MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
are you mintid farayare. wallee waan shakiyay.lol
-
The cat is out of the bag. Will Riyaale stepdown??
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
The long waited moshin is there now, but will Riyaale heed and stepdown peacfully, this is the most cruical 24hrs for S/lan, I hope it ends peacfully. -
Mooshin la rabo in xilka lagaga xayuubiyo Madaxweyne Rayaale oo maanta la horkeenay Aqalka Baarlamaanka Somaliland Hargeysa Saturday 05 Sep 2009 SMC Kalfadhi aan caadi ahayn oo maanta yeeshay Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa waxa lagu soo bandhigay Mooshin maamuus ka xayuubin ah oo looga dan leeyahay in xilka lagaga qaado Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Jamhuuriya Somaliland. Mooshinkan ayaa waxa codsaday xildhibaano tiradooda ku sheegay 39 balse markii magacdooda la xaadiriyay noqday 38, mooshinkan ayaa waxa loo gudbiyay la taliyaha dhinaca sharciga ee Golaha waxana la filayaa in 24 saac gudahood uu kaga soo jawaabo saxsanaantiisa isla markaana uu golaha ugu dib ugu soo celiyo. Isla maanta waxa mooshin kale soo hordhigay Golaha mudanayaal tiradooda ku sheegay 37 balse markii la xaadiriyay noqday 33 mooshinkan kale ayaa waxa ay ujeedadiisu tahay wax ka badalka xeer hoosaadka golaha iyo in loo ololeeyo sidii maamuus ka xayuubin loogu samayn shirgudoonka Golaha Wakiilada S/land waxase dadka siyaasada u dhuun daloolaa ay sheegayaan in uu xoog badan yahay kan la rabo in xilka lagaga xayuubiyo Madaxweyne Rayaale iyo ku xigeenkiisa kaasi oo ay wataan ina badan mudanayaasha mucaaridka ah iyo waliba qaar ka so baxay xisbiga Udub. waa markii ugu horaysay ee mooshin xilka lagaga xayuubinaayo Madaxweyne rayaale la keeno golaha wakiilada. waxana la eegi doonaa maalinta beri ah halka laga bilaabo dooda mooshinka. Somaliweyn Media Center “SMC”
-
My dad is bigger than your's,. Ligle and Baaroodi remind me of when we were children. grow up guys. both cities have buitifully built private buildings, but there is no actual development, e.g no roads, no canitations, no infstracture, yes both cities's people did great job, but show me one new tarmac, one new pavement, one new street lights.
-
Breath taking pics, my vote is for that city.I heard its the fastest expanding city in africa, is that is true? then Bosaso should be the capital, they already call it the Boston of the horn and Duke should be nominated as mayor.
-
Amiirka Al-shabaab Sh.Mukhtaar Abu-Zubayr oo ka hadley Somaliland.
MoonLight1 replied to Juje's topic in Politics
He picks the right time to speak, means he's an "oppertunist When hear Godane I hear Rayaale's voice behind him. -
JB is back now, I heard he went for some intelegence ear droping for UDUB to detear opossition trouble makers, last time I heard he was sippig tea outside Naasahablood hotel, he was wearing a fake koofi barwaani, and he was reading Jamhuuriya newspaper upside down. So JB how many did you arrest today? lol
-
Dabshid, don't celebrate yet! D'jbouti is too feeble to have an effect in reversing the current political situation in Somalia. To put it bluntly, her soldiers will simply be dragged in the streets of Mogadishu, just like the Ugandans, burundis and the Ethiopians before them or even beheaded. Soon you will also see portly Arab bodies being dragged in Bakaara or Suuqa Xoolaha when the Arab league decides to send in its men. Fools that haphazardly rush into blazing fires will soon enough be burnt. This is Psychiatict help line for some disturbed people in SOL http://www.psyshrink .com/
-
Wing Wizar Do you see the similarities
-
Questions for 'former' supporters of the USC in '90s
MoonLight1 replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Abwaan with respect thats not my quote.lol -
I fear this will damage the good nature and harmony between somali and Djiboutian people specially if they see their boys being dragged on the streets of muqdisho.
-
War Jabuutaay ka joog.
-
Djibouti oo Ciidamo u Direysa Somalia By Abdirahman Aynte VOA Washington 02-September-2009 Jamhuuriyadda Djibouti ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay inay ciidamo nabad-ilaalin ah u direyso Somalia, kuwaas oo kamid noqda kuwa AMISOM ee jooga Muqdisho. Danjiraha Djibouti ee Washington, Roble Colhaye, ayaa wareysi gaar ah oo uu VOA-da siiyey ku xaqiijiyey arrintaas. Danjire Colhaye ayaa sheegay in dowladdiisu ay ka jawaabeysay qeylo-dhaan kasoo yeertay DKMG ah ee Sheikh Sharif. Wuxuuna ka gaabsaday inuu cayimo tirada ciidankaas, iyo goorta ay Muqdisho tagi doonaan. Wuxuu kaloo ka gaabsaday warar sheegaya in ciidanka Djibouti ay la wareegi doonaan ilaalinta Madaxweyne Sheikh Sharif, iyo waliba guriga madaxtooyada. Wuxuu sheegay in ciidankaas ay qaban doonaan shaqo walba oo loo diro. Jamhuuriyadda Djibouti ayaa tan iyo 1991-kii isku taxallujisay inay dhexdhexaadiso kooxaha isku haya Somalia. Waxayna noqoneysa markii ugu horreysay ee ay si toos ah ciidan usoo dirto Somalia.
-
I wonder, Gudoomiyuhu muxuu ogyahay?
