
MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
It seems somalis can not, and would not solve their problems, just speak to the average person in your neighbourhood, or biibito, or market and you see blind hate, each group hates the other, each clan hates the other, each maamul gobaleed hates the other, each wadad hates the other. I would say hate among somalis is even higher than 1992. So I thought about it and came to the conclusion that Somalis should go seperate, each community should solve its problems and declare independency from the others, Somaliland should be apploused and get recognition, Puntland should do the same, Galmudug and other should follow. Lets take the UAE model in the 1960s, and then unite the day we get our senses back. I was a great fan of Somaliweyn but that hope has gone with the wind. There is no other solution to this madness.
-
Liqaye bro your banging your head on a brick wall, you'll never get streigh answer from him, just haran this haram that. car bal hakaaga jawaabo.
-
It seems I am arguing with a parrot repeating the same santences all along, adeer good luck with your ideoligy, just one favour, if they recruit you to blow yourself up just let us know so we can avoid where you are.
-
One thing I notice from your posts is you are too suufi to see any good from non-suufi organization like al-shabaab. Adeer let your suufism emotions not blind you. I really couldn't stop loughing, first I am not suufi, but hey I believe they are good ppl, who spread Islam to Africa, Alshabab? oops sorry my friend its the peacful suufis who safeguarded Islam and rose to its diffence when colonials came, take one example, your great grand father the mad mullah was a suufi saalixi, axmed Gurey was a suufi, sheikh cali suufi who brought CILMU TAJWIID to somalia was a sufi from Og-adenia, the list is endless, so don't make sufis as if they were dirt. And I can say that was a good shot to difflect the real arguiment which is "Is xasan Yacquub a lier or a sunnah protector" or are you saying he was adevil on the 19th of december and he is a saint 24hrs later.
-
So in your mind " Tilaabo sharciga waafaqsan" means icecream treat. come on man grow up, tilabo sharciga wafaqsan means puneshment, is that not correct Mr ZACK? Yeah you diffend shabab when they bash Islam, you attack the when they bash your clan. this is the evidence, the same guy your telling us is diffending the sunnah, in anothe thread you say he is a leir http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/21391 The Zack on 19/12/2009 Its funny how this Yacquub fella is telling a straight lie whilst he claims that he is a "sheikh" So tell us is sheikh yacqub a lier or a sunnah protector, make up your mind quickly Mr Zack.
-
talaabo sharciga waafaqsan and we know when Alshabab say this, they mean bussiness. I wonder if ONLF is greater to your heart or Islam, I saw your threads when Alshabab say or do bad things to ONLF you call them liers and you blood boils, but when they are insulting our great religion by defaiming and thrashing its image you call them "proctectors of sunnah" and your as happy as a goos,come on pal, wake up from your clanish nightmare.
-
They didn't say what they will do to anyone that doesn't adhere this order. Adeer gaalka dil gartiisana sii waligaa ma maqashay? Read this sxb, bold santences Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo shacabka Magaaladaasi ku amray in ay garka deystaan Shaaribkana xiiraan. Posted: 12/19/2009 8:56:00 AM Shabelle: KISMAAYO Wilaayada Islaamiga ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee Magaalada Kismaayo ayaa shacabka Magaaladaasi ku amray in ay garka deystaan Shaaribkana xiiraan. Madaxa Dacwada Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo Sheekh Ibraahim oo la hadlayay Idaacada ku hadasha Afka Maamulkaasi ee ku taala Magaalada Kismaayo ayaa shacabka Magaaladaasi gaar ahaan ragga ku amray in ay deystaan Garka iskana jaraan Shaaribka. Sheekh Ibraahim oo dhageystayaashu Su’aalo ay ka weydiinayeen Barnaamij uu Idaacadaasi ugu qeyb galayay ayaa waxaa uu sidoo kale dhalinyarada Magaaladaasi ku amray inaysan dharka ka hoosmarin anqawga. Maamulka ayaa sheegay in amaradaani ay dhaqan gali doonaan mudo sedax maalin kadib ah isagoo sheegay in mudadaasi kadib cidii iyadoo amaradaasi jabanaysa lagu arkaana ay muteysan doonto talaabo sharciga waafaqsan. Amaradaani uu soo saaray Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay daba socdaan amaro dhowr ah oo uu horay maamulkaasi ugu soo rogay dadweynaha Magaalada Kismaayo kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen in haweenka ku dhaqan magaaladaasi ay xijaabka qaataan iyo in mehradaha ganacsiga la xero xiliyada Salaada kuwaasi oo ka dhaqan galay Magaalada Kismaayo shabelle.net
-
Canjeex adeer haku daalin ciyaalkan u heysta in Feb 2006 diinta iyo maxaakimtuba ay isku mar bilawdeen, wax ay ka ogyihiin diin waleysan jirin. waa weel banaan oo wax lagu shubay, markuu doonana is qarxinaya. I wonder if they even know what arkaanul imaan is.
