MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Dog eat Dog situation, I wonder if the title of "Cadowga Ilaahey" will be crowned Sh.Turki or Sh.Axmed Madoobe.
  2. Dog eat Dog situation, I wonder if the title of "Cadowga Ilaahey" will be crowned Sh.Turki or Sh.Axmed Madoobe.
  3. Dog eat Dog situation, I wonder if the title of "Cadowga Ilaahey" will be crowned Sh.Turki or Sh.Axmed Madoobe.
  4. Xaalada Magaalada Kismaayo oo Caawa ah mid aad u kacsan kadib madaafiic laga maqlay. Kismaayo,(WNT):-wara rka Caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in ay tahay mid aad u kacsan isla markaana laga maqlayay madaafiic cul culus. Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay tahay mid kacsan isla markaan dareen xoogani la soo gudboonaatay dadka rayidka ah. Waxaa la xaqiijiyay in dhawaca madaafiic cul culus laga maqlay dekeda weyn ee Kismaayo taasi oo keentay in goobo badan oo magaalada ka mid ah madaafiic laga maqlay. Mar kaliya ayaa gabi ahaanta istaagay isu socodkii dadka iyo ganacsiga ee magaalada Kismaayo. Madaafiicdaas ayaa warar hordhac ah oo soo baxaya lagu sheegay in ay ahaayeen hub ay tijaabo ahaan u rideen garab ka mid ah garabyada isaga soo horjeeda magaaladaasi. Wixii warar ah ee ku soo kordha isha ku haay www.waayaha.net
  5. Xaalada Magaalada Kismaayo oo Caawa ah mid aad u kacsan kadib madaafiic laga maqlay. Kismaayo,(WNT):-wara rka Caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in ay tahay mid aad u kacsan isla markaana laga maqlayay madaafiic cul culus. Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay tahay mid kacsan isla markaan dareen xoogani la soo gudboonaatay dadka rayidka ah. Waxaa la xaqiijiyay in dhawaca madaafiic cul culus laga maqlay dekeda weyn ee Kismaayo taasi oo keentay in goobo badan oo magaalada ka mid ah madaafiic laga maqlay. Mar kaliya ayaa gabi ahaanta istaagay isu socodkii dadka iyo ganacsiga ee magaalada Kismaayo. Madaafiicdaas ayaa warar hordhac ah oo soo baxaya lagu sheegay in ay ahaayeen hub ay tijaabo ahaan u rideen garab ka mid ah garabyada isaga soo horjeeda magaaladaasi. Wixii warar ah ee ku soo kordha isha ku haay www.waayaha.net
  6. Xaalada Magaalada Kismaayo oo Caawa ah mid aad u kacsan kadib madaafiic laga maqlay. Kismaayo,(WNT):-wara rka Caawa naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in ay tahay mid aad u kacsan isla markaana laga maqlayay madaafiic cul culus. Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay tahay mid kacsan isla markaan dareen xoogani la soo gudboonaatay dadka rayidka ah. Waxaa la xaqiijiyay in dhawaca madaafiic cul culus laga maqlay dekeda weyn ee Kismaayo taasi oo keentay in goobo badan oo magaalada ka mid ah madaafiic laga maqlay. Mar kaliya ayaa gabi ahaanta istaagay isu socodkii dadka iyo ganacsiga ee magaalada Kismaayo. Madaafiicdaas ayaa warar hordhac ah oo soo baxaya lagu sheegay in ay ahaayeen hub ay tijaabo ahaan u rideen garab ka mid ah garabyada isaga soo horjeeda magaaladaasi. Wixii warar ah ee ku soo kordha isha ku haay www.waayaha.net
