-ka”. “Waxaan u wasiiradii kulankaasi fadhisay in dalka Soomaaliya aan la kala qeybin karin, cid kala qeybin kartaana aysan jirin, waxaana ku iri Soomaaliya waa (Member State), isla markaana mamnuuc tahay in dowlad dowlad kale arrimaheed fara geliso, dowladdii Soomaaliya soo fara gashataana ay meel uga dhaceyso African Union Charter iyo UN-kaba” ayuu yiri Laqanyo oo hoosta ka xariiqay in waxaan k” ayuu yiri Laqanyo oo wasiirada ku war geliyay in aysan jirin wax la yiraahdo Somaliland, sida uu hadalka u dhigay isla markaana ay yihiin goboladaasi maamul goboleed sugaya mustaqbalka dhow dowladda dhexe ee federaalka KMG Soomaaliya. “Arrimahan aan soo jeediyay wey ila qaateen wasiiradu weyna garwaaqsadeen, sidaas ayaana lagu joojiyay ka hadalka arrimihii maamulka Somaliland” ayuu mar kale yiri Laqanyo oo xusay inuu u sheegay in Soomaaliya Soomaali loo daayo. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia "
  17. Xafiisyada Hay’adaha Caalamiga ah ee Hargeysa oo Shalay looFasaxay Xuska 1-da July Hargeysa (Jam)- Xafiisyada qaar ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa caalamiga ah ayaanay wax shaqo ahi ka jirin maalintii shalay, taas oo la sheegay in ay ku xurmaynayeen maalinta 1 July xornimadda ka qaatay dalka jaarka aynu nahay ee Soomaaliya gumeystihii Talyaaniga. Hay’adaha ay xafiisyadoodu xidhnaayeen ee aanay gebi ahaanba shaqaynayn oo ay socod ku soo mareen wariyeyaal ka tirsan saxaafadda maxalliga ahi waxay goobihi ay soo mareen ku arkeen dhismayaal xidhan oo aanay shaqo ka jirin, marka laga reebo ilaaliyayaasha (Watchmen) hay’adahaasi oo ku sugnaa albaabada dhismayaashaa. Haddaba, wariyayaasha soo maray goobahaasi ayaa waxay wax ka waydiiyeen qaar ka mid ah ilaaliyayaasha hay’adahaasi caalamiga ah, sababta loo fasaxay shaqaalaha waxayna u sheegeen in aanay garanayn sababta loo fasaxay, iyada oo sannadkani yahay kii ugu horreeyey ee la fasaxo, waxay intaa ku dareen in shaqaalaha hay’adaha caalamiga ah loo diiday in la fasaxo maalintii 18 May ee sannadkan oo ah maalintii Somaliland ay kala soo noqotay xornimadeeda Koonfurta Soomaaliya, taas oo ah mid aad qaali uga ha dalka iyo dadka Somalilandba, isla markaan ay fasax galaan 1 July oo ah maalintii Koonfurta Soomaaliya xornimadda ka qaadatay Talyaaniga, taasi oo ah mid aanay dadka reer Somaliland waxba ka galin haba yaraatee. Waxa kaloo ay intaa raaciyeen in hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa caalamiga ahiba ay fasaxii 18 May ku beddesheen 1 July. Tallaabadan shalay ka dhacday xafiisyada hay’adahaasi ee dalka Somaliland ayaa ha mid dhaawac weyn u geysanaysa halgankii dheeraa ee ummadda soo martay, keenayna nabad iyo calanka xorta ah, kaas naf iyo maal badaniba ku baxeen, waxa ay dadka reer Somaliland dhibaatadaa ku ilaawi karaan ay tahay gooni-isu-taagooda oo ay ku gaadhan ictiraaf nabad iyo horumarka ay hiigsanayaan Somaliland oo la ogyahay in aanay Soomaaliya ka mid ahayn dawladaha caalamkuna taa qirayaan, ayaan la garanayn sababta ay hay’adaha caalamiga ahi u xaqireen ee ay ugu diideen in ay shaqaalahooda fasaxaan maalintii xuskii halgankii galaaftay dhiigga, maalka iyo hantida ee ay ka dhalatay 18-ka May, halka laga fasaxayo maalin aanay dadka reer Somaliland aqoon u lahayn, isla markaana aan khusayn. Arrintaasi waa mid u taal xukuumadda Somaliland waxa ay yeelayso, una baahan in daba-gal lagu sameeyo oo aan la ilaawi karin. Jamhuuriya Online
  18. bah Wajiyo Xun who are these people I wonder?
  19. So how will people or even members of the administration travel? We all know no one will accept the one this administration has made.
  20. So how will people or even members of the administration travel? We all know no one will accept the one this administration has made.
  21. So how will people or even members of the administration travel? We all know no one will accept the one this administration has made.
  22. thats not an opinion, its a personal attack.
  23. Dowlad ku sheeg stooge Xabash u ah awalba wax wanaag habayaratee ma laga sugeynin. Taas aan iska dhigno meel horta. On the one hand, you suggest that we should take for granted the fact that this government shall not bring anything good, yet here you are posting something supposedly bad that they have done. What could be the piont? Two, you have highlighted three people out of twenty seven as being members the Indo occupation, why i wonder is that not a cause to celebrate rather then finger piont. lastly aside from those three, whats the problem with the administration?
  24. This is what happened with the UIC and Xamar. The government should send people to counter the last of these kind of people not only in jubba and gedo.