MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
interesting. http://horseedmedia.net/2012/01/08/sheekh-daahir-dagaalada-beelaha-80-al-shabaab-ayaa-ku-lug-leh/
-
As this isin uttered the words of (.......Puntland kama maaranno........) the booing and heckling started from the audiance. http://taleex.net/wp-content/uploads/2012/01/boqor-cabdilaahi.mp3
-
Documentation office ???? Good answer, but not very good one. you guys are the ones making the claim so bring it, lets see, then we'll support your cause. most of the major documents of major agreements since 1991 is available on the net, e.g the SSDF USC peace treaty in Galkacyo 1991, the formation of Puntland signatures, the 2009 Galkacyo agreemement between pl and the federal, The Cali Mahdi Caydiid ceasefire, all these and many others are there to be seen, but where is the Burco documents. JB go and talk you your leaders to publish them.
-
We always hear the Somaliland politicians saying the the SSC Garaads took part on signing the breakaway deceleration in Burco 1991. can anyone get us and post here a copy of this document, if it exists it must be somewhere in Burco or Hargeysa. So this is the 64 thousand dollar question. WHERE ARE THE DOCUMENTS??????????? lets see the proof and the signature of Garaad C/Qani. Otherwise SL guys should get on with their own business and let these folks decide their own destiny.
-
Wonder what brainy Xaabsade has for this conference, must be planning somthing. But I am sure ina cali shire is busy sipping tea in Kallis Garowe recovering shock from the murder of his bro.
-
I think there is one family member among us, and that is Saalax waraabe. any bells. lol
-
Daawo Video Taageeradii Beesha ********** Ee Shirka Khaatumo2
MoonLight1 replied to Aaliyyah's topic in Politics
That colonel looks a Reggi singer with scary voice. -
oops.. this boy is hot headed. calm boy calm.
-
There are known knows = Khatumo is taking place. There are things we know that we know = KH2 is taking place inside Sland terretory. There are known unknowns = a state called SSC will be declared or not. There are things we now know we don't know. = How Ethiopia will react to the new born state. But there is also unknown unknowns. = which of the two Ali's will be the president.
-
http://www.jowhar.com/?p=10894
-
A hawkish Xaaji. reminds me of Rumsfield.
-
Xaaji Cabdi Waraabe oo ka hadlay shirka Taleex iyo Burburka soo waajahay xisbiga UDUB PDF Print E-mail Written by Qaran news Jan 06, 2012 at 12:04 PM Hargysa,(Qaran news0-Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo ah xildhibaanka ugu da'weyn golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay shirka uga socda beelaha *********** magaalada Taleex oo ka tirsan Somaliland balse ka maqan maamul ahaan gacanta xukumada Siilaanyo oo dayacday sababna u ah in shirkaasi ku qabsoomo,waxaana laga shaki qabaa in halkaas lagaga dhawaaqo maamul goboleed ka soo horjeeda madaxbaaninada Somaliland,sidoo kale wuxuu Xaaji Cabdi Waraabe ka hadlay khilaaf culus oo u dhexeeya garabyada xisbiga UDUB u kala jabay ee ay kala hogaamiyaan gudoomiye xigeenka xisbiga UDUB Axmed Yuusuf Yaasiin iyo gudoomiyaha siyaasada xisbiga Cali Maxamed Warancade. Xaajigu wuxuu sheegay inay beesha *********** waayo arag u tahay qaxooti iyo colaad dagaal,wuxuu xusay in *********** Somaliland wax ka dhisay sidaas awgeedna wixii tabasho ah miiska soo dhigaan balse iska ilaaliyaan in sheydaan durbaano u tumo oo waxaan loo fadhiyin la yimaadaan.Xaajigu wuxuu intaas ku daray inaanay macquul ahayn in Burco iyo Laascaanood kala go'aan. sidoo kale Xaaji Cabdi Waraabe oo la hadlaaya qaar ka mid ah qabqablayaasha horboodaaya shirka taleex ayaa yidhi ''Garaad Abshir Saaalax barlamaankii u horeeyay ee Somaliland ayuu ka mid ahaa,Cali Khaliifna waxaan leeyahay dhulku ma guuree dadkaa guura ee caliyow ka daa dalka fawdada iyo jahawareerka oo kaalay madaxnimada Somaliland ka qeyb gal. Dhinaca kale Xaaji Cabdi Waraabe oo ka hadlaaya khilaafka xisbiga UDUB dhexdiisa ka curtay ayaa yidhi " xisbiga UDUB garabyada isku haya khilaafkoodu waa fudud yahay sidaas daradeed waa inay isutanaasulaan oo ka fogaadaan wixii dildilaac iyo burbur keeni karaa. Wararka ka soo duulduulaya magaalada Laascaanood iyo weliba magaalada shirku ka socdo ee Taleex ayaa sheegayaa in khalkhal iyo buuq ku yimi habsami u socodka shirka *********** ka dib markii lagu murmay maamul goboleed la doonaayo in halkaas lagaga dhawaaqo oo aqlabiyad ergada shirku ka soo horjeesatay,balse waxaa wata fikradan amaba ku kooban tahay kooxaha guurguura ee uu madaxda u yahay Cali Khaliif Galaydh waxaana ku weheliya ra'yigan hogaamiyaha SSC Saleebaan Xagla Toosiye. Qaran news Hargysa
-
I thought we were waiting a recognition from nations, not from a shaikh. lol The sheikh should've visited Seemaal, thats the equivalent of Harlem.