  7. Magaalada Kismaayo oo hubka cul culus leysku weydaarsanayo Magaalada Kismaayo oo maal mahaan la sugay ciyaarta kama danbeyska ee u dhaxeeyey xoogaga Islaamiyiinta alshabaab iyo Xusbul Islaami ayaa mar qur ah ka bilaabaty rasaastooda dhanka Dekadda iyadoona u muuqata in rasaaso ay u soo wareegtay dhanka Gudaha Magaalada Dagaalka caawa oo u muuqda mid xoogan ayaan la garan Karin qasaaraha soo kala gaaray labad urur diin ee Ilaahay ka sugaayo Gargaar Dhamaan waa lagu kala cararay magaalaad waxa mi uun laga maqlayo waa hubka waaweyn kaa oo la ogeen halka uu ku dhacaayo madaama ciidamada labada urur ay is horfadhiyaan rasaastuna ay ku dhaceysa goob ka baxsan goobta dagaalka "Ganacsiga waa la xiray dadku waa aragagaxsan yihiin habeenkuna waa mid mugdigiisa wato waxaana la dhihi karaa Kismaayo oo muda sanad ah ka reysatay dagaal caawa waa habeen cabsidiisa wato oo la qiyaasikarin Dagaalka hada dhex marayo xoogaga Islaamiyiinta ayaa laga cabsi qabaa in magaalooyin kale ay isla joogaan uu ka curta sida Muqdisho, Hiraan ,Gaddo iyo meelo kale oo badan ,tanina waxay niyad jab weyn ku rideysaa shacabkii taageerada u haayo xoogaga islamaiyiinta oo xiligaan u muuqda in ay qaab qabiil in ay isku diidan yihiin Dayniil.com
  8. Magaalada Kismaayo oo hubka cul culus leysku weydaarsanayo Magaalada Kismaayo oo maal mahaan la sugay ciyaarta kama danbeyska ee u dhaxeeyey xoogaga Islaamiyiinta alshabaab iyo Xusbul Islaami ayaa mar qur ah ka bilaabaty rasaastooda dhanka Dekadda iyadoona u muuqata in rasaaso ay u soo wareegtay dhanka Gudaha Magaalada Dagaalka caawa oo u muuqda mid xoogan ayaan la garan Karin qasaaraha soo kala gaaray labad urur diin ee Ilaahay ka sugaayo Gargaar Dhamaan waa lagu kala cararay magaalaad waxa mi uun laga maqlayo waa hubka waaweyn kaa oo la ogeen halka uu ku dhacaayo madaama ciidamada labada urur ay is horfadhiyaan rasaastuna ay ku dhaceysa goob ka baxsan goobta dagaalka "Ganacsiga waa la xiray dadku waa aragagaxsan yihiin habeenkuna waa mid mugdigiisa wato waxaana la dhihi karaa Kismaayo oo muda sanad ah ka reysatay dagaal caawa waa habeen cabsidiisa wato oo la qiyaasikarin Dagaalka hada dhex marayo xoogaga Islaamiyiinta ayaa laga cabsi qabaa in magaalooyin kale ay isla joogaan uu ka curta sida Muqdisho, Hiraan ,Gaddo iyo meelo kale oo badan ,tanina waxay niyad jab weyn ku rideysaa shacabkii taageerada u haayo xoogaga islamaiyiinta oo xiligaan u muuqda in ay qaab qabiil in ay isku diidan yihiin Dayniil.com
