MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
This is really crazy comedy, I almost pissed into my self, very cretive. watch it http://www.snotr.com /video/1184
-
I am trying to boycott afghanistan made products. Can anyone give me the list of their products? Seriously
-
Wadaadka liiska rmareykanka ee argagixisada ku jira ee Sheekh Xasan Turki ayaa isaga iyo gadiid dagaal uu wato waxa ay ku sii jeedaan Magaalafda Muqdisho isagoo ka soo ambabaxay dhinaca iyo koonfur galbeed ee ee soomaliya. Wararka laga helayo ilo ku dhow dhow wadaadkan ayaa sheegaya in ujeedada Xasan Turki uu ugu soo jeedo Muqdisho ay tahay isagoo doonaya inuu kulamo la yeesho mas'uuliyiinta ururka Al shabaab kuwasoo dhawaan si toos ah u la wareegay Maamulka magaalada Kismaayo oo uu wadaadkani doonayay inuu awood ku yeesho. Dhawaan ayay aheyd markii maamulka magalada Kismaayo ay ku dhawaaqeen inay ku biireen Ururka Al shabaab ayaa Sheekh Xasan Turki waxa uu durbadiiba kaga jawaabay inuusan la dhacsaneyn sida ay Maamulka kismaayo ula wareegen ururka Al shabaab. Sheekh Xasan Turki ayaa hogaamiya qeyb weyn oo ka tirsan islaamiyiinta ka dagaalanta gudaha soomaliya isagoona doonayay inuu awood ku yeesho maamulka Kismaayo ama ugu yaraan ay awood qeybsi sameeyaan kooxaha islaamiyiinta oo haatan u eg kuwa ku loolamaya awooda dalka qeybaha ay gacanta ku hayaan. Dadka arrimahan odorasa ayaa waxa leeyihiin hadii aan lagu guuleysan wada hadalada uu haatan u socdo Sheekh Xasan Turki inay keeni karto cabsi hor leh oo ka dhalata deeganada jubooyinka iyadoona cabsida la qabaa ay tahay awood sheegasho ka dhex dhalata kooxaha ka soo horjeeda dowlada ee iyaga haatan gacanta ku haya inta koonfurta Soomaaliya.
-
Turki's tactics of threatening to rock the boat has worked, he seems now to get what he wants. well done Mr Turki.
-
Sheekh Cali Dheere "Waan soo dhawaynaynaa Midnimada ka timid walaalkeen Sheekh Xasan waana Mujaahid aan Ixtiraam u hayno, waxaan diyaar u nahay in aan qayb ka qaadano Midnimada Sheekh Xasan Noogu baaqay" Waxaa soo shaacbaxayay maalmihii la soo dhaafay gaar ahaan 72-dii saac ee la soo dhaafay Qilaaf soo kala dhexgalay Xoogaga ka soo horjeeda Dowlada iyo Joogitaanka Ciidamada Amisom ee Jooga Soomaaliya. Qilaafkaasi ayaa waxa uu salka ku hayay Maamulka Kismaayo oo ay gacanta ku hayaan Xoogaga Xarakada Alshabaab, kuwaasi oo Maamul Hoostaga ama Maamulkii halkaasi ka dhisnaa uu Hoos tagay isla Al-shabaab. Waxaa Qeylo dhaan ka soo yeertay kadib Hogaamiye Xasan Turki oo ka mid ahaa Hogaamiyayaasha islaamiyiinta gaar ahaan kuwa raaskaanbooni’ waxa uuna gaasahaanka u daruuray Maamulkaasi Kismaayo, waxa uuna ku hanjabay in meshaasi ay balo ka soo socoto. Saacado kadib waxaa Saxaafada la hadlay asaga oo arintaasi ka hadlaya Afhayeenka Sheekh Cali Dheere oo goor dhow Warbaahinta Muqdisho qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in Shabaab ay diyaar u tahay midnimo ay la gasho Xooogaga Islaamiyiinta ah ee kale. Sheekh Cali Dheere ayaa wuxuu sheegay in ay Ixtiraam iyo Tixgelin u hayaan Sheekh Xasan Turki iyo Islaamiyiinta kale oo uu sheegay in ay yihiin Aabayaashii Jihaadka sida uu hadalka u dhigay "Waan soo dhawaynaynaa Midnimada ka timid walaalkeen Sheekh Xasan waana Mujaahid aan Ixtiraam u hayno, waxaan diyaar u nahay in aan qayb ka qaadano Midnimada Sheekh Xasan noogu baaqay"ayuu yiri Sheekh Cali Dheere. Afhayeenka Alshabaab oo la weydiiyay Khilaafka magaalada Kismaayo ka jiro ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin xalinta arrimaha Kismaayo oo uu tibaaxay inayt diyaar u yihiin inay qanciyaan walaalaha kale. "Way jiraan arrimahaas waxa kaliya oo jira ayaa ah in Wilaayadii Kismaayo ay la midoowday wilaayaadkii kale taasna wax dhib ah ma lahan laakin haddii walaala kale dhibsadeen waan kala hadlaynaa"ayuu mar kale ku celiyay Sheekh Cali Maxamuud Raage. Arintani ayaa meesha ka saarayso gacan ka hadal la hadal hayay in uu dhexmari laha Xoogaga ka soo horjeeda Dowlada taasi oo lagu macneeyay arinta Kismaayo
-
So this means YeeY used feed the whole nation???lol Bu I don't understand why faroole blind folded the cow.lol
-
"The day will come when those masks shall be ripped" quote from Malcolm X talking about the KuKlaxKlan.
