Waranle_Warrior
Nomads-
Content Count
978 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Waranle_Warrior
-
I won't bet on the arrival of these delegates just yet, its early for the formation if Jubbaland Xiinow. I still think Hassan Culusow has some Gedo folks in his pocket. Markeey kuligood Axmed Diiriye kasoo madaxbanaanadaan ayaan arkayna balse wali qayb ayaa xamar looga heesaaya. However, I agree with you this news disappoints the secessionists the most. They were looking forward to the Gedo-folks saying null and void iyo D-block is dagaala oo isku baaba'a.
-
Cabdi Xoosh Booby:My properties are forcefully occupied in Mogadishu
Waranle_Warrior replied to Saalax's topic in Politics
^If everything is done orderly and within the law they should be able to because there difference sources of law applied. It wouldn't be one source, Xeer Somali, Sharciga diinta Islaamka, international laws, kuwii hore ee dowlada, kuwa cusub. Mideeda kale dad waxa joogaa taariikhdi iyo sidi wax dhaceen oo dhan lasocda ayaa lahelaayaa oo meelkasta kusuga Puntland, Somaliland, Muqdsisho and the rest of the world in the diaspora. Wax hadii larabo in sifiican loo qabto cadaaladna lasameeyo, waa very simple. -
Egypt courts South Sudan over Nile waters deals
Waranle_Warrior replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Tallaabo;927741 wrote: It is the other way round Xaaji. The Shebelle and Jubba rivers originate in Ethiopia and go through Somalia. As you may be aware there is a serious land grab going on in Africa where foreign governments and large multinational investment firms buy or lease huge tracts of land from the corrupt African regimes to cultivate and ship the produce to their home markets. Ethiopia already evicted tens of thousands of people from their lands and it is these giant commercial farms that are going to be irrigated with the Jubba and Shabelle river water. These vital rivers for Koonfuria, their own Niles will be reduced to mere streams. Look at this sad case, rather sad soul. yaab iyo yaabkiis, after all this man is Somalia. Egypt had made it clear, this is a matter of national security. Egypt currently gets much much more than anyone else which is over 80% of the waters, their share will be reduced but not by much only 10% or maximum 15% which they can live with and will work for the other African countries as well, so they can agree on that but anything more than that will result in conflict. -
Cabdi Xoosh Booby:My properties are forcefully occupied in Mogadishu
Waranle_Warrior replied to Saalax's topic in Politics
That's fair point but Booli Qaran waxa laga qaadayona waa in sharciga loo maraa kuwa guryahay hada xooga kuhaystana waa in sharciga loo maraa. Waxaaga waxad kuheli karaa shacri, xoosh waxaa wax looga qaadi karaa sharci waxaana wax lagu siin karaa sharci, dadka dhan sharciga ayaa uwada dhaxeeya. Kaliya waxaan diidanahay sharci la'aanta iyo in iyadoo aan waxba lacadeeynin sharcigana lamarin la iska ladhoho waa Booli Qaran an excuse kuwa hada haysta ay isaga sii jiraan ama ku xalaaleystaan. Anarchism iyo looting corp inta la iska dhaafo everything should be done orderly and through legal means. -
Cabdi Xoosh Booby:My properties are forcefully occupied in Mogadishu
Waranle_Warrior replied to Saalax's topic in Politics
^Waar Sxb xabadda aad la ordaysid meel iska dhig waa mida nakala geeysay hadaan Somali nahay, marka hada in la isku soo noqdo ayaa larabaa Hassan Culusowna taas ayuu no shegay ee inta mawduca isku soo noqoshada aan kujirno xabada meel noo dhig. Midda kale, Booli Qaran haday yihiin ninkaan wixiisa waxaan iri waa in lacadeeyaa? Tuuganimada iyo looting corp. aad xamar kawadaan iyo sharci daradda waa in lajoojiyaa oo sharciga loo maraa waxkasta unbaan iri. -
This is true and almost all of the Somali web portals are reporting the story. Its nothing new it just shows what all the people were concerned about which is that that this government does not have the capacity to control the arms and restrict access just yet. This is a small incident that can be overlooked but the main concern is to avoid occurrences when the new arms arrive.
