Waranle_Warrior
Nomads-
Content Count
978 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Waranle_Warrior
-
Xarakada al-Shabaab ayaa war-saxaaafadeed ay soosartey ku sheegtey in uu soo garey Dokumenti qiime weyn ku fadhiya kaas oo laga keenay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ee gudaha Madaxtooyada Muqdisho. How did this happen, Oba, If Alshabaab have no links to the Presidential palace, it doesn't add up.
-
Lool @ Oba, waryaa this is not propaganda, its true, here Allgedo reporting the same story. Al-shabaab oo Sheegtay in ay Gacanta ku dhigeen Dokuminti Sir ah Print here| By: allgedo.com: Wednesday, April 3, 2013 // u Jawaab Xarakada al-Shabaab ayaa war-saxaaafadeed ay soosartey ku sheegtey in uu soo garey Dokumenti qiime weyn ku fadhiya kaas oo laga keenay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ee gudaha Madaxtooyada Muqdisho. War-saxaafadeedka ayaa al-Shabaab ku sheegeen in Dukumintiga ay heleen uu yahay mid gaar ah ayna ka buuxaan macluumaad sirdoon oo faahfaahsan, qorshayaal la rabo in la fuliyo iyo waraaqo la is dhaafsadey. Qaar ka mid ah warqadaha ay heleen ayey sheegeen in ay yihiin kuwo ay is dhaafsadeen qaar ka mid ah dalalka carabta ee arrimaha Soomaaliya gacanta kula jira, waxaana ka mid ah codsiyaal loo jeedinayo Madaxeynaha oo ku saabsan shakhsiyaad loo magacaabo jagooyin, si labada dal u wadagaan arrimaha sirdoonka. al-Shabaab ayaa ballan qaadey in ay barta Twitterka ku baahin doonaan maclumadka ay heleen. Allgedo Media news Desk
-
confidential Xarakada al-Shabaab ayaa war-saxaaafadeed ay soosartey ku sheegtey in uu soo garey Dokumenti qiime weyn ku fadhiya kaas oo laga keenay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya, ee gudaha Madaxtooyada Muqdisho. War-saxaafadeedka ayaa al-Shabaab ku sheegeen in Dukumintiga ay heleen uu yahay mid gaar ah ayna ka buuxaan macluumaad sirdoon oo faahfaahsan, qorshayaal la rabo in la fuliyo iyo waraaqo la is dhaafsadey. Qaar kamid ah warqadaha ay heleen ayey sheegeen in ay yihiin kuwo ay is dhaafsadeen qaar ka mid ah dalalka carabta ee arrimaha Soomaaliya gacanta kula jira, waxaana ka mid ah codsiyaal loo jeedinayo Madaxeynaha oo ku saabsan shakhsiyaad loo magacaabo jagooyin, si labada dal u wadagaan arrimaha sirdoonka. al-Shabaab ayaa ballan qaadey in ay barta Twitterka ku baahin doonaan maclumadka ay heleen. Horseed Media newws Desk
-
^That's the logic of HAG man, what did Hassan Abshir, Ina Abdirashid and Abdi Wali turn into disaster. Xamar was and still is the mother of all disasters and as Hassan Abshir coined it, 'Waa Bahalo Galeen' therefore what they did wrong was trying to fix the disaster that's Xamar. That was their mistake, trying to fix it, they should have ignored it and positioned their government elsewhere like Baidoa or Kismayo.
-
^The threat continues even in SOL kkk nin daad qaaday xumbo cuskay Waryaa mawaxaad mooday idinku naxariis aad naxariisateen in Utango looga soo laabtay , malaha you think warlord-ki Muqdisho ineey dhahen waxaan D-block waa iska masaakiin minority ah ma aan isakaga soo celino Somalia looooooooooooolz
-
Waxaa uu sheegay madaxwayne Culusow in ay dowladdu ku dhisan tahay qaabka 4.5 mas'uuliyiintaasna aysan xaq u lahayn inay hor istaagaan mas'uuliyiin u socdaalayso deegaamadii ay ka soo jeedeen. Sure sure Mr. President but stop the sweet talk and walk the walk, implementation is required. Release the MPs from the prison that's Mogadishu and let them travel within their own country as they wish and also ensure their security if and when they come back. Otherwise your talk is just non starter and hot air.
