MoonLight1

Nomads
  • Content Count

    2,492
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by MoonLight1

  1. Faroole already congratulated Qaybdiid, but still there is no statement from the president or the PM as far as i know, that could solve the problem.
  2. Abwaan;854148 wrote: MoonLight1, magacan baa kuu been sheegay miyaa? I am sure your abtirsi includes Shir-Wanaaje. . lol@Caalin, GalMudug version on Jaamac Cali Jaamac. lol Shawqi calls me DAYAX NUUR meaning Moonlight;) Where is Xuseen Caydiid in this, is he still in Asmara?
  3. Abwaan;854146 wrote: loool....Nin khatar ah baan kuu maleynayey oo geel dhaliyey ee mar dambe kula sheekaysan maayo. War kan surwaalka jeans-ka xiran yaa hasha ka qabta weligiis geel ma dhalin baad mooddaa. lol True Abwaan, waligey wallahan arag geel dhalaaya, but I saw goats and even cows. Bahasha ninku wuu silciyey, lugaha hore suu uga jiiday waxaan ka baqay inuu kala siibo nirigta oo socon kari waydo.
  4. Tama kalajeex. Laba garre. Kaba kutukade. Qaybdiid. Mudug is full of weird names. I was listening to Caalin today and i was astonished when he said TK's election was legitimate, and he was repeatedly talking about the1995 internal Jifo civil war repeatedly which i thought he was trying to instigate it and whip clan emotions.
  5. Oh my God... cimrigaagoo dheeraado geel dhalaayaas ku tusaa. a wise xamari maahmaah. I never thought i will see a camel giving birth.
  6. Qayabtii Labaad ee Sanadguurdii 14 aad ee ka soo wareegatay asaaska Puntland oo xalay lagu qabtay Madaxtooyada Garoowe (Sawiro + Cod) Xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa lagu qabatay wajigii labaad ee munaasabda lagu dabaaldagaayo maalintii la asaasay dowlada Puntland tasoo malintii shalay qayabtii hore munaasabadaa la qabatay. Munaasabadan oo siwayan loo soo agaasiamay ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynaha Puntland ku xigeenkiisa Gudoomiyah barlaamnka Xubnaha golaha wasiirada golaha barlaamnka Puntland taliayaasha ciidamada madax kasocata hay’addah caalmiaha kooxda hobalda waabari Puntlanda iyo dad wayano kaloo badan Munaasbdaan ayaa waxaa markii ugu haraysay waxaa ka hadalay Wasiirka arimaha Gudaha C/laahi Jaamca Ilkajiir kasoo xusay in dadka soomaliyeed khaasat kuwa reer Puntland uu uga hanbalayanayo munsaabada asaaka Puntland ee caawa qayabteeda labaad ay ufadhiyaan waxaan uu sheegay in malintaan ay tahay malin kuwayan dadka reer Puntland. Wasiirda haweenaka iya Ariimah Qoyasaka Puntland Marwo Caasho Geele Diriye oo goobtaa ka hadashay ayaa iyana Xusatay in maalintaan ay tahay maalin qiimo wayn leh deegaanada Puntland oo dhan laga xusaya maanta ayaan haweenaku ay gacan wayan ka gaysteen malintaan xuskeeda iyo asaaskii Puntlandba. Intaasi kadib ayaa goobataa waxaa lagu soo bandhigay Riwaayado iyo heeso tasoo ay soo bandhigayen kooxda hobolada waabri Puntland ku waasoo ay kaga tarjumayeen maamulka Puntland iyo faa’idooyinka uu gaarsiiya deegaanda Puntland iyagoo siwayan ugu dheeraaday waxa tarka Ciidamda Puntland ay leeyihiin iyadoo Munaasbndaan ay xalay ka qayab qaadatay fanaanad Caanka ah ee Saado Cali Warsmae oo halkaa hees ka qaada kudabdan kasoo jeedisaya, taas oo muujineysa in caafimaadkeedu aad u wanaagsanaa kadib shilkii gaariga. Madaxwayanha Puntland Dr C/rixamaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa ugu danabyantii goobtaa khudbada dheer ka soo jeediyey waxaaa uuna ka hadalay dhaqaalha Puntland iyo sida ay dowlada Ugu jirto dhaqaal xumada jirata sida looga bixi lahaa, marka dawlad rasmi ah ay Muqdisho ka soobaxdo, si lacagta cusub loo maareeyo, sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka hadley geedi socodka isbedelka Puntland, Aminga iyo sidii shacabka iyo dawladdu u wada shaqeyn lahaayeen. Source: http://horseedmedia.net/2012/08/02/qayabtii-labaad-ee-sanadguurdii-14-aad-ee-ka-soo-wareegatay-asaaska-puntland-oo-xalay-lagu-qabtay-madaxtooyada-garoowe/
  7. This was the capital of so called Caseyrland and now it seems the failed project's objective was to collect money from the diaspora by Dooxajoog and his cronies.