-
If I shave it, then what is the puneshement? and give us your daliil, there are sunnah obligations that are beween you and Allah, I gave you some examples above. If alshabaab are encouraging parts of the sunnah you shouldn't be telling us its a ”Taliban" style there is no encouragment here, its just pure intimidation, if you don't do what I say I will do this and that to you. thats all my friend. just answer my question, where in Islam from year one of Hijrah to the end of Khilafah in 1924 did you see the Islamic government interfearing people's very private matters?
-
The Zack Moonlight, why would you call the Rasuul's SCW Sunnah a talibanization? Plus, are you against it? this is s1lly question coming from a s1lly mind I guess, SXB intey diinta kaga taal ninkii garka xiiraa waa in la ciqaabaa? rasuulku (CSW) wuxuu kaloo amray in salaada subax ka hor laba rakco la tukado, ka waran hadii aanan dukanin, wuxuu kaloo amray in cidiyaha la jaro iyo in kilkilahana la rifo, ka waran hadii aanan falin sidaa, maxaan mutaysanyaa? ka soo bilaw waqtigii nabigena suuban (CSW), soo mar xiligii afarta khaliif, ku soo dar dowaladii umawyiinta,tii cabaasiyiinta, tii cusmaaniyinta ilaa laga soo gaaro 1924 wali lama hayo in qof loogu goodiyay ciqaab because garka ayuu xiiray, hadii aad adiga garanayso MR The ZACK adeerow keen aanku wada dhageysanee, mise xadiis 2009 soo dagay baa jira? what is going on has nothing to do with sunnah, its every thing to do with deffimition of this great religion.
-
Wallee soomaali wax shaaribka ka xiiro waa loo baahnaa.
-
Shabaabka oo Ragga Kismaayo ku amray in Shaaribka xiiraan, Garkana daayaan iyo surwaalkana ay gaabiyaan. Xarakada Shabaab ee gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo ayaa awaamiir hor leh ku soo rogay magaaladaas iyo deegaanada Jubooyinka, iyagoona Ragga ku amray in ay Garka daayaan, Shaaribkana xiiraan, isla markaana Surwaalkana ay gaabiyaan. Amarkan oo ah kii u horeeyay ee noociisa ay soo rogaan Shabaabka ayaa ah mid Shabaabku sheegeen in ay u qaadeen dhinaca Shareecada Islaamka oo ay waajib tahay in Garka la daayo shaaribkana la xiiro. Madaxa Dacwada Jubooyinka ee Shabaabka Sheekh Ibraahim ayaa ku amray dadweynaha Magaalada in muddo saddex cisho ugu hogaansamaan amarkaas, isla markaana uu yahay mid waafaqsan shareecada Islaamka. Sheekha oo xalay ka qeyb galayay Barnaamij su'aalo lagu weydiinayay oo ka baxayay Idaacada ku hadasha Afka Shabaabka oo ka howl gasha Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Maamulkooda go'aansaday in amarkaas lagu soo rogo. Waxaa uu kaloo sheegay in Ragga aanay jeego xiiran karin, isagoo sheegay in cidii lagu arko isagoo jeego xiiran tallaabo adag laga qaadi doono. Amarkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee si gaar ah Ragga u saameeyay, bedelkii horay amaro ay soo saareen uu ahaa mid Haweenka kaliya farayay in ay qaataan Xijaabka isla markaana ay is asturaan. www.Jowhar.com
-
Chill Mr Marqaan bro, they say if you can't beat them join them. So tell me who controls LC now? PL or SL.
