MoonLight1
Nomads-
Content Count
2,492 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by MoonLight1
-
Abdiweli would make the best president but money is doing the talking.
MoonLight1 replied to Daqane's topic in Politics
Daqane;857707 wrote: If you want this man to get elected start giving, I will be the first to give $150.00 but my cheque will be coming in at the end of the month, cause all my money is usually in the savings account and now it is in the checking account and then the bank said ....... Where is Somalia, Mooge & Duke, will they dig deep into their pockets;) or are they just arm chair warriors? -
Oba. Kulu fitna cinda geel ma maqli jirtay. Dhibka soomaali heysto wuxuu ka billawdaa kuna dhamaadaa koonfur. soomaalida kale waxoogaa maamul iyo kala danbeyn baa ka jirta, laakiin meesha urtay ee 22 sano dhib, iyo qax uu ka taagnaa waa koonfur waliba Baladweyne iyo wixii ka hooseeyo. Marka dadka deegaanadaas waa inay garwaaqsadaan saan dan inooma aha.
-
http://horseedmedia.net/2012/08/17/siyaasiyiin-loo-diidey-in-ay-galaan-baarlamaanka/
-
A_Khadar;857595 wrote: I even doubted you have the 35.. its actually 38 35+3
-
Abwaan;857587 wrote: MoonLight1, waxaad ogaataa sheekadan dhan waa sheeko fadhi-ku-dirir. Meel ay Farmaajo iyo Caddoow ku midoobeen ma maqlin. I am busy with work, please give me for more hours xog ka fiican fadhi-ku-dirir warkiis anigaa ku soo siinayee. lets wait and see.
-
Carafaat;857584 wrote: Things have changed since Embaghati. In Embaghati AY selected Most of delegates and MP's. I even doubt if Sakiin has influence on **** block after they are sworn in as MP's. They are only with him because he has influence On who becomes an MP. After that its every man for him Or her self. no doubt they are united as a bloc, they are aiming high this time and want to get the BIG ticket to presidency or PM. Sakiin made them aim these positions first time in history.
-
Somalia;857542 wrote: How can Puntland have only 35, that is a travesty, we must get at least 40, what a disgusting defeat, I am ashamed. remember the whole **** bloc has 61 seats, Puntland had more MPs during Carta parliament where the **** bloc alone had 22, but now PL wings has been clipped. Mooge;857542 wrote: one thing that can help abdiwlei is that xariif xasan clan is desiplined and not divided like other clans Your right, this bloc is the most disciplined and they are the presidents makers, remember AY was won by the ****, and again we could see a big surprise. Abwaan we are waiting from you what Caddow is planning? an alliance with Farmaajo doesn't seem to be wise.
-
General Duke;857531 wrote: Abdiweli is president of Somalia, Godax Bare PM, Jawhari Speaker. Both Sharif's out... Duke, do you think Sakiin will give DG to Abdiwali for free????? if there is a such deal, then its obvious he will be crowned as PM.
-
If that is the case here is the result. (Rough estimate, but almost accurate). Total members of parliament 275. Abdiwali Puntland 35 **** 60 Azania 6 Hiiraan 7 Independent voters here and there 3 Total = 103 Farmaajo Gedo/Cabudwaq 10 XX,Galmudug 24 Others 20 independet voters 5 Total = 59 Sheekh Shariif. Banaadir/Sh.dhexe/Sh.hoose 20 Khaatumo 8 Somaliland under (**** block) 55 independent voters 5 Total = 88 Abdiwali is the president of Somalia, then he will appoint Sh.Sakiin as PM. Sheekh Shariif the parliament speaker
-
this sounds JB pretending to be a backpacker.
-
Khadafi;857440 wrote: We need it In times when being "somali" is accociated with Hyeana eating and pirates:D ;)
-
http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-19256643
-
Thanks Narniah, a very useful information.
