-
Content Count
2,127 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
14
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Duufaan
-
this obserd. ONLF had made a peace deal with the ethiopian goverment.Since than the region is much more safe and first time new schools and clinics are opening for many villages. the road between Warder and Jigjiga is open for first time. Jigjiga is becoming main regional city. a lot of good things is happening in the region. this should be supported. The region is known Oga and nothing wrong with that name. I do understand some poeple are not happy about it. they will never be happy and do any sacrife if name is changed or not.
-
Ingiriiska's sudden interest in Soomaaliya
Duufaan replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
this has to do rush to Africa, in search of cheap raw material. the game is between china vs west. The west enter the game late but using their colonial tactics -
Che -Guevara;767969 wrote: Extreme poverty, high crime or any social ills is not particular to any region in the world. Picking a tragic moments to score political points is tragic in itself. It is tragic and not unieque to somaliland. however it is very clear now, that somaliland did not achieved any remarkable economic development and political progressm even been more stable than other regions. Somali goverment invested 10 billion investment Berbera alone, more than, it invested the rest of country except moqdisho. Berbera was the only main port in the country. Burco was trade center for somali livestock and Hargeysa was second capital and the home largest military division. Today, things has changed, Berbera is not only main port but still most of somali livestock go throught Berbera from wajeer to Jigjiga. it could change even more if somaliland continue same political direction and that will effect those peoples livehood/
-
For years SL Sol members were bragging the progress made in Somaliland, for many different area, democratic process, safety and security and finally economic development. If Somaliland is not a new India, there is something wrong the picture of Somaliland, we custom to and characterized and represented by SL sol members. Most of us figured out, this was simply revolutionary style propaganda, but never realized the situation in Somaliland is that worse for many people in Somaliland. Very high unemployment for the youth with expensive living standard contributes the problem. SNM territory also known the triangle was always interdependent with it is surrounding neighbors. The people were good traders and their cities were center of trade for large part of Somali. It benefits the community but community remained poorer than other communities because they neither farm, fish nor have large livestock which is primary economic source in Somalia. CONTINUE This what Somaliland media reported? Tirada Hablaha Kufsiga Lagula Kaco Oo Xawli Ku Socda, Shaqo La’aanta Dhalinyarada Oo Qayb Ka Ah Iyo Waalidka Oo Aan Ka War Hayn Xiliyada Gabadhoodu Xafladaha U Baxayso “Bishii Ilaa 10 Hablood In Ka Badan Ayaa Naloo Keenaa, Dadka Falalkan Kufsi Ku Kacaa Waxay U Badan Yihiin Dhalinyaro (Active Group), Xafiiska SARC Waxa Ugu Diyaar Ah Hablo Bileys Ah, Looyarkii Iyo Adeegyadii Kale” Axmed Daahir, Maamulaha Cusbitaalka/Madaxa Xafiiska SARC Hargeysa, December 23, 2011 (Haatuf) – Tirada Hablaha da’yarta ah ee lagula kaco falalka Kufsiga ayaa muddooyinkan