  9. Magaalada Kismaayo oo hubka cul culus leysku weydaarsanayo Magaalada Kismaayo oo maal mahaan la sugay ciyaarta kama danbeyska ee u dhaxeeyey xoogaga Islaamiyiinta alshabaab iyo Xusbul Islaami ayaa mar qur ah ka bilaabaty rasaastooda dhanka Dekadda iyadoona u muuqata in rasaaso ay u soo wareegtay dhanka Gudaha Magaalada Dagaalka caawa oo u muuqda mid xoogan ayaan la garan Karin qasaaraha soo kala gaaray labad urur diin ee Ilaahay ka sugaayo Gargaar Dhamaan waa lagu kala cararay magaalaad waxa mi uun laga maqlayo waa hubka waaweyn kaa oo la ogeen halka uu ku dhacaayo madaama ciidamada labada urur ay is horfadhiyaan rasaastuna ay ku dhaceysa goob ka baxsan goobta dagaalka "Ganacsiga waa la xiray dadku waa aragagaxsan yihiin habeenkuna waa mid mugdigiisa wato waxaana la dhihi karaa Kismaayo oo muda sanad ah ka reysatay dagaal caawa waa habeen cabsidiisa wato oo la qiyaasikarin Dagaalka hada dhex marayo xoogaga Islaamiyiinta ayaa laga cabsi qabaa in magaalooyin kale ay isla joogaan uu ka curta sida Muqdisho, Hiraan ,Gaddo iyo meelo kale oo badan ,tanina waxay niyad jab weyn ku rideysaa shacabkii taageerada u haayo xoogaga islamaiyiinta oo xiligaan u muuqda in ay qaab qabiil in ay isku diidan yihiin Dayniil.com
  10. http://maqaal.com/ne ws/1737.html
  11. http://edition.cnn.c om/2009/WORLD/africa /09/29/somalia.ambul ance/index.html
  12. Ahmed Madoobe " Godane gaarsiiya Kismayo maaha belegubadle" Taliye ku xigeenka xoogaga Raaskambooni ee Xisbul Islaam Somalia Sheekh Ahmed Madoobe ayaa hadalo kulul siiyay Saxaafadda madaxabanaan ee Somalia waloow Weriyeyaasha ka hoowlgala Kismayo ay cabsi darteed badankood uga baaqsadeen. Hogaamiyaha cusub ee Al-Shabaab kala wareegay Magaalo xeebeedka Kismayu wuxuu ku dhaartay inuu bulshada jubooyinka ku eegan doonin tacadiyada baahsan ee al-Shabaab. " Waxaa nasiib daraa in shaqsiyaadkii aan Islaamnimada ku soo dhaweeynay ee gabaadka siinay sida Ahmed Godane,Ibrahim Afakhani iyo Fuaad Shongole inay maanta anagii nagu dhahaan ma imaan kartaan degaanadaan ku dhalanay ee magaca iyo miisaanka ku lahayn,waxaan oran karaa ragaan xusay magacyadooda waa abaal laabayaal,mudan in gumaca rasaasta lagula hadlo"ayuu yiri Sheekh Ahmed Islam oo khadka telefoonka ugu waramayay Warbaahinta madaxa banaan. Sheekh Ahmed Madoobe wuxuu ugu baaqay shacabka iyo waxgaradka Jubooyinka iyo Gedo inay gacmaha isu qabsadaan difaaca diintooda,dalkooda iyo dadkooda. " Ninka la leeyahay Ahmed Godane ee geedaha hoostooda ka hanjabaa,adeeryaaloo w haloo sheego Kismayo maaha Bele gubadle,waxaan leeyahay anigu waxaan joogaa halkaan ku dhashay,adigana Somaliland iska daaye,degmada Raaskaaga **** ee Belegubudle cag ma dhigi kartid,anagiina waxaad nagu noqotay ,NINKII BARBAARSHAY