Waranle_Warrior
Nomads-
Content Count
978 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Waranle_Warrior
-
Raysalwasaaraha Soomaaliya oo Garowe si diiran loogu soo dhaweeyey Raysalwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland soo gaaray saaka. | on March 9, 2013 1 Comments SaacidFarooleGarowe1 Wafdigan uu Raysalwasaaraha hogaaminayo ayaa waxaa ka mid ah xubno kamid ah Golaha Wasiirada ee Federaalka oo ay ku jiraan Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amaanka iyo Wasiirka Maaliyadda & Qorsheynta, waxaa sidoo kale wehliya xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada Federaalka. Waa safarkii ugu horeeyey ee Raysalwasaaraha Soomaaliya Saacid ku yimaado deegaanada Puntland, wuxuuna Raysalwasaaraha bilihii lasoo dhaafay safaro ku kala bixiyey gobalada Shabeelada Hoose, Hiiraan iyo Galgaduud oo uu todobaadkii lasoo dhaafay booqasho labo maalin qaadatay ku tagay. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa horey casumaad ugu diray Raysalwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, waana markii ugu horeysay oo ay labada dhinac kulan ku yeeshaan caasimada Puntland ee Garowe. Dowlada Puntland ayaa horey walaac uga muujisay siyaasadaha Dowlada cusub ee Soomaaliya, waxayna kamid ahayd maamuladii sida weyn uga soo horjeeday in cunaqabteynta hubka laga qaado dowlada Soomaaliya oo kaliya. Waxaa lagu wadaa in labada dhinac ay ka wadahadlaan arrimaha Federaalka iyo xiriirka labada maamul oo muddooyinkii lasoo dhaafay mugdi soo kala dhex galay. Wixii war ah oo safarka Raysalwasaaraha iyo wafdiga Dowlada Federaalka ee soo gaaray Puntland la xariira gadaal baan idinka soo gudbin doonaa haduu eebo idmo. Horseed Media News Desk
-
Kismaayo: -Aw-Libaax oo eedeeyey Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig
Waranle_Warrior replied to Macallinka's topic in Politics
Aw-Libaan is talking nonsense. His attempts are nothing more than to gain confidence from reer Gedo as he failed in his attempt to get them on board which greatly damaged his stature and influence within reerka. He needs to come clean and decide whether reer Gedo want Jubbaland admin created or not? Its simple, you can't be in and out or half-half, qaybaa taageersan qaybna waa kasoo horjeedaan, WTF, isa soo raaca ama wada diida wax kadhaxeeya majiro karto. Also Aw-Libaan is wrong on the issue of this militia coming to Kismayo. This move is nothing but an act of war, how can you send forces to a city where is controlled by other forces and admin without their permission, that's hala is dagaalo oo cad. Its like Sheikh Shariif sending forces to Mogadishu without Hassan Culosow knowing or the former Puntland president sending his forces to Garowe and Bosaso without Farole's permission, that's nothing but a declaration of war. Ahmed Blacky and Raaskambooni did not fight reer Gedo and they did not take the city of Kismayo from reer Gedo. He fought against Alshabaaab and they took the city from Alshabaab, if reer Gedo want to fight Ahmed Blacky and his forces ha cadeestaan kolay waa iska cadahay mar hadee ciidan Gedo kakeeneen inay dagaal rabaan. We will see where the end of this be... However, Aw-Libaan needs keep his mouth shut if he cannot influence his community. Reer Gedo lagama aqbalaayo inay meelna hub iyo ciidan keenaan si magaalada dagaal looga rido meelna dhahaan Maamulka Jubbaland ayaan dhisaynaa, it doesn't add up. -
^You made me curious waryaa, I gota go for the dictionary now
-
^Yes, kaaga sii daran, waa dad aan israacsaneen remote control-kana looga hayo Xamar. Axmed Diiriye iyo Xaad maalinti ay ogolaadaan in Gedo iyo Kismayo loo sameeyo Maamul ayay iyaguna ogalaan doonaan. Gedo kala barkeen waa lahaystaa Alshabaab ayaa kataliyo, Galgaduud HAG ayaa tirsaday, Kismayo oo ay soo galooti kuyihiin wixi kadanbeeyay sanadki 2000 xabad, dhiig daata iyo isceersi ayay kujiraan dadka xataa ma ogola inay isfahmaan. Maamulka hada ladhisaayo cid iyaga ugaga faa'iido badan majirin balse garasho aaway.
-
The young dark boy behind her is checking right the backside looooool ,war isku xishood dheh
-
What does patriarchal mean? I can't be bother to check the dictionary.
-
^Women are mad indeed. Even if a man ejaculated on her, I don't think taking a placard on the tube and caressing herself would do her any good.
