Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. I have learnt that life is what I make of it. I can either choose to see the cup as half full or half empty.
  2. Whoever posted the link on utube must have made it private. See if you can Google the title of the riwaayad
  3. ^ LOL odeygu caadi ma aha. Sifiican baa laakin reer miyiga ninka ah uga gashtay. LOL@ asaga gartaye adi xagee kasoo gashay...qaadigiina waxbu isleeyahay dadka ka dhac!
  4. Boocame Online- Waxaa La Ogaysiinayaa Dhamaan Bulshada Jecel Horumar Ka Hanaqaada gobolada Jubooyinka iyo Gedo Inuu Jiro Shirweyne lagu taageerayo maamul usameynta gobalada Jubooyinka iyo Gedo oo ka dhici doona Toronto,Canada. Fadlan Ha Moogaan Inaad ka Qayb Gasho Taageertana Maamul usamaynta Jubooyinka iyo Gedo. Boocame Online editor@boocame.com
  5. Zash;892271 wrote: Hello ladies, thanks for sharing the recipes. I get most of my recipies from the this website... http://www.fauziaskitchenfun.com It has simple recipes with step by step easy to follow instructions. Thanks. I will check it out.
  6. ^ Adaa mudan. I also hope that you are fasting today since it is the 10th of muharram and that inshallah I'll get some of your ajar LOL..
  7. Alpha Blondy;892442 wrote: seems like you've become a gaal yourself. LOL. LOL bisinka be nice... Odey, Ashura is the 10th day of Muharram (the first month in the Islamic calendar). The prophet csw recommended that we fast on the 9th and the 10th day of Muharram.
  8. Odey, it is good that you refused to attend the Christmas party I personally never understood those Muslims who accept such invitations. Take Norf's advice and buy your colleagues dinner, that way they don't misunderstand and think you are isolating yourself. Good luck.
  9. labo niman oo wawayn oo happy thanksgiving isku leh. War labadaa ciid uun baad leedihiin ee naga fadhiista meel P.s I don't think there is such thing as thanksgiving in sweden.
  10. Abdillahi Farah Warsame (Abdillahi lecture) oo digniin culus u diray maamulka Somalidiidka ah ee ka taliya Hargeysa Abwaanka oo ka duulaya digniintii uu shalay u diray Pro Ali Khaliif Galaydh maamulka Hargeysa ayaa ka digey in ay dagaal sokeeye uu ka holco gobolada waqooyi. http://www.xargaga.net/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=5846
  11. ^ I second that. That video was creepy...
  12. Ninkii so joog laga waayo so jiifso aya laga hela ayaa somaali ku maahmaahda. Bal aan aragno xuduudu so xidho kani, wa aduun gadoomay marka umad kale dhulkooda khasab lugu rabo in lagu qaato oo isla markaana la leeyahay ictiraaf ayaan xaq u leenahay. Waa sheko isqabaneen laakin aad moodid in umad badan sifiican iskaga dhadhiciyeen.
  13. horaa loo yidhi wixi xaqdaro ku hishiiya xaqa bay isku dagalaan.
  14. ^Prof Galayr reer khaatumo gudaha iyo dibadaba way tageersanyihiin. Dhulkoodana xaq bay u leyihiin diyaarna way u yihiin in ay xoreestaan.
  15. Boocame Online- Suxufiyiinta Ururweynaha Khaatumo Journalists Association ,{KHAJA}. Oo Tahniyad Dhalasho u kala diraya labada Suxufi ee kala ah Suleiman Maxamuud Xaashi Dheere iyo Abdulrisaak Maxamed Hindi iyo xaasaskooda. Anagoo ah xubnaha ururka suxufiyiinta Khaatumo State ee ku kala dhaqan dalka gudihiisa iyo debediisa, waxaanu halkan Hambalyo iyo boogaadin uga direynaa labada mas’uul ee suxufiyiinta Khaatumo State ee kala ah gudoomiyaha ururka KHAJA mudane Suleimaan Maxamuud Xaashi Dheere iyo Wakiilka ururka ee dalka Canada mudane Abdulrisaaq Hindi. Labadan mas’uul oo labo wiil ugu kala dhasheen dalalka Maraykanka iyo Canada, kuwaasoo loo kala bixiyey Zaabir Suleiman iyo Caadil Cabdulrisaaq, Saabir yare ayaa ku dhashay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka halka Caadil Cabdulrisaaqna uu ku dhashay Toronto Canada, Cabdulrisaaq iyo Marwadiisa Hoodo Ali Mirre oo aanu leenahay hambalyo Caadil yarena Allaah ha ka dhigo mid diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca. Sidoo kale Mudane Suleiman Xaashi Dheere iyo marwadiisa Farax Yuusuf Maxamed waxaanu lee nahay hambalyo, Allaahna ha ka dhigo Zaabir mid diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca Bi’idni Allaahi kareem. Saxafiyiinta. Asad