MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
I don't like Dayniile, but this seem to be credible.
-
Here it is Mr Somali http://www.dayniile. com/September2009/13 September10.htm
-
Prof. Ibbi ``Puntland in lagu aamino la dagaalanka burcad badeeda oo saldhig looga dhigo deegaanadaasi waxey ka dhigan tahay dhurwaa neef ari ah la raaciyey`` Raisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda dowladda federaalka Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) ayaa sheegay in baarlamaanka iyo xukuumaddu ay iska kaashanayaan sidii wadanka Jabuuti saldhig looga dhigi lahaa howlgalada lagula dagaalamayo burcad badeeda, wuxuuna xusay in dhameystirka arrimahaasi uu haatan u joogo Jabuuti, ayna u marayaan heer gabo-gabo ah. Prof. Ibbi oo saxaafada ugu waramayey Jabuuti wuxuu tilmaamay in burcad badeedu caqabado badan ku hayaan maraakiibta ganacsiga ah ee Soomaaliya soo aadaya, wuxuuna xusay in aaney burcad badeedu ka jirin Puntland oo keliya oo xittaa ay saldhigyo ku leeyihiin Hobyo, Xarardheere ilaa Garacad, ayna dowladda federaalku la kaashaneyso ciidamada cusub ee kuwa badda ah ee dhowaan tababarka loo soo dhameeyey sidii ay u cirib tiri lahaayeen burcad badeeda, ayna saldhig ilaalo ah uga sameysan lahaayeen badaha Soomaaliya. Prof. Ibbi wuxuu ku nuuxnuuxsaday in aysan jirin doonin maraakiin sharci darro kaga kaluumeysta badaha iyo kuwo ku soo shuba sunta haraadiga ah ayna ciidamada badda dowladda federaalka oo ay gacan siinayaan ciidamada badda Jabuuti ay arrintaasi iska kaashan doonaan.
-
Is that Xaabsade of RRA, damn it, how did he get there?
-
Where is JB? Ma afkii baa juuqda gabay.
-
Inalilahi waina ileyhi raajicuun, this is Martini my birth place.
-
Waxaa sii kordhaya qasaaraha dhimasho ee ka dhashay madaafiic lagu hoobtay oo xalay maqribkii ku dhacday isbitaalka Martiini ee magalada Muqdisho Waxaa soo badanaya dadkii ku dhintay madaafiic aan loo meel dayin oo xalay maqribkii xiligii afurka ku dhacday gudaha Isbitaalka Martiini oo ku yaala degmada X/weyne ee gobolka Banaadir, kuwaasoo lala bartilmaameed sanayey dekeda weyn ee Muqdisho. Gudaha isbitaalka Martiini oo uu ku dhacay hal madfac oo ka mid ahaa ugu yaraan shan madfac oo dhinaca dekeda loo riday ayaa la sheegay in qasaaraha ka dhashay oo xalay ahaa dhimashada illaa 7 ruux oo sii kordhay isagoo hadda sii cagacageynaya ilaa 11 ruux halka dhaawacuna uu gaarayo ilaa 15 ruux waxaana dadkaasi intooda badan la sheegayaa iney ahaayeen naafadii xooga dalka Soomaaliyeed ee lixaadkooda ku waayey dagaalkii 1977-dii lala galay ciidamada Itoobiya. Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ka mid ah afhayeenkii naafada xooga dalka ee Martiini Cabdi Mahad oo la sheegay in mid ka mid ah lugihiisa uu ku waayey madfacaasi halka ku-xigeenkiisiia uu ka mid ahaa dadkii halkaasi ku geeriyooday, waxaana la sheegayaa in xiligii uu madfacaasi ku soo dhacayey isbitaalka ay dadkaasi le’day ee naafada ah ay safaf ugu jireen afur halkaasi loogu kariyo oo ay ugu deeqday bisha Ramadaan heyadda bisha Cas ee Soomaaliyeed, waxaana naafada halkaasi ku dhaqan ay mudooyinkan la daalaa dhacayeen duruufo dhinaca nolosha ah oo aad u adag. Mashaqadan xanuunka badan ee ku habsaday naafadii xooga dalka Soomaaliyed ee Martiini ayaa waxaa si aad ah uga xumaaday dadweynaha Soomaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibeda, illaa haddana lama oga halka ay ka soo dhacday madaafiicdaasi iyo cid sheegatay hase ahaatee Isbitaalka Martiini ayaa ku yaala goobaha ay ka taliso DF Somalia oo dagaal aan dhamaad laheyn ay kala soo horjeedaan xoogag Islaami ah oo had iyo jeer weerao ku soo qaada faiirsimida ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda.