-
Gedo group are disunited , confused and directionless. They are just looking for trouble and bloodshed in the regions for no reason, as always they are being propped up, used and abused by HAG from Mogadishu. It's just pointless to even think in nabad iyo administration lawada sameesto. Laakiin cid iyaga uga futa xun majirto, they were the most to benefit from the peace in laba Jubbo and Gedo adminstation. Nimana NFD Garissa iyo Jigjigaa ushidan nimanna Puntland ayay haystaan, waxa aan meelna kasoo jeedin dhulkooda HAG, Alshabaab, yamyam iyo qadaad weeyn isku heesto waa reer Gedo. Markaa dagaalada iyo dhiiga daadanaaya halagu sii jiro xamarna halaga soo hogaamiyo bal waxay ka faa'iidaan ayaan aragnaa.
-
Breaking news: Oba supports the Jubbaland initiative
Waranle_Warrior replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Oba must be committing an act of treason against HAG or perhaps his sanity needs immediate and urgent attention. -
Hassan Sheikh Applies Diplomatic Pressure on Kismayo Finances
Waranle_Warrior replied to Mintid Farayar's topic in Politics
What diplomatic pressure? As if there is any kind of diplomacy in Somalia. I wish Somalidu inay taqaano wax ladhoho diplomacy ama dublamaasiyad. -
More Al-Shabaab Sentenced To Death in Puntland
Waranle_Warrior replied to Somalia's topic in Politics
Acuudu wuxuba waa 18, 19 jir, qoorta halaga jaro kuwaan fa'iido malahan. -
Somaliland support raile odinga for president
Waranle_Warrior replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dee wuxuba waa laangaab, markaa sidaas ayay isu jecelyihiin -
ASWJ Forces To Be Integrated into FG Forces
Waranle_Warrior replied to Mintid Farayar's topic in Politics
I think the government is understanding the will of the people of Jubbaland. This is nothing more than an attempt to woo them. Galgaduud and ASWJ have always been in cahoots with Hassan Culusow and are all part of the HAG conspiracy. Don't listen to this overly emphasized, reported and highlighted agreement in HAG web portals. -
breaking news: The weapon embargo is lifted
Waranle_Warrior replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Training my button, the real game changer is, was and will always be the big guns in any war. Training is an overrated myth. Bal orade Ugandese-ka iyo Ethiopianka kaqaad the big guns and ask them to face Alshabaab, no doubt they will be overrun in one day. Or take away the air support and heavy weaponry the American have, supply them with AK47 and see if they can withstand the Talibans. Adeer training is nothing only a little bit useful but all in all what matters is the big toys. Filimaanti Raambo miyaad nasoo xasuusiseen -
breaking news: The weapon embargo is lifted
Waranle_Warrior replied to oba hiloowlow's topic in Politics
The arms embargo is lifted only for one year and can only buy AK47, WTF I even get offended, aniga oo kasoo horgeeday ayaaba arintaan kaxanaaqay runtii, they are having a laugh on us, Somalia will not be able to build an army that's as equipped and simalar as Ugandese or Burundi. I guess Hassan Culsow and Saacid are happy with this, I suggest they appeal and go back to the UN, either lift the whole damn thing or keep the embargo fully on, this will only lead to small arms leaking into the public and taking full responsibility on the scandals that follows. -
Waryaa you know full well waxa kadhaxeeya Puntland iyo Jubbaland, bahasha siyaasada Somalidana waa iska wada clanish. Markaa I expected Sheekada Jubbbaland dhisideeda iyo daadihinteeda inay horboodaan Xiin iyo Zack on one side xaga kalena ay kasoo horjeestaan Abwaan and Oba balse adiga iyo Mintid Farayare ayaa Mucaardinimada Jubbaland kaga dheereeyay Oba iyo Abwaan, taas unbaan kayaabay ee wax kale ma ahan. Its like a quarrel between Khaatumo Vs SL, oo markaa Abwaan kaaga hormaro adiga Mucaaradnimada against Khaatumo, isn't that weird dee
-
Why are the secessionists so interested in the goings on in Kismayo me wonders? Bal waaba garanay HAG oo waa garanay Baidoa group oo waa gobolo is xiga ama dadkii dagaaladii Sokeeyo kudhexmaray Koonfurta Somalia since 91 but what's the fascination with the secessionists?
-
^Maya hadaan rabo Garissa ayaa iska aadayaa mase Jigjigaan tagaa, maya Badhan ayaan kasoo jeesanayaa LOOool Adeer Kees iska waalka iska daa, meesha laga hadlaayo waa Marka iyo Shabellaha waxaana gababeyay oo dadkii halkaas kunoolaa abuse gareeyay waa rag kasoo cararay Gobalada dhexe ee nin Xaafuun kayimid mahaystaan odayaashaas, ee Xaafuun xaafuunta inta ka daysid dulmida dadka halaga kor kaco iyaguna hada waa diideen mana aqbali doonaan. Kismayo ayay imanaayaan waana lagu soo dhawaynayaa ergadooda ee lasoco taas ama diid ama yeel.