u dambeeyey caasimada Hargeysa si xawli ah ugu soo kordhaya, kuwaas oo la sheegay inay geystaan Wiilal dhalinyaro u badan, gaar ahaan kuwa shaqo la’aantu ragaadisay ee ku sugan Xaafadaha kala duwan ee magaalada Hargeysa. Hablaha weerarka bahalnimada ah lagula kaco ayaa la sheegay inay da’doodu u badan tahay 20 jir wixii ka hooseeya, inkata oo ay jiraan caruur isugu jirtaa Hablo iyo Inamo sidoo kale lagula kaco falal faro-xumayn ah, sida uu sheegay Xafiiska SARC oo Cusbitaalka guud ee Hargeysa u qaabilsan dadka falalka Kufsiga lagula kaco. Maamulka Cusbitaalka, isla markaana ah Madaxa Xafiiska SARC Axmed Daahir Aadan oo maalintii shalay Wariyeyaal ka tirsan Wargeyska Haatuf oo booqday Xafiiskooda si ay wax uga ogaadaan dhibaatooyinka la soo darsa Hablaha Kufsiga lala beegsado ayaa sheegay in ku dhawaad Bishii 10 Hablood oo falal Kufsi loo geystay ay xafiiskoodan wax ugu qabtaan, waxaanu yidhi “Bishii ilaa toboneeye in ka badan inay noo yimaadaan ayaa suuragal ah, hablaha dhibaatooyinka Kufsiga loo geystaan ee xafiiskan yimaadaa waxa ay da’doodu u dhaxayso 20 iyo wixii ka yar, waxaana ku jira Caruur Hablo iyo Inamo aad u yaryar oo la faraxumeeyey, isla markaana tiradoodu way sii kordhayso, waxaana hablaha naloo keeno ka mid ah kuwo ay Kufsadeen ugu yaraan saddex Nin, kuwaa oo aan xataa la ogayn inay caafimaad qabaa oo laga yaabo inay qabaan xanuunada lagu kala qaado galmada, sida Jabtida ilaa Aid-ka oo kale, kuwaas oo ka qayb qaadanaya waxyeelooyinka Kufsigu soo gaadhsiiyo Hablaha”. Maamulaha Cusbitaalka iyo Madaxa SARC Axmed Daahir Aadan mar uu ka hadlayey Raga geysta falalka Kufsiga Hablaha iyo waxyaabaha xafiiskoodu uu u qabto dhibanayaasha ayaa waxa uu yidhi “Dadka falalkan Kufsiga ku kacaa waxa ay u badan yihiin dhalinyaro, waa Active group-ka kuwa loo yaqaano, shaqo la’aanta dhalinyarada haysataana waa ka qayb weeyaan, Markaa waxa muhiimka ahi waxa weeyaan dad Islaam ah ayaynu nahay in diinta lagu dhaqmo ayaa muhiim ah, macnihii Diintu waxa xun oo dhan ayaa inaga joogsanaya, in caruurtan xaafadaha tuban dib loogu celiyo waxbarashadii ama dee camal loo sameeyo, Saldhigu waa Diinta Islaamka oo lagu dhaqmo oo lagaga leexan lahaa xumaantan oo dhan. Inantii yarayd Aroos baan tagay bay odhanaysaa, Arooskaas inta laga soo raacay ayay u badan yihiin Hablaha la Kufsadaa, markaa waalidiintu inay aad ula socdaan ayaa la gudboon, markaa Hooyada ayaa loo baahan yahay inay si weyn uga war hayso oo ay la socoto inanteeda. Xafiiskan ku dhex yaala Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Hablaha la keeno waxa ugu diyaar ah hablo isugu jira Bileys, Looyarkii iyo adeegyadii kale ee Caafimaadka u qabanayey, taas oo loogu talo galay in gabadha waxyeeladu ka soo gaadhay Rag hadana ay Ragg kiiskeeda baadhaan taasi waxa ay ku dhalinaysaa dareen sas leh, balse Hablo marka ay u adeegaan maskaxdeedii ayaa dagaysa”. Masuulkan ayaa sidoo kale sheegay in Raga loo qabto falalka Kufsiga ah in aan lagu sii dayn xeer jajab ay odayaal gadhwadeen ka yihiin, balse ay maxkamaduhu mariyaan ciqaabta faldambiyeedka uu ku kacay.
-
this was expected. Pro demoqratic UN is closing somali parlament.
-
lascaanood + buhodle population alone is more than 20% in northern somalia. SNM clans did not experienced much population grown for last five. n decades. there ratio is going down.
-
this is not secret, this was the plan, starting campla accord. still same plan and same thieves.they do not agree anything, only acting.