-
Alshabab will soon name branch leaders in Puntland Somaliland.
MoonLight1 posted a topic in Politics
Afhayeenka Xarakada Raas Hantaara'' Mujaahidiinta Islaamiga ah Gaar ahaan Al-Shabaab anaga ayaa Wakiil uga ah Gobolkan Puntland waana ku soo dhoweynaynaa'' Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta ee Raas Hantaara Cawaale Jaamac Salaad oo iminka ku sugan Gobolada Koonfurta Soomaliya ayaa soo dhoweeyay hadal ka soo yeeray Al-Shabaab oo ahaa inay Masuul u soo Magacabaan Gobolada Puntland. Afahayeenka isagoo u waramayay saxaafada Gudaha ayuu shaaciyay in Xarakadooda oo iminka ku jira wejigii hore sidii ku dhaqanka shareecada degaanadasi looga hirgelin lahaa hadana ay soo dhoweynayaan qof kasta oo Muslim ah oo ka qayb qaadanaya in shacabka Degaankasi ku dhaqan laga qado Maamulka Duleysan ee Xabshidu maamusho. Cawaale Jaamac Salaad afhayeenka Xarakan ayaa la weydiiyay xiliga ay asaaseen waxana uu sheegay in in dhoweyd hawshan socotay oo Tababarka Ciidamada iyo Xarumaha ciidanka iminka la dhameeyay islamarkaasna dhul istiraatiijiyad ah ay diyaariyeen si looga hawl galo. Afhayeenka ayaa aad u amaanan hawha ay Dalka ka wadaan Xarakada Mujaahidiinta Shabaab, waxana uu tilmaamay in shacabka Puntland ay sugayeen islamarkaasna ay u sameeynayaan soo dhoweeyn fiican. Hadalka ka soo yeeray afhayeenka Raas Hantaara ah Cawaale Jamaac Salaad ayaa ku soo aadeya xili Al-Shabaab shegeen in ay Masuul u soo Magacabayaan Gobolada Puntland iyo Soomaliland si loo gaarsiiyo shareecada ku dhaqankeeda loogana dulqado Maamulada u adeega gumeysiga. -
Alshabab oo Dil ugu Hanjabtay Kuwa Taageersan Dawladda By Mukhtaar Atoosh Baydhabo 11-September-2009 Ururka Alshabab ee ka taliya gobollada Bay iyo Bakool ayaa ku hanajabay in ay dili doonaan cid walba oo ay uga shakiyaan in ay la shaqeeyaan Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya. Taliyaha Amniga Al-Shabab ee gobollada Bay iyo Bakool Sheekh Xasan Deeroow ayaa Jimcaha maanta ah arintan uga dhawaaqay shir jaraa’id oo ku qabtay magaalada Baydhaba. Mas’uulkan ayaa sheegay in ay dili doonaan jiho kasta oo xiriir la leh, la shaqeeysta ama ciidan u ah Dawladda Federaalka Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya. Hadalkan ayaa jawaab ah kadib markii todobaadkan xildhibaano ka soo jeeda goballada Bay iyo Bakool ay ku eedeeyeen kooxda Alshabab ee ka talisa degaankaas in ay dileen dad ay ku sheegeen in ay taageeraan dawladda. voasomali.com
-
Maamulka Xarakada Alshabaab ee Bay iyo Bakool oo wacad ku maray inay leynayaan Saraakiishii hore Maamulka Xarakada Alshabaab Gobolada Bay iyo Bakool ayaa ku goodiyay inay leynayaan saraakiishii hore ee Maamuladii goboladaas ee ay kol hore ka saareen,iyadoo ku eedeeyay in falal ka dhan ah maamulkooda ka wadaan deegaanadaas. Sheekh Xasan Deerow oo ah Taliyaha Amaanka Maamulka Alshabaab Gobolada Bay iyo Bakool oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay ka war heleen qaar ka mid ah Saraakiishii hore Ciidamada Dowlada oo ku sugan gobolada Bay iyo Bakool isla markaana warbixino gudbiyaan. Taliyaha ayaa sheegay raggaasi in ay digniin