Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. lol cadaan qudha ma aha waa qurux isku dheela tiran..haye soo raadi ..ana waan ku duceyn walalo
  2. ^lol he has dimples and cute smile to add to his light skin ..I think am in love go find him for me I think hes from london LOL salaam
  3. lol Nassir I cant figure out myself...inankan caadi ma aha.. n Nassir that cute light guy in the video isoo raadi ina adeer.....I THINK he's good looking salam
  4. you and your weird comments...give it up lol... tnx again to Nassir, you always share the best songs...keep them coming.. salaam
  5. Adam whats that image?? couldn't make sense of it lol...
  6. oh didn't know Kismayo was bigger than hargaisa...
  7. Aaliyyah

    must see

    Duflaal Caashaq waa Gabay kusocda Haweenka Soomaaliyeed loogana digayo Shabeel Naagoodka iyo hagar daamadooda (Talo iyo Tusaale) Duflaal Caashaq waa gabi Cusub uu tiriyay abwaan da'yar oo lagu magacaabo Cabdi Wahaab Shiiq Axmad nuur abwaanka ayana sheegay in uu alifay gabaygan kadib markii uu arkay sida loga been sheegayo jaceylka looguna xad gudbaayo gabdhaha Soomaaliyeed . Gabayga Duflaal caashaq ayaana waxa uu kahadlayaa hagar daama ay gabdhah da'yarta Soomaaliyeed kusameeyaan raga Gododlayaasha ama shabeel naagoodka ah inta gabdhaha been usheegaan mustaqbalkooda uga ciyaaraan kadibna ay cagta saar wada hadal ugu soo koobaan. sida aad magaca gabayga idinkaga muuqanayo magaciisa waxa uu kahadlayaa raga duuflaalada ee mana xayaasha ah ama ku dhaqma dhaqanka duuflaalada ee dumarka khiyaameeya ee gabadh maskiina xuumaan oodhan ka nasahan inta uu god u qoda dabadeedna ceelasha ceebta ka waraabiya ama ku ciyaara gabar nimadeeda dila sharafteeda iyo karaamadeeda . dabcan gabaygaan waxuu digniin uyahay dumarka aanan war kahayn raga usoo fooftagay ee doonaya inay jilaabtaan gabdhaha yar yar. hadaba waa kan gabaygii ee sidagan u aqriso dareena dulucda iyo ujeedka gabyaga Dadka qaar waxaajira kuwa caqliga ka damanoo daafuloo wada falan dadka waxii dhibaaya iyo dibindaabyo iyo hoog kashaqeeyo waxii dumi kuna diirsanayoo doonaya arinkaas dadka waxay u necebyiin qofkan dulmi samayne daahira naftiise. dadkana kadhowrsada dadka waxay u jecelyiin duuflaalka waashee naftiisa dilayee daroogada un cantuugee cirbadaha isku duraayee sanka qiiq ka daayee dooriyay naftiisee daaliyo haraadiyo diiftu ayka muuqato duligana mooda-farxad inuu,yahay.- dadka waxay dhawaystaan midka dira diraalaha umada isku diraaye cuqdad iyo cadaawiyo hurinaayo colaadaha cunsiriyada baahiya salaadana aan daa,imin diidan cibaadada waa duul waxuushoo farxada kanaxaayoo naxdinta ku farxaayoo doonaynin darajaba si'aysan idin dilin aan idinka digo dadwaynoow dadku waa badoo kale isku darajana mawada ah kuwa aan uduurxuli waa qaybta dumarka ah hadii aad adigu dagantahay dun xariira aatahay dab habeen lashiday iyo dahab dhalaalaya aad tahay duul waxuusha baa jira kugu soo didaayoo doonaya naftaadee doomay wataanoo . dabinay dhigtaan bada caashaqa baa laguugu soo dabi durbaanaa laguu tumi hadal labada daaniyo dibnaha andhaafayn ayaa laguugu duurxuli dhambaal waxuu kuugu soo diri duniyaay macaaney dadka adaan ku jeceloo kuma dayn karayee maad ila dareentid caashaqa gabadh kaleba daayee duul kale kajeestaye miyaadan dareemayn caashaqan idaahshaday kolkaad daba nashlaysee naftaada udaysee dareen siiso caashaqa dareenyay asaguna inuu qalbigaaga-soo dumay dulinimo idilkeed agar daamaduu waday rabid baad udabaalatay dahabkaagina la furfuray dabadeedna kula yaab sida aarku kuu dilay dareentay adiguna inaan guur ladoonayn guhaadiyo caloolxumo noqotay gurigii murugada hadaan diin iyo imaan diiran kugu jirin