Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
If she was cheering them back then, why is she against them now? saado xaqdarada ayeey diidasay. way la jirtay sababto ah xaqdaro ayaa ku socotay mesha qabiil ma yaalo saado qofki dulmi lugu sameenaya ayeey waligeed tageersantahay. maantana yaga dadka dulminaya marka dhaafa ayeey leedahay. Saado blindly cidna ma u raacdo marba dadki lagu xaq gudbayo...is that hard to understand? mise waxaad aminsantihiin koox la iska raaco xaq iyo xaqdaro waxay wadaanba ma daama dhiig kula wadaagaan. taasi ma xaqbaa??..saasna saado haday aheed may qaadi laheen land cruiser gado oo haday qabiil aminsantahay laakin saado waxaas way ka wayntahay wa qof qabiileeste aheen qabiileste wa ka maanta leh shalay wa la ii hadlay oo waan ku faraxsanahay laakin maanta xaqdarada hala igu tageero..kaas ayaa qabiileste ah marka dib hala isku laabto aya iga talo ah... salaam
-
^clearly you are ignoring the fact that the government she was opposing was dictatorship??..and that is not called inciting violence but rather speaking about injustice. Which clearly shows that Sado's agenda transcends tribalism. A & T anigu wadaniyad baan saado u arka mudana somali oo dhan tageeradeeda madaama ee nin la dulmiyay oo kasta ay u hadashay meshu kasoo jeedoba.. salaam
-
It is good to educate the public abt this particular issue so they can put to stop those who are still practicing this inhumane act. Whoever taught somalis to do this? I am just wondering? since it has no basis on the religious texts? where did we get it from??..just curious!! but I must admit alhmadulilah somali parents are now aware of it and don't practice it outside of somalia and not to mention its illegal but they are becoming more religiously aware that it is not permissible to do this. Do somalis still practice it back home???!!If so we have a lot of work to do ...and a little movie wont hurt but shed some light on issues that clearly Somalis wanna throw under the carpet... lets not talk about oh my god she is embarrassing somalis? what about all those girls living today with what their parents or grandparents did to them out of ignorance? what if the only thing they can do is stop others from doing such thing to their innocent young girls? just think abt it..I remember couple of years back posting on this issue and going why is the model embarrassing us yada yada..but since then I have studied this topic in depth and agree with malika's statement, YOU will never understand the impact of FGM on the lives of girls/women in a million years! I couldn't have said it better.... enough said.... salaam
-
MMA she clearly says who she is referring to at the end of the clip...wax qarsan ma aha. the lyrics...tried ma best... dab nin xanbaarto dadka laynayaa tahay dumarka iyo caruurtiyo duqaiyo aqoonyahan aan u dirnaxaynoo dabar goyanaya tahay nin dalkisii hooyo dolar siistay baa tahay duli ruux ku noolo dariiq joogsata tahay nin walaalki in uu dilo ku ducaystay baa tahay duul so xajiyo oo diinta dhawrin baa tahay duq la wada yaqaano waxkastoo danteena ah nin ka diidan baa tahay waxkastoo danteena ah nin ka diidan baa tahay ninkaa diidan baa tahay waxkastoo danteena ah nin ka diidan baa tahay waxkastoo danteena nin ka diidan baa tahay ninkaa diidan baa tahay daneesto waa digniin digniin danbiyada naga gasheen dalkeena kaga gaystaa dushina ka oogane colaad lama daba socdee qaranka duminta ka daa colaad lama daba socdee dadka lugooyada ka daa daneesto wa digniin digniin danbiyada naga gasheen dalkeena kaga gaystaan dusihina ka ogane colaad lama daba socde qaranka duminta ka daa colaad lama daba socdee dadka lugooyada ka daa colaad lama daba socdee dunida dhibta ka daa salaam
-
I am luvin' it. Well done reer london. A_khadar haa way duushay ma aragtay lol
-
^^open another thread to praise somaliland. This wouldn't be the appropriate thread. You dont need to feed us your propoganda. lipdhi mayside laascaanod laba ma aha wadankeenu... that says it all salaam
-
^inta kaa koraysa ma isku reerbaad tihiin? Xaqu reer ma yaqaano....wixi saxsan qofkasta wuu arka. Saado markay somaliland u hadli jirtay ma reerkeedi bay ahayeen, mise xaqoodi ayeey u hadlasay. Maalinta wa la dulminayey oo way u hadlasay, maanta yaga dulmiga wada oo dhaafa ayeey leedahay. Simple as that.. say tidhi dulmi diidow dulmi doon ha noqon.. cidii inta fahm waydey it is up to them... Heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo indeed. Yup bro. salaam
-
aduunku waa labo galin. Ilaahay ha u naxariisto. sabar iyo imaana ehelkiisa haka siiyo. Anagana xaqa hana waafajiyo. salaam
-
^ You are wlc.
