MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
Somalia: Balkanization and Brutalization of Somalia
MoonLight1 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Haatu;827402 wrote: MoonLight1: reer koonfur want a decentralized unitary state, p/land and p/landers only want this federalism thing. So why should one group dictate to the others aayahoodda? Federalism is a realty on the ground and its impossible to reverse it, you have SL who will not accept anything other than federalism if they decide to drop their request for secession, you have Puntland who are the god fathers of federalism and will not accept anything less, and you have the south who don't know what they want, federalism, decentralized unitary, centralized. -
what about HIV positive? haaha, just joking.
-
Somalia: Balkanization and Brutalization of Somalia
MoonLight1 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Haatu;827392 wrote: It is plain that the majority of us southerners are against this federalism thing, but the question stands, why are we reer koonfuur being held hostage by puntland? The south has been anti every thing in the last 21 years, this "Yeelimaa" culture is a rampant in the south, so why Puntland should be hostage to the south Mr Haatu? -
nuune;820964 wrote: It is in Dire Dawa, and I know the family of the girl, and the boy, and the house, can't believe this picture circulated first in Facebook, and in SOL. The boy and the girl's houses are next to each other,waana ilma habreed, or gabadha hooyadeed and wiilka hooyadiis ayaa walaala ah. Hope that clarifies the caption. that changes the whole perspective into a brotherly sisterly greeting. Boy: Abaayo habaryar ka waran. Girl: Aboowe wey fiicantahay, adiga habaryar ka waran. Boy: Wey iska fiicantahay.
-
Israeli Deputy PM: Iran Didn't Threaten To Wipe Us Off The Map
MoonLight1 replied to Somalia's topic in Politics
nuune;820965 wrote: ^^ Kan aad la hadleyso waa gaal, palestine iyo Kashmir toona maba uu maqli karo xaasidnimo awgeed, atheist murtad ah miyaad ka sugi inuu taageero Palestine, marka the "really" meel kale inoo dhig aan isticmaalnee. automatically, every atheist wuxuu isku heestaa siduu diinteena suuban uga baxeyba inuu automatically yahey yahuud, iyo kiristaan. ma anaan fahmin, falastiin wax la yiraahdo ma jirin buu yiri, he seems to be more jew than the real jews themselves. -
Israeli Deputy PM: Iran Didn't Threaten To Wipe Us Off The Map
MoonLight1 replied to Somalia's topic in Politics
faarah22;820938 wrote: there was no palestine before, so how can it be wiped off the map? really? -
so your not stealth somali anymore Homie, you are a Jabuuuutian.
-
Girl: bakarbakar baabuurka ii jooji. Boy: mukuu joojinaayi meelaa ka daahooya.
-
rudy-Diiriye;820931 wrote: I believe the correct q's here is.... how many user names do u have homie??? I think u should just change your username to TROLLER#1...that fits u like a glove!! lol ama just call u t1...aigt. Rudy on daytime, Maadeey at night.
-
Israeli Deputy PM: Iran Didn't Threaten To Wipe Us Off The Map
MoonLight1 replied to Somalia's topic in Politics
if you look at the world map, there is only one country (palestine) have been wiped off the map, and guess who did it. -
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
MoonLight1 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gheelle.T;820653 wrote: Malaha far Somali in lagu gashaa u baahan tahay! si fiican. -
Drones hit Alshabaab bases in the Garowe clan enclave
MoonLight1 replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
xx is a man with identity crises, one minute he is a neo-con secessionist, another he is a shababist moron. -
General C/laahi Siciid Samatar oo diiday Dastuurka Cusub ee Puntland
