MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
http://www.jilibweyn .com/news.php?readmo re=1408 Shame walahi, war umadan haday wax dhacayaan mey wax weyn dhacaan, maxaa bus fair iyo saqajaanimo kusoo hoos celiyey. Are you from Hayes and Southall area, if so your probably a petty crook.
-
Its time for the sharif to bow out in the interest of Somalia
MoonLight1 replied to rudy-Diiriye's topic in Politics
Bekero sxb ha is daalinin, ever heard HIPHOP Jihadist, its vey difficult to convince them, they think the yuuf aka Alshabab are cool. -
Alshabab Hizbul Islam are planning their biggest attack on Muqdisho.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
I think they will try to thwart the tfg before its solders learn how to use the new american weapon. -
Xoogaga Mucaaradka oo guluf dagaal kii ugu adkaa wada iyo Ciidamadii ugu faraha badan oo uga yimid Gobolada dalka Kooxaha mucaaradka islaamiyiinta is kaashanaya ayaa bilaabay qorshayaashii ugu dambeeyay oo ay ku doonayaan inay ku wiiqaan awooda dowlada tan iyo markii ay dhowaan Dowladda dalbatay Ciidamo shisheeye. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Xoogaga Mucaaradka ay gulufkii ugu adkaa ugu jiraan sidii dagaalo ballaaran ugu qaadi lahaayeen Dowladda kadib markii ay soo qabsadeen inta badan Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Xoogag fara badan oo ka kala yimid Gobolada dalka ay saacadihii u dambeeyay soo gaareen Magaalada Muqdisho kuwaasoo qeyb ka ah dagaalka la doonayo in xukunka lagaga tuuro Dowladda KMG. Inkastoo ay maalmahan tahay xaalada Muqdisho mid degan ayaa hadana waxaa la dareemayaa gulufyo xoogan oo ay wadaan Kooxaha mucaaradka si ay u sii dhameystiraan qeybta uga hartay dagaalkooda ku saleysan wiiqida awooda Dowladda. Diyaar garowga dagaal ayaa ah mid isa soo taraya, waxaana Saraakiisha sar sare ee kooxaha mucaaradka dowladda ay wadaan kulamo hoose oo ay ku dajinayaan qorshaha cusub ee dagaaleed, kadib markii ay maalmihii u dambeeyay ku guuleysteen dagaaladii ka dhacay Waqooyiga muqdisho. Ma cada tallaabooyinka soo socda iyo waxa xiga doono, laakiin diyaar garow socda ayaa ah mid aan laga fursan karin dagaalo ballaaran oo ka dhaca Magaalada Muqdisho, kaasoo ay Mucaaradka ku doonayaan inay gebi ahaanba ku qabsadaan magaalada inteeda kale. jowhar.com
-
the s'land guys are saying its not 7 but 1.
-
The same bank was rehabilitated and opened sxb .... It will officially operate from now on I call that recycling.
-
http://www.cnn.com/
-
Associated press, Los Angelis Times just reported that Mr Jackson has died few minutes ago on heart attack. will report any divelopment.
-
If its true we'll see soon brand new M16 guns in the Bakaraha market which is he wall steet of weapons in the whole horn of Africa.
-
At least we are number one, you know bein number one on anythin is good lol So your saying we are the Brazilians of failed states, I am surprised its only our second year on top of the table, maybe because we weren't even on the world map before 2007.
-
http://www.foreignpo licy.com/art/2009/06 /22/2009_failed_stat es_index_interactive _map_and_rankings/
-
http://www.foreignpo licy.com/art/2009/06 /22/the_2009_failed_ states_index/
-
Very lengthy phone in interview with Hasan dahir, he talks about many things, very ineresting. I don't know how to link with this flash audio but if you link with http://www.gargaarka .com/ then on the rightside of the website you'll see (Dhacdooyinka maanta), then click H'Hynta todobaadka 19.06 [ June 24, 2009, 01:07 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
http://www.gargaarka .com/news/126/ARTICL E/2350/2009-06-22.ht ml
-
who are the leaders here? lol Welcome again bro, well the leaders are many, if your a puntlander soolboy then you'll have to report to GENERAL DUKE, and if your a Somalilander soolboy then it will have to be the one and the only JACAYBARO aka JB, and if your a cenralist you'll have to report to a guy called Xiinfaniin, and if your in love with Muqdisho society then you'll have to speak to Meiji, and if your a right winger then its XAAJI QUNJUF, but if your a leftist libral then you'll have to be an ally of Ngonge. lool, feel home soolboy.