-
I don't think Hassan Culusow has even the tooth to appoint someone for Kismayo, he wasn't even speaking about it lately only used his tool Saacid to do the bit who I doubt will dare name any individual. Mr. Culusow knows the clanish sensitivity and the reality that's present in Kismayo which is unlike Hiiraan or Baidoa. He took two steps back. wadnahaa weeyn ma isaga kudhici kara, no more.
-
^Haa waxee tiri Aabo cadaabtaan joogaa, hallow hallow-guu ahaa uu kawacay, markasaa Odagii kursiga kadhacay oo suuxay biyo kushubaa kadhacday War aniga ha isku keey dheririn waryaa aniga dhul la'aan ima hayso waligana ummada kale dhulkood kuma duulin ee idinka meesha kafariista oo waqtigii dhaca iyo xooga waa laga baxay lasoco. Reer Marka have their choice, hadeey rabaanna Kismayo ayay kubiiraayaan haday rabaanna Baydhobo balse waqtigii Indacade iyo Aideed militia waa dhamaaday mardanbe ma aqbalaayaan.
-
^Marka Reality-ga ayaa iyaga qaabilaysa dhib malahan. Waxa Kismayo kasocdaa waa Reality markaa haday aqbali waayaan waa iyadaa aqbalaysa.
-
^Ma maqashay gabadhii yareed ee inta Marka laga kaxeestay, markay waalidkeed waceen oo waydiiyeen xagee joogtaa? Tiri cadaabtaan joogaa :D Wax ninyahow dadka choice sii wax dacaayad ah majiraan, Maulanna Indhacade waad ogtahay tacadiyadii dadkaas uu ugeestay. Ergo ayaa laga keenayaa Marka iyo Shabelada hoosa Odayaasha daqankooda waa laga qayb galinaayaa Shirka Kismayo kasocda, no more indhacade ha iska soo sharaxo Dhuusammareebto.
-
The locals of any region should have thee choice to join up with any other neighboring regions to form a federal administration. This is a most welcome proposal from Odayaasha iyo shacabka dagaanka reer Marka Cadeey. We urge and encourage Ahmed Blacky, Aw-Libaax and the rest of Jubbaland organisers to accept this proposal. It is an excellent idea and will prove many naysayers who dell on about clan federalism for the pure reason of only opposing federalism.
-
Xog hoose–Odoyaasha dhaqanka G. shabeelaha Hoose oo codsadey inay qayb ka noqdaan Jubaland Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa sheegay in Odoyaal dhaqameedka Gobolka Shabeelaha Hoose(Marka) ay codsi u gudbiyeen IGAD iyo Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Jubooyinka /Gedo waxayna ka codsadeen in Gobolkooda la raaciyo Maamulka sameyntiisu ka sacoto Kismaayo ee Jubaland. Odoyaashu waxay sheegeen oo ka cabanayaan in talada Gobolka loo gacan galiyey Dad aan deegaanka u dhalan kuwasoo ay sheegeen iney gacan ka helayaan Dowlada Federaalka. Wararkaan oo si hoose loogusoo gudbiyey Puntlandi waxay sheegayaan in laga fiirsanayo gacantana lagu hayo Qayla dhaanta ka timid Odoyaasha dhaqanka Marka. Odoyaasha dhaqanka Marka waxay si toosa u sheegeen iney ku qanacsan yihiin in Dadka deegaanku ay iyagu ka tashadaan aayahooda sida ka socota jubooyinka/Gedo laakiin Gobolkooda iyaga talada laga fara marooqsadey oo ay dad barakacaay ah taladii gobolka faraha loogaliyey tasoo walaac xoogan oo ku aadan Cadaalad darada ay muujiyeen Odoyaashu. Sida aan xogta ku heyno Odoyaasha Marko waxay si toosa u carabaabeen in Wasiirka Arimaha Gudaha uu ka dambeeyo in talada Gobolkooda faraha loo galiyo Dad barakacayaal ah oo ka yimid Gobolada Dhexe. Sida ay Puntlandi warka ku heleen Odoyaal dhaqameedka Gobolka Shabeelaha hoose waxay Codsigooda soo mariyeen oo ka soo qaadey Isimada Jubooyinka/Gedo. Iskusoo duuboo Gudiga Farsamada Jubooyinka/Gedo waxay iyagoo kaashanaya Ururka IGAD ay gacanta ku hayaan Codsiga ka yimid Marka. Hadii Codsigaan la aqbalo waxay noqonaysaa in Jubaland uu noqon doono Maamul Goboleedka ugu weyn Soomaaliya. Puntlandi.com