-
Allah said he has created us into tribes and nations, so we can easily identify one another. Alla soomaali caqli xumaa, war heedhe aayada meel aan logu tala galin haku caburinin, waa ninkii yiri oo kale tukan mayo, markii la weydiiyay maxaad u tukan weyday ayuu wuxuu yiri ilaahey sow ma oran "Fawaylun lil musaliin" Waxaa hoogay dadka dukada. sxb prince aayada aad shhegaysaa waxay ka hadlaysaa in qabiilka lagu xiriiriyo qaraabada, in lagu kala ogaado dhaxalka, in adeerka, awoowga iyo ilma adeerta isku kala gartaan, ee loolama jeedo isku kala takoora oo isku dacaayadeeya, oo isku kala faquuqa, tan aad adiga iyo somalida badanaa ula jeedaan waa taa, lets be honest.
-
So Mr FreshPrince are you inserting that the great SNM "Mujahidins" were murderers.
-
This is Marqaan prediction. $300 For SSC budget????????? my head is spinning. Waryaahe have you seen Puntlands budget last week? it was $38 million dollars, This weeks SL Budegt for 2012 is around $95 million dollars,. these two regions with their airports, ports and NGO handouts could not raise more than these figures, So how could you say $300 for poor SSC regions with no sea and airports? Go back to the drawing board mate, stop this wild dream.
-
Who killed Dr Sheekh Axmed Xaaji C/Raxmaa? Here is the answer.
MoonLight1 posted a topic in Politics
Beeshe Tanada ******* oo bayaan ka soo saartay dilkii Shiikh Axmed Xaaji Degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa shaley galinkii danbe shir ka dhacey ayaa laga soo saarey bayaan ka kooban 9 qodob oo ay beesha Tanade ******* ku cadeysay cidii ka danbeysay dilkii Alle ha u naxariistee Dr. Shiikh Axmed Xaaji Cabdirxman oo horaantii bisha December lagu diley magaalada Bossaso. Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen xubno leh issimo ,cuqaal ,aqoonyahano ,culimo ,ganacsato, dhalinyaro iyo dadweynaha reer Galdogob ayaa si cad beesha Tanade ugu qeexdey baayaan ay kasoo saareen cidii ka danbeysay dilkii Dr. Axmed Xaaji,ka dib baaritaan ay sameeyeen xubno gudiyo oo beesha ka soo jeeda si madax banana dhacdan ugu dabo jirrey tan iyo wixii ka danbeeyey dilkii Shiikh Axmed. Bayaankan kasoo baxay beesha Tanade waxaa lagu sheegey in dilka Shiikha ay ka danbeeyeen kooxda Alshabaab oo horey qaar badan oo ka mid ah culimada Somalida iyo madaxda dowlada Puntland ugu eedeeyeen in ay kooxdaasi soo abaabushey. Bayaanka Beesha Tanada ******* ayaa u qornaa sidan: Bayaan beesha ******** ee ku aadan Dilkii Dr. Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Dr. Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mid ah Culimada ugu caansan Somalia waxaa maalintii Isniinta ee ay taariikhdu ahayd 10/01/1433 oo ku beegan 05/12/ 2011 lagu dilay magaalada Bossaso asaga oo sooman maalinta Caashuuraa oo soo tukaday Salaadda Subax meel u dhaxaysa Masaajidka Xassan bin Cali iyo Gurigiisa, Shiikhu wuxuu maalmo ka hor ka yimid Xajka. Beesha ******** waxay ka soo saartay dilkaas foosha xun bayaan ka kooban qodobadan hoos ku xusan: 1) Beeshu waxay uga tacsiyaynaysaa ummadda Soomaaliyeed dilkii foosha xumaa fuleynimadana ahaa ee loo geystay Dr. Sh Axmed Xaaji C/raxmaan, (Allaha u naxariisto) waxayna uga mahadcelinaysaa gurmadkii, garab istaagii iyo ducadii aan kala harka lahayn ee ay geysteen. 2) Maamlintii Shiikha la dilay isla goobta duugta waxaa ka hadlay Dawladda Puntland iyo culumada labadubana waxay ku eedeeyeen dilkan ururka Al-shabaab, arintaas beeshu waxay u aragtay qodob lagu deg degay waxayna goa’aansatay inay beeshu samaysato guddi baaritaan oo madax banaan. 