MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. AUN, gacan ka xaq daran baa gowracday.
  2. The proverb says "If you give fish, you feed for a day, but if you teach how to fish, you feed for ever" Biyahan sanad waliba la dhaaminayo waxaa ka wanaagsan in roobku markuu do'o biya xireeno la sameeyo ama Dam biyaha lagu keydsho, booyadahan mar dhow way dhamaan mana aha Long term solution.
  3. Maaddeey;816387 wrote: what is the 'sifaadka argagaxisada'?.... Sifaadka argagixisada waxaa kamid ah sidaadoo kale qofka u fakaraya. Koow waxay ka bilaabaan argagaxa Fikriga, sida gaaleysiinta dadka iyo in diinta laga saaro. Laba waxay ku xijiyaan argagaxa jirka, taasoo macnaheedu yahay in dhiiga qofka la baneysto, illeyn waa "gaale". Waad ku amaanantihiin reer Puntland in qofkii ku sifooba labadaas aad soo qaqabataan.
  4. Nin reer baadiye ah (xaayow) ayaa markii ugu horeysay wuxuu yimid magaaladii xamar, wuxuu magaalada ku arkay baabuur fara badan, wuxuuse aad ula sii yaabay baabuurka loo yaqaan (VW BEETLE) "eeg sawirka hoos". oo magaalada aad ugu badnaa. Ninkii baa maalintii danbe dib ugu noqday baadiyihii, markaasaa la weydiiyay maxaa kuugu yaabka badnaa ee aad xamar kusoo aragtay. ninkii inta uu dhabannada qabsaday buu yiri "Yaaya, aryaa diindiinka xamar duud weynaa, kaaga daranaa waa damuumaa" taasoo macnaheedu yahay "Diinka ku nool xamar waa mid duud ama dhabarkiisu weynyahay, orod iyo dheereynna wuu ku darsaday". wuxuu u qaatay in gaariga uu yahay Diin magaalooyinka ku nool. VW Beetle.
  5. Nin reer baadiye ah oo aanan waligiis tukan ayaa maalintii danbe masjidka yimid, markuu dukaday ayuu wuxuu ag fadhiistay sheekh xertiisa cashar siinayo, ninkii xertii buu ka mid noqday oo cashar billaw ah baa asagana si gooni ah loogu bilaabay. Ninkii reer baadiye Qulhuwalaha (Suurada qulhuwalah) ayuu si fiican u xifdiyay. Maalintii danbe ayaa shiikhii iyo xertiisii waxaa looga yeeray qof xanuunsan inay quraan soo saaraan, baabuur ayaa masaajidka loogu keenay si loogu qaado. Ninkii reer baadiye xertii buu dhinac ka galay si uu ugu raaco quraanka iyo sabta la cuni doono. shiikhii baa intuu ninkii gacanta soo qabtay ku yiri "adiga quraan badan ma taqaanid oo Qulhuwalah kaliya uun baad taqaan ee naga har" ninkii asagoo ka xun arintaas buu shiikhii ku yiri "Shiikhoow anigana ragga ha iga reebin, Qulhuwalahana Quraanka haka reebin". shiikhii intuu la yaabay oo qoslay buu yiri ina keen haddaba.
  6. Shiekh Hamza is a great man with vast knowledge. love him. Allah bless his soul.
  7. Maaddeey;816004 wrote: Qof Muslim ah ma gaaloobi karo miyaa?.. Waa yaab sida ay ugu fududahay in qof diinta laga saaro. here is a list of some of the ahkaam which should be practiced once a muslim is libeled a Murtad. 1) He will be divorced from his wife. 2) He will be killed. 3) His body will not be washed. 4) He will not be prayed on. 5) He will not be buried in Mslim graves. 6) He can not be prayed for (Duca). 7) He can not inherit or be inherited. and the list goes on. and the only time a muslim can be called a Murtad is when they deny one or all of the pillars/foundations of Islam by say or deeds, then he is to be dialogued about his say or deeds, his intention or NIYAH is clarified, and then if he still insisted on his say/deeds Then the Ulamaa/judges will give a Fatwa about his Riddah. Then he will be given a period of Tawbah/repentance, if it does not work, then and only then the Islamic state (not a group of people) can carry out the sentencing. Its clear Riddah in Islam is not something which can easily be handled by Buuryaqab boys who know nothing about what they are talking about.