-
Cabdi Xoosh Booby:My properties are forcefully occupied in Mogadishu
Waranle_Warrior replied to Saalax's topic in Politics
No such thing as Booli Qaran, that's an excuse to rob people and keep the loot. If as suggested Xoosh has benefited from the late Barre regime then this must be verified and proper investigation carried out and everything needs to be through legal means. You can't rob people and accuse them at the same time to justify you robbery. If Somalia is to move forward from the old dark days which this government claims to be facilitating then everything need to be transparent, orderly and with the law. All this Booli Qaran excuse against Xoosh is just a mere allegations and nothing proven. And if, let for sake of argument say this was Booli Qaran (which is not proven yet) then it belongs to the Qaran and the whole Somali people so why take it away from one man and let other individuals keep it. The whole thing waxaa kasoo uraysa robbery and mooriyaanimo - Muqdisho style. Its nothing but pure looting incorp. and institutionalization and legalization of robbery. -
Somaliland oo Cafis u fidisay Dagaalyahanada Alshabaab. Sidda aan warar sugan ku helaysno Waxaa la filayaa dhowaan ay dowladda Federaalka Ethiopia ay warbixin tafatiran ka soo saari-doonto marka uu howlgalku dhammaado, waqtigaas ay sheegayaan Baaritaanada ay deegaanada hoos yimaada Somaliland ay ka wadaan iyo dadka ay ku qab qabteen
-
Arrinkan ayaa ka dambeeyey markii 27 bishii Janaayo 2013 ay dowladda Ingiriiska ay digniin ka soo saartay khatarta kasoo fool leh Maamulka la magacbaxay Somaliland, waxeyna kula talisay Muwaadiniinteeda iney isaga huleelaan Deegaanada Somaliland (Source: BBC , News Eglish). Waxaana digniintaasi ay timid xilli kooxaha xag jirka ah ay dagaladii koonfurta Soomaaliya ay kawadeen gebi ahaanba ay ku guul darreysteen, waxaase intaa u sii dheereyd in cafis uu u fidiyey Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland Mudane Maxamad Nuur Carraale( Duur) oo ka mid ahaa uru diimeedkii Al-itixaad haataana u xuub siibtay Al-islaax.
-
Another blow for Siilaanyo, he really is corned from all sides. Now even the border is not secure and forces from the Somali government in Ethiopia are amassed there to carryout operations and secure the border from Alshabaab and terrorist sympathizers. The British have ordered their citizen to leave Somaliland before, Turkey wrote few days ago that SL supports Alshabaab and also other Somali officials and leaders have accused the secessionist camp of harboring, supporting and financing terrorists in Somalia. Now Ethiopia takes this action. Siilaanyo refused to attend Somali meeting. Its not looking good for the secessionist.
-
Xadka Ismaamulka DDSI u la wadaago Gobolada Togdheer-W/Galbeed iyo Awdal oo ammaankooda aad loo adkeeyay (Warbixin) March 16, 2013 11:45 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Print Print Wararka naga soo gaaray Xadka ismaamulka DDSI uu la wadaago Gobolada Togdheer-W/Galbeed iyo Awdal ayaa tibaaxaya in ammaankooda aad loo adkeeyay,isla mrakaasina ay halkaasii ka socdaan howlgalo ay fulinayaan ciidamada Nabadsugidda federaalka Ethiopia oo kaashanaya Ciidamada Liyuu poliska DDSI, waxaana la sheegayaa in howlgaladaas lagu soo qabqabtay Gaadiid fara badan iyo Rag isugu jira ganacsato iyo siyaasiin oo xilligaa uu howlgalku socday ku howlanaa falal lagu sheegay inay ammaanka gobolka kasoo horjeedaan, kuwaasoo hadda lagu hayo xero milateri oo ku taal duleedka Buuhoodle ee dhanka ismaamulka DDSI ee Soomaalida Ethiopia. liyuu policeArrinkan ayaa ka dambeeyey markii 27 bishii Janaayo 2013 ay