MoonLight1 replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Shinbir Majabe Here is the article Qaar kamid ah cuqaasha iyo waxgaradka beelaha Cismaan Maxamuud (**********) ee ku dhaqan gobolada Karkaar iyo Bari ayaa si diiran usoo dhoweeyey ansixinta Dastuurka cusub ee Puntland oo shalay magaalada Garoowe lagu meel mariyey. Qaar kamid ah cuqaasha iyo waxgaradka beelahaas oo siyaabo kala duwan ula soo xiriiray warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in ansixinta Dastuurku ay tahay tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday. Gudoomiyaha golaha Guurtida iyo Nabadoonada ee Beelaha Cismaan Maxamuud, Nabadoon Maxamed Aadan Cali (Xangaag) ayaa kamid ah waxgaradka ansixinta Dastuurka sida aadka ah usoo dhoweeyey, wuxuuna mar uu Horseed Media la hadlayey sheegay in arintaasi ay tahay guul usoo hoyatey umadda Puntland islamarkaana ay mudneyd in hadda kahor lagu dhaqaaqo. Ganacsade Cabdilaahi Muuse Xay oo ah ganacsade caan ka ah Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Africa oo isna isaga oo degmada Qardho ku sugan warbaahinta Horseed Media la hadlay ayaa sheegay in ansixinta Dastuurku ay tahay tilmaan cad oo muujineysa sida ay Puntland uga go’an tahay taaba gelinta nidaamka dowladnimo. Ganacsade Cabdilaahi oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay guud ahaan bulsho weynta Puntland inay horay u socdaan islamarkaana aysan dib ugu noqon wixii laga soo gudbey, nabadda iyo harumarkana ay si wada jir ah uga shaqeeyaan, isagoo intaas raaciyey in Dastuurku uu gundhig u yahay dowlad walba, Dastuurka la’aantiisna aysan wax maamul iyo kala danbeyn ahi jiri doonin. Sidoo kale Cabdilaahi Cali Qood oo isaguna kamid ah waxgaradka gobolka karkaar ayaa kamid ah dadka soo dhoweeyey ansixinta Dastuurka, Cabdilaahi Cali wuxuu sheegay in ay wax lagu farxo tahay in Puntland 13-sano kadib ay yeelato Dastuur rasmi ah oo cod aqlabiyad leh lagu ansixiyey. Mr Cali Qood oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay Ansixinta Dastuurka Puntland ay tahay tallaabo u gogol xaareysa in Puntland ay ka gudubto nidaamka maamul ee beelaha ku dhisan oo ay in mudo ah kusoo jirtey ayna u gudubto nidaamka maamul ee Dimuqraadiga ah iyo doorashooyinka ku salaysan axsaabta badan arintaasoo horseedeysa maamul wanaagsan oo ay sinaanta iyo cadaaladdu saldhig u yihiin. Si Puntland ay uga gudubto nidaamkii lagu soo dhisay oo ah kan ay hadda ku shaqeyso waxa uu Cabdilaahi Cali Qood sheegay inay lagama maarmaan tahay in nidaamka loo hayaamayo loogu guuro si taxatar leh iyadoo aan laga tegeyn baahinta maamulka iyo sixidda khaladaadkii yar yaraa ee horay u dhacay. Si kastaba ha ahaatee ansixinta Dastuurka Puntland ayaa waxaa si isku mid ah usoo dhoweeyey dhamaan bulsho weynta ku dhaqan gobolada kala duwan ee Puntland, waana markii ugu horeysey ee ay Puntland yeelato Dastuur noocan ah mudadii 13-ka sano ahayd ee ay jirtey. Horseed Media -
If your cat seems to be an aggressive male, then call him Warlord
-
General C/laahi Siciid Samatar oo diiday Dastuurka Cusub ee Puntland
MoonLight1 replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Th guy lives in London with his family, he went back to Puntland only few weeks ago to stair trouble, but his wife and kids are far away from the fire he is trying to ignite. here is his clan approving the constitution. http://horseedmedia.net/2012/04/19/qardho-qaar-kamid-ah-waxgaradka-iyo-cuqaasha-beelaha-cismaan-maxamuud-**********-oo-soo-dhoweeyey-ansixinta-dastuurka/ -
Xaaji Xunjuf;820557 wrote: Samafal meesha dee laba dawladood ba wada hadlaya dawlada Somaliland iyo dawlada Somalia eeh TFG wax u dhexeyaa ma jirto But you don't have the right to dictate who are the delegates on the other side of the table, just as much as the tfg don't have the right to select your delegation. You can select even Faysal Warabe.
-
Jamac Kediye is an amazing poet. the guy knows how to make a good poet, but unfortunately you don't see lots of his work on the media. soomaali baan ahay is one of my favorite all time poets.
-
if its a female call her. Iskoronyo if its a male call him Buufle.
-
Koow waxay ka bilaabaan argagaxa Fikriga, sida gaaleysiinta dadka iyo in diinta laga saaro. Laba waxay ku xijiyaan argagaxa jirka, taasoo macnaheedu yahay in dhiiga qofka la baneysto, illeyn waa "gaale". And I advice you to avoid Garowe.
-
Maaddeey;816419 wrote: Dadka la soo qab-qabtay ma interview baa lala yeeshay si loo ogaado fekerkooda?, mise kula tahay inay haddey argagaxiso yihiin ay fikirkooda banaanka soo dhigaayaan?. Of course that is what interrogation means. you interrogate the suspected would be terrorists, But hey your right i agree with you Takfiiri terrorists are sleeping cells opportunistic cowards who will blow themselves before they answer for their deeds. But every nation have the right to defend themselves from this (mind and body terror). Good job Puntland.