SOO MAAL
Nomads-
Content Count
1,494 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by SOO MAAL
-
Definitely, I am nationalist and patriotic Every Somali person who believe the unity and peace among all Somali people is nationalist
-
Thanks hawd girl for bringing up this topic, Congratulations to those Somali students, despite they facing many problems from academics, language, financial, social, to cultural challenges, and still with infinite hard work and dedication made possible to overcome and succeed in their educational endeavors.
-
HAPPY SOMALI NATIONAL AND INDEPENDENCE WEEK JUNE 26: HAPPY INDEPENDENCE DAY HAPPY FLAG DAY JUNE 27: HAPPY INDEPENDENCE DAY JULY 1: HAPPY INDEPENDENCE DAY HAPPY UNION DAY HAPPY REBUPLICAN DAY
-
The clan faction of Somaliland is not an option for Sool Sanaag and Cayn Regions, for 15 years the people of Sool Sanaag and Cayn Regions choose unity and brotherhood with all Somalia, and opposed the dominion, and hostile faction of Somaliland. It’s impossible that the people of Sool, Sanaag, and Cayn to give up their freedom to racist people, a group of thugs (I am referring to politicians here) SSI: Why has there been so much silence from the African countries or the west on the issue of Somaliland and its achievement in maintaining peace and stability without any external assistance? Some intellectuals argue that in Europe when things did not workout, specially in the former eastern block, the international community had to reconsider the borders of the countries whose unity did not work, and let each one of them go their own directions and he asked why that could not be the case with Somaliland/Somalia affairs. What do you have to say about this? Caqli yaraa, it just can be that way because Somaliland cannot be entity. Somaliland is unworkable idea, because Hargeysa faction is a hostile faction and waging war against other Somali regions like Sool, Sanaag, and Cayn Regions. Mr. Patrick Mizimhaka: I think when you say Europe; we are talking about Western Europe. Western Europe had an interest in the collapse of Soviet Union and other communist countries like Yugoslavia. Africa has no interest in the collapse of any of its member states; we come from different points of view, it would be unfair to compare the two. Africa is actively and ideologically working for the stabilization of each of its members, in the end to facilitate a union of the people of Africa. But to be able to unite the people, you must be under a situation that works towards that objective and therefore stable countries are very important. That is where Africans are coming from, where Europe was very interested in dismantling the soviet empire. Perfect answer, I couldn’t agree more, Africa should work toward the wellbeing, and stabilization of Somalia. Somaliland will make the already volatile region of horn of Africa more unstable. So it is not in the interest of world and Africa to accept so-called Somaliland. Because there is major regions (like Sool, Sanaag, and Cayn Regions) within the borders of former British Somaliland or the unjust and unreasonable borders that the current clan faction of Somaliland that is based in Hargeysa.
-
Dabaaldega Maalinta Weyn ee Kowda Luuliyo Dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxay u diyaar garoobayaan xuska 1-da Luuliyo oo ah maalin taariikh qiimo badan u leh ummadda Soomaaliyeed. Munaasibadaas waxaa lagu xasuusta xoriyadii Koonfurta Soomaaliya, la midowgii Waqooyiga, iyo dhalashadii Jamhuuriyada Soomaalida markii uu sannadku ahaa 1960. Maalintaas qiimaha badan waxey dadka Soomaaliyeed xasuusineysaa abayaashii Soomaaliyeed oo dhiigooda iyo naftooda u huray iney dhisaan dal Soomaaliyeed oo madaxbanaan, kaas oo dadkiisa ugu adeega si gobonimo leh. Aabayaashii u soo halgamay dhismaha iyo jiritaanka Qaranimada Soomaaliyeed waxey dagaal siyaasadeed oo ka culus kii gumeystaha reer Yurub ay gaashaanka ugu dhigeen Cadowga Xabashida. Waxaa Xusid mudan in maalintaas ay ku noqotay Xabashida xidig ku soo baxday oo ay dabooliweysey. Maalintaas waxey Soomaalida u horseeday aqoonsiga jiritaanka dadkeeda iyo dalkeeda. Waxey kaloo Soomaalida dhexgelisey aduunweynaha intiisa kale oo qadarin iyo sharaf ku aqoonsaday. Dhalashada Jamhuuriyada Soomaaliya waxey ku soo ifbixisay aduunkana u soo bandhigtay dhulalka ka maqan. Soomaalida waxay adeegsatay siyaasad iyo aqoon ku saleysan midnimada Soomaaliyeed, sidaasna waxay ugu dagaalantay aaya katalinta umadda Soomaaliyeed ee cadawga gumeysto. Siyaasadii geesinimada ku dhisneyd ee looga soo horjeedey cadowga Xabashida iyo Fransiiska waxey marar badan halis gelisey qaranimadii curdanka ahayd ee Soomaalida, waxaana ka soo gaaray dhibaatooyin soo jiitamayey oo sababay dagaalo sokeeye iyo burbur ku yimid dowladnimadii dhiiga badan loogu daadiyey in loo dhiso dadka Soomaaliyeed. Inkasta oo maanta uu weli jiro calanka Soomaaliyeed, haddana waxaa dalka fursad u helay Cadowgii soo jireenka ahaa ee weligeed Soomaalidu lahayd kaas oo ah Itoobiya. Xabashida marna kama daalin in ay u adeegsato dumista qaranimada Soomaaliyeed madax maqaar saar ah oo ay u sameeysay Soomaalida, kuwaas oo uu ku ciribtirayo jiritaanka xidigtii Kowda Luuliyo.
