MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
JB odeygii Rayale ahaa tabtii yeey buu wataa oo inuu ethios keeno baa la leeyahay, ee maxaa ka jira?
-
Time for Somaliland to re-envision itself in a changing Somalia
MoonLight1 replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Ngonge how do you transilate Seat warmer into somali, eerrrr SALBALAAR? -
Wacdaro sxb thanks, Ramadaan kariim. These guys, IBBI and co sent lots of youngsters to an early grave telling them to fight the Ethio and die for their country, and now they are telling us Ethiopia is our saviour, and nothing major is happening in Beledweyn.
-
Sheer hypocracy, OO ODAYGII YEEY AHAA MAXAA LAGU MAAGAY? Siyaasada Somalia waa mid madaxa ku socota. or maybe the current Ethiopians are more civil than 2007, or maybe their aids he been cured.
-
And this was Prof IBBI in 2007
-
Dowladda oo ka hadashay ciidamada dhaqdhaqaaqyada ka wada magaalada Baledweyne. 29 August, 2009 Dowladda KMG ah ayaa ka hadashaday dhaqdhaqaaqyada ciidanka ee ka jira magaalada Baledweyne xarunta gobolka Hiiraan halkaas oo ay shalay la wareegeen ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah. Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi Ra'isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa'id ku qabtay ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowladda iyo kuwa uu ugu yeeray inay taabacsan yihiin ay shalay howlgallo ka sameeyeen magaalada Baledweyne. Wuxuu sheegay in howlgalada ay ciidamadu ka sameeyeen magaalada Baledweyne ay guulo ku soo dhamaadeen, isagoona beeniyey wararka sheegaya inay ciidamadu dil iyo dhac ka geysteen xaafadaha magaalada Baledweyne. "Ma jiraan dhac iyo dil ay ciidanku ka geysteen magaalada Baledweyne, waa jiraan qaladaad yaryar waana la saxayaa oo dowladdu guddi ayey u sartay" ayuu yiri Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi Ra'isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda. C/raxmaan Ibbi marna sooma hadal qaadin ciidamada Itoobiyaanka ah ee qabsaday magaalada Baledweyne, wuxuuna ku gaabsaday inay yihiin ciidamo taabacsan dowladda oo garab siinaya ciidanka dowladda KMG ah. Si kastaba ha ahaatee dowladda KMG ah ayaa u muuqata inay ka gaabsanayso soo galitaanka ciidanka Itoobiya ee gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baledweyne oo shalay ay la wareegeen ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah.
-
Time for Somaliland to re-envision itself in a changing Somalia
MoonLight1 replied to Mr. Somalia's topic in Politics
I wonder what the landers will nick name Dahir riyale, if Siyaad was Afweyne, then Rayaale should be called Sanweyne. -
walaalyaalow haa ogaado ninki gaal jeclaada iyaga ayu la jiro doono maalinta qiyaamo Umul Zamzam your avitar picture is a white non muslim, non wearing hijab woman, so does that tell us your inlove with non muslims?lol This thread sounds like you want to wind up some people and boil their blood while your gigling behind the monitor. enjoy it sis.
-
WAY DO BLACK MUSLIMS fantasy about being ARAB WAY DO BLACK..... lol this is the misspelling of the year in SOL forums.
-
Ilaahow Ramadaankan naga yeel kuwii ka faa'iideysta. Ilaahow soonkeena iyo salaadeena aqbal bishan barakaysan. Ilaahow Soomaali isu soo dun bishan iyo bacdigeedba. Ilaahow naga yeel kuwa naarta laga xoreeyo bishan. Ilaahow naga yeel kuwa janada ka gala albaabka loogu magac daray (Rayaan) ee ay ka galaan dadka soomay. AAMIIN DHAHA.
-
He is right somalia is better of national unity government. Somalia is better of national government???? Xaajiga tell that Abti Rayaale & co Lets look at what Pland demanded 1) 1/3 of federal government income from the donors. 2) The base of Somali navy to be in Pland 3) Any Government delegation to outside world Pland should have its own memebers in it. I think the top two are acceptable but the last one is utterly crazy.
-
This reminds me few years ago when Mr Yaloxow said YeeY was trying to wear shoes well above his size Is Puntland doing the same???