-
An organisation called ARS codemns the killing of Col Hashi.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
What a fetish name they have. Its been almost a week since the bombings and they just condemned it today, have they been calculating what the consiquances would be all along. -
ARS Casmara oo wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxii Cumar Xaashi lagu dilay. Asmara,23 June 2009 Waagacusub Media. Xoghayaha xaquuqu insaanka iyo baarista danbiyada dagaalka Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahin Dheere) ayaa wax laga xumaado ku tilaamay qaraxii lala beegsaday Col. Cumar Xaashi Aadan oo ahaa Wasiirka amniga Qaranka Somalia. Listen Radio1 Radio2 Radio3 Radio4 Radio5 Radio6 Radio7 Radio8 Radio9 Ibraahin dheere oo xiriir la soo sameeyaya Waagacusub ayaa u sheegay in aan loo baahneyn in gof magac iyo mamuus ku leh bulshada dhaxdeeda in loo dilo fakirkiisa " Anigu shaqsiyan ma aqoonsani dowladda Shariifka hasse yeeshee igama degeeyso in waxgalka Soomaaliyeed ee ka mida la dilo,tani waa waxaan diin ahaan iyo dhaqan ahaanba ka turjumeeyn"ayuu yiri ibraahin dheere Cumar Xaashi wuxuu ahaa nin an daris ku aheyn dagmada Beledweyne gaar ahaan xaafada howlwadaag inta aan ka aqaan Cumar Xaashi waxuu ahaa nin xitraam badan aadna looga jecel yahay dagmada beledweyne oo mar ka ahaan jiray gudoomiyaha dagmada,Cumar Xaashi darisnimo ka sakow waxuu saaxiib la ahaa Aabaheey"ayuu hadalkiisa ku koobay Xoghaye Ibrahim Dheere. waagacusub.com
-
WLCM SOOL BOY BRO, HOW'S THE WEATHER IN LASVEGAS oops I MEAN LAS CAANOD.
-
Eng Xuseen Ceydiid oo cambaareeyay qaraxii Beledweyne. Asmara,23 June 2009 Waagacusub Media. Gudoomiye ku xigeenka golaha dhexe ee Isbaheysiga dib u xoreynta garabka casmara Inj Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid ayaa fal naxariis daro ku saleeysan ku sifeeyay qaraxii lala beegsaday Hotelka Madiina ee Magaaladda Beledweyne 19 June 2009. "Mucaaradnimada maaha sidaan waalidaa ee dadka loo xasuuqayo,Diinta Islaamka maaha sidaan guracan ee la isugu qarxinayo shacabka,waxaan leeyahay qolada falalka nuucana geysatay ilaaheey u toowbad keena,sidoo kalena waxaan leeyahay shacabka Hiiraan allaha idinka samir siiyo dadkii xaqdarada loogu laayay Hotel Madiina"ayuu yiri Xuseen Maxamed Ceydiid oo la hadlayay Waagacusub Xuseen Ceydiid wuxuu sheegay inuu siyaasad ahaan la jaal yahay Xasan Dahir Aweys hasse yeeshee looga baahan yahay Gudoomiyahooda inuu si cad uga hadlo qaraxyada iyo tacadiyada aan Somalinimada,Islaamn imada iyo Mucaaradnimada shaqada ku lahayn ee ka socda koofurta Somalia "Aniga ilaaheey baan ka magangalay xukunkii aan ku raadin lahaa dhiig daata,waxaan ku faraxsanaa in dalkeena laga xoreeyo gumeeysiga,hadii gumeeysigii baxay hada waxaan taagnahay hala wada hadlo oo xukunka dalka hala qeybsado laakiin haleeys dilo,shacabkii mar kale hala barakiciyo kuma jiro,mana taageersani"ayuu mar kale yiri Xuseen Ceydiid Xuseen Ceydiid oo ka qeybgalayo shir looga hadlayo Miinada kana dhacayo Magaaladda Geneva ee dalka Swisserland ayaa u muuqdo siyaasi ka maagay siyaasadda Somalia waaacusub.com
-
Djibouti opposition warns Somaliland’s Minister of aviation
MoonLight1 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So what are they saying about my uncle? Your uncle? It's a family based government!!! masterpiece -
waxaan adeegsan doonaa khibrad ka duwan tii hore" tolow muxuu ula jeedaa khibrad ka duwan tii hore. Maybe this time they might use air bombardment.
-
Somaliland , Puntland army Alliance To rescue Shariif?
MoonLight1 replied to juma-nne's topic in Politics
quote: -------------------- -------------------- --------- BRIEFERS: His Excellency Abdillahi Mohamed Dualeh Foreign Minister Republic of Somaliland His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) President Puntland State of Somalia His Excellency Dr. Crispus Kiyonga Minister of Defense Republic of Uganda Kampala, Uganda His Excellency Mohamed Omaar Foreign Minister Republic of Somalia Note Witnesses may be added. -------------------- -------------------- --------- How dare they put the FM of unrecognised state above the president of Puntland, General Duke and all P'landers desearve apology from the state department of the US. -
Subcommittee on Africa and Global Health. Global Health :confused: Are these theree being checked of Swine flu.
-
Adnaan bro take this video off, I always avoided watching this video but after watching it now, I really feel phsycally sick, the guys who did this in the name of Islam need to be hunted down one by one and sloughtered like they did to him. Alshabab have to be stopped at all costs.
-
Popular Contributors