-
SHIRKII SOMALILAND EE LOS-ANGLES OO ISU BEDALAY GOOB AFLAGAADO.
-
when you see mowgifka reer awdal maxaad la quban ma runtaa ka xanaaqi, ican see truth hurts donot cry :eek: iska xeji runta nin baa tahay baan umaleenayaa !!!
-
sxb caqli darada iskadaa, hadii ey jirtu cid calaacalasa, sifiican baa loo yaqaan cidii calaacalasay 15 sano sidanaa lii galay ama sidanaa lii taabtay. war dad ma tihiin miyaaa war ordoo wax iskufala acudubilaaah
-
Dagaal wiil baa ku dhinta ee wiil kuma dhasho In war sons are killed, but none are born
-
Iraq insurgency could last a decade, admits Rumsfeld Julian Borger in Washington Monday June 27, 2005 The Guardian The US defence secretary, Donald Rumsfeld, yesterday warned that the insurgency in Iraq could go on for at least a decade and confirmed that the army had been in contact with some of its leaders in an attempt to quell the violence. He spoke after insurgents launched coordinated suicide bomb attacks which killed at least 33 people and wounded dozens more in the northern city of Mosul. Mr Rumsfeld said that Iraqis, not US troops, would eventually bring an end to attacks that have killed thousands of civilians and 1,730 American soldiers. His downbeat assessment, during a television interview, was in stark contrast to a claim at the end of May by the vice presiden, Dick Cheney, that the insurgency was "in its last throes". Mr Rumsfeld said: "We're not going to win against the insurgency. The Iraqi people are going to win against the insurgency. That insurgency could go on for any number of years. Insurgencies tend to go on five, six, eight, 10, 12 years." Mr Rumsfeld confirmed that US officials were taking part in talks with insurgent leaders in Iraq. Asked about a report of two such meetings in yesterday's Sunday Times, he told Fox News: "Well, the first thing I would say about the meetings is they go on all the time." He added that Iraq had a sovereign government which could choose its own relationships with different groups of insurgents. "We facilitate those from time to time," Mr Rumsfeld said. Al-Qaida in Iraq and another Sunni extremist group, the Ansar al-Sunnah army, both issued statements on militant Islamic websites yesterday denying having held talks with US or Iraqi government officials. Mr Rumsfeld made it clear that the talks had been with Iraqi insurgents rather than foreign fighters led by Abu Musab al-Zarqawi, a Jordanian extremist. He told NBC television's Meet the Press programme: "It isn't a matter of negotiating with terrorists. There's no one negotiating with Zarqawi or the people that are out chopping people's heads off." General John Abizaid, the commander of US forces in the Middle East said that both US and Iraqi officials were "looking for the right people in the Sunni community to talk to ... and clearly we know that the vast majority of the insurgents are from the Sunni Arab community." Amid steadily declining support for the war in the US and conflicting signals from the Bush administration, Mr Rumsfeld went out of his way to lower American expectations of a quick victory. He said: "We're going to create an environment that the Iraqi people and the Iraqi security forces can win against that insurgency." US war objectives have been ratcheted down in recent months from establishing stability in Iraq to training sufficient numbers of Iraqi government troops to fight the insurgency independently. The policy of lowering expectations however was thrown into confusion by Mr Cheney's claim that the insurgency was "in its last throes". The claim appeared to take other administration officials by surprise and forced them into a string of semantic contortions to explain it. "The fact is that if you look at the context of his remarks, last throes could be a violent last throe, just as well as a placid or calm last throe. Look it up in the dictionary," Mr Rumsfeld said yesterday. He added: "There's no question but that the enemy is a thinking enemy, that their attacks are more lethal than they had been previously. They're killing a lot more Iraqis." The defence secretary's back-to-back television appearances were part of a concerted administration campaign to convince the American public it has a winning strategy in Iraq amid falling home support. That public relations campaign will reach its peak tomorrow night with a prime-time address to the nation by President George Bush, who will call for popular resolve in support of the nation's 135,000 troops still in Iraq.
