MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
YEMEN-HORN OF AFRICA: African arrivals in 2009 up 55 percent
MoonLight1 replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Now go and hit the wall with your head 292 times JB why 292? that too much for a small head. -
Al shabaab: Waxaan la dagaalamaynaa maamulka Puntland
MoonLight1 replied to Muruqmaal's topic in Politics
Afhayeenka Kooxda ALshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Cali Dheere” oo maanta saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanay Alshabaab dhaafi doonin meel soomaaliya ka mid ah. Ahlusunna boys are waiting you in galguduud. so forget about Puntland while they are alive. -
Laascaanood: Somaliland Police officer killed
MoonLight1 replied to General Duke's topic in Politics
It seems LC is becoming the galkacyo of S/Land. -
WAR DEG DEG: Ahlu Sunah Waljamaacah oo mar kale la wareegay Beledweyn Xoogaga Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa daqiiqado ka hor la wareegay mar kale magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, saacado kadib markii ay saaka ka baxeen, isla markaana weerar rogaal celis ku soo qaadeen Xisbul Islaam oo dib u qabsaday. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in wali la maqlayo rasaas culus, iyagoo magaalada dhankeeda Bari ay ku sugan yihiin Ahlu Sunah, waxaana dagaalkii saaka uu wax yar kadib ku soo faafay xaafadaha magaalada. Sida ay sheegayaan wararka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa jiho cusub kaga soo galay magaalada, iyadoo dhinacii kale ay dagaal ku dhex marayeen iyaga iyo Xisbul Islaam. Dagaalka oo hada u muuqda mid qaboobay ayaa wararku sheegayaan in xarumihii Maamulka ay ku sugan yihiin Ciidamada Ahlu Sunah oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan. Is bedelka dega dega ee ay gashay magaalada Beledweyn ayaa la ogeyn halka ay ku sii dambeyn doonto, waxaana xaalka magaalada uu yahay mid aan wali fadhin oo ay dhici karto in waqti kasta la isku gacan dhaafo. jowhar.com
-
Look at the white spot in th middle of the flag it says "Allah rasuulu muxammad" which means "Allah is the massenger of Muxammad" inaalilaahi waina ileyhi rajicuun, these guys are even distorting the greatest Kallimah on earth which is Lailah Ilalah, Muxammadun Rasululah. In alshabab's world everything is upside down.
-
Run Alhabab Run, the Macawis wearing commandos are coming.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
THE SOUND OF THUNDER I GUESS -
What does Galgaduud has that Hiiraan, Jubba and Banadir lack
MoonLight1 replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
Ahlul Sunna wal Khurafaad are highly motivated suicidal bunch, make no mistake. And that is the worst kinda enemy you wanna deal with. I couldn't stop loughig,Mr Red sea this sounds as if alhabab are bunch of peace loving doves. At least one faces his enemies bare faced and fearless = (Ahlusunah), while the other hides behind scarfs, women, and civilians =(Alhabab). -
Imagine without these heroic dittermined guys in Galgudud, Puntland would've been the next bull to be sloughtered by Alshabab,and then Somaliland would be next, so I advice the two admins to support the struggle in Galgudud, these guys are paying heavy price so the people of Galkacyo, Garowe, Bosaso, Burco, and Hargeysa can sleep without Shabab's terror.
-
Ashabab are chased out of CITY of FART Dhusamareeb.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
I suspect the sufi brigades were cought off balance while they were at Siyaaro eating Cambuulo then they released and almighty wind. -
Maamulka Ahlu sunna Waljamaaca oo sheegay in Caawa ay gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Posted: 1/2/2010 8:26:00 PM Shabelle: DHUUSAMAREEB. Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu sunna Waljamaaca ee ka arimiya qeybo kamid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in ay Caawa gacanta ku hayaan degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Saraakiil katirsan maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo lahdlay Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in galabta uu mar kale dagaal ka dhacay qeybo kamid ah degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wajamaaca iyo Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Waxa ay sheegeen Saraakiishaasi in caawa ay iyagu gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud islamarkaana ay ka saareen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab sida ay hadalka u dhigeen. Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo kamadaxbanaan sheegashada maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay sheegeen in ay caawa gacanta ku hayaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta goolka Galgaduud oo maanta ay dagaal kula wareegeen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. shabelle.ne
-
4. Use terror tactics against the rebels - roadside bombs, ambush, slit the throats of captured fighters. Intimidate them, send them letters written in blood, phonecalls, text messages, threaten them in any way possible. Keep applying these tactics until their courage fails and they rout. But try not to kill children I thought your teachigs said "TURN THE OTHER CHEEK" or was that an empty slogan???? :eek: what your calling is sadistic,bloody and un acceptable in this day and age, two wrongs don't do right.
-
http://www.youtube.com/watch?v=BTl9Pi8fgz4
-
The only guys Alshabab fears
-
Big mic, Big mouth
-
No Comment
-
Somaliland to stop chat imports from Ethiopia in two years.