3) Guddigu wuxuu baaritaan iyo dabagal dheer ku sameeyay cid kasta oo la tuhmi karo ama raad gali karo iyaga oo kaashanaya dadwaynaha kala duwan oo la biday inay wax ku biirin karaan baritaankan. dadkaas oo kala jooga koonfurta Somalia iyo waqooyigeeda, si xaqiiqada loo gaarana baaritaanka waxaa la siiyey waqti ku filan. Ilaahay fadligii baaritaankii beeshu sida samirka iyo kaadsiiyaha leh u samaysay wuxuu ku dhamaaday guul. 4) Shiikhu wuxuu ummadda Soomaaliyeed ku dhex lahaa dad fara badan oo aad u jecel oo ay ka mid yihiin rag ay wax wada barteen, rag wax ka bartay, qaraabo iyo asxaab kale oo fara badan oo aad uga wada murugooday dilkiisa. dadkaas meel ay joogaanba waxay isku taxallujiyeen, kana qaybqaateen sidii loo aqoonsan lahaa dadkii sheekha dilay, loona soo qaban lahaa, Allaah ha ka abaalmariyo dadaalkoodii. 5) Beesha ******** iyada oo shirqoolka Dr. Sh. Axmed ku ahaa nabar aad u xanuun badan oo lama filaan ah, haddana waxay go’aansatay in ay is xakamayso, wax tillaabo ahna aysan qaadin ilaa ciddii fal dambiyeedkaas gaysatay laga helayo, waxayna ku dhaqaaqday siday arrintaas uga sal-gaari lahayd iyada oo Ilaahay la kaashanaysa waxayna beeshu hubsatay cidda Sheekha dishay iyada oo aan qadaf iyo xad-gudub kale midna ka dhicin. 6) Beesha ******** waxay u caddaynaysaa ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta oo dhan in dilkii dulmiga iyo bareerka ahaa ee loo gaystay Dr. Sh. Axmed Xaaji C/raxmaan ay fulisey, kana dambaysey Xarakada Al-Shabaabul Al-mujaahidiin, gaarahaan garabka Amniyaadka ee madaxda u yahay Axmed Cabdi Godane. 7) Beesha ******** waxay go’aan wadajir ah ku gaartay in aysan dulmiga lagu dilay Dr. Sh. Axmed Xaaji kaga jawaabin dulmi kale ee ay aqbasho, kuna raalli noqoto wixii Shareecada Islaamku ku xukunto dadkii maleegay dilka Shiikha, kuwii diley iyo kuwii ku caawiyeyba. 8) Beesha waxay u mahad celinaysaa cid kasta oo ka qayb qaadatay baarista iyo qabashada dambiilayaasha, waxayna ka codsanaysaa ciddii taageero ka gaysan karta qabashada dambiilayaasha dhiman inay arrintaas ka caawiyaan. 9) Ugu dambeyntii Hogaanka Ururka al-shabaab beeshu waxay ka sugeysaa jawaab cad oo ku aadan falka ay geysteen. Saxiixa Ugaaska,salaadiinta iyo cuqaasha beesha ******** 1. Ugaas Cali Ugaas Maxamed _______________ 2. Suldaan Zubeyr Maxamuud Xaaji Cali _______________ 3. Sheekh Ibraahim Xirsi Axmed, Afhayeenka Ugaaska _______________ 4. Suldaan Jaamac Shire Geesood _______________ 5. Nabadoon Aadan Warsame Cismaan _______________ 6. Nabadoon C/laahi Liibaan Cabdi Xiddig _______________ 7. Nabadoon Maxamed Axmed Faarax _______________ 8. Nabadoon Shaambilo Maxamuud Fiqi Faarax _______________ 9. Caaqil C/casiis Ismaaciil Cilmi gurey _______________ 10. Nabadoon Bashiir Xaaji Cali Isxaaq _______________ 11. Nabdoon Axmed Cigaal Badhawo _______________ 12. Nabadoon Bashiir Xuseen Cumar (Bashir Carab) _______________ 13. Nabadoon Axmed Nuur Sheekh Xassan Nuux _______________ 14. Caaqil Maxamuud Yuusuf Muuse _______________ 15. Nabadoon Cismaan Maxamuud Takar _______________ 16. Nabadoon Xuseen Axmed Af-cad _______________ 17. Caaqil Sheekh Ibraahim Sheekh Axmed _______________ 18. Nabadoon Sicciid Faarax NuuxCawdgale_________________ 19. C/rashiid MaxamedFaarax (Garawaan)__________________ 20. Maxamuud Axmed Maxamed (Ilkadheere)______________ 21. Nabdoon C/laahi Jaamac Roorshe____________ Wabillahi Tawfiiq,,, Source: http://halgan.net/2011/12/31/beesha-********-oo-ku-eedeysay-dilkii-dr-axmed-xaaji-craxmaan-ururka-al-shabaab/