kama dambays ah u dirayaan haddii aysan ka waantoobina ay ka qaadi doonaan talaabo sharci ah, kuna qaban doonaan gacan bir ah. Waxaa uu sheegay nin ay dhowaan lagu dilay Degmada Rabdhuure ay dileen maamulkooda kadib markii ay ******** in uu warar u gudbinayay maamulkii hore Dowladda KMG, isagoo xusay in aysan u dul qaadan doonin shaqsi ka gudbiya wararka qudhana ka jari doonaan. Haddalkan ayaa ku soo beegmaya xilli dhowaan Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda KMG kana soo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool ay ku eedeeyeen Alshabaab inay gobolkaas ku laayeen Saraakiil iyo waxgarad deegaanadaas u dhashay. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Ciidamada Ahlu Sunah ee Gobolada Dhexe oo heegan la geliyay kadib duulaan iyo abaabulo ku soo wajahn Ciidamada Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ee Gobolada Dhexe ayaa heegan la geliyay kadib abaabulo dagaal la sheegay inay ku soo fool leeyihiin deegaanada ay gacanta ku hayaan, xilli ay isa soo tarayaan dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ay wadaan Xoogaga isbaheystay ee Alshabaab iyo Xisbul Islaam. Afhayeenka Ahlu Sunah Waljamaacah Sheekh C/llaahi C/raxmaan Abuu Yuusuf ayaa sheegay in abaabulo dagaal oo ka dhan ah deegaanada ay gacanta ku hayaan laga wado Gobolada Hiiraan iyo Banaadir sida uu yiri. Abuu Yuusuf ayaa sheegay in aanay aqbali doonin weeraro lagu soo qaado deegaanadooda isla markaana dadkooda lagu barakiciyo, waxaana uu si gaar ah u soo qaatay Ciidamo fara badan oo soo gaaray Buulo Burde, kuwaasoo qeyb ka ah Gawaarida dagaalka. Waxaa uu sheegay inay iska difaaci doonaan weerar kasta oo uga yimaada Xoogaga ka soo horjeeda, waxaana uu ugu baaqay Ciidamada Ahlu Sunah inay ka hor tagaan weerarka kasta oo uga yimaada waxa uu ugu yeeray Khawaarijta. Dagaalo mudooyinkii u dambeeyay ka dhacay Deegaano ka tirsan G/gaduud ayaa salka ku hayay gacan ku heynta deegaanadaas, taasoo aaqirkii Culimada Ahlu Sunah ay awood uga fara maroojiyeen Xarakada Alshabaab jowhar.com
-
Honestly thats not a cuntry to be proud of, at least for now, tune into any media outlets and this is what you hear, war, war,war, killing, shelling, terror, piracy, starvation, and so on.
-
He is not in somalia, he is in somewhere in greater London stuffing fine cheese into his gob, and may have a *** **** *****, let the guy vomit all over the place, its almost three morning in London and soon he will fall face first into his vomit and mess snoring like shrek.lol [ September 08, 2009, 12:34 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
There is new Beder raging in Mogadishu unless you live in a cave, but lets say its a fake Beder.
-
we will concentrate our forces towards the eastern border and also cleanse the land of our ancestors of the cockroaches that have induced the rotting mess that is Sool and Sanaag. This is Hutu style incitement to violence, the guy must be nuts or drunk, and he should be banned like Dr Ligle.
-
Read what I wrote poker, I am trying to dismental the comparison and expose the lies behind this madness.