BAHAL NOOL,KU BAXSAY AMA BOQNA GOO"ayuu yiri Ahmed Madoobe. Ahmed Madoobe oo u dhashay Beesha ********,wuxuu Kismayo maamulkeeda ka madax ahaa waqtigii Golaha Maxaakiimta ee sanadkii 2006,waxaana lagu xasuustaa dhacdadii garoonka Jomma Kenyatta ee Naorobi uga degay isagoo hubkiisa wata. Al-Shabaab oo hore u diiday in maamulka Kismayo ku shaqeeyo sidii hore loogu heshiiyay ee awood qeybsiga sedex geesoodka hada waxaa muuqato inay talo farahooda ka baxday,waxaana Magaalada afarta jaho kaga soo qulqulayo dagaalyahanada taabacsan Xasan Turki. Saraakiisha Melleteri ee Kismayo jooga waxay qabaan in hadii Shabaabka dagaal bilaabaan uu yahay daadkii qaadi lahaa marka la miisaamo sida looga nacay degaanka iyo qabiilada ku kacsan. waagacusub.com [ September 29, 2009, 11:08 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  13. Rasaas xiligaan laga maqlayo Kismaanyo iy Nin rayid ah oo lagu dilay isla magaalada Caawa waa habeenkii ugu xumaa muda dhowrsan aah magaalada Kismaanyo waxaana la maqlayaa rasaas goos goos ah oo marba jiho u dhaceysa taa oo sida muuqata ay lsweydarsanayaa labada koox ee mamaulka isku heysta Arinta ayaa waxaa ugu sii daray hadalo kulul ay isweydasadeen labada xisbi islaam ee ugu tunka weyn xiligaan Soomaliya tanina waxay raja dhigtay Soomalidii ku hanka weyned in islaamiyiinta ka fiican yihiin hogaamiyaashii kooxaha Xiligaan waxaa magaalada lagu dilay shaqsi rayid ah oo aan la garaneynin cida dishay waxaana durba la maqalyaa rasaas jaha walba u dhaceysa oo aan la garaneynin ciday u dhaxeysa waxaana la dhihi kara waa nasiib xumo islaamiyiinta soo wajhaday arintuna waa anaa amiir anta amiir Durba waxa la dareemaya qax soo wajahay dadkii qaxa ku ahaa oo u nabada doontay Kismaanyo kuwaa oo lalayahay meel ay aadaan madaama meel waliba joogaan labada urur diimeyd waxaase la sugayaa erayada ay saxafad isku weydaarsan doonaan ee aan Diinta ku wanagsaneen dayniilecom@hotmail. com
  14. Xiisadda Kismaayo Maxay ku Saleysan Tahay? By Abdirahman Aynte Washington 29-September-2009 Is-marin-waaga ka taagan Kismaayo, waa mid marka oogada la eego ay isku hayaan kooxaha fikirka ku kala irdhoobay ee Xizbul-Islam iyo Al-Shabaab. Ha yeeshee marka hoos loo daadago, waxaa soo baxeysa in oohintu ay orgayga ka weyn tahay. Dhinac marka laga fiiriyo, loollanku wuxuu u dhaxeeya Shabaabka, oo Kismaayo u arka qalcad ama xeyndaab aad uga fog cadowgooda Ethiopia, AMISOM iyo DKMG, iyo Xizbul-Islam, oo magaalada u arka mid ay iyagu qabsashadeeda uga mug weynaayeen Shabaabka, mar haddii laba kamid ah saddexda kooxood ee magaalada isla qabsatay Bishii August ee sanadkii hore ay Xizbul-Islam ku biireen. Shabaabka ka sokow, labada kooxood ee kale ayaa kala ah: cutubka Ras Kamboni, oo ah malleeshiyo uu wadaadka la yiraahdo Sh. Xasan Turki muddo dheer kusoo carbinayey keymaha Jubbada Hoose, iyo cutubka Caanoole, oo u badan malleeshiyo jacbur ah, oo kasoo jeeda gobollada bariga iyo waqooyiga Somalia. Labadan cutub-ba waxay isku arkaan inay dhalasho ahaan kasoo jeedaan Kismaayo, maamulkeedana xaq u leeyihiin. Sh. Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), oo ah masuul ka tirsan Ras Kamboni, ayaa sharraxay heshiis saddex-geesood ah oo ay kooxihii Kismaayo wada qabsaday gaareen sanad kahor. Haddii hadalka Sh. Axmed Madoobe uu dhab yahay, Shabaabka waxaa u cuntami weyday in dhinacyadii ay Kismaayo isla qabsadeen ay hadda ku biireen ururka ay baratanka kula jiraan ee Xizbul-Islam. Malleeshiyooyinka Shabaabka iyo kuwa Xizbul-Islam ayaa jid-gooyooyin ka qotay Kismaayo, waxaana jira warar sheegaya in masuuliyiinta ugu sarreysa Shabaabku ay ka aag beddesheen magaalada. Ha yeeshee taa waxaa beeniyey afhayeenka maamulka Shabaabka, Sh. Xasan Yacquub. Kismaayo: Xiisad-u-joog Khilaafyada noocan ah ugub kuma ahan magaalada Kismaayo. Tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Somalia 19-sano kahor, Kismaayo waxaa isu gacan dhaafay tobaneeyo maamul, nus-darsin dagaal-ooge, isbaheysiyo kabkab ah, qabaa’il is-diiddan, iyo ganacsato dagaal. Ragga soo maamulay Kismaayo waxaa kamid ah: Col. Axmed Cumar Jees, Gen. Aadan Gabyow, Gen. Maxamed Siciid Xirsi (Morgan), Gen. Max’ed Farax Caydiid, Col. Barre Hiiraale oo garabsanaya ganacsato dagaal. Hoggaamiye kooxeedyadaas waxay ka sinnaayeen sheegashada inay matalaan dadka deegaanka Kismaayo, taas oo magaalada ka dhigeysa mid, sida dharigii fara badiyey u fuud qaraar. 'Kheyraadka ayaa lagu dirirayaa' Gen. C/raxman Khalif Dhicis, waa khabiir millatari oo ka tirsanaan jiray ciidankii xoogga dalka Somalia. Wuxuuna muddo dheer ku noolaa, kana soo shaqeeyey magaalada Kismaayo. Wuxuu ka faalloonayaa kheyraadka dabiiciga ah, oo udub-dhexaadka u ah xiisadda. Kheyraadka uu Gen. Dhicis ka sheekeynayo ka sokow, waxaa jira tuhun ah in khilaafka hadda jiraayi uusan ka marneyn midkii beelaha. Waxaana taa astaan u ah cutubyada Ras Kamboni iyo Caanoole oo labaduba sheeganaya inay dhalasho ahaan kasoo jeedaan gobolka. Gen. C/raxman Khalif Dhicis, oo hadda ku nool dalka Canada, ayaan weydiiyey bal inuu isagu dheehan karo humaagga qabiilka ee dhaliyey xiisadda hadda ka taagan Kismaayo. Marka dhan walba laga eego, waxaa muuqaneysa in Kismaayo uu u baryey waa cusub oo xambaarsan saansaan colaadeed, taas oo dhinacey u dhacdaba, aysan u badneyn inay soo afjari doonto xusul-duubka loogu jiro xalaaleysiga iyo xukunka Kismaayo. voasomali.com
  15. I used to hear the 7 Qs which distroyed somalis. 1) Qaad. 2) Qabiil. 3) Qori. 4) Qurun. 5) Qaylo. 6) Qalbi adayg. 7) Qabqable.