-
26 JUUN MAALINTII QARANNIMADA SOOMAALIYA Khudbadii Raysal Wasaare Cali Maxmed Geedi Xuska Maalinta 26 Jun. Warkii: Jun 26, 2005 Jawhar(Radiolascaanod.com):-Raysal wasaare Cali Maxmed Geedi ayaa maanta khudbadka jeediyey magaalada Jawhar ee Gobolka Sh/dhexe taas oo ku wajahan maalinta 26jun oo ay gobolada wagooyi Somalia xornnimada qaateen. Halkan ka dhagayso
-
45 Sanno Oo Ka Soo Wareegtay Markii Calanka Soomaaliya La Qotomiyey Warkii: Jun 26, 2005 Laascaanood(Radiolascaanod.com):-Shan iyo afartan sanno ayaa ka soo wareegtay markii gobollada waqooyi ay qateen xornnimadooda ,lana qotobimyey Calanka Soomaaliya , xoriyadaas oo ay guud ahaan Soomalidu dhiig badan u daadisay ayaa hadana gobolada waqooyi waxay ay aad ugu xag jireen gobolladiii kale ee Soomaaliya. Halgan qaatay muddo dheer oo ay dhiigbadan u daadiyeen mujaahidiintii Daraawiishta ayaa waxa uu sababay in uu gumaysigii caddaanka ahaa jiif iyo joogba diido. Gumaysigaas oo ay dad badan oo daba dhilif u ahaa oo Soomaali ahi ay jireen kuwaas oo markii danbe qaarkood fahmeen dhibaatada gumaysiga uu lee yahay , isla markaana ogaaday mujaahidiintii daraawiishtu in ay daafhureen , hogaanka u hayeen halgankii kumanaanka mujaahid ku nafwaayeen,kuna shahiideen. Waxaa hadaba maanta laga xusay magaalada Laascaanood oo iyadu ah goob ay ku dhaqan yihiin faracdii Mujaahidiintii Daraawiishta , iyada oo aanay maalintani maalmaha kale ugu jirin oo ay si diiran u xuseen. iyada oo ay nasiib daro tahay in maanta goobtii calankii quruxda badnaa ee dhiiga badan loo soo daadiyey laga taagay ay ku sugan yihiin dad Soomaalidiid ahi, isla markaana laguba gubay, dibna ugu hanqal taagay heerayadii gumaysiga, maanta ku hadaaqa weedho aan marnaba u cuntami karin qof muwaadin ah oo danaynay karaamadiisa. Waxaa mudan sharaf iyo karaamo mujaahidkasta ciduudoono ha ahaadee oo u soo halgamay sharafta iyo xoriyada Soomaaliya, laga soo bilaabo, mujaahidkii weynaa Sayid Maxmed Cabdulle Xasan, Ismaaciil Mire, Shiikh Bashiir, Faarax Oomaar iyo dhalinyaradii SYL ,SNL,USP iyo qofkasta oo ka dhiidhiyey heeryadii gumaysiga. Maanta iyada oo si wanaagsan looga xusay munaasabada 26 jun magaalada Laascaanood , warbaahinta gobolkuna aad uga hadashay ayaa haddaanunahay bahda website-ka Radiossc/Radiolascaanod.com hanbalyo u diraynaa dhamaan ummadda Soomalaiyeed meelkastooy joogtaba. Calanka Soomaaliya waxaa hal abuurkiisa lahaa Maxmed Cawaale , waxaana markii ugu horaysal lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho 24/10/1954kii , xilligaas oo gobolada koonfureed ay ku jireen xukunkii daakhiliga ahaa ee qaramada mudoobey gacanta ku hayeen. Gobolada waqooyina waxaa calanka looga qotomiyey 26/06/1960 , waxay noqdeen goobtii ugu horaysay ee Soomaaliyeed ee xornnimada qaata shantii qaybood ee Soomalida loo qaybiyey(Waqooyiga , Koonfur, NFD, ******, iyo Jabuuti). Halkan ka dhagayso Geeraar munaasibadan ku saabsan oo uu noo tirinayo Abwaan Jaamac Kadiye. Halkan Ka Dhagayso Heestii uu Geesigii Allaha U naxariiste Maxamuud Axmed Dabagooye u Qaaday Calankeena Buluuga ah
-