-
Hadii wararakan jiraan ilaahay ba ka abaal marinaya qofka waxaas u geystay qof umul ah. waa wax laga naxo... With that been said sool, sanag, and cayn will be freed from the occupation soon enough. Saado's words "dulmi diidow dulmi doon ha noqon" is what somaliland folks must heed. and you know what they say "a kingdom founded on injustice never lasts"... salaam
-
reer mn made us proud. Inshallah reer london will do an equal amazing job =) thank u all for the lovely comments. salaam
-
Soodhawayntii Saado Cali iyo Soomaaliweyn/ SAADO WELCOMING NIGHT Type: Music/Arts - Opening Start Time: Sunday, May 16, 2010 at 9:00pm End Time: Tuesday, May 18, 2010 at 4:00am Location: TUDOR ROSE, Street: 68 The Green City/Town: London, United Kingdom reer london dont miss out on this salaam
-
haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo...haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo ...waa laga maarmaaane hadal li' wax ugu qabo:) Well edited video. oh my god this video leaves me speechless... Enjoy it and all the haters keep your comments to yourself.. this thread is just for positive comments.. much thanks... salaam
-
Garoodi you are forgiven huuno even thou I cant remember anything you ever posted that was offensive. Personally I dont take anything written here personal. anyhow, ilaahay ha kula garab galo walaal. Dunidu sa tidhi wa aroor iyo galin, ilaahay xaqa hana waafajiyo. salaam
-
There was an article I was reading recently abt somalis in Alberta Canada who are in the drug business. It was just heart breaking... The other day this old black guy from ghana stopped me on my way to uni...and he was like "what is up with the somali community why is this happening"? talk about being embarrassed to even wanna talk abt it? of course there is no need for me to be embarrassed about another man's bad deeds but really it kinda reflects on us somalis..I didn't have an answer for it...I was just tongue tied? what can one say about our community?? our parents came here to give us a better life yet here are many young Somalis screwing their lives and throwing away the opportunity their parents gave them?? many somali parents who left the war zone literally put their lives in the line to bring their kids abroad..waa yabasa dad badan marka ka shekeeyaan wixi so maray markay dalka ka imanayeen..any of them could have just went to another city in somalia but they chose not to so they can give their kids an opportunity...yet here are so many somali youth turning out wrong..its just too much to even take in walahi.. Hopefully, when we become parents being educated we can have the means to provide better lives for our kids n given that we have a better understanding of the system our kids will not be neglected and they will have a better turnout than our generation did... salaam
-
that really wants a clan region within a country and if you portray her as A Nationalist , well i have to disappoint you and tell you how it is. within a country??? lol saad isku qumantahay humors me walahi. mesha ma aha iijiid aan ku jiide yacni maanto dhan kuma jiri karno in aan kusoo celceliyo waxaan aminsanahay ama waxaad aminsantahay. marka waxaad amisantahay wa iyeelkada..shaqa yeelo meshana logama baahna waxaad sheegasid.. We will agree to disagree, so don't bother commenting further with your nonsense in this thread... Nune and Showqi keep the positive comments coming...tnx Che lol wa saas anaaba ka waalan markaan shekada lasii wadayo..... salaam
-