-
Waxaa kaloo lagu soo waramayaa inuu jiro hor istaag la doonayo in la baajiyo socdaalkooda, loona diido diyaaraddi ay raaci lahaayeen. Balse waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu madawayne Xasan Culusow uu u sheegay xubno ka tirsan dowladda oo damcay inay hor'istaagaan, inaysan isku dayin arintaas. Its a hostage situation, we need to send hostage negotiators. Honestly this is below the belt and the very same reason Mogadishu cannot be the seat of any government or free thinking parliamentarians. Hostage takings, threat of assassinations, looting and what have.. Truth be said, its not the real capital of Somalia but its the crime capital of Somalia
-
This is the first report coming out of the situation, Gedoweb's take 32 Xildhibaan oo Ka Soo Jeeda gobolada Jubboyinka ayaa Ku soo aadan Kismaayo Gedoweb Online admin on Wednesday, April 03 @ 01:06:20 EDT Wararka (News) Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya ayaa tibaaxaay in 32 Xildhibaan oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaliyai inay ku soo aaddan yihiin magaalada Kismaayo ee uu hadda ka socdo shikra Jubbaland State oo berri la taagayo calanka astaanta u ah Maamulka Jubbaland State. Waxaa kaloo lagu soo waramayaa inuu jiro hor istaag la doonayo in la baajiyo socdaalkooda, loona diido diyaaraddi ay raaci lahaayeen. Balse waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu madawayne Xasan Culusow uu u sheegay xubno ka tirsan dowladda oo damcay inay hor'istaagaan, inaysan isku dayin arintaas. Waxaa uu sheegay madaxwayne Culusow in ay dowladdu ku dhisan tahay qaabka 4.5 mas'uuliyiintaasna aysan xaq u lahayn inay hor istaagaan mas'uuliyiin u socdaalayso deegaamadii ay ka soo jeedeen. Xasan Culusow ayaa ku qanciyey xubnihii isku dayey hor'istaagga inay ka waantoobaan arintaas, haddii kale ay dowladdu dhamaan fashilmi doonto. Saaka ayaa la filayaa in xubnahaan ay soo gaaraan kana qaybqaataan calansaarka Jubbaland State. Gedoweb Online gedoweb@gedoweb.com
-
^Indeed, its war that's declared by Hassan Culusow but sadly against the very same MPs that have elected him. It amazing how quickly one can turn into clanist dictator. Now the MPs have been threatened with death if they dare leave Mogadishu, you know how unsafe Mogadishu is and there threat of assasination is very real over there, however majority of the D-block MPs refused to back down and insisted on traveling to Kismayo but between 20-30 MPs, I'm hearing, most of them from the minority clans of Jubbonyinka scared and stayed. I was told they would have gone with the group and nobody could have touched them now but were fearful of what's going to happen to them when they go back to Mogadishu as they all need to be based in Magadishu for their work.
-
News just in... Kadib hanjabaab, cagajuglayn iyo laaluush iswadata oo kudhacday Xildhibaanada Somalia ee kusugan Magaalada Muqdisho ayaa sababtay maanta inay laba ukala jabo Baarlamaanka Somalia iyadoo Xildhibaano 40 kor udhaafay ay ku adkaysteen inay Kismaayo udulaayaan sheegayna inay naftoodu halmar go'ayso hadana ladilo iyagoo kulligood halmar isla socda. Waxaa amaankooda ubaqay tiro kale oo badan oo katirsan Xildhibaanada Somalia iyagoo sheegay inay AMISON kadalbanayaan in amaankooda lasugo. This is the latest I'm getting from Mogadishu, stay tuned... all the news will come out soon. This threat will be updates
-
Waa Map-ki dowlada Jubbaland state ee dhalatay.
-
I thought they have already done it, called it unconstitutional and refused it before. Maanta dhan mala isalaga celcelinaa, that will do nothing but expose their weakness. Let them repeat condemning it Somalidu waxay dhahaan war laqabaa xiiso maleh ineey diidaan waa wax un la iska ogyahay oo layaqaano.