Sannad Guuradii Xuska Maalinta 26 Ka Juun 1960 Oo Lagu Qabtay Magaalada Birmingham Ee Boqortooyada Ingiriiska (UK). Warkii: Jun 26, 2005 Calankaanu sugaynaye Sahankiisa ahaynoow Seermaweydo hilaacdayoow Sagal manta darroorayoo Sigadii naga mayrayoow Saq dhaxaanu ahayne Kii soo saaray cadceeddo Samada kii u ekaaye Xiddigaa mid la siiyayoo Saaxirkii kala guurye Sareeyoow ma nusqaamoo Aan siduu yahay eegnee Kaana siib kana saar Cabdulahi suldaan timada cade Somafreemedia waxay manta goobjoog ka ahaayeen shir loogu googol xaarayey qaban qaabada munaasabadaha maalmaha xusida mudan ee ku aadan 26 jun iyo 1 luuliyo oo ah maalmo qiimo gaar ah u leh dhamaan ummada somaliyeed. Sidaa darted waxaa u suurta gashay in ay ururiso fikradaha ay ka qabaan ummadda soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Boqortooyada Ingiriiska (UK) magaalada Birmingham halgankii dheeraa ee loo galay xoriyada ummada somaliyeed iyo maamuuska ay leeyihiin maalmaha 26 jun iyo 1 luuliyo taas oo sidii mudnayd loogu dabaal degin dhacdooyinka taariikhiga ah. Abdinasir Farah Cigaal oo ah Gudoomiyaha Somfreemedia ayaa hadaladiise waxa kamid ah walaale sida runta ma aha waxa layska indha tiri karo munaasabadaha soo jireen ka ah. Taas oo dad badan ay naftoodii u waayeen iyaga oo raadinayey sidii ay ubadkooda ugu heli lahaayeen xoriyad ay ku noolaadaan. Markaa waxaa haboon in la dareen siiyo jiilalka nool iyo kuwa soo korayaba macnaha ay lee yihiin munaasabadaha maalmahada taariikhga ah. Waxaa kaloo isna aan wax ka weydiinay fikirkiisa ku aadan munaasibada 26 Juun Gudoomiyaha Golaha Badbaadada Sanaag Siciid Cabdulahi Uurcad waxaana hadaladisii ka mid ahaa. Xuska maalmaha gobanimadoonka Soomalida waa astaanta jiritaanka somalida ah, marka xusitaanka munaasibada 26 juun waxay ku fadhidaa 2 arimood oo aad muhiim ugu ah qof kasta oo Soomaali ah. 1 26 Juun waxay soo af jartay halgankii gobanima doonka ahaa oo lagula jiray gumaysigii waqtigaa ka talinayey wadankeenna. 2 26 Juun waa taariikhda inta ummada somaliyeed jirtay ay calan xor ah hoos fariisteen iyaga oo ka xaroobay gumaysigii. Halka 1 luuliyo tahay isku tagii labada gobol iyo ka xaroowgii gumaysiga. Dhacdooyinkaa waa dhacdooyin weyn oo muhiim ah mudana in ubadkeena lagu bar baariyo sidii loogu soo halgamay gobanima doonka. Markaa waxay aniga ila tahay in qofkastoo Somali ah uu xasuusto ama uu u dabaal dego munaasabadahaa tariikhiga ah. Waxaa isna aan wax ka weydiinay Gudoomiya Jaalliyadda Birmingham(SCU) Cabdiladiif Ahmed Yacquub waxaana hadaladiisii ka mid ahaa. Aniga oo ku hadlaya magaca ummada somaliyeed dhamaantood meel kasta oo ay joogaan waxaan marka hore tacsi u diraynaa dhaamaan ehaladii ay ka geeriyoodeen halyeyadii naftooda iyo maalmkooda u huray mustaqbalka ummada Somaliyeed. Waxaa iyana xusid gaar ah mudan maalintii xoriyada iyo isku taga somaliyeed oo ku aadan 1 luuliyo oo runtii ah maalin taariikh ah kuna weyn qofksta oo jirkiisu u danqanayo jiritaanka ummada somaliyeed. Waxaa iyana haboon in la baro ubadkeena qiimaha ay lee dahay wadanimadu. Daljacayl, dadjacayl lagana ilaaliyo wixii dhib u keenaya jiritaanka ummada somaliyeed. SOM FREEMEDIA UK BIRMINGHAM
-