-
Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Asmara oo Dowlada Islaamiga dhawaan lagu dhawaaqayo loo diiday in ay ka midnoqdaan iyo Calanka Alshabaab oo Soomaaliya Calan u noqon doono Shir maal mahaan ugu socday xoogaga ugu awooda badan ee Soomaaliya ee Ilsamiyiinta ah ayaa lagu gorfeynayaa in Soomaaliya loo dhiso dowlada islaami ah oo soo coleso Qilaaafa Islaamiyo oo aduunka ka maqneed dhowr boqol oo sano Dowladaan Islaamiga ayaa sida aan wararka ku helyno wada dhisanayaan garabyada Xisbil Islaami iyo Alshabaab oo xiligaan gacanta ku haayo intabadan gobolada Soomaliya iyo Intabadan caasiamda Muqdisho Dowladaan oo lagu dhawaaqayo ayaa booska madaxweynha waxaa loo bixinayaa Amiir kaa oo la siinayo soona xulanayo xoogaga Alshabaab halka Gudoomiyaha golaha Shuuradana la siiyey Xisbul islaami halka awood qeybsigana sheegayaan in wali la wado oo qaarna leysku mari la yahay Kooxaha Islaamiyiinta shirayo ayaa goaan ku gaaray in aan dowlada Islaamiga lagu soo darin qof xubin ka noqday Dowlada Midnimada Qaran ama tii ka horeysay iyo kooxaha la baxay Isbahaysiga Dib u xoraynta Garabka Asmara ee ka soo galay Bulshada Rayidka iyo Dowladii Cabdulaahi Yuusuf Waxaa sidoo kale goaan lagu gaaray in calamka Soomaaliya ee buluuga ah la badalo laguna badalo Calanka Madoow ee alshabaab ee ka muuqato Astaanta diinta Isku soo wada duubee dhagaha shacabka Soomaaliyeed ayaa u dhaga taagayo waxa ka soo baxo shirkaasi iyo dowlada islamaiga ay soo dhisaan waxaase la yaab noqotay in kooxaha wadaada u diideen Dowladii umada ka dhaxeysay cid aan iyaga aheyn oo aan cimaamad wadan surwalkana u gaabsaneen dayniile.com
-
Imaan has got more money than all of them combined, and that means nothing... I never thought Iman was a puntlander, but hey some people could argue that Iman hijacket a RockTANKER called BOWIE and thats how she made her money.
