MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
Breaking news: The new president of Egypt is......
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
First elections in the Pharaohs nation in 7000 years. -
we are waiting for the election commission to come out in the next 5 mins and announce who the winner is Mohammed Mursi (The Muslim brotherhood candidate) or Ahmed Shafiq (The Mubarak camp candidate). who do you think will win? follow it here. will post it as soon as the winner announced
-
Peace = development.
-
6. In la iska kaashado xusida maalinta fara-xalka aduunka. lol I like number six.
-
Aaliyyah;844507 wrote: Wada hadaladii dawladda KMG ah iyo beesha ***** dowladda KMG waanu garanay, beesha xiddigaha waa tuma?
-
wyre;844487 wrote: Mid Geed Jinni Aa Shaqo Lakeenay, Boss-kiisa Aa Baraayay Sida Loo Soo Dhoweeyo Dadka, Wuxuu Yiri "I Fiiri Sida Aan Usoo Dhoweeyo Dadka Kadibna Usoo Dhowee Sideydoo Kale" Gabar Baa Soo Gashay Malab Bey Dalbatay Boss-ki Wuxuu Yiri " Macquul Adigoo Malab Ah, Inaad Malab Inta kasoo Raadsato" Meeshey Kiilo Malab Qaadan Leheyd Shan Kiilo Ey Qaadatay Waxaa Soo Gashay Haddana Mid Rabto Sokor (Sonkor) Boss-ki Wuxuu Yiri "Macquul Adoo Sonkor Ah Inaad Sonkor Inta Usoo Raadsato" Kalaamka Macaan Aa Cajabiyay 10 Kiilo Oo Ey U Baahneyn Ey Qaadatay Kii Geed Jinniga Aa La Yiri Markaaga Gabar Caano Rabto Aa Soo Gashay Kulahaa "Macquul Adoo Lo'di Caanaha Sameyneysay Eh Inaad Caano Inta Usoo Doonato" Gabadhi Xanaaq :D loooooooool that's what I call bad customer service. Thanks for sharing Wyre.
-
he has the face and voice of his dad, the moves of his mum, and the belly of Awees khamiis. the guy dressed tlike a trashy tramp, he needs a good fashion wardrobe.
-
Warsheekh rocks.
-
oba hiloowlow;844347 wrote: ^^ :D yaaya superlog minaa heeysatid waa ceymahee mugaas ar wuuw, Eeboow ani waan sii caraabaahee nabad iyo warsan. Oba its getting late here i have to get some sleep, but listen to this Juba song, especially the first 10 seconds, they speak the pure xaayoow. nice song.
-
oba hiloowlow;844343 wrote: Moonlight waryaa muranka daa hadii kale Gurigii heli meeysid Ar ka kud, Sabarloogaan heystaa xaad rabtaa, yaaya aryaa igaarkaan xaaji abuukar dhaly xaw ahaay, qandha tuur weyn qaade.
-
Somalia;844341 wrote: You are right, keep the city, but it should lose its capital status. yeelimaa.
-
oba hiloowlow;844336 wrote: ama degaan kasto ee dalka ku taal waa leysla lahaanayaa ama hala kala tago That is HAG philosophy, what you don't understand is a capital represents the nation, its where every dialect, culture, and clan should be found, Hargeysa & Garowe are not the capitals of the nation, I am not disputing you to claim Balcad, warsheekh, jowhar, mahadaay as your clan fiefdom city, but to claim Muqdisho as your clan capital, then it can not belong to all Somalis. Look at Ethiopia 9 ethnic regions and Addis Ababa is a federal state on its own, USA has 50 states and Washington is on its own state (District of Columbia), Germany, South Africa, Canada, Mexico, India etc, all have a capital on its own state. Wax ha isku khaldin sxb. Lugta jecli laga jecli baad wadaa. Definition of a Capital city. A capital city that is also the prime economic, cultural, or intellectual centre of a nation or an empire is sometimes referred to as a primate city source: wikipedia.
-
oba hiloowlow;844334 wrote: ^^ Adeer Naga daa dee Caasimadda kahor inteysan noqon yaa dhulkaas degenaa maa been laysku sheega xamar inteysan caasimad noqon awoowgeey waa daganaa, aabeheey wuu ku dhashay, anigana waan ku dhashay oo ku koray oo ku barbaaray, then i was kicked out and my house right now is occupied by a guy from the area. if after 21 years Oba you believe xamar belongs to a clan then we really have problem in the future.
-
oba hiloowlow;844330 wrote: waliba wuxuu igu yiri ''Xamar cidii burburisay waa cidii lahayd'' Taasina waa fahmi kartaa wuxuu kawado. Tarzan waa Halyeey! I didn't know in xamar hal cid leedahay, mise waa caasimadii umadda oo idil? meel aan idinku soo hagaagno nimanyohoow.
-
Xaaji Xunjuf;844323 wrote: Dr dube cali yare wrote a book in the 50s about the tribal origins of the peoples of Somaliland so he said that his tribe on their maternal side are related to the hararis and his grandmother was from Harar and not from Abyssinia so the Burco folks are not half cast?
-
Xaaji Xunjuf;844320 wrote: I am not sure about Siilaanyos Habesha connection:D you are denying your ancestry grandma. where is Carafaat asagaa tigre iyo amxaaro ku xeeldheere.
-
Xaaji Xunjuf;844318 wrote: WTF:D:D maxaad ku qosleysaa xaaji waa caadiye, even Siilaanyo's great great grand habar was a Tigre i heard, is that true.
-
in his speech iley was insisting the PL isimo to come and he said he will take them to Tigre region to see the Negus tomb and mosque, I am not sure about it, but i think since MJ (the lady) was a Tigre maybe he wants to take them to her grave yard and lough on them.
-
mahad yare;844311 wrote: which one is Puntland?
-
Madaxweyne Faroole oo booqasho ku tegay magaalada Jig-jiga
MoonLight1 replied to Fiqikhayre's topic in Politics
xiinfaniin;844299 wrote: Professor Abtigiis, when I asked you why a D block now, your answer was quite convincing. It would achieve to noble goals in a one stroke , unites Hargeysa and Mogadishu (ditto the union), and deprives Alshabaab from depressed base of D folks in Jubbooyinka ... You're genius so at the end of the day Abtigiis is a stealth, sneaky DAG activist. qarxiska jooji xiin. -
Carafaat;844293 wrote: Oba, Koonfur iyo Waqooyi ma qabiil ayaa lagu noqdaa mise qofka ku dhasha ayaa ah? Wallee Ngonge inuu nin wax og tahay markuu yiri "Clan is everything"Carafaat ma garanayo ma is yeelyeeshaa mise waxbaa kaa si ah.
-
oba hiloowlow;844286 wrote: ^^ War adigoo Reer Waqooyi ah maxaad Xamar ka doone stick to waqooyi! Oba and his Xaayow folks know Waqooyi (Wanqoyi) as anything above Jowhar.
-
Somalia;844271 wrote: Nah, not even that, more like HBAG hehe Abwaan fiiftigiisaa soo gashay.
-
Xaaji Xunjuf;844268 wrote: Anigu hagtan wali maan fahmin maxay tahay ma hagbad cusub baa? Haw!ye Action Group waa urur u ololeeya danaha beelaha H block. Hadda waad fahamtay saw maaha xaaji.
-
oo maant Hiil-Qaran ma HAG bey iska dhex aragtay, waa markii la bililiqeysan lahaa xafiiskiina xamar, war hooy axmad diiriye iyo xaad afaarahooda ha isku galina.