Sanad guuradii 45aad ee maalinta 26ka juun oo laga xusayey magaalada laascaanood oo soo gaba sgabowday. Laascaanood 26 juun 2005 Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ayaa waxaa ilaa iyo xalay laga xusayey maalinta 26ka juun ee sanad guuradii 45aad. Waxaa ilaa xalay ku hawlanaa xuska 26ka juun hawlwadeenada radio laascaanood oo hawada si toos ah ugu jiray dadkana dareensiinayey inay maalintani maalin qiimo iyo qadarin mudan tahay. Waxaa abaara 9:00subaxnimo xusay 26ka juun ardayda iskuulka geteway iyo macalimiintooda oo sitay calankii soomaaliya kuna dhawaaqayey heeso wadani ah iyagoo dhex lugaynaya badhtamaha magaalada laascaanood. Waxaa sidoo kale dadweyne aad utiro badani isugu soo baxeen hoolka dawlada hoose ee magaalada laascaanood dadkaas oo isugu jiray madaxda gobolka sool aqoonyahanno waxgarad ururada bulshada dhalinyarada isboortiga haween iyo aradayba Waxaana halkaasi hadallo qiiro galiyey daweynahaasi kasoo jeediyey gudooime ku xigeenka degmada laascaanood ahna kusimaha gudoomiyaha degmada maxamuud warsame cabdi (gurraase). “Xornimadan aan ku naaloonayno waxa inoo soo xereeyey rag mujaahidiin ah oo dalkooda dakooda iyo calankoodaba difaacayey waana muqaddis inaan maalintan oo kale xusnaa innagoo xussi doonna 1luulyo oo ah maalintii soomaaliya israacday†hadalkaasi waxa yidhi duq kuxigeenka magaalada laascaanood maxamuud warsame gurraase. Abwaan jaamac kediye cilmi ayaa gabay uu ugu talo galay 26ka juun ka mariyey fagaaraha dawladda hoose gabaygaas oo aad u qiimo iyo qaayo badnaa dadweynuhu aad moodday inay ooyayeen sheegaynay inay xornimada aynuhaysano inay uruka syl usoo halgameen. Waxaa iyana galabta ciyaar heer sare ahi dhexmartay laba kooxood oo heerka labaad katirsan kuwaas oo ciyaartooda ugu talo galay xuska 26ka juun. Munaasabada 26ka June oo ah markii ugu horeysay oo calanka Soomaaliya laga lulo Waqooyiga Soomaaliya oo markaa xoriyada ka qaatay Gumeystihii Ingiriiska ayaa sanadkan markale kusoo aaday wakhti ay dawladii dhexe ee soomaaliya bur burtay nidaamka waqooyiga ka jiraana oo isku hawlayo sidii uu usuulin Lahaa munaasabadaha taariikhiga ahiyo halgankii dheeraa ee loosoo maray xorriyada. Xuska ayaa kusoo aaday xilli ay maamulka soomaali diidka ee hargaysa ka taliya daandaansi ka wado deegaano ka tirsan gobolka sool. Iyadoo daka deegaankani saadalinayaan sugayaana dawlada federaalka soomaaliyeed ee dhowaan la filayo inay ka shaqo gasho gobollad dalka oo dhan. Munaasabada xuska 26ka juun ayaa dadweynaha magaalada laascaanood soo gaba gabeeyeen 6:30 markhibnim. By C/laahi Qalinle Xuseen Laascaanood Puntland soomaaliya
-
Xuskii 26ka Juun oo laga xusay Magaalada Laascaanood Laascaanood 26 juun 2005 waxaa maanta ilaa iyo xalay laga xusayey magaalada laascaanood sanad guuradii 45aad ee 26ka juun wxaa xalay ilaa iyo hadda xuskaasi wada hawlwadeenada radio laascaanood waxaa iyaguna abaara 9:00kii subaxnimo laga xusay iskuulka hoose dhexe geteway ee magaalada laascaanood . Waxay ardayda iyo macalimiinta iskuulka geteway ay qaadayeen heeso isugu jira wadani iyo nashaa’id oo ay ku luuqaynayeen kuwaas oo la odhan karo waa ardaydii ugu horreysey ee xustay maalinta 26juun ee sanad guuradii 45aad. Akhrishtayaasha iyo dhagaystayaashayadaba waxaan uballan qaadaynaa inay si live ulasocdaan wixii hadba soo kordho iyo halakay marayso xuskii 26ka juun. By C/laahi Qalinle Xuseen Laascaanood Puntland soomaaliya
