MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
Waaw Masha'allah. I never thought Puntland region was this green. Masha'allah again, we really have a great country called Somalia, but unfortunetly populated by WAXMAGARATO.
-
http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/09/100908_sawirro_ciid.shtml
-
Soomajeestayaasha Ciidanka Badda ee Somaliland.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
The iron fist of the nation's navy will deal with these ONLF ragtags. -
Soomajeestayaasha Ciidanka Badda ee Somaliland.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
-
Ciidan ka soo degay xeebta Awdal Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Maxamed Cabdi Gaboose Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ciidamadoodu ay ku hareereysan yihiin ciidan gaaraya ilaa laba boqol oo ka soo degay xeebta u dhexeysa Lughaya iyo Seylac. Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland, Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa BBC u sheegay in dadka deegaanku ay arkeen baabuur ilaa saddex gaareysa oo ciidan ka soo qaaday dhinaca xeebta, kadibna ku daadiyay dhul u dhaw buuraleyda Maarmaar, halkaasi oo uu sheegay inay galeen. Gabboose ayaa sheegay in ciidamadu ay haatan kula hareereysan yihiin dhulka buuraleyda xadka u dhexeeya Somaliland , Ethiopia iyo Jabuuti. Waxa uu sheegay in ay heleen hub iyo waraaqo ay ka tageen ciidamadaasi oo uu sheegay inay ku qornaayeen af Soomaali iyo af Amxaari, laakiin aanu xaqiijin karin cidda ay u malaynayaan, ilaa baaritaan lagu sameeyo. Waxaa jira warar sheegaya in ciidamadaasi ay ka tirsan yihiin jabhadda ONLF ee la dagaalanta dowladda Ethiopia. bbcsomali.com
-
[Graphic link.] [ August 25, 2010, 12:58 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo lacago deyn ah dalbaday Aarannews(Hargeysa) Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamud {Siilaanyo} ayaa ganacstada reer Somaliland ka codsaday inay amaahiyaan Lacag dhan Shan milyan oo doollar, si uu ugu dhaqaajiyo howlaha horyaala maamulkiisa. Shir madaxweynaha Somaliland habeen hore uu la yeeshay ganacsatada Somaliland, uuna goobjoog ka ahaa Wasiirkiisa Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wuxuu madaxweyne Siilaanyo ganacsatada uga warbixuyey xaaladda dhaqaale ee Somaliland ka jirta iyo maamulkiisa oo dhaxlay sida uu yiri khasnado maran, kuwaas oo uu kala wareegay xukumaddii hore ee Daahir Rayaale Kaahin, waxa uunu ka codsaday ganacstadaas inay amaahiyaan lacag dhan 5 Milyan oo doollar, taas oo uu sheegay inay xukuumaddiisu isaga bixin doonto sida ugu dhaqsaha badan. Sida uu warku sheegayo Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu kulankaasi ku soo hadal qaaday hantida dowladda ee ay xukuumaddii hore ka iibisay qaar ka mid ah ganacsatada, kuwaas oo uu dhawaan xayiraad ku soo rogay Wasiirka howlaha guud, isagoo wasiirku sheegay inay kala shaandheynayaan ganacsatada waraaqaha heysata iyo kuwa aan heysan. Axmed Siilaanyo waxa uu kulankaas ka sheegay inaanay xukuumaddu dhismaha ka joojinayn cidda xukuumaddii hore ka heysata waraaqo, balse ay talaabadan u qaadeen si ay u kala ogaadaan kuwa aan sharciga haysan iyo kuwa haysta. Wasiirka Maaliyadda Maamulka Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in khasnadda dowladdu la mid tahay halkii uu Alle ha u naxariste Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal ka bilaabay sanadkii 1993-dii, markaas oo uu lacag amaah ah ka doontay dalka Jabuuti. Qaar ka mid ah ganacstada ayaa sida uu warku sheegayo kulankaas ka sheegay inay diyaar u yihiin inay xukuumadda amaahiyaan qadarka lacageed ee ay codsatay, waxaanay mas’uuliyiintii xukuumaddu sheegeen inay ganacstada xafiisyadooda ugu geyn doonaan waraaqo codsi ah iyo qadarka lacageed ee ay shirkad kasta ka doonayaan.