-
(1) support the unionists in Somaliland (Awdal, SSC, Salal). is abtigiis lost again or entertaining snm members? is this what you mean? (1) support the unionists in Somaliland (snm unionist). I do not think, somaliland will resist, if day comes, just playing game to get more.
-
Somali Everybody else is against except the few groups Mahiga chosed, who cannot agree themselves. This is very different for all other confress since 1991, it is driven by Mahigan. He does not have much succes so far
-
Indeed Puntland have economic success. speacially Garoowe. in the political front and security not good year.
-
Weftigii Wasiirka Arr. dibadda oo Caawa ka ambo-baxay Nairobi una Kicitimay dalka Masar December 23rd, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Weftigii uu Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ee uu weheliyay Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Kenya, ayaa caawa ka dhoofay Magaaladda Nairobi una kicitimay dalka Masar oo ay ka heleen marti qaad rasmi ah dawladda dalkaasi. Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo caawa intii aanay ka dhoofin madaarka Nairobi khadka Telefoonka ugu waramayay shabakada wararka ee Somaliland.Org,waxaanu ka waramay kulan balaadhan oo maanta si wada jir ah magaalada Nairobi kula yeesheen Safiirradda wadamada reer galbeedka u fadhiya Kenya kuwaasi oo ay ku jiraan safiirradda dalalkoodu Somaliland ka taageeraan horumarinta dimuqraadiyadda. “Waxaanu Nairobi kula yeelanay kulan balaadhan oo wada jir ah safiirradda iyo dublamaasiyiinta dalalka reer galbeedka u fadhiya dalka Kenya, waxaanay u badnaayeen dalalka Somaliland ka taageera Gedi-socodka dimuqraadiyada iyo doorashooyinka, waxaanu uga waranay xaalada guud ee dalka ee dhinacyada siyaasadda iyo nabadgelyadda,”ayuu yidhi Wasiirku. Dr. Maxamed Cabdilaahi wuxuu sheegay inay arrimihii ay kala hadleen safiirraddaasi ay ka mid ahaayeen sidii loo sii xoojin lahaa cilaaqaadka ka dhaxeeya Somaliland iyo wadamadooda. “Waxaanu uga waranaysida Somaliland uga go’an tahay doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee la filayo inay dalka ka qabsoonto horaanta sanadka fooda inagu soo haya ee 2012-ka,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu. Wasiirka Arrimaha dibaddu wuxuu sheegay inay kulan la yeesheen qurbo jooga Somaliland ee ku dhaqan dalka Kenya, waxaanu xusay inay warbixin dheer ka siiyeen xaaladda dalka, iyagana ka dhegaysteen tallooyinkooda la xidhiidha dhismaha qaranimadda Somaliland waxaanu carabka ku dhuftay inay u gudbin doonaan xukuumadda. Dr. Maxamed Cabdilaahi oo aanu weydiinay inay magacaabeen Wakiilkii cusbaa ee dalka Kenya, waxa uu sheegay inaan wali qof cusub loo magacaabin jagadii uu baneeyay Marxuum Maxamed Indhobuur oo dhawaan ku geeriyooday dalka Kenya,waxase uu xusay in Ku xigeenkiisii uu sii wado shaqadii xafiiska Somaliland. Weriye Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com
-
Niman uu horkacayo Wiilka dhaqan celiska ah ee ay SNM-tu ku sheegto inuu arimaha dibada u qaabilsanyahay Mohamed Bajaaj iyo kuwo kale oo looga darey Hargeysa iyo dad ka tirsan hayadaha kala duwan ee Dowladda Federalka KMG ayaa shir qarsoodiya uga furmay Magaaladda Qaahira ee dalka Masar sida laga soo xigtey xubno ku sugan magaalada muqdisho una dhuun daloola arima dawlada tamarta daran ee xamar ku sugan. Ergada dawlada Labada Shariif ayaa la xaqiijiyey inuu horkacayo xildhibaan Mohamed Omar Dalxa Dhaqancelis, halka Mohamed Bajaajna uu kulanka qarsoodiga ku wehliyo ninka madaxtooyada u qaabilsan Siilaanyo ee lagu magacaabo Xersi Xaaji Cali. Kulanka labada dhinac ayaa la sheegayaa sida dadka loogu sheegey inay uga wada hadlayaan shirka Magaaladda London ka dhici doono 23 Febaury 2012 ee Dowladda Ingiriiska ku casuuntay