  8. Maaddeey;815919 wrote: ^^Kaddaab!! Goormuu Efewerki oo Muslim la dagaalaya la saftay Xasan Dahir?. Derbiyo madax ku garaac aa waddaa!. Horta ogoow Kaddaabnimada waxaa ka xun Xaqiirnimada. 1) Imika waxaad inkiraysaa in xasan daahir ku noolaa Asmara for three years 2007-2010. 2) Inuu taageero iyo advice uu ka heli jiray dowlada Eretria. He was under the very influence of afawarki who hates islam more than Zanawi, ask the Eretrian Muslims. He was enjoying the easylife of asmara while the Muslim Mujaahidiins in eretrea were being sloghtered. Taas hadaysan [walaa wal Baraa'a] soo hoos galeyn, then your intention is as clear as the sun. Anyway we are not going anywhere with this conversion with you saaxiib, horeey soomalidu ugu maahmaahday (Nin meel u caddahay, meeli ka madoow) adiga waxaa kuu cad C/Lahi waa gaal, li ajli reerka uu ka dhashay, adeer Xasan iyo Adeer C/qaasim waa muslimiin, li ajli reerka aad ka wada dhalateen. But keep the good work, your masked monkey takfiiri brothers need you.
  9. Maaddeey;815910 wrote: ...Qofkii la soo safta gaalada waxa uu kala xukun yahay axkaamta oo dhan, wuxuuna noqonayaa taargad muqaawamada u calaamaysan... Alsheikh Xasan Daahir waxaa uu la safnaa oo waligiisa ahaa oo sirta uu ku qarsan jiray Al-sheikh Asayas Afawarqi. Bal ka tali taasna, bal xukunkiisu muxuu noqonayaa? I know you won't have any answer Yaamaadeey.
  10. Xaaji Xunjuf;815842 wrote: Moonlight the question is can they hold ground when things are sorted out in malis capital that will be interesting will they be defeated like north yemen defeated south yemen. Xaji I believe they have no chance of holding, the key players are the neighboring countries, and they are all dead against the idea of secession-ism as it will backfire on them. These bunch of Tuaregs seem to be in a hurry and just declared independence from one sided, they never held referendum like the case of Eritrea and South Sudan as it would've given some sort of legitimacy. and now we are hearing that Bamako the capital is coming back to normal and the military junta heeded to ECOWAS countries pressure and agreed to hand over the rule to a civilian president. So the Tuaregs have no chance, all they will do is continue their guerrilla war in the desert.
  11. peasant;815790 wrote: More like bakhtilalis looool Bakhtilalis.net
  12. Dotoore why are you obsessed with Somaliland? ma gabar bay kuu diideen?
  13. Mooge;815673 wrote: Shariif Sheekh Ahmed oo beryahaan la soo baxay qabyaalad aad u fool xun ayaa la sheegay inuu ku caayay Taleefanka Amp. Nuur cade, .. ّWar heedhe bahasha xageed la aaday. saw ma ogid in shariifka iyo nuur cadde ay isku qolo yihiin. haddii warkan uu sax yahay taas waxay ku tusaysaa in arrintu aysan qabiil shaqo ku lahayn oo nuur cadde shariifka bay ahayd inuu arjigiisa hor marsho oo c/wali dib dhigo. you just shot your self on the foot Mr Wax Mo'oge.
  14. Maaddeey;815627 wrote: Let us agree horta that Yusuf was Murtad, waxa kale ha noo dambeeyaane!. Hahaha. Because you know and I know neither Adeer C/Qasim nor C/Lahi yusuf are Murtads. They are both Muslims, they have their share of negatives and positives like anyone of us. And you can't and won't have the capacity to deny them the mercy of Allah. Maadeey you are struggling like a " chicken being slaughtered, and can not answer questions directly and the vast majority of people are against your idea, have you ever heard this xadiith " لا تجتمع أمتي على ضلالة" : " taasoo macneheedu yahay Umadda nabi Maxammed iskuma raaceyso wax xun, marka ogoow intaanoo ahlu tawxiid wada ah in ay dhibsanayaan in qof kale oo ahlu tawxiid ah diintiisa isbaara loo dhigto, mana wada khaldana ee adigaa khaldan oo wata fikirkan takfiiriga ah.
  15. These guys remind me dhoocilihii isugu faani jiray "cambuurkeygaa kaa qurux badan iyo keygaa kaa qurux bada". I agree with Mario-B this is very childish.
  16. Maadeey ka jawaab su'aasha lagu weydiiyay. 1) C/Qaasim maadaama uusan diinta ku xukumin intuu xukunka heystay 2001-2004 waxaa uu noqonayaa "MURTAD", maku raacsantahay? Zack: adigana Su'aashan ka jawaab. 1) Gaandhi maadaama uu gaalo Kenyati dalka kusoo hogaamiyay, waxaa uu mutaystay "Murtadnimo" gaal ah maku raacsantahay? 2) Sh.Ibrahim Dheere & madaxda kale ee WSLF maadaama ay la safteen dowlada Itoobiya waa "murtadiin" Gaal ah. Maku raacsantahay? Fadlan ka jawaaba su'aalahan.
