MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Shariif looks like Wesly Snipes.
  2. Wallaahi waa yaab. I am sure Dhubad & Shaakirullah don't know their elbow from their a55. The only thing I can call them is brainless cretures. Waligiin ma maqasheen Abuudlib oo ahaa Mushrik in nabiga uu si xun u hadlay ama u garaacay. Wallaahi these guys are dangerous to us and to our religion.
  3. I am telling you, these gangs days are numbered, I guess 2010 will be the ANTI Alshabab revolution year. "WHO EVER IS NOT KIND TO OUR YOUNGSTERS, AND NOT RESPECTABLE TO OUR ELDERS IS NOT ONE OF US" thats a Xadiis from our prophet PBUH. The way they are bullying this guy is beyond belief,I Heard he is missing presumed dead after they took him, is that correct, anyone with information about his well being?
  4. This clip is from Alshabab's Abu-Ghuraib. These guys have to be stopped, Full stop.
  5. I can imagine Hargeysa will become Midiinatul Godane, Naas hablood will be named Torabora, Burco will become Qandahar, Laascaano will be named Falluujah, Garowe will become Abuqatada city, and finally Galkacyo will be named Kashmir. Welcome to Alshabab's plan for 2010.
  6. Xaafadihii qadiimiga ahaa magaalada Baydhabo oo magacyo Hogaamiyeyaal loo bixiyay Magaalada Baydhabo oo ah xarunta Gobolka Bay kana mid ah magaalooyinka ugu waa weyn dalka Soomaaliya ayaa markii u horeysay waxaa ka dhaqan galay amaro ay soo rogeen Xarakada Alshabaab, kaas oo ay magacyada ugu rogeen. Xaafadaha qadiimiga ah ee magaalada Baydhabo ayaa magacyada laga wada badalay, waxaana loo bixiyay magacyo Islaami ah iyo magacyada qaar ka tirsanaa Hogaamiyeyaashii Al-Qaacida ee geeriyooday. Tani ayaa dadka ku tilmaameen mid ay ku suulinayaan Shabaab dhaqanka Soomaalida iyo waxyaabaha soo jireenka ahaa, sida magacyada xaafadaha iyo meelaha qaar oo ay u bixiyeen magacyo dad dibada uga yimid. Afarta xaafadood ee ay ka kooban tahay magaalada Baydhabo oo lagu kala magacaabo, Isha, Bardaale, Mursal, dhamaan xaafadahaas ayaa loo bixiyay Magacyada Salaaxudiin Ayuubi. Xaafada Isha ayaa waxaa loo bixiyay Abuu Muscab Al-Zarqaawi oo ahaa Hogaamiyihii Al-Qaacida ee dalka Ciraaq, waxaana sidoo kale jira xaafado kale oo iyana loo bixiyay magacyo kale. Wararka qaar ayaa sheegaya in qorshahan uu yahay mid ay Shabaabku ku doonayaan in dhamaan xaafadaha magaalooyinka dalka ay ku magac rogaan, iyadoo dhowaan ay aheyd markii Suuq ku yaal degmada Baraawe loo bixiyay magaca Saalah Nabhaan oo sanadkii la soo dhaafay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku dileen agagaarka degmada Baraawe. Arrintan ayaa imaaneysa xilli Shabaab ay sii xoojiyeen deegaanada ay gacanta ku hayaan, kuwaasoo la sheegay in caburin iyo dhibaateyn ay ku wadaan shacabka ku dhaqan deegaanada ay maamulaan. Jowhar.com
  7. Faah faahin Qaraxa, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Indha Cadde oo ka bad baaday Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay nawaaxiga Hotelka Ampassador ee Wadada Maka Al-Mukarama, qaraxaasoo sida la sheegay ka dhashay Gaari wadada dhinaceeda yaalay oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa oo ahaa mid aad u xooganaa ayaa lala beegsaday Kolonyo uu la socday Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo lala damacsanaa in lagu qaarijiyo, hase yeeshee uu ka bad baaday. Wararka ayaa intaa ku daraya in mid ka mid ah Gaadiidka Wasiiru dowlaha uu gubtay Qaraxaas ka dhashay Gaariga walxaha qarxa laga soo buuxiyay ee yaalay wadada dhinaceeda. Lama oga Gaariga uu isku qarxiyay qof naftii hure ah iyo in kale, hase ahaatee gaariga ayaa ahaa mid wadada dhinaceeda u yiil si Parking ah, waxaana uu qaraxu sameeyay xilli ay dhinac marayeen Kolonyada. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Wasiirada Horumarinta Reer Miyiga Khadiijo Maxamed Diiriye ay ka mid aheyd wasiirada qaraxaas ka bad baaday, oo Kolonyada la socotay. Qaraxa ayaa ilaa iyo hada la ogeyn qasaaraha rasmiga, hase ahaatee waxaa jira qasaare kala duwan oo gaaray Ciidamada Dowladda ee la socotay Kolonyada iyo dad rayid ah oo ka ag dhowaa goobta. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Jowhar.com
  8. Waxay ilaa iyo hada diidanyihiin inay la fadhiistaan oo wada hadal la sameeyaan dad ay isku diin yihiin, isku af, isku dhaqan, isku famil, isku dal, isku muuqaal,isku doon saaranyihiin aka Shariif & co. Waxay la fadhiisteen dowlad Kirishtaan ah, naga dhaqan duwan, naga dal duwan, naga masaalix duwan, naga af duwan. Cajiib, taas miyaysan ahayn calaamadihii khawaarijta ee asxaabtii nabiga (CSW) dili jiray, gaaladana aamin yeeli jiray.