  16. This is Amnisom shelling of Bakaraha in 28th Sep 2009 Ku dhowaad 15 ruux oo ku naf waysey iyo dad 20 ka kor u dhaafaya oo ku dhaawacmay madaafiic galabta lagu garaacay Suuqa weyn ee Bakaaraha Ugu yaraan 13 ruux ayaa ku geeriyooday dad ka badan 20 kalena wey ku dhaawacmeen markii galabnimadii maanta ay madaafiic aad u xoogan ku dhaceen gudaha iyo hareeraha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, xili suuqa ay joogeen aad u faa badan oo u soo dukaameysi tegay iyo kuwo kale oo meherado ku leh. Goobaha ugu daran ee madaaafiicdan ay qasaaraha ka geysteen ayaa waxaa ka mid ah qeybta Dahabka lagu iibiyo ee Suuqaasi iyo meelo kale, waxaana laga kala cararay Suuqa intii duqeyntu ay socotay iyadoo dadka qaarkood ay hoos galeen daaraha dhaadheer si ay uga badbaadan madaafiicda, iyadoo gaadidka gurmadka deg deg ah ay qaadeen dhaawacyada dad aad u fara badan oo suuqa ay madaafiicdun kula dhacday kuwaasoo isbitaalada Muqdisho ay gaarsiiyeen. Madaafiicdan oo ka soo dhaceysay xarumaha ay ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Somalia ku leeyihiin magaalada Muqdisho ayaa u muuqda kuwo jawaab u ahaa madaafiic isla xiligaasi ku socotay dekeda weyn ee Muqdisho oo maanta uu ku soo xirtay markab shixnado milateri u sida ciidamada AMISOM, kuwasoo aan la ogeyn ilaa hadda qasaaraha ay geysteen sheegin. Ciidamaa AMISOM ayaa marka xoogaga ka soo horjeedo ay madaafiic ku soo tuuraan goobaha ay degan yiihiin waxay inta badan madaafiic jawaabah ku ridaan suuqa Bakaaraha iyo nawaaxigiisa, iyadoo saraakiisha ciidamada Dowlada Somalia ay ku eedeeyaan xoogaga la dagaalamaya ina ay madaafiic ka soo dhex tuuraan suuqa bakaaraha taasoo ay marmarsiiyo uga dhigaan duqeynta had iyo jeer loo geysto Suuqa Bakaaraha oo noqotay mid joogto ah. Dayniile.com Link http://www.dayniile. com/Setebar/1Setenba r1062.htm
  17. This is Ethiopian shelling of Bakaraha in 2007 Duqayn culus oo ay dad kudhinteen maanta kadib markii Ciidamada Itoobiya ay Madaafiic la dheceen gudaha Suuqa Bakaaraha. Posted to the Web 17 Dec 07, 11:53 Duqayn culus ayay Markii Labaad maanta Ciidamada Itoobiya ka gaysteen suuqa wayn ee bakaaraha magaalada Muqdisho, xili ay maanta dagaalo qaraar ka dheceen qaybo katirsan Muqdisho. maanta duhurkii ayay Ciidamada Itoobiya Madaafiicda BM-ka ku duqeeyeen gooba ganacsi oo kuyaal suuqa wayn ee Bkaaraha waxaa laxaqiijiyay in weerarakii maanta ay ku geeriyoodeen Laba qof iyo dhaawac soo gaaray mid kale. goob jooge kusuagan gudaha suuqa wayn ee Bakaaraha ayaa Shabakada wararka Cadaado.com u sheegay in Madaafiicdu ay kasoo dheceen dhinaca Xerada Ciidamada Itoobiya ay kuleeyihiin wasaaradii hore ee G/dhiga magaalada Muqdisho. waa Weerarkii labaad oo ay Ciidamada Itoobiya ku qaadaan Suuqa bakaraaha, Maalintii Khamiista ayay ahayd markii Ciidamada Itoobiya ay duqeeyeen suuqa Bakaaraha oo ay ku geeriyoodeen 25-katirtsan ganacsatada suuqa bakaaraha waxaa lays waydiinayaa sanba baha ay Ciidamada Itoobiya u weerarayaan suuqa bakaaraha oo ah meesha kailiy oo ay Shacabka Soomaaliyeed eeganayaan maadaama la bur-buriyay qaranimadoodii. Xafiiska Wararka Cadaado.com Muqdisho Link http://www.cadaado.c om/view_contents.php ?articleid=3636
  18. Shariif's main points of his speechs at the UN. 1) Lift the arms embargo. 2) Somalia is becoming a terror hotbed. 3) We need more peacekeepers. Yeey's main points of his speechs at the UN. 1) Lift the arms embargo. 2) Somalia is becoming a terror hotbed. 3) We need more peacekeepers. Can anyone spot their difference, other than their clans
  19. What did these women see in him? maybe he is the Brad Pitt of Somaliland.
  20. If the top pic was Wariye aweys then this is Sheikh Yusuf.
  21. Actually its haraam to call someone "King of the Kings", as that title belongs to only the almighty Allah "Malikul Muluuk"