-
XILDHIBAAN MAXAMED QANYARE AFRAX: “Wax Federal la yiraahdo oo Soomaaliya ka jiro ma jiraan” Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uusan jirin wax federaal ah oo ka jira Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay in hirgelinta Federaalka ay ku guuleysan waayeen Xukuumadihii hore ee soo maray Dowladda Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Qanyare oo u warramayay Idaacadda Horn Afrik ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Xukuumaddii Prof. Geeddi iyo Xukuumaddii Nuur Cadde ay ku guuleysan waayeen hirgelinta Federaalka, sidaas darteedna waxa hadda ka jira Soomaaliya ay yihiin nidaam ku dhisan 4.5. Xildhibaanka oo sii hadlayay ayaa wuxuu si kulul u weeraray dalab ka yimid maamulka Puntland, kaasi oo ahaa in maamulka Puntland ay xubno ku yeeshaan marka ay Madaxda Dowladda dibadda safarro u aadayaan. “C/raxmaan Faroole rabitaankiisa nooma yeerin karo in xubno loogu daro safarrada dowladda ee waa in uu nagula hadlaa Axdiga u degsan Dowladda Soomaaliya”ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo sheegay in beelaha dega Puntland ay xubno ku leeyihiin Dowladda Soomaaliya. “Puntland Beelaha dega waxay Dowladda ku leeyihiin Wasiirro, Xildhibaanno ayay leeyihiin, Safiirrada ugu fiican iyaga ayaa la siiyay, Agaasimayaasha iyaga ayaa heysta, marka hadda in ay haddana yiraahdaan xubno ha naloogu daro safarrada madaxda Dowladda ma ahan mid sharci ah”ayuu mar kale yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax. Ugu dambeyntiina, Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo la weydiiyay in ay Xildhibaannadooda ka soo jeeda Beelaha ****** ay ka seexdeen wax ka qabashada dhibaatooyinka amni darrada ah ee ka taagan deegaannada beelahooda degaan ayaa wuxuu qiray in ay arrintaas ka seexdeen, wuxuuna caddeeyay in haddii ay arrintaas sidan sii ahaato oo aysan Xildhibaannadooda wax qabad la imaanin ay xilka ka degi doonaan beelaha ******-na ay dhihi doonaan Xildhibaanno cusub soo qorta. Hiiraan.com
-
Garowe; Puntland message to Sharif Hotel sons
MoonLight1 replied to General Duke's topic in Politics
Sharif Hotel & sons Ths sounds a cash & carry company. -
We used to hear S'lad the best and the only democracy in Africa, and now we hear Fragile democrcy. Were we lying before or now?
-
Xasan Irrelevant Aways to make peace with Sharif hotel Amxaar
MoonLight1 replied to General Duke's topic in Politics
Alshaba are the big fish, if Aweys agrees everything with shariif today I believe it will not change anything, The Shabab will sweep into the small pockets HI controles e.g Afgoye, Jowhar and parts of Kismayo and kick them out of these areas, So I think Aweys is irrelevent and will not tip the balance of power. -
Guddoomiye Siilaanyo Oo Gurigiisa Dhexdiisa Ku Dhawaacmay
MoonLight1 replied to Siciid1986's topic in Politics
Is this news worthy? Oday buudhan baa kufay -
Somalia: For Puntland, the future cannot be held hostage
MoonLight1 replied to General Duke's topic in Politics
The Somali Republic and its symbols can not be violated by selfish and clan-minded people who want to take advantage of the anarchy in and political paralysis of the Somali Republic. I am from Muqdisho, born, bred, and lived there all my life before I left few years ago, Meiji bro address your issues concerning Muqdisho which has become a cancer of no solution, the guys up north sorted their problems out and are living in peace and harmony, why can't the Muqdisho guys do the same? I am not a fan of S'land and P'land but you have to take your hat off for these people by creating an oasis of peace. We should not be affraid to say, WELLDONE to them -
Somalia: For Puntland, the future cannot be held hostage
MoonLight1 replied to General Duke's topic in Politics
Meiji yet the next day portray the city as a cruel monster Is it not???? -
http://www.togdheern ews.com/t/index.php? option=com_content&t ask=view&id=1616&Ite mid=1
-
Somalipride ninka iska daa dee. Yes he travelled to Europe and many places but it was in his back pocket and when he was going through checkouts he use the ever green passport of Somalia. Recognition has got everything to do with passports, try to travel with a chechnian passport or Abkhazian, I am sure you'll endup in Yarlswood detention centre near Heathrow..
-
This looks like an alshabab flag