dowladda Ingiriiska ay digniin ka soo saartay khatarta kasoo fool leh Maamulka la magacbaxay Somaliland, waxeyna kula talisay Muwaadiniinteeda iney isaga huleelaan Deegaanada Somaliland (Source: BBC , News Eglish). Waxaana digniintaasi ay timid xilli kooxaha xag jirka ah ay dagaladii koonfurta Soomaaliya ay kawadeen gebi ahaanba ay ku guul darreysteen, waxaase intaa u sii dheereyd in cafis uu u fidiyey Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Somaliland Mudane Maxamad Nuur Carraale( Duur) oo ka mid ahaa uru diimeedkii Al-itixaad haataana u xuub siibtay Al-islaax. Somaliland oo Cafis u didisay Dagaalyahanada Alshabaab, Sidda aan warar sugan ku helaysno Waxaa la filayaa dhowaan ay dowladda Federaalka Ethiopia ay warbixin tafatiran ka soo saari-doonto marka uu howlgalku dhammaado, waqtigaas ay sheegayaan Baaritaanada ay deegaanada hoos yimaada Somaliland ay ka wadaan iyo dadka ay ku qab qabteen. Puntlandpost.com
-
^Is this one from Puntland too? stop crying waryaa, Allcaasimada.com here below reported the story too. Mid kamid ah Dadka Miisaaniyad iyo Magaca ku Dhex Leh Reer Somaliland oo ugu Baaqay in ay Federalnimada Qaatado Taariikhda : March 16, 2013 - Waxaa Qorey : Ahmed Abdi Macow ( Basbaas ) - Xukuumada Soomaaliland oo loogu Baaqay in ay Qaadado Federalnimada Xili uu Maamulka Somaliland Arinkaasi meel Fog ka Joogo oo ay Dooneyso in ay Gooni isku Taagto Tan iyo Markii ay ku Dhawaaqday in ay Soomaaliya inteeda kale ka Go’aday 18-kii May 1991. Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ayaa ugu Hadlay Si aan loogu Baran in uu ugu Hadlo Muuqifka kaga aadan Xukuumada Federalka Soomaaliya wuxuuna Maantay ka Dhawaajiyey Hadal ay Dadka Reer Soomaaliland Isla Dhexmareen. Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ah Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland, ayaa Maamulka Somaliland ugu Baaqay in Xiligaan Wanaagsan tahay in ay qaadato faderaalnimada ee Soomaaliya. Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland, ayaa Sheegey in ay Soomaaliland mudo badan u Soo Halgameysay in ay ku Guuleysato Gooni isku Taaga 1991 ilaa Iminka Balse ay Maantay Taagan tahay Meeshii ugu Xumeed Maadaama ay Aqoonsi ka Weysay Caalamka intiisa kale. Suldaanka ayaa Sheegey in Soomaaliland ay ku Guuleysan Weyday mudo 22 Sano ka badan in uu Caalamka Aqoonsi Siiyeyo, Maantana si Cad Loogu Sheegey in uu Caalamka Aqoonsi Siineynin misna uu u ogolaado Gooni Isku Taaga Maamulka Somaliland. Suldaan Maxamed ayaa Dhamaan Beelaha Somaliland ugu Baaqay in ay Isku Waafaqaan in ay Qaataan Nidaamka Federalnimada oo ay Dhamaan Hal Muuqif Qaadaan beelahaasi Nidaamka Cusub ee Soomaaliya Isla Markaana ay Dhinac ka Raacaan Isbadalka Soomaaliya ka Dhacay. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa Nabadoonada, Waxgaradka, Aqoonyahanada, Siyaasiyiinta iyo Suldaanada Beelaha Soomaaliland kula Taliyey in ay Go’aan mideysan arinkaasi ka Qaataan oo ay Fiiriyaan Halka uu ku Jiro Aayaha iyo Mustaqbalka Reer Somaliland oo ay Iska Iloobaan Gooni Isku Taaga. “Aniga Waxay ila Tahay in Soomaaliland ay Maantay Fursad Heysato Mar Kaliyana u Hadhay Sidaa ay Tahayna waa in ya ka Faa’ideystaan Reer Somalinad Sida ay u Dhanyihiin Waxgarad, Siyaasi, Aqoonyahan, Culimaa’udiinka iyo Dhamaan Cidkasta oo Reer Soomaliland ah ha iskugu tageen Meel Kadibna ka Hadleen oo ha Isl Gorfeeyeen Go’aan Cad oo loo Dhanyahay misana lala Hortago Soomaaliya inteeda Kale Dhamaan Dadka Daneeyo Arimaha Soomaaliyana iyo Beesha Caalamka ay u arkaan hadafkeena iyo Go’aankeena , oo aynu caddaynu inaynu nahay laba dal oo markii hore isku biiray, haddana kala noqday.” Sidoo kale Suldaanka