  8. Degmada Baargaal ayaa si weyn looga xusey munaasabada 14 guuradii ka soo wareegtey aasaaska Puntland iyadoo dadweyne aad u tiro badan ay ka soo qeyb galey dabaal dagaasi oo siweyn loo soo agaasimey. Meel Fagaare ah ayaa lagu qabtey xaflad aad u ballaaran oo ay ka haldeen masuuliyiin kala duwan oo ay kamid ahayeen Masuuliyiinta Dawlada Hoose ee Degmada Baargaal, Masuuliyiinta Ciidamada PMF, Nabadoono, Masuuliyiin u hadashay ururada Bulshada , ururada dhalinyarada , ururka barakacayaasha iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada Xafladaas sida heerka sare ah loo agaasimay ayaa ku bilaabatay gaadakaciyaar ay sameeyeen Ciidamada police-ka iyo Ciidamada Badda Puntland oo ku maray qaybo kamid ah magaalada , sidoo kale ururada Dhalinyarada oo uu hogaaminaayay ururka dhaqdhaqaaqa horumarinta Arimaha Bulshada (ACDO) , ardeyda iyo hooyooyinka oo dhar bilicsan qaba ayaa iyaguna socod ku maray Fagaraha kuwaas oo sitey boorar kala duwan oo ay ku qoran yihiin erayo lagu waynaynaayo Maalinta 1 August . source: http://horseedmedia.net/2012/08/01/baargaal-oo-si-weyn-looga-xusay-1da-agoosto-sawiro/
  9. Somalia;853930 wrote: The airport, no way no how, what a dream, there's limitations on peace and appeasement isn't one of them. This airport is being developed soon and halls in more money than any other airport in Puntland, it's tarmac and strategic in every stretch of the imagination when it comes to Somalia. its very easy to disturb the Galkacyo airport, I flew there recently and i was surprised how close Baraxleey was to it. it takes only few boys with AK47 rifles to scare off planes.
  10. Abwaan;853926 wrote: .. anigu ma kula mid noqonayo I need my xaal now. Maandhoow afar faatoxo qaado on behalf of Oba, waliba labaan kuu cadeynaynaa as you are a Mudug boy;). Anyway the big question is will Qaybdiid head North or South on his next war, God forbid. The only viable income for Galmudug to survive is to demand its piece of the airport cake, and that is what i think will cause trouble.
  11. ^ Oba tartiib, waa la soomanyahay, don't take it personal bro, Abwaan is just giving his view. Kubadda dhulka dhig Oba, soonkeenka yuusan jabin.
  12. General Duke;853905 wrote: Moonlight unlike some, I know who ina Qaybdeed is very well. He is a tough enemy but a solid ally also. His election is welomenin taming the many militias in his region. However I believe this is a great development. Again Abti Qaybdeed, I wish you all the best and the people of Galmudug.. Insha Allah. Duke, Hadalkaas waxaan sugayaa inay wax kale ka danbeyn doonaan, Qaybdiid is a solder, and solders know only the gun barrel. Lets see when he settles what he will do, and how he deals with neighboring admins. but I am not optimistic.
  13. Abwaan;853901 wrote: Because Baadiyoow Cowl buu ka soo jeedaa. Shariifkana meel aad uga harto ma garaneysid. Inta Soomaali is sharraxayso why labadooda keliya? lol Abwaanow, Oba supports only the USA candidates;) if you know what i mean.
  14. These ragtags seem to be suffering from Siisoco Soosoco fatigue and they need to take a break.
  15. Abwaan;853875 wrote: It will be interesting to see who is invited to Nairobi si uu saxiixayaasha asbuucaan kulmaya uga qayb galo. If Caalin attends, it looks like in Cabdi Qaybdiid uu bacaad qoorsagaaro ku hayo, but if Caalin is not allowed to attend then that means Caalin daadka ayaa qaaday. your right, i think the other road map signatures have strong influence of convincing Mahiga who is the legitimate president, if Farole, A.wali, and shariifka support caalin then as you said Qaybdiid will be the one who is "bacaad qoorsagaaro ku hayo,";)
  16. ^ or maybe Dahir Alasow is advising him. that guy is so mad on Dahabshiil i don't know what they did to him.
  17. Abwaan;853871 wrote: looool.....They don't know that except few like Somalia who I think want another civil war to break out. http://www.cunaabi.com/playaudio.php?id=228 Abwaan, could you enlighten us the connection between Galmudug and Dahabshiil, if you listen to caalin's interview today he blamed dahabshiil.
  18. this is what is baffling me, the Puntland boys don't realize what they are supporting. Col Qaybdiid is a well known stubborn and a solder who will resort to military in every obstacle. there will be clash of egos between him and Faroole. Qaybdiid is being supported by the hawks who advocate military action against Puntland to get their share on the Galkacyo airport revenues, plus he is an expansionist who will try to expand to ximin&xeeb territories. I believe the future is bleak for the area.
  19. Mooge;853861 wrote: caalin is a spoiler. lol I am still president kulaha. The irony is, this is exactly what he (Caalin) was criticizing Kiimiko for in 2009 "being abroad most of his presidential time", and forced him out. What goes round, comes round.