garabyadda maamulada ka jira wadanka Somalia, waxaase laga yaabaa iney jiraan ajendayaal qarsoon oo loogu adeegayo kala gooynta wadanka. Shirkan qarsoodiga ah ee Dowladda labada Shariif iyo ergada SNM-tu ku leeyihiin Qaahira ayaa la rumeeysan yahay inuu qeyb ka yahay hindisaha cusub ee Dowladda Ingiriiska ku dooneyso in ay garabyada soomaalida ku qanciso in beesha Isaaqa dawlad loogu citiraafo dhul beelo kale oo soomaaliyeed leeyihiin. ninka sheegta gudoomiyenimada waxa ay ugu yeedhaan xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo Dhiigyacab Ina Kaahin ayaa lagu wadaa inay maalinta sabtida (berito) ku biiraan ergada Jabhada SNM-ta uga qeybgeleysa shirkaa qaahira ka socda. Muuse Biixi iyo dhiigyacab Ina Kaahin iyo dhamaan dadka u xamaasadeysan qadiyada cunsiriyada iyo naceybka ku dhisan ee SNM-ta madaxmartey ee ah dhul aysan lahayn goosaho ku qarwidiisa ayaa la sheegey iney ka careeysan yihiin hadalkii dhawaan Ismaciil Cumar Geelle uga hadlay qadiyadda goosasho ku qarawda ah, mar uu wareysi siinayey wargeys dalka Faransiiska kasoo baxa, ayaa ka dhoofay Magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia halka ay hore uga dhoofi jireen dalka Djibouti. Madaxweynaha Jibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wargeyskaa u sheegay in Somaliland horaantiiba qaldantay oo Calan iyo lacag sameeysatay iyadoo aan ictiraaf Caalamiya heysan taas oo ka dhigan sida uu sheegay: “Inay gaadhiga iyo dameerkii jiidi lahaa isweydaariyeen, oo gaadhigii ka hormariyeen Dameerkii la rabay inuu jiido gadhiga” Allssc newsdesk. London allssc@hotmail.com Short URL: http://allssc.com/?p=19270
-
Somalia has long been a country with political troubles. It is a widespread idea amongst political scientists that the divisions and conflicts that exist on the country are a result of the European colonization in the 19th-20th Centuries, when Somali state colonial boundaries were drawn by the colonizers. Now, some 50 years after most Somali nation gained independence, the country is experiencing a period of turmoil. The term ‘balkanization’ is used in political science to describe a process of breaking up a territory into small, hostile states. It is derived from the events in the Balkans, which saw the splitting up of Yugoslavia into seven states, hostile to each other and resulting in a series of armed conflicts. Could this be applied to what is happening in Somalia and Growe Conference now? When a nation is targeted for Balkanization, the justification for the overt and covert operations such a campaign entails is almost always a “humanitarian” effort to control inter-ethnic strife. The media generate public confusion by fabricating, or exaggerating, ethnic, tribal, mini-wars, often stirred up and paid for by the agents of the would-be Balkanizers The Growe Conference seems severe destabilization of a targeted Somali nation is a logical and necessary prerequisite to Balkanization. The media help to promote that destabilization by their demonization of targeted Somali unionist leaders. Such campaigns often carry overtones of ethnic persecution, along with accusations of corruption, communism, terrorism, or (but only when it suits the westerners.) fundamentalism Whether this Growe event would be classified as an example of Balkanization remains to be seen, since one cannot predict whether the new regional states would be ‘hostile’. Although this Growe Conference does not have the aim to break up the country, it has created an aura of hostility between the people and the ruling elite. One need only think back to the period 1789-1810 to see how similar events in Europe proceeded to create the modern French state. Something should be said about the way in which a very shady peace process