-
Maamulka Axmed Maxamed Maxamud oo lacago deyn ah dalbaday {Hargaysa}11-08-10Maamulka Axmed Maxamed Maxamud {Siilaanyo} ayaa ganacstada reer Hargaysa iyo Burco ka codsaday inay amaahiyaan Lacag dhan Shan milyan oo doollar, si uu ugu dhaqaajiyo howlaha horyaala maamulkiisa. Shirkii habeen hore uu la yeeshay ganacsatada Hargaysa iyo Burco, uuna goobjoog ka ahaa Wasiirkiisa Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wuxuu Siilaanyo ganacsatada uga warbixuyey xaaladda dhaqaale ee maamulkiisa ka jirta iyo maamulkiisa oo dhaxlay sida uu yiri khasnado maran, kuwaas oo uu kala wareegay xukumaddii hore ee Daahir Rayaale Kaahin, waxa uunu ka codsaday ganacstadaas inay amaahiyaan lacag dhan 5 Milyan oo doollar, taas oo uu sheegay inay xukuumaddiisu isaga bixin doonto sida ugu dhaqsaha badan. Sida uu warku sheegayo Axmed Siilaanyo waxa kale oo uu kulankaasi ku soo hadal qaaday hantida maamulka ee ay xukuumaddii hore ka iibisay qaar ka mid ah ganacsatada, kuwaas oo uu dhawaan xayiraad ku soo rogay Wasiirka howlaha guud, isagoo wasiirku sheegay inay kala shaandheynayaan ganacsatada waraaqaha heysata iyo kuwa aan heysan. Axmed Siilaanyo waxa uu kulankaas ka sheegay inaanay xukuumaddu dhismaha ka joojinayn cidda xukuumaddii hore ka heysata waraaqo, balse ay talaabadan u qaadeen si ay u kala ogaadaan kuwa aan sharciga haysan iyo kuwa haysta. Wasiirka Maaliyadda Maamulka Hargaysa Maxamed Xaashi Cilmi oo isna kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in khasnadda dowladdu la mid tahay halkii uu Alle ha u naxariste Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal ka bilaabay sanadkii 1993-dii, markaas oo uu lacag amaah ah ka doontay dalka Jabuuti. Qaar ka mid ah ganacsatada ugu tunka wayn ayaa sheegay in xiligan lagu jiro aysan awoodid lacag intaas dhan, balse ay siin doonaa waxuu awoodood ah, waxayse ku xidheen shuruud ah innaysan maamulku soo faragin ganacsiga ay gudaha ka wadaan, waana tan cashuurta ah aysan bixin doonin inta ay iska soo bixinayso maamulka lacagta ay siiyeen. Maxamed Siyaad Faarax-(Kabaweyne) Hargaysa (Wariye Madaxbanaan) Radio WidhWidh
-
http://www.dalmar.org/view_somali.php?articleid=13227
-
Fresh fighting in galgala Bari heavy casualties
MoonLight1 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
ACUUDU BILLAAH WAR NINKAN CLAN IYO FUTUUT KU HAYO TAN IYO INTUU KU SOO BIIRAY SOL.WARYEE CEELAYOHOY WAR ISKU XISHOO NINYAHOOW, 2010 BAAD WALIWAXAAD WADAA CLANKEENAA SIDAAS AH IYO REERKEENAA HADA KA HOR IDINKA ADKAADAY, ACUUDU BILLAAH, UF IYO AKH BAA LAGU YIDHI. WAR MEESHA LABA KOOX OO AAN QABIIL SHAQO KU LAHAYN BAA ISKU HAYSTA, NINNA TORABORA LAGA SOO AMRAY, NINNA MEEL KALE. SO PLEASE STOP THIS CHILDISH STUP1D NONSENSE. -
Al-Shabaab: We will capture Puntland within Ramadan
MoonLight1 replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
This sound like Indhacade in Dec 2006 saying "The mujahideen will be praying Eid in Addis" and then we know what followed. -
Unlike the rest of Africa and with the exception of South Africa, Somaliland is about to become the first country to carry out peaceful transition of government in the continent. Nimmanyohoow reer SL exgiration iyo kabadbadinta beenta ah baa la idinku nacay. ninka ariclekan qoray waxaa uu akhriyay waa been qaawan oo aan xitaa kastuumo qabin. yes Somaliland had a free and fair elections, but to say that only happened in South africa and SL is bull5hitter. Lets see just some of the sub saharan african states who had free and fair elections. Zambia 1991, 2002,,Ghana 1996,2008,Kenya 2002, Tanzania 2000, 2005, Namibia 2005,2009, Lesotho 2006, list goes on and on and on. So while we congratulate SL for its elections, stop this nonsnce of "we are the only country in subsahara to do this ". secondly recognition has noting to do with free elections, look at Taiwan, North Cyprus, Nagorno Karabakh, and many secetionist countries who had free and fair elecions but still no sign of recognition for decades.
-
Well done Mr Silanyo, you are the New Sarah Palin of Waqooyi Galbeed.
-
England is out of the world cup England 1-4 Germany. What do you Think??? I will throw my TV out of the window.
-
http://english.aljazeera.net/news/americas/2010/06/2010621911237776.html
-
This is like Nick Griffin leader of the faciest BNP party visiting Brick lane of east London. very provocative.
-
This is like Nick Griffin leader of the faciest BNP party visiting Brick lane of east London. very provocative.