-
War deg deg ah: Jen. Qeybdiid taliyihii hore ee Ciidanka Booliska oo lagu soo daray golaha wasiirada ee xukuumada Somalia, iyo mid ka mid ah wasiiradii geeriyooday oo kaalintiisii la buuxiyey Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa xil cusub loogu magacaabay Jen. Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid oo ahaa taliyihii hore ee ciidanka Booliska Soomaliyeed, iyadoo la soo buuxiyey kaalintii uu baneeyey mid ka mid ah wasiiradii dhowaan ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Hotel Shamo ee magaalada Muqdisho. Munaasabad ka dhacday xarunta madaxtooyada ayaa wareegtada waxaa ka aqriyey ra’isul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka kaluumeysiga ee xukuumada Somalia Prof. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo sheegay in Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid loo magacaabay wasiirka Macdanta iyo Biyaha, iyadoo Maxamed C/llaahi Oomaar oo hayey xilkaasina loo wareejiyey Wasiirka hidaha iyo tacliinta sare oo uu baneeyey ALLAHA u naxariistee Prof. Ibraahim Xasan Caddow oo ka mid ahaa 3 wasiir oo ku geeriyoogtay qaraxii dhowaan ka dhacay hotelka SHAMO. Isla goobtaasi ayaa waxaa lagu dhaariyey Jen. Qeybdiid oo ah wasiirka cusub ee Macdanta iyo Biyaha ee xukuumada Somalia, iyadoo Maxamed C/llaahi Oomaar oo loo magacaabay wasiirka hidaha iyo tacliinta sare oo isna la dhaarin lahaana la sheegay inuu safar dhinaca dibeda ah ku maqan yahay, waxaana halkaasi ka hadlay madaxweyne Shariif oo ka waramay muhiimada ay leedahay in la buuxiyo xilalka ay baneeyeen wasiiradii geeriyooay oo uu ku tilmaamay iney ahaayeen geesiyaal naftooda u huray badbaadinta ummada Soomaaliyeed, isagoo mas’uuliyiinta cusubna u rajeyeeey inuu xilkooda ALLE la garab galo. dayniile.com
-
Shan ruux oo soomaaliya ayaa ku geeriyootay laba kalane waa ku dhaawacmeen dhiabaato aka dhalatay koronto magaalada nairobi ee dalka kenya. shan ruux oo soomaaliya ayaa ku geeriyootay laba kalane waa ku dhaawacmeen dhibaato ka dhalatay koronto magaalada nairobi ee dalka kenya. shan ruux oo soomaaliya ayaa maanta ku geeriyootay khasaare ka dhashay koronto xaafada soomaalida deganyahiin ee islii magaalada nairobi ee dalka kenya. waxaa dhasaaraaha ay sababtay korontada oo biyaha ku jirtay ku nafwaayay maanta 5 ruux waxana ku dhaawacamay laba kale kadib markii dhaamaan dadkaan usoo gurmadeen wiil markii hore haleeshay korontada oo lagu shubay biyo kadibna waxa guriga oo dhan uu noqday wada koronto waxaana halkaasi ku geeriyooday wiilkii iyo 4 haween ah. waxa iiga waramay arintani sida wax udhaceen qaar kamida dadkii eheladooda halkaa wax ka soo gaareen oo qaarkood ay ku dhinteen, waxana kamuuqatay tiiraanyo aad usareysa. waxa hoyga korontada ku haleeshay dadkaan soo gaaray ciidamada poliska kenya oo halkaa dadka ugurmaday waxana dadka qaar lagu aasayaa qubuuraha muslimiinta ee magaalada nairobi ee dalka kenya johar.com
-
welcome back Gaaroodi, did you miss your medication today pal? waxaan soo xusuustay maah maahdii carabiga ahayd "Alxikmah fii afwaahil majaanin"
-
1) Kooxihii baladweyne qarxiyay baa ka danbeeya = Shabaab. 2) Kuwa doonaya kala gogo'a somalia baa ka danbeeya = Ethiopia.
-
http://www.dayniile.com/Decenbar09/cumar.htm
-
If anyone has the full names of the victims please post it, lets make ducaa for them. Ilaahow kuligood janada ka waraabi, aamiin.
-
http://www.latimes.com/news/nation-and-world/la-fg-somalia-bombing4-2009dec04,0,4550877.story
-
Lakiin hadii la xiri laha oo laga hortigi lahaa axadkaas qabiil buu yeelan laha sow maha? Alla yacizak Mr Who-me. Imagine if the security services discovered the operation days before it was carried, imagin if they interogated him and exported him to ethiopia to taste some Zigni xaax in an Ethio prison, then we surely know Mr A&T would've yelled like a mad man, and he would've called for the elimination of the M society. That is my point. Until we somalis stop diffending crimnals, there will be no peace.
-
http://www.waagacusub.com/news/04.12.09.1xasuuqa.htm I put on this title because as we know A&T was blaming whole tribes and was calling war on them few days ago because their admin handed over or torchered some of his clan buddies.So lets blame him now because a man from his clan caused havoc in Mogadishu.