  9. Al-Shabaab iyo Kenya oo ku kulmay xuduudda Maamulka Al-Shabab ee Beled-xaawo ayaa kulan la qaatay maamulka Mandeera ee Kenya. kulankan oo ahaa kii ugu horeeyey ayaa looga hadlay arrimo kala duwan. Waxa qoray Sahra Abdi Ahmed | Nairobi, Kenya Axad, 07 February 2010 Kulankan waxaa dhinaca Al-Shabaab uga qeybgalay Guddi gaar ah oo ay soo dirsadeen maamulka Beled-xaawo oo ay ku jiraan odoyaal dhaqameed iyo xubnaha ugu sareeya maamulka Beled-Xaawo, halka dhinaca dowladda Kenya ay ka qeybgaleen maamulka Degmada Mandheera iyo odoyaal dhaqameed ka soo jeeda degmadaasi. Labada dhinac waxay gorfeeyeen qodobo uu dhinac walba u u arko inuu dhinaca kale ka tabanayo. Dhinaca maamulka Al-shabaab ayaa waxay soo bandhigeen qodobo ay ka mid ahaayeen: In gudaha Kenya lagu tababaro ciidamo ka tirsan DKMG, taasoo Al-shabaab ay Kenya ka doonayaan inay joojiso, In la joojiyo gabdhaha ciidamada Kenya ay indho-shareerka uga furayaan marka ay u soo gudbiyaan xuduudda dhinaca Kenya. Dhinaca Kenya waxay soo bandhigeen qodobo ay ka mid ahaayeen: In wax laga qabto kooxaha hubeysan ee dhinaca Beled-xaawo ka soo gudbaya ee dhaca ka geysanana Mandhere. In dib loo soo celiyo calaamadihii xuduudda ee ay Al-shabaab hore u burburiyeen. Ugu danbeyntii labada dhinac waxay arrintan u saareen guddi gaar ah oo isla soo eego, iyagoo todobaadkan gudihiisana la filayo in labada dhinac ay saxiixaan. voasomali.com
  10. Gen Morgan in the deep south frontieres, Gen Galaal in Guriceel Frontier, and tonight on Universal tv General C/Qaadir Subxaanyo was telling Hereri to expect big war, What are they planning, With the Government drumming for war it seems they are planning to open multiple fronts on Alshabab then capture Mogadishu easily. and the 60 thousand dollar question is, will the Ethios enter the war this time directly?
  11. disgusting blue and white flag War gabadhan yaree naacnaacda badan yaa meeshsa ka qabta? naayaahee Gaaroodiyeey naa wax isku fal, oo dadka calankooda ha cayn dhiig badan baa usoo daataye.