dilida naftaadana doon doontay dhowr jeer jirkaa ku dubaaxini ku dam qaaya waligiis ceel duntiisa hoosiyo dabadiisu dheertahay xarig duntiisu adagtahay lugahuu kaa dabrayaa kaa didi sidii bahal alaahii aduunyada abuuree arladaana fidiyee xidigaha dusheeniyo daruuraha ordaayiyo dabaylaha isadaba mara dayaxaa cadaanka ah samada inagu daday ayaa ah inaan adeecnaa rasuulkii udgoonaa csw inuu yahay nabi alaah dhahirayoo usoo diray aduunyadan asagana waa inaan adeecnaa duuflaal caashaqa waa ma danqade xanuun qaba waa dacuun sarwaal qaba laabtiisa waxay doonta mooyee doonaynin wax kale doonistiisa waxaytahay sharaftaada inuu dilo kaa dhigo dugaag iyo dayro lasoo nacay dabadeedna kugu qosla dacaayado waxuu fidin damiin inaatahay jirkeeda dayacdoo cidwalbaba u daakhisho damaceeduna uuyahay raga inay durdurtaan dugaafad meel cidla taal taal cudurada dilaagana jirkeeda ku duugmeen qofkii kufiirshana maleeyo inay,duumo kuhaysaba duflaal caashaq wiilkii fushay dantuu rabay dabadeedna kaa taga dib dambana aan kuu arag gabadh walbay isdaba qabo caano daatay daba qabasho lama huro Intaasina waxaa ku idil gabaygii qiimaha badnaa dumarkana ugu filan tusaale iyo talo digniina ay daba taal hadaba dumarow abwaan baa horay uyiri areen Caashaq waa sahal adigoon dareen qabin durba kugu abuurmee hadaba iska jirin dareenka beenta ah ee lagu doonayo in adiga lagugu dilo sharaftaadana meel looga dhaco . Hadaba waxii talo iyo tusaale ah noogu soo hagaaji ciwanada hoos kuxusan ee kala ah ciwanka abwaanak iyo kan qoraha hadii aad tahay gabar Soomaliyeed markad aqrisay gabayga maxuu darankaga kabadalay ? gedo_109@hotmail.com Gacal Xuseen Gacal Ayman Cade Agaasimaha Dayniile.com K/Afrika aymancadde@hotmail.com Tell.+27787333370 Kaafi carab Dayniile news online
  8. thanks it is nice. the guy at 2:53 is soo cute..and he's soo light skinned lol (ok that was my thoughts being shared out loud..dnt mind me!!) salaam
  9. ok I have been a little bit hard on you....bas nin wayn baa tahay
  10. ^ lol somalidu nin waxay uga jeeda qof...you should not translate it literally. They just mean any one who is year older is more wiser. But, when it comes to gender intellectual difference... girls have the same brain as a guy about 7 years older than them..so if we implement my theory let me see if you are 23..you have the same maturity as 16 years old girl...you find that in "aaliyah's book" LOL salaam
  11. lol adam since you edited..I edited my post too...we will let that go dee.. n how come not many people are showing love to their dads..... kuligiin ma hooyo iyo ayeeyo koris tihiin
  12. Thank you Adam. How kind of you!! n ur somali is alright...I was just messing... salaam
  13. Enough with the drama Adam...nin baa ilaahay ka dhigey lol
  14. The beauty of the somali language is you can decide how to spell the words lol..mesha uu qadidba wa caadi wa lugu fahmayaa..as long as you are writing as you pronounce it people will get what you trying to convey...at least thats my view.. I personally taught myself somali at the age of 15...It is not hard Adam keep pracitcing, and dont worry what anyone else says. Qofna kuma dhasho asago waxkasta yaqaan..waxkasta mar baa la bartaa..waxayna u baahantahay in aad dadaashid oo isku taxalujisid... salaam
  15. Lol sorry walaal If I hurt your feelings. I will make up to you and open a new thread so I can teach you inta yar aan kugu dhaamo xanifin and the rest of the guys who excel in somali can pitch in too... salaam
  16. helloooooooo folks this thread is not abt the somali grammar ....even thou clearly adam needs quite some help with somali..... so lets show some love to our dads.....