has furthered Somalia’s Balkanization, just as it did in Yugoslavia. The Kampala accord (Road Map of Somalia’s balkanization) was not a good deal for the Somali nation; Ex Prime Minister Faramjo was forced to accede by implicit and explicit threats of even greater assistance to the rebels, and an endless war. And in consequence, a divided Somalia became an accepted, institutionalized reality, a solid line drawn through the country in every map that accompanies every news story. The negotiations, stage-managed by the Ugandese. Intensified the demands for the pullout of the Ex Prime Minister Faramjo from his political office, neatly equating the Ethiopian, Ugandan and Kenyans invaders with the troops from different sides of Somali nation. There is no moral equivalency here… Whether Somalia is experiencing a revolution cannot be doubted. Yet, whether this will lead to balkanization, can be. One can only hope that, if any breaking up of territories does occur, it will not have the same consequences as it did in the former Yugoslavia. By: SSC Diaspora (Somali Unity Political office) ssc_diaspora@yahoo.com
-
Shirkii Garoowe Oo Galabta Lagu Kala Kacay Iyo Faroole Oo Gogoshii Laabtay ” Qosolkii Shalay Oo Qiiro Ka Danbaysay”. Garoowe(Allssc): Wararka ka imanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in shirkii wadatashiga Garoowe uu hakad ku yimid isla markaana kulankii maantan lagu kala tagay kaddib markii madaxda kooxaha ka qeybgalayay shirku ay isku af-garan waayeen waxaa laga yeellayo hanaanka awood-qeybsiga ee 4.5. Warar ku dhow dhow shirka oo ay Codka Shacabka SSC heshay ayaa sheegaya in Mudane Faroole ay ka biyo diideen hannaanka awood qeybsiga 4.5 oo ay ku adkeysteen in qaabka awoodda lagu qeybsanayo laga dhigo Degmo iyo Gobol, balse arrintaasi waxaa qaadacay xubnaha kale ee shirka ka qeybgalay. Wixii kasoo kordha AmuurahanKalasoco Codka Shacabka SSC Cismaan Qandala Allssc Garowe Somalia.
-
BRIEFING NOTE on The Constitutional Conference in Garowe and the Roadmap.
Duufaan replied to General Duke's topic in Politics
D -
BRIEFING NOTE on The Constitutional Conference in Garowe and the Roadmap.
Duufaan replied to General Duke's topic in Politics
"Challenges remain. Deadlines have been missed but work is continuing and gradual progress is being made. There have been difficulties in the areas of national reconciliation, declaration of an Economic Exclusion Zone (EEZ) and increasing transparency in governance. Delays have often been due to inadequate capacity, agreement on means of implementation and resources." this is about three things 1) EEZ, which both faroole and Gas supports but thanks TFG parlament and few activist it not done deal 2) Clan fedralism constitutional which father weaken somalia and make difficult to unify clans which majority of somalis oppose 3) Replace the Shariif with a similar person We will see how it will end -
BRIEFING NOTE on The Constitutional Conference in Garowe and the Roadmap.
Duufaan replied to General Duke's topic in Politics
"Challenges remain. Deadlines have been missed but work is continuing and gradual progress is being made. There have been difficulties in the areas of national reconciliation, declaration of an Economic Exclusion Zone (EEZ) and increasing transparency in governance. Delays have often been due to inadequate capacity, agreement on means of implementation and resources." this is about three things 1) EEZ, which both faroole and Gas supports but thanks TFG parlament and few activist it not done deal 2) Clan fedralism conctitutional which father weaken somalia and make difficult to unify clans which majority of somalis oppose 3) Replace the Shariif with a similar person We will see how it will end
-
Popular Contributors