-
Gudoomiyaha JSL ee Germany oo ugu Baaqey Jaaliyadda Somaliland iney sida ugu dhakhsaha badan uga soo baxaan Somaliland Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Germany Mudane Mohamed Hussein Dhacsi oo xafiiskiisa Bayaan ka soo saarey, bayaankaasoo ugu baaqeyo Muwaadiniinta Germany ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ee wakhtiga xaadirka ah ku sugan Somaliland iney sida ugu dhakhsaha badan uga soo baxaan Somaliland, isagoo uga cabsi-qaba dhibaatooyinkan isa soo taraya ee ay Xukuumadii ku soo daad gureysey Ciidamo aan amar kaqaadaneyn Madaxdii Somaliland ee uu Wadanku ku dhisnaa, Ciidamadaasoo amarka kaqaata uun Xukuumada Riyaale, una eeg iney Wadanka Xasilooni daro iyo Barakac u keeni karaan Todobaadyada soo socda siiba Xiliga loogu talo galey Doorashada iney qabsoonto ee laakiin xukuumadii ay ku kaliyeysatey, mucaaridkiina mawqif-adag uu ka taagan yihiin iney xukuumadu is casisho. Gudoomiyaha wuxuu kaloo bayaankiisa ku sheegey inay waajib ku tahey inuu la hadlo Jaaliyadiisa Germany ayna masuuliyad ka saaran tahey Amaankooda, wuxuuna uga digey Xukuumada Somaliland iney faraheeda ku jirto Amaanka Somaliland wakhtigan xaadirka ah ama Todobaadyada soo socda iyo Wakhti walba, wixii wadanka ka dhacana ay ka masuul tahey taariikhdana ay qori doonto hadey si xun ku tagaan iyo hadey si wanaagsan ku tagaan xukuumada Somaliland. Gudoomiyuhu wuxuu ku nuux-nuuxsadey in aa anay aheyn markii ugu horeysey ee ay ka hadlaan arrimaha Somaliland horeyna ay u soo saareyn sanadkii hore ee 12/04/08 baaqaasoo laga arinsanayey Marxaladihii cusbaa ee markaa dalka ku soo kordhey. Dhinaca kale wuxuu Gudoomiyuhu ka hadley in ay Bulshada Soomaaliland kasoo gudubtey Marxalado ka adag kuwan maanta lagu jiro iyadoo kaga soo gudubtey Samir, Dulqaad iyo wakiilashada Eebe mana yeeli doonaan in ay Kursi jacayl iyo cid dan gaara wadata toona udayacaan Nabadgelyada qaaliga ah ee Dhiiga faraha badani u soo daatay, ogaada in mar walba aad marti ugu tihiin “Mucaarid iyo Muxaafidba” dadweynaha Somaliland Codkooda, rajadiinuna ku xidhantahay hadba sidii ay idiin qiimayaan. Ugu dambayn waxaanu Bulsha weynta Somaliland meelkastoo ay joogaan usoo jeedinaynaa inay kafiirsadaan baaqyada Beelaysan ee beryahan dambe kusoo badanaya saaxada siyaasada iyo saxaafada Somaliland iyadoo kolba koox ama dad yar oo dano gaar ahi kulmiyeen ku afgobaadsadaan mawqif ay Beel heblaayo gaadhey, taasoo run ahaantii xaqiiqda ka fog maadaama koox yari aanay ku hadli karin magaca Beel dhan, arimaha noocaas oo kale ahna loo dhaafo dadka ay khusayso, sida Cuqaasha, Salaadiinta. etc sidii Dhaqanka iyo Caadada inoo ahayd ka Abna aynu kusoo caana maalnay. Illahey Xukuumadeena iyo Mucaaridkaba ha garan siiyo sidii roon ee Ummada Somaliland u Roon. dayniile.com
-
Dukey Ina Gaweto was trying to full fill your shoes as best as he could for the last few days, wlcm back.
-
Questions for 'former' supporters of the USC in '90s
MoonLight1 replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Agree with you Daaradonle.100% -
The guy looks like he is performing a sad Frank Sinatra song,
-
Questions for 'former' supporters of the USC in '90s
MoonLight1 replied to Mr. Somalia's topic in Politics
USC = Ururkii Soomaali Calaliyay. SSDF = Silcintii Somaliya & Dumintii Federalka. SNM = Somali Nacay Marabo. SDM = Somalinimo Diidey Mafadaaw. SPM = Somalis P!ss Motherf4ckers. SNF = Saxariir Naar Fusuq. Everyone took part on this crime of the century, Inkastoo lakala badsado, but every somali have got blood on his hand by supporting his clan buddies, by the gun or by suporting them with money or at least enjoying their action while they're kicking some enemy's a55. -
Somaliland Woman Admits Siyad Barre Was Not Bad Leader After-all
MoonLight1 replied to Dr Ligle's topic in Politics
The people of somaliland were arrested for buying new beds for its hospitals and given life sentences GAAROODI, forward yur evidence please, I heard many made up stories about Siyaad Barre but this is the most childish I ever heard, or are you reading some Harry Potter books Mr Gaadoori. A Harry Potter book and Barjeys are lethel combination which can couse helusination and paranoi. -
Ladies Gentlemen I would like you to welcome Banaadirland.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
Caku reer muqdisho iyo is qaqabsi meel aan waxba oolin, war meesha ay rabaan inay u taliyaan gabigeedba waxaa ka taliyo HI, Alshaaab iyo Amnisom, marka halkee buu ka talin doonaa ninka madaxweynaha loo doorto, cajiib. Sheekadan waxay u egahay sheekadii magaala joog xume ee labadii nin ee isku qabsaday sidii ay u qaybsan lahaayeen lacag Ilaahay uu siin doono oo ay heli doonaan.lol -
***********NO CLAN NAMES PLEASE*********** [ September 01, 2009, 10:16 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
-
Classic, absolutly brilliant. Noolow Amiin Caamir.