-
26 JUUN sida taariikhda ku cad waa habeenkii la aasey kalmadaa af ingriisiga aheeyd SOMALI+LAND waa sidii loo aasey GOLDEN COAST, WAA HABEENKII AY DHALATEY SOMALI REPUBLIC .ama jamhuuriyada SOOMALIDA. Haddii uu maanta dhasho ama uu xuriyadiisa qaato wadan cusub waxaa uu yeeshaa astaan , waxaan ula jeedaa CALAN isaga u gaar ah. haddana waxaa kuu cadeyneysa calanka buluuga ee laga suray waqooyi 26 juun 1960 wuxuu ahaa calan ay sameeyeen reer koonfureed xisbigii SYL 12 oktoobar 1954 ayeyna aheeyd tariikhdii xamar laga surey xukunkii daaqligi ahaa. dawladii uu raiisal wasaare ka ahaa abdulahi ciise axmed alla yaa raxma xarumaha dawlada waxaa ka wada surnaa calankaa buluuga kaasoo ahaa mid sidiisaba ay sameeyeen reer koonfureed. waa iga su`aal ah 26 juun 1960 hadii ay dhalatey wax la yiraahdo somali+land oo wadan gaar ah uu dhashey maxaa keenay calan ka surnaa mogadishu ee ay reer koonfureed sameeysteen in halkaa laga suro maalintii uu wadankaa xuriyadiisa qaadanayey, wadan gaar ah waxaa lagu gartaa calan isaga u gaar ah??? Allow umada xaqa waafaji runtana tus, Haddaba dhalashadii SOMALI REPUBLICK EE ASTAANTA U AHAA CALANKA BULUUGA IYO AASKII LA AASEY MAGACII INGRIISKA EE AHAA SOMALI+LAND 26 juun 1960 waa maalin xusid ka mudan iyo maamuus dhamaan umadda somaliyeed waqooyi koonfur . maalintaa qiimaha baddan ma aha kaliya in laga xuso maagaalooyinka waqooyiga somaliya oo kaliya sida buuhoodle laascanood laasqorey iyo xitaa kuwa sida qaldan u xusa ee hargeysa iyo burco, waa in laga xusaa dhamaan dhulka soomaliyeed koonfur iyo waqooyi waayo waa maalintii calanka buluuga waa maalintii dhalashada jamhuuriyada SOOMAALIDA. 26 Juun waa maalin qiima weyn ugu fadhida dhamaan umada soomaaliyeed sida 1 July , waa labo maalmood ey gobolo soomaaliyeed qaateen xoriyada, 1 july waxey dheertahay maalinta 26 Juun ineey tahay maalintii midnimada iyo Jamhuuriyada Soomaaliyeed
-
Caamir thanks bro, Clan is indeed a terrible thing to substitute to nationhood Well that’s what some clannish people want to do, they want to substitute Somalia a nation-state a something called Somaliland which is clan fiefdom. that it is largely a convention of one clan? who else is Somaliland? he would be a very lonely individual for he would be the only one from his numerous communities. Of course that’s the fate of self-interest individuals who don’t do what their people want. Seeing the symbols of Somalism demolished and demonized in a little over than 30 years (1960 - 1991), another 30 years may not be a long time for one to live in the hope of witnessing again the fervor of Somali nationalism swing back to its old youthful vigor and the independence days regain their glory and their prestige. In another 30 years I may still be around writing another elegy for the diverted trajectory of another lost dream or a tribute to a revived culture and reincarnated spirit of a great nation. Ameen
-
Good News!!!