  17. Adam there are already several thread about mothers...but you know we never mention how hard our fathers work...we are always complaining about those fathers who neglect their kids. SO what about those who work hard? we need to take the time to thank them, to make duca on their behalf. ALhamdulilah though mothers work hard and we do love them too..but abayaasheenaya we should show them some loveee.... Cl lol I so relate to you not just my mom thou xita my ayeeyo..i cant ask my younger brother to make cup of tea even..its like gabadhihi aaway marka wiil wax karinayo..god bless my ayeeyo..I dont think its about preferance they just believe housework is your job..likewise im sure when it comes to going grocery shopping, picking up anything heavy..they would call the bois...its just how they are ..roll with it..and remember its out of loveee...they are just saying shaqadaada qabso LOL...ok I know how you feel I sometimes feel the same way..gaacmuu leeyahay shaah wuu karin karaa.. salaam
  18. oh how sad..I was actually reading an article the other day abt Haitian kids being adopted by Canadians. n I was like wondering to what extent do they go to actually verify whether the parents of those kids are alive or not or whether they just ship them here.... my heart goes out to those parents and kids... But, theres nothing that we can do abt it..and like Bilaal I heard similar stories taking place in hamar when the civil war broke out...they were specifically being taken by Italians ...heart breaking.. people do take advantage of tragic times... what can be said? just a prayer I guess *sighs* salaam
  19. my dad never touched me but his voice alone would creep u out n make you wish that he slapped or anything lol....bt alhamdulilah am so grateful today. and no am not getting married anytime soon...just showing ma love to my dad.... As for you saying your father used to whip you....well im sure he made you the man you are....and boys need to be whipped ..you can find that in aaliya's "decipline book" lol salaam
  20. lol xalawdaii xita somali kama baxsanaso..shekow burco iyo banaadir na galiseen... ilaahay baa somali u maqan
  21. oooh I love my dad soooooo very much,am all teary. Take a moment and reflect on how much you love your dad.... I thank the lord who blessed me with the best of fathers....he was always there for me and I will always be there for him...my dad is everything to me and more... salaam
  22. lool@ they stay at home..marka guriga laga helaya miyaa You are welcome bro....I wasn't aware that you posted this song, I recently came across it. its nice I definitely agree... DJ? do you mean they are from djibouti?
  23. Horta labada sawir isku mid ma ahan midna aad aya loo zoom-in gareeyey midna loo zoom-out gareyey loooooooool that had me laughing subhanalah... anyways to answer ur question I think Hamar is the biggest city in Somalia, n Hargaisa is the second biggest city. salaam
  24. ^lol hadaaba bartay xalwad barawaani iyo xawlad banaadir..xalwo burcona ma jirtaa.... next time I will ask the guy who works there about it...I would like to taste them all and compare...
  25. somali miya diinta difaacasa? lol hadaan deen naqaano dalkeeno saa ma noqdeen marka nafteena bal aan ka adkaanno n yeah tnx for the xalwad..it was delicious now whats halwad without sheeko LooL@white Somalis-I guess that's literal translation Somali cad cad lol yeah thats what I meant...they are whiter than us aint it? bt then they look arabs more than white ppl...so what should we call them Brown people? mise cadaanka u dhaaf koley soma naga cada hahah salaam