  17. Maaddeey;815321 wrote: ^^Haddii Ilaahey dad fiican i siiyey sow inaan ku faano maaha! Dadka ayagaa is gaaleysiiyey, sxb. weligaa ma maqashay: 'Ma lam yukaffiril kaafira fahuwa kaafir', no?, Google it, nooh!. now your coming out of the closet. I like it. nothing wrong with you being proud of your clan heroes, but admit it, and thats what you've bravely done so. now lets come to your notion of 'Ma lam yukaffiril kaafira fahuwa kaafir' this shows your lack of Islam and your limited knowledge of the religion. This "Takfeerism" ideology you hold is what makes your likes a human bombs who kill and maim other muslims just because they disagree. But let me tell you, if A/lahi yusuf is Murtad so Abdiqasim was, because while he was in power he never implemented Sharia law which makes him a "non muslim". Mise waa beentey Maadeeyow.
  18. Maadeey come clean saaxiib, its not coincidence that your choice of prominent Somalis are from the same sub-sub clan. Who are you trying to kid buddy? you chose Adeer C/Qasim, Adeer Xasan Adan, Adeer Boqolsoon, Adeer Cayrow and eedo Magool from the 1000s of prominent somalis, and then you have the guts to compare your clannish choice to Gandi and Malcolm X. The veil is dropped saaxiib. Hal waano. dadka aad Gaaleysiinayso iska daa.
  19. Xaaji Xunjuf;815293 wrote: I said it before africa is about to reshaped let's see how it goes tuareg were like the kurds of africa they want their own country. I think this rebellious in the north will be dealt with once the central government of Mali is stable and the coup settles. Bury in mind there are Tuarigs in about nine countries, Algeria, Libya, Niger, Mauritania, Burkina Faso, Mali, Chad, and all of these countries don't want to see an independent Azawad country which will encourage their own Tuarig population to break up.
  20. The recognition of the Independence of South Sudan has opened a Pandora box from Libya to South Africa.
  21. Tuareg rebels declare independence in north Mali A rebel group in northern Mali has declared independence for a region it calls Azawad, after seizing control of the area late last month. The National Movement for the Liberation of Azawad (MNLA) made the statement on its website, adding that it would respect other states' borders. The group is one of two rebel groups to have gained ground in the area after Mali's government was ousted. Coup leaders took over in protest at the failure to stem the rebellion. The declaration comes as rights group Amnesty International warned that Mali was on the brink of a major humanitarian disaster in the wake of the rebellion. It demanded that aid agencies be given immediate access to the country after days of looting, abduction and chaos in the northern towns of Gao, Kidal and the historic city of Timbuktu. On Thursday the MNLA rebels declared a "unilateral" ceasefire after the UN Security Council called for an end to the fighting in Mali - and after it said it had secured territory. A statement posted on the rebel website on Friday proclaimed independence, adding it would respect existing borders with neighbouring states and adhere to the UN Charter. The statement also called for recognition from the international community. The MNLA was formed last year, partly by well-armed Tuareg fighters returning from Libya, where they had backed former leader Muammar Gaddafi. But the UN has previously voiced alarm at the presence of the Ansar Dine group amid the rebel forces, which has links to al-Qaeda and wants to impose Islamic law, or Sharia, across the whole of the West African state. Unlike the MNLA, Ansar Dine is not in favour of an independent northern state. Source: www.bbc.com/news
  22. I hate wadaad shaati diimeed dadka ku dulmiya. waana dadka la cadaabi doono aakhiro laba jeer. ninkan ku doodayo nin ashahaadanayo waa Gaal waa nin ay xumad qabiil hayso. he is using religion to further his clannish hate to others. Although I am not Yey's clan and I did not approve most of his policies, but at the same time its another level to call him a Murtad. saaxiibkeen Maadeey waa nin clannish microscopic wax ku fiiriya. here is his (5 Most prominent Somalis)in earlier thread. Maaddeey;777252 wrote: 1) Mohamed Ahmed Roble 'Boqolsoon' (AUN) 2) Adam Cayroow (AUN) 3) Abdiqasim Salad Xassan 4) Xalima Khaliif Magool (AUN) 5) Xassan Adam Samatar :cool: http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/61369-Your-5-most-prominent-Somalis-in-history/page2?highlight=greatest+somalis Now let me ask you guys, What do you smell?
  23. Where do you feel it is? maybe its Gabiley.