  20. A day full of events in Somalia 1) The constitution approval. 2) The new president of Galmudug. 3) The 14th anniversary of Puntland. Lets see what Caalin does next.
  21. Gaalkacyo (RBC Radio) Golaha baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug ayaa maanta fadhi ay ku yeesheen, magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxa ay madaxweyne u doorteyn Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), oo horey u soo noqday, taliyihii ciidanka Booliska, iyo wasiirkii macdanta iyo biyaha ee dowladda KMG ah. Kulanka maanta ay yeesheen baarlamaanka Galmudug, oo ay ka soo qeybgaleyn ilaa 22-xubnood, ayaa 20 ka mid ah waxa ay madaxweyne u doorteyn, Gen. Cabdi Xasan Qeybdiid, kaddib markii uu loo lan la galay madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulkaas,, Cabdisamad Nuur Guuleed. Cabdisamad Nuur Guuleed, Madaxweyne ku xigeynkii hore , ayaa codadka baarlamaanka ka helay hal cod, iyagoo guddiga doorashooyinka ay sheegeyn in ay hal cod uu halaabay, sida lagu sheegay doorashada marka ay dhamaatay. Markii gudiga doorashada ay ku dhawaaqday doorashada, waxa goobta ka hadlay Cabdi Qeybdiid oo sheegay, in mudnaanta koobaad ay siin doonaan siddii loo xoojin lahaa ammaanka Galmudug, loogana hortagi lahaa, ammaan darrada deegaannada Galmudug ka dhaca. Waxa kaloo goobta uu sheegay in maamulkiisa uu xoojin doono xiriirka kala dhaxeeya maamul goboleedyada iyo dowladda KMG ah ee hadda jirta iyo mida cusub ee dhalan doonta 20-August ee sannadkan. Cabdi Qeybdiid oo horey, sidoo kale ula soo shaqeeyay hoggaamiyaashii dagaalka Soomaaliya, ayaa waxa uu nooqanayaa madaxweynihii saddexaad ee ay Galmudug yeelato tan iyo markii la aasaasay maamulkaas sanadkii 2006. Mar ay VOA wareesatay Cabdi Qeybdiid, doorashada uu ku guuleestay, in uusan ogeyn madaxweynihii ka horreyay, Maxamed Caalin oo hadda dalka ka maqan, waxa uu yiri ” Caalin lix bilood ayuu deegannada Galmudug ka maqnaa, shaqadiisa waa uu gabay, waxana uu yahay hadda qof xanuunsan” Dhinaca kale, Madaxweynihii hore Maxamed Caalin oo hadda ku sugan Nairobi ayaa sheegay in uusan ku qanacsaneyn waxa meesha, ka dhacay, isagana uusan magacaabin gudiga doorashada oo dad gaar ah ay wataan, ayna foodo ka dhalan karto wixii dhacay sida uu hadalka u dhigay. Si kastaba, doorashada Galmudug, oo ku soo beegan tay, iyadoo maanta la ansixiyay dastuurka qabyo qoraalka maalmahan shirkiisa ka socday Muqdisho, haddana lama yaqaan waxa soo bixi doona. RBC Radio
  22. Muqdisho (PP) -Musharaxa madaxweyne ee Soomaaliya Dr. C/raxmaan Macallin Cabdullaahi (Baadiyoow) ayaa Hambalyo iyo Bogaadin ku aaddan sannadguuradii 14-aad ee kasoo wareegtay aasaaska Puntland u diray Shacabka iyo Maamulka Puntland. Warsaxaafadeed kasoo baxay xarunta murashaxa ayaa lagu sheegay in Dr. Baadiyoow uu hamblayadan u dirayo guud ahaan shacabka Soomaalida, isagoo u rajeeyay shacabka iyo Maamulka Puntland horumar iyo nabad. “Shacabka iyo Maamulka Puntland waxaan u dirayaa hambalyo ku aaddan markii la aasaasay Puntland oo ay kasoo wareegtay 14-sano” ayaa lagu yiri warbixinta kasoo baxday Xafiiska Ololaha doorashada ee Murashax Dr. Baadiyoow. Murashaxan ayaa wuxuu ka mid yahay murashaxiin u tartamaya xilka madaxnimo ee Soomaaliya oo dhici doona bisha August ee sanadkan, isagoo noqonaya murashaxii ugu horeeyay oo Shacbka iyo Maamulka Puntland u diray hambalyo ku aadan markii la aasaasay Dowlada Puntland. Puntland ayaa waxaa la aasaasay 01-dii August 1998-kii, tan iyo xiligaasna waxaa ka jiray Amaan iyo Maamulo la isku bedelo, waxaana aasaaskeeda bilaabay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allaha u Naxariistee Col. Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo geeriyooday horraantii sanadkan. Dabaaldagyo lagu maamuusayo aasaaska Puntland ayaa tan iyo xalay ka socday Magaalooyinka Waaweyn ee Puntland, iyadoo Puntland ay qayb ka tahay Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya. Maxamed Xuseen Jimcaale (Jantiile) Puntlandpost- Muqdisho, Soomaaliya
  23. post here your fav Amin Amir cartoons. Here is my fav three...