-
Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO
MoonLight1 replied to oba hiloowlow's topic in Politics
adeerow even the Quran sometimes uses IF to destroy the weak arguiments قل إن كان للرحمن ولد فأنا أول العابدين my argument is even IF lizards are Halal, the prophet (pbuh) declined to eat it. and even if Hyena is "Halal" we somalis don't eat it. Look at this, in Sudan they decorate Henna on the groom's body, does this mean this weardo, sick culture should be imported to Somalia. NO. -
Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO
MoonLight1 replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Maaddeey;857139 wrote: Aflagaadada adaa iiga dheereeya,as I promised, this predator -In Islam- is Halaalun, Halaal!. But the prophet never eat lizards and declined eating it, stop misleading people. "Ibn 'Umar reported that a person asked Allah's Messenger (may peace be upon him) as he was sitting on the pulpit about the eating of the lizard, whereupon he said: I neither eat it, nor do I prohibit it." So even if this hyena meat is "HALAL" for your likes, we (the vast vast majority of somalis) don't, would'nt, and should not eat it. soon we might hear there is an outbreak of "Mad Hyena disease" targeting only terrorists in Kismayo. -
Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO
MoonLight1 replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Nin-Yaaban;857043 wrote: Dhurwaaga in lacuno wuu ubaahan yahay, sababtoo ah, dad badan (ama bahalo kale) ayuu cunay. Marka ha arko dhibaatada uu dadka cuno uu lahey. Waa fikradeyda. ;) its clear from this picture that hyenas have canine and is a terrestrial predatory animal which should not be consumed. (wixii aragiisa ku deeqaa uuntiisa wax ku tara) ninka wax ka raadinaya bahalkan foosha xun waa qof sick ah. -
Galgala News: Xaglatoosiye oo baneeyey wadadii uu garan waayey Galeyr
MoonLight1 replied to Mooge's topic in Politics
after seeing this video, those who are saying XT doesn't have the support of the people of Buuhoodle are either lying or blind. -
Salaad Cali Jeelle is back. He is running for president.
MoonLight1 replied to Mooge's topic in Politics
Salaad Jeelle koba ka waaweynoow gashtay. duf ku bax. -
I feel somehow this is Mahad Yare aka Kingkong in a new mask;)
-
Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO
MoonLight1 replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Alshabaab sheeko ayeey keeneen, walaahi waa sad story, magaalada soomaali ugu qanisaneyd inay faqri badaan oo dadka ay cunaan hilib waraabe, acuudu billahi, markaasaa Maadeey inta kuu yimaado kuleeyahay dadka shabaab baa u fiican. midda kale xadiikan halkey ka galaayaan. عن أبي ثعلبة الخشني أن رسول الله - صلى الله عليه وسلم - قال : { كل ذي ناب من السباع فأكله حرام } رواه الجماعة إلا البخاري وأبا داود ) kaasoo macnihiisu yahay wax waliboo miciyo leh cunidiisu waa xaaraan. haddey shabaab leeyihiin waraabe miciyo malaha waa sheeko cusub. -
Kismaayo iyo waraabe cunoow maxaa kala haaysta VIDEO
MoonLight1 replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Ugaarsiga Waraabaha oo kusoo badanaya Jubbada Hoose iyo Hilibka Waraabaha oo Noqday kan Loogu Isticmaal Badan yahay Jimco, Ogoosto 10, 2012 (HOL) — Kaddib markii maamulka Al-shabaab ee Jubbooyinka uu shaaca ka qaaday inuu xalaal yahay hilibka Waraabaha ayaa waxaa magaalada Kismaayo kusoo batay ugaarsiga iyo ka ganacsiga hilibka Waraabaha, arintaasoo fajac iyo layaab ku noqotay dad badan oo reer Kismaayo ah oo aan iyagu ogeyn waxay diinta Islaamku ka qabto arrintaan. Waraabaha oo kamid ah xayawaanada duurjoogta ayay xarakada Al-shabaab ee Jubooyinka sheegtay in diiniyan uu xalaal yahay islamarkaasina la cuni karo hilibkiisa, waxayna arintaasi keentay in suuqyada lagu iibiyo hilibka uu kusoo bato hilibka Waraabaha. Maamo kamid ah dadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ayaa HOL u sheegtay in hilibka Waraabaha uu siweyn ugu soo batay magaalada, iyadoona sheegtay in hilibka waraabuhu noqday hilibka loogu isticmaal badanyahay ee magaalada Kismaayo. "Kiilaha hilibka Geela waa Sh. Som 100,000 (Boqon Kun), hilibka Waraabaha kiilihiisii wuxuu gaaray Sh. Som 180,000 (180 Kun), waxaana iibsado dadka dhaqaalaha leh oo qura," sidaa waxa yiri mid kamid ah dadka deegaanka oo HOL u waramay isagoo ka gaabsaday in magaciisa la xigto. Ugaarsiga Waraabaha ayaa ka bilowday gobolka Jubada Hoose, iyadoona dadka u ugaarsi tago Waraabaha ay kusoo badanayaan Magaalada Kismaayo. Hadalheynta ugu badan ee magaalada Kismaayo ayaa ah hilibka Waraabaha ee la sheegay in uu xalaalyahay, iyadoona bulshada reer Kismaayo ay u qeybsameen laba qeybood kuwo bilaabay cunista hilibka iyo qaar kale oo badan oo ay layaab ku noqotay in la cuno hilib Waraabe. "Waxaa jiro maqaayado dhowr ah oo lagu iibiyo hilibka Waraabaha, sidoo kale waxaa lagu sameeyaa Saanbuuska iyo cuntooyinka kale ee lagu iibiyo maqaayadahaasi," ayuu yiri goobjooge kale oo ku sugan Kismaayo oo HOL u waramay. Culumada waaweyn ee magaalada Kismaayo ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay cunista Hilibka Waraabaha, waxaana culumada qaar ay qabaan in uu xalaal yahay halka qaar kalena ay sheegayaan in aysan banaaneyn cunista hilibka Waraabaha, waxaana sidan si lamid ah ay Madaahibta Islaamku siyaabo kala duwan uga hadleen hilibka Waraabaha iyadoona Madhabta qaar ay qabto in uu xalaal yahay halka qaar kalena ay qabaan in uu xaaraam yahay. Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya -
Dr Baraxoow soo dhawoow ha is martiyeen, ama fadhi ku dirir ama jiif ku dagaallan as far as you respect the forum rules you'll be safe. again welcome to the big brother house.
-
Breaking news: Ugandan helicopters en route to Somalia go missing.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
Russian made MI-24 -
Breaking news: Ugandan helicopters en route to Somalia go missing.
MoonLight1 replied to MoonLight1's topic in Politics
latest Update Ugandan choppers crash in Kenya Two of the missing Ugandan attack helicopters which went off the radar on Sunday as they flew to Somalia to shore up the final attack on the port city of Kismayu have been sighted after crash. Kenya's Police spokesman Eric Kiraithe said in brief statement: "one has been sighted on Mt Kenya and another in Meru area." We are still trying to find out finer details of the crash and the search and rescue missions are on-going." The choppers three are said to have gone missing within Kenyan airspace as they flew to Somalia, a source said. "One of the pilots has communicated but the terrain is worrying and difficult to manouvre in bad weather even after we dispatched rescue missions, to the scene. One of the choppers landed in a military base in North Eastern Kenya," military spokesman Bogita Ongeri confirmed to The Standard digital. " It is a matter that involves a neighbouring country. We have scanty information but the choopers were headed to to the African Union mission in Somalia. We will inform the public accordingly once details become clearer." A search for the three MI-24 Russian made aircrafts, which disappeared was concentrated near Mt Kenya while a fourth one landed in Garissa, initial reports inidicated. The Kenya Defence Forces officials confirmed the incident but referred journalists to the police saying the incident was a homeland matter. “It's true an incident happened on the choppers but talk to the police or Ugandans themselves. The matter is more of a homeland,” said a senior military officer who asked not to be named. Kiraithe asked for more time to get detailed information on the incidents before making a full statement on the circumstances. It is not yet clear on what happened to the helicopters. The choppers were apparently headed for Baidoa in Somalia. The Uganda People's Defence Forces (UPDF) said a team of helicopters had left a base in the Ugandan city of Entebbe but that only one had landed in the Kenyan town of Wajir, where they were scheduled to refuel before flying on to Somalia. UPDF did not say how many helicopters were missing or how many people were on board. http://www.standardmedia.co.ke/?articleID=2000063954&story_title=Missing-Ugandan-choppers-could-be-in-Kenya