-
Cowke Future Prediction And Warning To Garaads and Somaliland
MoonLight1 replied to Cowke's topic in Politics
this pic says it all, CAWKE listening to RADIO QARDHO -
With today's massacre of Buuhoodle, and the capture of Widhwidh by SL we see no Pland official daring to talk about these dangerous issues. As we know Buuhoodle citizens were die hard Puntlanders, but today’s incident seems to push them towards the SSC project and that will be the last nail of Puntland’s coffin in Sool sanaag and cayn.
-
Ciidan Somaliland ah oo Galay degmada Widh-Widh May 21, 2010 Wararka ka imaanaya degmada Widh-Widh ee gobolka Ceyn ayaa sheegaaya in halkaas ay soo gaareen Ciidan ka socda maamulka Somaliland,waxaana ay wataan gaadiidka dagaalka oo fara badan. Qaar ka mid ah dadka degaanka oo ay Horseed Media la xirrirtay iyo dadka lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaaya in Ciidankaas ay saaka halkaas galeen,waxaana ay bilaabeen in ay fariisimo ka samaystaan qaybo ka mid ah degmada. Shacabka ayaa iyagu si aad ah uga soo horjeeda soo gelida Ciidanka Somaliland,waxaana socda qaban qaabo lagu doonaayo in la dhigo mudaaharaad looga soo horjeedo Ciidankaasi. Sababaha ay Ciidanka Somaliland halkaas u yimaadan ilaa iyo hadda lama yaqaano,balse shacabka ku dhaqan degmada Widh-Widh ayaa hore cod dheer ku sheegay in ay yihin Puntland. Maamulka Somaliland ayaa dhaq dhaqaaq ka waday gobolada Sool,Sanaag iyo Ceyn mudooyinkaan iyadoo ay halkaas geynayeen Kaararka Codbixinta ee doorashooyinka. horseedmedia.net
-
Dagaal dhabar jabin ah oo ay itopianka ku soo qaadeen Buuhodle
MoonLight1 posted a topic in Politics
Buuhoodle oo uu dagaal lagu Culus ka dhacay iyo Xiisado kale. Friday, 21 May 2010 09:28 Waxaa maanta duhurnimadii ka Bilowday dagaal faraha looga Gubtay gudaha magaalada Buuhoodle. Dagaalkan ayaa qarxay ka dib markii Ciidamo ka tirsan Dawladda Ethiopia ee Amxaaradu ay dagaal u eg Dhabar jebin ku soo qaadeen magaalada Buuhoodle. Ciidanka Itoobiya ayaa dagaalkaas waxay ku soo qaadeen bartahamaha magaalada Buuhoodle. Waxayna fureen rasaas aad u culus taasoo sababtay in dad badani dhintaa. Dhimashada ayaa hada cago cagaynaysa 13 qof oo shacabkii magaalada ah. Halka dagaal iska caabin ah oo ay qaaden shacabkuna ay ku dileen ugu yaraan 4 askari waxayna shacabku qabteen 2 askari oo ah nooca loo yaqaano Daba qoodhida. Xiliga ay xabada bilaabeen Amxaaradu ayaa ahayd wakhti inta badan Ciidamadii magaaladu lahayd ay u ambabaxeen jiida hore ee Degmada widhwidh halkaasoo ay soo galeen Meshiyo ***** ah oo duulaan ah. Taasoo kentay in magaalada si hawl yar ku soo xulaan Amxaarada iyo dabaqoodhi u badan Beesha Habaryoonis oo la socotey. Dhanka kalena waxaa la demiyey dhamaan shirkadihii telefoonada ee Hargaysa laga xukumayey si aan war loo kala qaadan. Waxaana shirkada ugu hor demeysid ay ahayd Telesom oo shacabka SSC ay aad u sitaan Kaadhkeeda. Waxaana ay arintaasi keentay in uu yaraado wararka laga helayo halkaasi. Wax wara la soco goor dhaw. Jidbaale.com -
I Think Riyale will become the Next PM of Somalia, here are the reasons. 1) His favourite colours are Blue & White (not red, green, or black) watch this interview on 1:53 2) He cancelled the 18th of May anniversary and instead will celebrate the 26th of June when he will be crowned again as the next governor of NW Somalia as well as being a PM. 3) Why swim in a pond when you can have a lake. It seems the allyway muggings are turning into a daylight robory.
-
Surely SYL were great men who tried thair best to free their people from the oppresion of colony, but I always saw many somalis exagirate their effort and rising them to a sainthood and untouchable heros, but are they not the main cause of distroying the dream of Somliweyn by choosing the Italians rather han the British to govern us for 10 years in 1950. as we know the British promised us to return Ogadeeenia and NFD to Somalis if we choose them, but SYL made a killing mistake by choosing the greasy Italians.
-
The breakaway enclave... Now you admit its an enclave, or shall we call it a small pocket of Somalia.