MoonLight1 replied to GAAROODI's topic in Politics
Gaaroodi ever heard this Somalilander qaad waayay waa maqruun falane. hoyalayey hoyeeeeee. war adeerow your talking about Qaad self sufficence while most of your people recieve food handouts, xishoo inadeer xishoo, I call this lack of pariorities. if this is true its shamefull. ever heard why don't they eat cakes phrase. now its why don't they eat qaat. -
No but I don't see how Al-Shabaab will lose Xamar. The reality on the ground favors them. Che reality suggests that the youth are losing grassroot support especially since the shamo bombings, the people of Mogadishu are silent with fear, but when that fear breaks watchout another revelution in Mogadishu.
-
Wish or prediction? BOTH
-
and you'll become Shongole's security advisor Che.
-
Mine is 1- Alshabab will lose the final battle of Mogadishu. 2- Riyale will be re-elected as the president of Somaliland. 3- Puntland will declare indepedency. thats all if Allah permits.
-
Ciidamo taabacsan Xarakada Al-Shabaab oo la wareegay deegaanka Raaskambooni iyo Jasiiradaha Kudhaa iyo Kooyame ee gobolka Jubada hoose Saraakiisha Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ee gobolka J/hoose ayaa sheegay in ciidamadooda ay maanta gaareen lana wareegeen maamulka deegaano ku yaala koonfurta gobolka J/hoose iyo ugu yaraan shan Jasiiradood oo hoos yimaada gobolka, kuna yaala badweynta India gudaheeda. Shiikh Xasan Yacquub Cali madaxa warfaafinta wilaayada gobolada jubooyinka ayaa sheegay in ciidamada maamulka Islaamiga ah ee gobolada Jubooyinka ay gaareen maanta deegaanada ay ka mid yihiin Raaskambooni, Badhaadhe iyo Kulbiyow oo ku yaala dhulka fog ee koonfurta gobolka J/hoose xad dhinaca badda iyo beriga ahna la wadaaga dalka Kenya isagoo xusay in sidoo kale ay gacanta ku dhigeen Jasiirado ay ka mid yihiin Kudhaa iyo Kooyame oo ka mid ah shan jasiiradood oo ku yaala badweynta India Isla markaana hoos yimaada gobolka Jubada hoose. Wuxuu sidoo kale sheegay in aaney jirin cid dagaal kala hor timid intii ay la wareegayeen deegaanadaasi ku yaala gobolka J/hoose, isla markaana ay ka hirgelin doonaan ku dhaqanka shareecada Islaamka. Goobaha ay ciidamada Xarakada Al Shabaab maanta la wareegeena ee gobolka Jubada hoose intooda badan sida deegaanka Raaskambooni iyo Jasiiradaha Kudhaa iyo Koyame ayaa waxaa horey gacanta ugu hayey ciidamo hoos taga Shiikh Xasan Turki oo ah gudoomiye ku xigeenka ururka Xisbul Islaam, waxaana ciidamada Xisbul Islaam ay deegaanadaasi ka baxeen ka dib markii dhowaan deegaano ku yaala jubooyinka ay ku dagaalameen iyaga iyo ciidamo ka tirsan Al shabaab, kaasoo looga adkaaday xisbul Islaam. dayniile.com
-
Are we seeing the hatching of Alshabab eggs in Puntland? is this the start of the infestation of these brainless bugs, it seems they decided to jump from the Ahlusunna frontline in Galguduud and Mudug and attack Puntland direct from the heart.
-
Qarax lala beegsaday gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Garoowe, Somaliya (Calanka.com ) 20-Desember-09 Qarax caawa ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in lala beegsaday gaari uu saarnaa gudoomiyaha baarlamaanka Puntland C/rishiid Maxamed Xirsi oo la sheegay in uu qaraxaasi ku dhaawacmay. Gudoomiyaha iyo laba ilaaladiisa ka mid ah ayaa lagu soo waramayaa in ey ku dhaawacmeen qaraxaasi, balse wali lama hayo tafaasiil dheeraad ah oo ku aadan dhaawaca gudoomiyaha iyo xaaladiisa caafimaad. Xubno ay shabakada Calanka khadka taleefanka kula xiriirtay ayaa u xaqiijiyay in uu gudoomiyuhu ku dhaawacmay qaraxaasi, laakiin waxa ey sheegeen in dhaawiciisu yahay mid fudud oo firir ah. Ciidamada amaanka ayaa soo buux dhaafiyay goobta uu qaruxu ka dhacay, waxaana ey xireen goobta oo ey ka wadaan baaritaan. Ma cada wali cida ka dambeysa weerarkan iyo ujeedka laga leeyahay, balse qaraxan ayaa ahaa mid xoogan oo laga maqlay guud ahaan magaalada. Wixii kusoo kordha isha ku hay Calanka. Calanka.com