Beelaha Soomaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabduqaadir ayaa Sheegey in Soomaaliya iyo Soomaaliland ay wax muuqdo Ku Heshiin Karaan oo uu Caalamka arkaayo isla markaana uu Xaadir ka yahay Maadaama ay Iminka Caalamka u Soo Jeesteen in ay wax u Qabtaan Soomaaliya. Hadalka Suldaanka ayaa imaanaayo Kadib Markii Dhamaan Dalalka Caalamka ay u si isku Mid ah u Diideen in ay Aqoonsadaan Gooni Isku Taaga Soomaaliland kadib Markii ay in ka Badan 22 Sano ay u Soo Taagneed Gooni Isku Taaga Soomaliland, Daawo Video Cajiib Ah oo ay Sameeyeen Raga Aduunka Ugu Caansan Runta Lama Shakaalo Shakina Waa La Hubiyaa Shabakada Allcaasimada.com Nagala Soo Xariiri Email - Allcaasimada@gmail.com
-
Xx, it seems majority of the secessionist news portals are in bed with Siilaanyo and hiding the truth from you, here is another reputable website reporting it. HARGAYSA: Suldaanka Guud ee Beelaha Soomaliland oo ku baaqay inay Soomaliland qaadato nidaamka Federalka ah. March 16, 2013 3:06 pm GMT - Written by Mukhtar - Edited by Mukhtar Print Print Hargaysa: (pp)- Suldaanka Guud ee Beelaha Soomaliland ayaa ugu baaqay Shacabka iyo Maamulka Soomaliland in la qaato Hanaanka Federalka ah lalana midoobo inta kale ee Soomaaliya maadama aysan soo muuqan ictiraafkii ay raadinaayeen Shacabka reer Soomalialnd uuna caalamku gabi ahaanba indhaha ka *****shay baaqa reer Soomaliland ee ah inay helaan Dawlada ka madax banaan Soomaaliyada kale, Suldaanka ayaa waraysi siiyey Wargeys kasoo baxa Magaalada Hargaysa. Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa iclaamiyey Shirweyne Guud oo ay iskugu yimaadaan Aqoonyahan,Culimada, Siyaasiyiin,Madaxda Dhaqan iyo Cid kasta oo ay ka go’do talada Soomaliland si loo go’aamiyo sharuud adag oo lala hortago midowga Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya, Lana ogolaado inay Reer Soomaliland qaataan hanaanka Federalka ah, Waxa uu sheegay inay socon wayday uuna caalamku dhagaha ka furaystay rabitaankii reer Soomaliland ee ahaa inay noqdaan Dawlada Madax banaan hase ahaate waa inaan qaadanaa ayuu yiri Hanaanka Federalka lana midownaa Soomaaliya inagoo Midowgaas ku xiraynaa sharuud adag si aysan usoo noqon wixii dhacay Sanadihii Sideetamaadkii. Suldaanka ayaa soo jeediyey isku taga labada dhinac inay Goob joog ka noqdaan xubno kasocda Beesha caalamka si loo arko waxa ay labada dhinac ku heshiiyeen ayna marqaati uga noqdaan, Waxa uu sheegay inaysan macaquul ahayn in la iska fadhiyo maadama uu socon waayey ictiraaf doonkii, waa inaan yeelaa ayuu yiri sidii ay nooga badin weydo, wuxuuna tilmaamay hanaanka Federalka ah inuu yahay mid si aada uga badelin nidaamyadii ay Dawladihii hore ee Soomaaliya ku dhaqmi jireen. Hadalka kasoo yeeray Suldaanka Guud ee Beelaha Soomaliland ayaa u muuqda yididiilo hor leh oo muujinaaya midnimada umadda Soomaliyeed maadama ay Soomaliland kamid ahayd dhinacyada sida aadka ah u diidan Midowga Dalka Soomaaliya oo ay colaado ku habsadeen mud kabdan 20-sano. puntlandpost.com
-
^LOool, my addition to the thread and the posted leader has nothing to do with my tribal affiliation, it just was a random selection. However, despite your misconstrued logic, I believe our cordial relations, for better or for worse, will survive
-
Somalia, this is not Buurmadow, I think Boqor Buurmadow is still locked up in a prison cell if I'm not mistaken, that's how Siilaanyo justa behaves, campaign of indiscriminate torture, imprisonment and media crack down. This Sultan is the gran Sultan of the clan in Hargeisa, the supreme don of the SL elders
-
Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa soo jeediyey inay habboon tahay in Somaliland ay qaadato nadaamka faderaalka ah ee Soomaaliya, maaddama oo caalamku diiday inuu aqbalo gooni-isu-taagga ay ku dhawaaqday 1991-kii, inay Soomaaliya kaga go’day. A wise old man once said to me 'those who don't grow up, are likely to grow lonely'
-
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo soo jeediyey inay Somaliland qaadato Faderaalka Soomaaliya Comments (0) | Write Comment Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Hargeysa(RBC):- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa soo jeediyey inay habboon tahay in Somaliland ay qaadato nadaamka faderaalka ah ee Soomaaliya, maaddama oo caalamku diiday inuu aqbalo gooni-isu-taagga ay ku dhawaaqday 1991-kii, inay Soomaaliya kaga go’day. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ku taliyey inay isu-yimaaddaan Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka, Culimada iyo Madaxda dhaqanka Somaliland, isla markaana ay ka taliyaan xalka Somaliland halka uu ku jiro mustaqbalka, wax cadna lagu wada heshiiyo Soomaaliya, beesha caalamkuna ay goob-joog u ahaato waxa lagu heshiinayo. Waxa uu Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo arrintaa ka hadlayaa yiri; “Waxaan soo jeedinayaa inaynu faderaalka qaadanno, waayo? Haddii waxaynu doonaynay ay socon waayeen oo caalmku innaga diiday I iinyo looma baahna, wax soconayana maaha. Markaa immika waxaan qabaa mar ayaa innoo hadhay, markaasina waa inay Somaliland aoonyahankeeda, siyaasigeeda, Culimadeeda iyo Madax-dhaqameedkeeda iyo cid kasta oo aqoon la bidayaa intay isu yimaaddaan ay ka taliyaan sidii loo samayn lahaa shuruudo adag oo lala hortago Soomaaliya oo ay beesha caalamkuna goob-joog ka ahaato oo ay teenna dhagaystaan, oo aynu caddaynu inaynu nahay laba dal oo markii hore isku biiray, haddana kala noqday.” “Immikana u diyaar ah inay wax kala qortaan oo ay nidaam dunidu ka marag tahay oo cad ku heshiiyaan. Weliba waa in aan xilliga ay taasi dhacayso aynaan qaadan wax cid kale innoo qortay oo ay ka talisay ee waa inaynu teenna ku-meel-marnaa oo ay halkaa ka soo baxaan siyaasiyiin reer Somaliland ah oo wax iska celinaya oo dadkooda wax u goyn kara. Markay intaasi dhacdo ama faderaal aynu awoodda leenahay ayaa la isugu iman doonaan ama dawladdeenna aynu haysan. Laakiin, haddii waxeennii socon waayeen looma baahna inaynu iska fadhino oo aynu I-iinyo wax kastaba kaga jawaabno.” Sidaa ayuu yiri Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo u warramay mid ka mid ah Wargeysyada Hargeysa ka soo baxa caddadkiisii maanta oo Sabti ah soo baxay. Waa markii ugu horreysay ee Suldaan Maxamed si cad u soo jeediyo inay Somaliland oo 18-kii May 1991-kii ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya oo ay ka mid ahayd qaadato nidaamka faderaalka ah, maaddaama oo ay beesha caalamku illaa waqtigan aanay siinnin aqoonsi buuxa oo la xidhiidha madax-bannaanida ay ku dooddo inay qaadatay Somaliland. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa.
-
^You wouldn't like my taste of African leaders ee maad naga daysid, hadhow ayaad oranaysaa you ruined my thread. Here you go: The soldier who respected and treated the army Generals at the map drawing table and the soldiers on the field alike. A man who shared the bullets and the plate with his comrades. The initiator of the first rebellion against the powerful old junta of Barre. The founder of Puntland. The President of the 3rd republic who masterminded and resumed power to Villa Somalia and current government his legacy. What do you think about my addition Alpha, I knew you wouldn't like my taste
-
^The rants of an angry secessionist