-
Who are they hiding from
-
are you spamming Che?whats this double post?
-
Soma-filand lol, very creative.
-
Hogaamiye Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Hogaamiyayaasha Xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya oo ka biyo diiday Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo. Hogaamiye Sheekh Xasan Turki oo kamid ah Hogaamiyayaasha Xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka biyo diiday Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo. Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Turki oo kamid ah hogaamiyayaasha dhinacyada Mucaaradka ee sida wayn kaga soo horjeeda dowladda KMG Soomaaliya oo maanta Shir jaraa’iid oo dhinaca qadka taleefoonka u qabtay qaar kamid ah bahda War baahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in uu si wayn kaga biyo diidsanyahay oo uu ka soo horjeedo hadal shalay ka soo baxay Maamulka Kismaayo ee sheegayay in ay la midoobeen Maamulada kale ee ka jira gobolada Jubooyinka ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shaab oo kaliya. Sheekh Xasan Turki ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in arintaasi ay tahay mid ay ka soo horjeedaan islamarkaana uu sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay kaga baxeen balantii ahayd in la wadaago Maamulka Kismaayo kaasi oo uu sheegay in si wada jir ah markii hore ay u qabteen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ,Mucaskarka Raaskaankooni iyo Caanoole. Waxa uu intaasi ku daray Sheekh Xasan Turki in aanu aqoonsanayn Maamulkii shalay looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo islamarkaana uu arko mid looga baxay balantii ay horay u dhigteen dhinacyadii markii hore qabtay Magaalada. “ Maamulka Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay ma aqoonsan doono waxaana u aragnaa in uu yahay mid ay magacowdeen hal qolo oo kaliya islamarkaana aan ka turjumaynin balamihii aan ku heshiinay markii hore.” Ayuu yiri Sheekh Xasan Turki. Hadalkani ka soo yeray Sheekh Xasan C/laahi Xirsi Turki ayaa ku soo beegmaya xilli shalay afhayeenka Maamulka Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali uu sheegay in Maamulkoodii Kismaayo ay la midoobeen Maamulada ka jira Jubooyinka ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. boondheere.com
-
Sheekh Xasan Turki “Maamulka Kismaayo looga dhawaaqay ma aqoonsan doono waxaana u aragnaa in uu yahay mid ay magacowdeen hal qolo oo kaliya” Iyadoo shalay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose looga dhawaaqay Maamul cusub oo la midoobay Maamullada Kale ee Islaamiga ee gobollada Koonfureed ayaa waxaa durba arrintaasi diidmo ka keenay Sheekh Xasan Turki oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Islaamiga ah ee saldhig ku leh deegaano ku yaalla gobolka Jubada Hoose. Wadaad diimeedka Sheekh Xasan Turki oo saxaafadda shir jaraa’id u qabtay isagoo ku sugan gobolka Jubada Hoose ayaa waxa uu sheegay uu sheegay in uu si wayn kaga biyo diidsanyahay oo uu ka soo horjeedo hadal shalay ka soo baxay Maamulka Kismaayo ee sheegayay in ay la midoobeen Maamulada kale ee ka jira gobolada Jubooyinka ee hoos taga Xarakada Mujaahidiinta Al Shaab oo kaliya. Sheekh Xasan Turki ayaa waxa uu sidoo kale sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay kaga baxeen balantii ahayd in la wadaago Maamulka Kismaayo kaasi oo uu sheegay in si wada jir ah markii hore ay u qabteen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, Mucaskarka Raaskaankooni iyo Caanoole. “Maamulka Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay ma aqoonsan doono waxaana u aragnaa in uu yahay mid ay magacowdeen hal qolo oo kaliya islamarkaana aan ka turjumaynin balamihii aan ku heshiinay markii hore.” Ayuu yiri Sheekh Xasan Turki. Hadalka Sheekh Xasan Turki ayaa ku soo beegmaya xilli shalay afhayeenka Maamulka Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali uu sheegay in Maamulkoodii Kismaayo ay la midoobeen Maamulada ka jira Jubooyinka ee hoos taga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
-
I have noticed the decline of the BBC and the switch of thousands of somalis to VOA, anywhere I go people are listening to the VOA, even me, I don't know when was the last time I listened to this once great institute of the BBC, the VOA are proving to be a formidable challenge to the BBC, with their news in depth and great correspondents the VOA provide other great programmes which are attracting many somalis such as my favourite (Dooda Gaaban), (martida microphonka), (ra'yiga dadweynaha) etc. -Are we seeing the death of the BBC somali section? -Should Yusuf Graad resign and let new blood and new ideas take over? -or is this just a hick up? and Do you still listen to the BBC?