Cadaani Ibraahim Faysal Jaamac Aadan Ahmed Cabdulqaadir {Darwiish}. Axmed Cali Faarax. C/wahaab Maxamed Cabdi. C.rashiid Caydiid. C/raxmaan Cumar Cabdi. Cadnaan Salaax Maxamed. Maxamed Cismaan Cabdinuur. C/Raxmaan Jaamac Xaashi,{Wadani}. C/rashiid Sanweyne. Ahmed Hiiray ,{Nadaara}. Ismaaciil Ibrahim Ducaale,{Aftaag}. Axmed Laari. Maxamed Maxamuud Xassan,{Boocame}. Cabdi Cirro. Maxamed Xassan Maxamed ,{Cirro}. Xamsa Xasan Gelle. C/Kareem Olol. Cali Yuusuf Cismaan,{Dhegjar}. Diini Cabdullaahi Maxamed. Aadan Shuuriye. Yaasiin Cabdi Axmed. Intisaar Salaax. Igarre Yaasiin Xaaii. Maxamuud Saleebaan Iidle. Aadan Jaamac Oogle (Xabeeb) C/casiis Aaden Jaamac Maxamed Cabdullaahi Khaliif,{Shiine}. Cabdullaahi Qalinlle. Caamaar Cabdullaahi Xassan {Cirro}. Dhamaan Suxufiyiintan oo ku kala sugan gudaha iyo debeda dalka iyo weliba guud ahaan suxufiyiinta kale ee deeganada Khaatumo ee aanan halkan ku xusan, waxay Hamablyo iyo duco u dirayaan labadaas saaxib iyo marwooyinkooda ee wiilashu ugu dhasheen North America, waxaana lee nahay Allaah ha ka dhigo kuwo lagu intifaaco, loona Aayo…………Aaamiin ………………………..Aamiin. editor@boocame.com
  16. Yeah hopefully he has some family members there. Wayna adagtahay qof inta Leeg inu isbadalo laakin qofki nool lagama quusto markaa ilaahay ha hadeeyo
  17. Rafaadku soo maray maxey tahay somaaliyaba mu arkine. Rafaad ka aheen dhibtu isku kalifey uma maleenayo inuu so maray. It is also one thing if he plans to come back illegally and it is quite another for him to say it at court Lol..
  18. Nin-Yaaban;891411 wrote: Our Somali Farah here is very unlucky, hadii eey Xamar katuuraan. Canada is a long way from Mogadishu. Europe ama Arabaha ha iska dhiibo. Oo meeshaas haka siiwato. Read the last line o f the article lol where he says he plans to come back illegally... "It's not hard to come back — I'm talking about illegally," he said, adding where else would he go?
  19. you feel sorry for a drug trafficker? I feel sorry for our home country Somalia. Somalia waxay u baahantahay umad wax tarasa oo waxbaratay oo dhulka horumarkisa ka qeebgalasa uma baahna criminals. Midkasta edabdaran dhulki hooyo uun ba lugu sii wada...inkasto aan ogahay sida articleka shegayo in asagu kani dalbaday in la geeyo. Laakin uma maleenayo in uu dhulki hooyo ku hagaagayo qof 23 jira caqligu maanta heli kari wayey waligi uma maleenayo in uu helayo.
  20. Hanjabada Geesigu Hawo Kumatimade Halkaraanka Khaatumo Hawlgali Galeyroow Hareerta Galbeedkana Halase Iyo Naarbaa Lagushidi Hadhaagee Daawo Vedio http://awdalstate.com/?p=17855
  21. Khaatumo State Oo Go’aansatay Dagaal ay iskaga Difaacayso Gardarrada Maamulka Beesha Dhexe. Halkan Ka Daawo” Difaacul-nafsiga waxa oggol diinta iyo curfiga aadanaha marka ay soo oodanto waddo kasta oo nabad lagu gaadhi lahaa. Beel doonaysa inay beel kale gumaysato ma aha wax suurtagal ah iyo wax qarniga 21aad soconaya. Weliba beel beenba ha ahaatee ku andacoonaysa ilaa maanta in hore loo xasuuqay ay ku indho adkaato muquunin beelo kale. Ilaa hadda sababaha suurtageliyey in gardarrada beesha dhexe sii socoto waxaa ay tahay iyadoo dhinac keliyi dagaalka wado, dhinacyada kalena xeerinayeen Soomaalinimo, islaamnimo, derisnimo, nabad ku wada-noolaansho, iyo raadin siyaabo aan dagaal ahayn oo xal nabadeed lagu gaadho. Arrintaas ayaa dhalisay in beesha dhexe khalad fahamto oo mooddo inay cid ka xoog badan tahay sidaana wax ugu socon karaan iyo waqtiga dheeradaay oo isna hoday. Waqtiga dheeraaday iyo in loo seeto dheereeyo beesha dhexe waxaa sababay isna samir iyo beelaha kale oo yaqaanna cawaaqibta dagaalka, Si kasta oy u qadhaadhay dhibaatada ka dhalan karta Hargeysa, Burco, iyo deegaanada kale ee Beesha dhexe degto, haddana waxaa laga yaabaa in taasi noqoto dawada beesha dhexe oo miyirsata, caqliguna ku soo noqdo. http://harowo.com/cali-khaliif-oo-iclaamiyay-dagaal-ka-dhan-ah-maamulka-hargeysa-halkan-ka-daawo/
  22. A_Khadar;891289 wrote: Succesionists hadal ma maqlaan... Waa runtaa walaal. Suu Prof Cali Khalif yidhi hadey walaalow ama war na daaya hadey ku bixi wayeen khasab bay ku baxayaan . Professorka si qiima badan ayuu u hadlay waana ku tageersanay.