  12. Magaalada Muqdisho oo foolaneysa dagaal kala bax ah (Warbixin xasaasi ah) Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa saacadihii u dambeeyay gashay marxalado ka duwan kuwii hore, iyadoo haatan magaalada ay la ciir ciireyso saxmad ciidamo aad u fara badan oo Dowladda KMG mar kaliya la soo baxday, kuwaasoo durbaba ku xoojisay goobaha la isku hor fadhiyo ee aagaga dagaalka. Dowladda KMG ayaa maalmahan waday qorshe dagaal iyo guluf ay ku dooneyso in ay ku qaado Xoogaga Mucaaradka isbaheysanaya ee xilligan gacanta ugu jirta inta badan magaalada Muqdisho, iyadoo ay haatan dagaalku ka yahay kal iyo laab. Kumanaan Ciidamo ayaa Dowladda KMG ay ka soo saartay Xeryaheeda ay ku leedahay Caasimada, kuwaasoo qul qulkooda magaalada aad looga dareemay, waxaana saacadihii la soo dhaafay ay ciidamada ay raxan raxan u socdeen wadooyinka magaalada, iyagoo sii galaya aagaga dagaalka. Ciidamadan oo ah kuwo cusub oo dhowaan Dowladda uga yimid tababar ayaa la sheegayaa in ay howl gal ballaaran ku qaadayaan saacadaha dhow saldhigyada Mucaaradka ku leeyihiin Caasimada. Wariyeyaasha ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in magaalada ay gashay daruuro colaadeed, kaas oo u muuqda mid dagaal saacadaha dhow laga fursan karin oo ka qarxa qeybo ka mid ah Caasimada Soomaaliya ee dagaaladu ay wehelka u noqdeen. Ka sokow gulufka ay wado Dowladda oo ah mid iska shaacsan, isla markaana Mas'uuliyiinta Dowladda ay nolol maalmeed ka dhigteen in warbaahinta la hortaagnaadaan wararka ku saabsan duulaanka Dowladda ayaa hadana waxaa muuqata in Xoogaga Mucaaradka dhankooda ay ka feejigan yihiin. Xoogaga Mucaaradka ayaa iyana si aan horay loo arag u soo buuxiyay aagaga dagaalka ee ay difaaca ugu jiraan, waxaase dhinacooda markan u muuqdaan kuwo difaacanaya deegaanada ay gacanta ku hayaan, bedelkii ay horay weeraro ugu soo qaadi jireen goobaha ay Dowladda ku sugan tahay. Shacabka Muqdisho ayaa saxmada ciidan iyo dhaq dhaqaaqyada soconaya ka muujinaya cabsi iyo wal wal hor leh, iyadoo dadkana ay kuu sheegayaan in meeshii labo maroodi ku dagaalanta uu coos ku gacan galayo, iyagana ay sidaas ula mid yihiin. Lama saadaalin karo halka ay u dhici doonto gulufyada iska soo horjeeda ee ka jira Caasimada Muqdisho, hase ahaatee waxaa ay yihiin kuwo qorsheysan oo ay mar horeba ka baaraan degtay Dowladda KMG, sida ay ka dhawaajiyeen Madaxda ugu sareysa Dowladda oo ku hanjabay in ay tallaabo ka qaadayaan Xoogaga ka soo horjeeda. Magaalada ayaa u hada u ek mid foolaneysa dagaal lagu kala baxo, tiiyo Dowladda ay hanjabaadeeda ay sii badaneyso iyo Xoogaga Mucaaradkana oo dhankooda riyo iyo qaraw ku tilmaamaya, waxaana isu bir tumashada iyo dhaq dhaqaaq xaga ciidamada oo ay wadaan labada dhinac uu yahay mid soo dedejin kara dagaalo lagu hoobto. jowhar.com
  13. What do you think of the SSC Garaad's expected saturday's outcome will be. Will they stay with their ina Abtis aka S/Land? or Will they go with their Ina adeers aka P/land. I guess P/land will win this hearts and minds compitition with their siductive BOOWE politics.
  14. waxayna badankoodu u ambabaxeen dhinaca Magaalada Garoowe. It seems the biggest winners of saturday's outcome will be P/land since most Garaads are sunbathing in Garowe.
  15. The answer is no. here are the reasons. 1) Sool and Cayn are landlocked and they will always need access to a port, e.g Berbera or Bosaso. 2) Sool and Cayn are two very poor regions, no ports, no airports, no agriculture, no fisheries, the main economy is lifestock and lifestock need ports to be shipped. The 14 Garaads need to consider these factors and come up with a clear plan to merge fully eather with Pland or Sland, they need to decide whether they want to be with their INA ADEEROOS aka Pland or whether they want to be with their INA ABTIYOOS aka Sland
  16. The answer is no. here are the reasons. 1) Sool and Cayn are landlocked and they will always need access to a port, e.g Berbera or Bosaso. 2) Sool and Cayn are two very poor regions, no ports, no airports, no agriculture, no fisheries, the main economy is lifestock and lifestock need ports to be shipped. The 14 Garaads need to consider these factors and come up with a clear plan to merge fully eather with Pland or Sland, they need to decide whether they want to be with their INA ADEEROOS aka Pland or whether they want to be with their INA ABTIYOOS aka Sland
  17. The answer is no. here are the reasons. 1) Sool and Cayn are landlocked and they will always need access to a port, e.g Berbera or Bosaso. 2) Sool and Cayn are two very poor regions, no ports, no airports, no agriculture, no fisheries, the main economy is lifestock and lifestock need ports to be shipped. The 14 Garaads need to consider these factors and come up with a clear plan to merge fully eather with Pland or Sland, they need to decide whether they want to be with their INA ADEEROOS aka Pland or whether they want to be with their INA ABTIYOOS aka Sland
  18. hence the bombings and killings targeting their militias and puppets. This is a fact. so you support road side bombings? watchout what you wish for Duke. Don't you call that terrorism when that happens in Garowe and bosaso? double standards!
  19. Duke what was this PL minister in tukaraq meeting the SL officials, is the authentic? and if not, is garaad jamac a lier?
  20. Is that why the SSC people are so devided, so many garaads = So many confusion. We used to hear Garaad C/Qani, but since he died a pandora box has been opened.