-
Why lough,?I do't see anything wrong here,the guy just gave you advice.MISE WAXAAD KA XANAAQEEN "GOBOLADA WAQOOYI GALBEED"
-
Warar Dheeraad ah oo aan ka helnay Wiilkii Fuliyay Qaraxii ka dhacay Xiradii Xalane ee Magaalada Muqdisho Baaris kadib ayaa Waxaa Inoo Suuragshay In aan Soo Helno Wiilkii Fuliyaya Qaraxii dhawaan ka dhacay dalka Soomaaliya qaasatan xeraadii Xalane Magaciisa Sadaxan iyo Magaca Hoyadiis Iyo Xiligii oo ka soo Baxay Dalka Maraykanka Wiilkan oo lagu Magacaabo Cumar Maxamed Maxamuud oo Aabihiis Kumagac Dheryahay (Maxamed Jiis) Ayaa Kasoo Tagay Magaalada Siyasd Washiton Ee Dalka Marekanka Sanadka markuu ahaa 2007 waxana Hooyadiis lag Magacaabaa Badriyo Xuseen oo ku wada Nool Dalka Maraykanka . Dhanka kale Xariiro aan la sameenay Dad u dhow dhow Wiilka Qarxaan Geestay ayaa Inoo sooragalshay in aan Helno Tell Laga Heli karo Wiilka Aabihiis waaana Sida Tan Telka laga Helo Wiilka Aabihiis 0012068591295 Wixii Faah Faahin ah waa ka wareesan Kartaan Maxamed Maxamuud oo Kumagac Dheryahay (Maxamed Jiis) oo ah wiilka Aabihiis. Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Qaraxaas ku Dilay ku dhawad 21 Ciidamada Amisom ah kuwasi oo ku suganaa Xirada Xalane iyo Qaar kale oo kamid ah Ciidamada Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Shacabka ku ag dhawaa Goobta uu qaraxa ka dhacay Sidoo kale Wararka waxay intaas ku Darayaan in uu Socdo Baaris ah Wiilka in uu ka Ka Yimid Dalka Maraykanka Waxaana Dhiig laga qaadaya Wiilka Aabihiis Si loo Hubsado in uu yahay Wiilkisa Dhiigasi oo ah DNA. Wali waxaan wadnaa Baaris ah in aan helno sawirkiisa ee soo booqo wararkeena danbe insha allah dayniile.com
-
and if we are Arab worshipers what shall we call you,mmmmm what about cocasian worshiper. or shall we call you a coconut (white inside, brown outside)
-
Christians in Egypt and Syria don't have the life opportunity and tolerance that you enjoy. Again your showing your blind ignorance, there are five christian high profile ministers in the Egyptian government, there are countless christian ministers in syria, the top 10 billioneirs of Egypt most of them are coptic christians, they have their own churchs, and temples, they are full citizens in their own countries, OK Mr Peacenow there are nearly 20million muslims in west Europe, and show me a high rofile minister. by the meantime when did they buptise you,and did they give you the holy bread yet? your sheer hatered for muslims is absolutely crazy.
-
This shows your ignorance and lack of sense of humour, I said this as a sarcastic way. But I live well, and I get treated well in the NHS, I Thank the British government for that, although I am a tax payer, but remember millions of christians are treated daily in the Egyptian, the Syrian, and so many Islamic NHSs for free. My brotherly advice to you Mr Peace, don't sell your religion with few pounds and a free NHS.
-
War ninyohow yaan lagu qarxin ee iska aamu.
-
According to aljazeera arabic they donated to America 1/2 a billion dollers for the last few years. This reminds me of the somali saying Nin quraac heystabaa qado loogu daraa
-
just few hundred miles up north west of UAE there are 1000s of Gazan children dying of lukimia, shrapnel wounds, and all other deseases,with broken health care. Donating to the wealthiest country on earth does not make sense. Ilaahow noo gargaar.
-
http://www.aljazeera .net/NR/exeres/690FB CAC-0F27-4C25-B287-F 382C70D06D9.htm
-
http://philanthropy. com/news/updates/ind ex.php?id=9515
-
Opposition leaders visit victims of Riyaale's folly + Pics
MoonLight1 replied to Liqaye's topic in Politics
What s Faysal warabe holding on his hand, it looks like SAALIMOW, I suspect the guy is fooxle, or maybe a member of Ahlusunna