-
Qadhac At least to poor Palestinians want justice, not like so-called Somaliland that want injustice and aggression on others. your response doesn’t make any sense! Remember that Xaq will always win and will prevail, waayo Ilaahay baa la jira
-
Inaa lilaahi wa ileyhi raajicuun Ilaahay marxuumka haa u naxariistu ehaladiisiina ilaahay sabar iyo iimaan haa ka siiyo
-
S/LAND INTA AY NABADDA TAHAY HALA KALA GUURO
-
suldaan dagaal ooge ah siyaasi waalan iyo suufi bidci ah NINKA DAGAAL KU TALIYEY SULDAAN MA U QALMAA
-
Tacsi:-Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Warkii: Jun 25, 2005 Laascaanood(Radiolascaanod.com):-Waxaa Halkan Tacsi Loogu Gudbinayaa Ciyaaryahanka Soomaaliyeed ee Caanka Ah Cabdi Bile Cabdi oo Aaabihii Bile Cabdi Xalay oo ay taariikhdu ahayd 24/06/05 ku geeriyoodey Magaalada Laascaanood. Garaad Salaaman Garaad Maxmed Garaad Maxmuud Caaqil C/rashiid Cali Shire Caaqil Faarex Muuse dhiil C/salan Muuse Deri C/fatax Cismaan Faarax G/Sare C/laahi Maxmed Cabdi(Farabadane) Maxmed Xasan Daahir Nuur Faarax Maxmed Cumar Cali Diriye Axmed Maxmed Jaamac Digaale Maxmed Mire C/raxmaan Maxmed Cabdi Xasan faarax Jibriil C/naasir Jaamac Bulaale Maxmed Yaasiih ali Mukhtaar Xirsi Jaamac. Iyo Dhamaan Shaqaalaha website-ka Radiossc.com/Radiolascaanod.com Waxaan ilaahay Marxuunka Uga baryeynaa in uu naxariistii janno ka warabiyo , eheladii iyo qaraabadiisiina iyi asxaabtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo Aaamiin Aaamiin
-
26 Juun dhalashadii SOMALI REPUBLIC(jamhuriyada somalida) Dhamaan waa salaaman tihiin salaan ka dib waxaan doonayaa inaan ummada soomaliyeed ugu hambalyeeyo maalinta qiimaha baddan ee:- 26 juun 1960 .taasoo ah maalintii ay dhalatey Jamhuuriyada soomalida ama SOMALI REPUBLIC 26 juun 1960 waa maalintii ay dhalatey SOMALI REPUBLIC astaandeeduna aheyd calanka buluuga ee xidigta cad dhexda ay uga taal.. waxaad moodaa in dad baddan aan aqoon u laheeyn taariikhda ayna ka been sheegaan maalintaa 26 juun 1960. Gumeystayaashii talyaaniga iyo ingriiska ayaa waxay dhulka soomalida ay degto u kala qeybiyeen waxii la oran jirey qaasatan afka ingriisiga (ITALIAN-SOMALILAND) iyo( BRITISH-SOMALILAND). Haddaba magacyadaa afka qalaad ah ee ay bixiyeen ingriis iyo talyaaniga waxaa dhacda marar baddan inay reer waqooyiga galbeed, dadka soomalida ee u dhashey degmooyinka waqooyi galbeed ee hargeysa iyo burco ay taariikhda ka been sheegaan ayna ku andocaadaan inay 26 juun 1960 ay tahay maalintii ay dhalatey waxa ay ugu yeeraan soomaali+land, Suaasha la is weydiin karo waxa ay tahay maalintaa 26 JUUN 1960 jamhuuriyadii dhalatey magacii ay laheeyd iyo calankeedii sidee ayuu ahaa?? suaashaa jawaabteeda inta aanan ka jawaabin waxaan doonayaa taariikh yar oo kooban inaad inaan halkan ka sheego, Waxaa jirta afrikada madoow wadankii ugu horeeyey ee xuriyada ka qaata ee ka qaata gumeystayaashii reer yurub wuxuu ahaa wadanka loo yaqaan GHANA,, gumeystihii ingriisku wuxuu ugu yeeri jirey wadankaa GHANA magac uu ingriisku baxsadey kaasoo ahaa GOLDEN COAST 1957 markii ay GHANA xurayada qaadatey habeenkii calanka jamhuuriyada cusub ee GHANA LA SURAYEY ayaa waxaa dhashey magac cusub kaasoo ah GHANA, shacabka reer ghana AY AASEEN GUMEYSITIHII ingriiska iyo magaciisii u dhulkooda ula baxay kaasoo ahaa GOLDEN CAOST Madaxweynihii