^lool reerkiisu wa qaran ma istidhi...soma la odhan nin walba kitaab qumane qorta u sudhan lakin this dude takes it to another level.... tan kale xagey ka shaqeenasa reerkeyga ayaan dhinac u goosanaya reeraha kalena waxaan raba in ay qasab igu soo biraan...nin walba reer buu leyahay reerkiisuna raba. no one cares whether he believes in somaliland or not, but he doesn't need to force it on other people...seriously he needs to get real...its time for self reflection.. laakin horay soma la odhan danyeerku candhatiisa cas ma arko kuwa kale u muuqda... so we can safely say the previous maahmaah sums up this guy's opinion LOL... salaam
-
^aflagaad iyo edabdaro hadaad rabtid u furo topic kale... I think when someone starts a topic they should have the right to delete the comments they are not happy with.especially when the person who starts the topic doesn't care for dumb arguments...its one thing to have a logical argument its another to keep yapping the same story day in and day out... I mean hello saado cali stated her position and thats that why do you have the need to keep writing negative comments?? clearly you must be intellectually challenged.... Seriously move on.....and if you believe in somaliland..adiga isku koob dadka kale sanka waxba hakaga masaxin.. reer doon cida ahna waa la ogyahay...ma aha mid la iswaydiinayo... salaam
-
^ Don't bother commenting if u had nothing good to say... Marba talo xumeedeen somaliyey Marba tacab khasaarteen somaliyeey Marba tamar dareedeen somaliyeed Wad is togateen isku toobe seegteen Tarikhta moyee tagtay ya la fara galin Joogtada uu toog hay Timaatada ku tala gala Isku tiirsada oo tashado Tawxiid cuskadoo Xumiyihi ha tagee Tahliil isku seedha Allow toba wada dhaha tawba Marba turuturooteen soomaaliyeey qaranki tuurteen somaliyeey Midnimadii khasayseen somaliyeey Isku tiirsada oo tashado Tawxiid cuskadoo Xumiyihi ha tagee Tahliil isku seedha Allow towba wada dhaha tawba
-
Saado Cali - Qaran doon isku tiirsadoo tashadoo tawxiidka cuskadoo... Allow towba wada dhaha tawba... love you saado..keep doing what you do best, keeping the Somali dream alive. salaam
-
life is only one time opportunity. You only get to live once. So make the most of it..
-
It doesn't matter walaal. You can send your money with any xawalad, they all have the same service.
-
Saado Ali is a patriot and a nationalist who was against the corruption. She wanted a better Somalia, no one expected Somalia to get worse at the time. Maxaad ka wadaa waa tool iyo waa loosoo qoray? Obviously every singer has composers, who help the singer choose the right words, and of course she agreed with her colleagues… What about those who composed songs for “heesihi kacaanka”??? were they as well under gangs? Or yeah let me think “angels” ? lol Stop hating Saado b/c she only exercised her rights “freedom of speech” and sang few songs such as Land Cruiser soo gado. Words are only words…they don’t hurt a fly…and whats wrong with that song anyways? It reflected the reality that was taking place at the time. All the high ranking officials were buying expensive cars and lived in luxury while government services were at minimum. We have to be truthful here that Saado was very brave to sing a controversial song live in front of all people including the most senior government officials, no other singer dared to do that. Saado and her composers used their creativity and talents to speak for the people regardless of their clan affiliation. I am surprised you are reacting like this to mere words and a singer? Is it fair for you to support the regime and yet talk in ill manner about someone who is innocent??? Who all she ever did and still doing is sing...singing and expressing her views and speaking on behalf of the people... salaam