-
Lets see the comparisson between the great Islamic war of Beder and the new so called Beder war in Muqdisho. 1) Old Beder was fought wih clear principles, guidlines, and vision. New Beder has no vision, no strategy, no clear principles. 2) in Old Beder muslims fought the kufars with their faces not covered, and were stearing the enemy eyeball to eyeball, thats what I call bravery. New Beder men fight their enemies while their faces covered their identity hidden, faceless, aimless. 3) in Old Beder men went outside the town to face their enemies. New Beder they hide between women and children, they hit then run like a duck. 4) Old Beder was led by the best leader the world ever seen, Prophet Muhammad (pbuh). New Beder are led by the likes of Godane, and Aweys. 5) Old Beder there was a clear winner and a loser. New Beder has no winners but lots of losers.
-
Puntland Wins 12 Scholarships To Yemen. To Be Evenly Divided
MoonLight1 replied to Dr Ligle's topic in Politics
Thank God Dr Shipman is gone with the wind. -
Faah faahin ka soo baxeysay Diyaarado laga leeyahay Jasiiradda Seacheless Puntland gacanta ku dhigtay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Labo Diyaaradoo laga leeyahay Jasiiradda Seacheless kuwaasoo shalay deegaanka Garacad ee gobolka Mudug ka dajisay ilaa 23 Burcad badeed ah oo Jasiiradda Seacheless ku qabatay Xeebaha Soomaaliya. Kooxaha Burcad badeedka ayaa ahaa kuwo ay sii deysay Jasiiradda Seacheless oo la doonayay in lagu badasho La heystayaal u dhashay Jasiiradaas oo lagu heysto Xeebaha Soomaaliya. Diyaaradan oo shalay mar dambe ku degtay Garoonka Diyaaradaha Galkacyo markii ay ragga Burcad badeedka ku dajisay Garacad ayaa Maamulka Puntland oo ka war helay uu gacanta ku dhigay, kadib markii la sheegay in aanan lala socodsiin. Wararka ayaa sheegaya in Labada Diyaaradan oo uu mid leeyahay Ganacsade Caan ah ayaa waxaa ka dhamaaday Shidaalkii, taasoo keentay inay ku dagato Garoonka Galkacyo, kadib markii ay soo dajisay Burcad badeedkii. Qorshaha oo ahaa mid sir ah ayna isla ogaayeen Ragga Burcad badeedka iyo Jaziirada Seacheless ayaa la sheegay in ay isla garteen is dhaafsiga dadka ay kala heystaan, taasoo ay aad uga caroodeen Maamulka Puntland. Ilaa iyo hadda ma cadda tirada saaran diyaradahaani iyo in ay yihiin shaqaalihii ay sii daayeen kooxaha burcad badeeda iyo waliba in ay yihiin kuw ka soo jeeda dalka Seacheless, waxaana wali wax war ka soo bixin Maamulka Puntland
-
King Of Somalis Attends Libya Night Of Kings Ceremony
MoonLight1 replied to Dr Ligle's topic in Politics
i am the true royalties of somalis and hail from a high class sub-clan Ligle I thought you were civilized, but its beyond belief that someone living in this day and age is believing this bu11sh1t, my tribe is higher class than the rest, that is what I call pure igorance, Bal ii sheeg, meesha aad ka soo baxday markaad dhalaneysay ma wuxuu ka sameysnaa dahab mise qalin. you are so backword my friend if you believe this tribe is higher than that, so distructive concept, look where we are after 18 years, and you call your're self Dr. War hana danbaajin waanu soomannehee. -
King Of Somalis Attends Libya Night Of Kings Ceremony
MoonLight1 replied to Dr Ligle's topic in Politics
When you said king of somalis, I was expecting something like this -
War heedhe maxaa koofur un ku koobay xabada, silica, qaxa, burburka, jaha wareerka. Ma dadkaa saa raali ku ah, ma madaxdoodaa saa raali ku ah, meeye wax garadkoodii, culimadoodii, caamadoodii, indheer gardkoodii. Inalilahi wa inaa ileyhi raajicuun. War maad iska qabataan kuwa maatadiina ku kor dagaalamaya, kuwa aan idin cafineyn xitaa bisha barakaysan ee ramadaan. What is the solution in the south (madfac-land)???