ugu horeeyey dalkaa kuwame nakuruma ayaa waxa uu ku dhawaaqey magacaa cusub GHANA kasoo ahaa markii ugu horeeysay ee ay dadku dhagahooda ay maqleen magaca GHANA, markii uu kawane nakaruma uu dajinayey calankii gumeysataha britian isla markaana saarayey calankii jamhuuriyadaa cusub ayuu ku dhawaaqey kalmada GHANA Taasoo aheeyd inuu dhashey wadan la yiraah GHANA , isla markaana la aasey magaciii ingriiska ee golden coast. .taariikhdaa gaaban ujeedada aan ka leeyahay waa 26 juun 1960 waa habeenkii la aasey god dheer inta loo qodey lagu tuurey magacii INGRIISKA uu lahaa ee ahaa SOOMALI+LAND waa habeenkii ay dhalatey magac soomaali ah kaasoo dadka soomalida ay baxsadeen magacaa wuxuu ahaa JAMHUURIYADA SOMALIDA AMA SOMALI REPUBLIC astaanteeda lagu gartana ay aheeyd CALANKII BULUUGA EE XIDIGTA CAD DHEXDA UGA TAALEY. Haddaba habeenkii 26 juun 1960 jamhuuriyadii dhalatey magaceedu wuxuu ahaa SOOMALI REPUBLIC ama jamhuuriyada SOOMALIDA, waana taariikh ka been sheegid, been abuur, dadka yiraahda waxaa dhashey maalintaa waxa ay reer hargeysa burco ugu yeeraan SOOMALI+LAND laakiin sida taariikhda ku cad 26 juun waa habeenkii la aasey magacii somali+land dhalashadii jamhuuriyada soomaalida.. Waxaa wax lala yaaba ah in reer waqooyi galbeed wixii ka danbeeyey 1991 ay badalaan tariikhda kuna andocaadaan inay dhalatey habeenkaa wax la yiraahdo SOMALI+LAND 26 JUUN sida taariikhda ku cad waa habeenkii la aasey kalmadaa af ingriisiga aheeyd SOMALI+LAND waa sidii loo aasey GOLDEN COAST, WAA HABEENKII AY DHALATEY SOMALI REPUBLIC .ama jamhuuriyada SOOMALIDA. Haddii uu maanta dhasho ama uu xuriyadiisa qaato wadan cusub waxaa uu yeeshaa astaan , waxaan ula jeedaa CALAN isaga u gaar ah. haddana waxaa kuu cadeyneysa calanka buluuga ee laga suray waqooyi 26 juun 1960 wuxuu ahaa calan ay sameeyeen reer koonfureed xisbigii SYL 12 oktoobar 1954 ayeyna aheeyd tariikhdii xamar laga surey xukunkii daaqligi ahaa. dawladii uu raiisal wasaare ka ahaa abdulahi ciise axmed alla yaa raxma xarumaha dawlada waxaa ka wada surnaa calankaa buluuga kaasoo ahaa mid sidiisaba ay sameeyeen reer koonfureed. waa iga su`aal ah 26 juun 1960 hadii ay dhalatey wax la yiraahdo somali+land oo wadan gaar ah uu dhashey maxaa keenay calan ka surnaa mogadishu ee ay reer koonfureed sameeysteen in halkaa laga suro maalintii uu wadankaa xuriyadiisa qaadanayey, wadan gaar ah waxaa lagu gartaa calan isaga u gaar ah??? jawaabta suaashaa ayaa cadeyneysa dhalashada 26 JUUN 1960 somali republic WHIT THE BLUE FLAG taasoo QEYBTII somali republick ka maqneeyd ay iyaduna gumeystuhu ka kacey 4 maalmood ka dib 1 july sidaana ay kaamil ku noqotey jamhuuriyada soomalida. Haddaba dhalashadii SOMALI REPUBLICK EE ASTAANTA U AHAA CALANKA BULUUGA IYO AASKII LA AASEY MAGACII INGRIISKA EE AHAA SOMALI+LAND 26 juun 1960 waa maalin xusid ka mudan iyo maamuus dhamaan umadda somaliyeed waqooyi koonfur . maalintaa qiimaha baddan ma aha kaliya in laga xuso maagaalooyinka waqooyiga somaliya oo kaliya sida buuhoodle laascanood laasqorey iyo xitaa kuwa sida qaldan u xusa ee hargeysa iyo burco, waa in laga xusaa dhamaan dhulka soomaliyeed koonfur iyo waqooyi waayo waa maalintii calanka buluuga waa maalintii dhalashada jamhuuriyada SOOMAALIDA. HAMBALYO DHAMAAN UMADDA SOOMALIDA EE AAN MAGAC INGRIIS AH WADAN HAMBALYO SOOMAALI.