Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
^ walaalo rebel ma ihi. Waxaan aminsahay in masuuliyada reerku la wadaago uun. Saan kor ku sheegay xita gabadhaha qaar ee aan arkay in la kibriyo xita waan kasoo horjeeda. Dhalin badan oo gabadha iskaba ilow wiilal ayaa maanta koob shaaha dabka ka qaadi karin. Marka nin ama gabadhba waxa uma haboono. Qof walba waa in uu masuul yahay. Cidna yaa madaxa lo buuxin, raganimona ninka kama lumaso marku ilmahiisa daryeelo. Jahilnimada halaga baxo oo diintaba suuban hala raaco. Nabigu csw iyo asxaabto dhanba reerahooda way caawin jireen. Shekada shaah isuu shub halkan ayaan candhaadhaya waa laga socdey waa dhaqan khariban oo diin ku saleesneen. Wax hala wada qabsado ceeb ma ahe ee waa talo. Waana talo aduunka inta joogtid aad farxad iyo wanaag ku warasid hadaad wax la qabsado reerkaaga. Taladana waxay layidhi yadu kuguma noole adaa ku nool.
-
^ Waa runtaa waa luguso koriyay kibirka qaar badan. Wiil iyo gabadhba kii la kibriyo waxaan aminsanahay in favour lo sameen oo bari uun nolosha ka dhacayo. Qof walba waa in uu masuul yahay. Waxa ugu fiican ka reerkiisa masuuliyada ka saaran kasoo baxa.
-
sheeko baad mesha ku haysaa..shekadaad aliftey markaan akhriyay ma arkin waxay sameesay. Farax walbow ilmahaga daryeel waa iga talo
-
I truly love Jamac Kediye and his gabayo particularly this one.
-
Oba reer khaatumo are united and support their maamul Khaatumo state of Somalia.There are people who hail from every tribe that go after their self interest it is not exclusive to reer Khaatumo. So the few men hired by maamulka hargaisa are on the same boat as the individuals hired in mugadishu who hail from maamulka la baxay Somaliland. I don't believe that is hard to understand.
-
Seems like a sexist story to me. Odhahda ka samir ama u samir has no relevance to this story. Maxey ku sameesay? Waa yaab.
-
Mashallah a much needed thread. Ilaahay walidkeen aduuna wixi san haku simo akhirana minankoda jano haka dhigo. Waalidku marwalba xaq ayuu kugu leeyahay laakin markay weenadaan bay xaq saaid ah leeyihin. Quranku wuxu yidhi Uff haku odhan waalidkaa haduu midi old noqdo ama labaduba. Ilaahay wuxu ogyahay in waalidku markaas ee weenadaan ee cawimo badan uu baahanayaan ilmahay dhaleena ay tahay inuu sabro oo uu daryeelo oo uu naxariis iyo jacayl tuso waalidka uuna ilaahay uga baryo naxariis la mid ah tay tuseen markuu yera. Markaa banaanka marisid waxaad arkasa hooyo ilmaheeda maanto dhan dhaxanta ka dadasa busto halkan gali koofiyada u hagaaji xita yago gaalo ah inbadan oo ka mid ah waxa isweydiin mudan bari all that effort cunuga maso celin mise hoyadii senior home buu ka tuuri...
-
STOIC;911697 wrote: Waar Maalika ya kaxanajiyay? Waryaa reer Somaliland you should be sympathetic to any death on any side ..Hayaay..things are getting a bit personal.. This stuff is like winning the war and loosing the peace.True Somaliland secesion embodies many ironies when it comes to the status of secesion.I'm for the argument that Khatumo clan will definitely offer (if it is NOT already) an outpost of influence on the status of Somaliland secesion since they are strategically wedged between SL and Somalia..If I was a Somaliland leader I'd have let this people go their merry way and carve out the once that happy with the secession. I have never met a Khatumo clan member confess their desire to be a member of Somaliland. Abandoning these policy of forcing people will exact less headache for Somaliland.I'd rather have a Somaliland that has a central authority and less of groups fighting.Lets not clutch on the illusion that Somaliland can't exist without Khatumo clans.Somaliland can exist without them and so can they also.Somaliland ways of forcing them can't endure for so long.Its just a matter of time.Somali clans are NOT cut from different clothes.Everyone wants to be the leader of their clan/land. Well put Stoic. Every gobol has the right to control their region and decide their future. Khasab wax la dhoho maba shaqeeyo taas tariikhda ayaaba cadeeynasa.
-
Lol Nune was 17 at 2003? ma sheeka taasi mise bidaar baa kuso dagdagtay oo waa inkaarti umaduu experiment ka dhigtey lool.. Malika I wish you a speedy recovery inshallah. Xabada sooda iyo malab cun.
-
Mashallah@Malika. The young are the future of Somalia so they definitely need the guidance of educated people who can be their mentors.
-
Nuune inanka si tartiib ah u wacdi....
-
War xishood.
-
rudy-Diiriye;910447 wrote: i have a very good special skill......my mind deletes/formats my caqli every morning......so i dont remember shyte!! today, at work i was harassing some one about not paying me back. She had a witness when she paid me!! Witness confirmed it. So i bombed again. damn..i need a bug fix. LOL..miskiin!
-
Ridwaan;911657 wrote: My tongue can touch the tip of my nose and my chin. LOL...ewww!!
-
*ANWAR*;911640 wrote: ''evil eye'' BHAHAHAH The Prophet said, "The effect of an evil eye is a fact." Ibn 'Abbas reported Allah's Messenger (may peace be upon him) as saying: The influence of an evil eye is a fact; if anything would precede the destiny it would be the influence of an evil eye, and when you are asked to take bath (as a cure) from the influence of an evil eye, you should take bath. Abu Sa'id Al-Khudri (May Allah be pleased with him) reported: The Messenger of Allah (sallallahu 'alaihi wa sallam) used to seek protection against the evil of jinn and the evil eyes till Surat Al-Falaq and Surat An-Nas were revealed. After they were revealed, he took to them for seeking Allah's protection and left everything besides them. `A’ishah (may Allah be pleased with her) says: “Angel Gabriel used to pronounce some words upon the Prophet (peace and blessings be upon him) to relieve his pain. He used to say: “May you get relief from the pain, cured from the disease, and be protected from envy and evil eye by the virtue of Allah’s Name.” (Reported by Muslim) Aa’ishah (may Allah be pleased with her) said: “The Messenger of Allah (peace and blessings be upon him) used to tell me to recite ruqyah for protection against the evil eye.
-
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=SES27xBiQ_U" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Naxar Nugaaleed;911545 wrote: The days of these people are divided are over, people of these have spoken load and clear. You are all Hypocritical Warmongers Simultaneously complaining about wars against your people 20 years ago was still advocating for war against others. Injustice never prevails people, learn from history. Well said.
-
xabad;910726 wrote: Thanks, can one find work in Alberta without experience i.e as fresh graduate. If you are an engineer particulary petroleum engineer then you can make crazy money in Alberta. Otherwise, halka waxba ma jiraan ka aheen xamaal shaqo. Generally speaking though if you are a professional regardless of what field (ie nursing, medicine engineering etc) you can make money anywhere aduunka. Laakin if you have a bachelor of arts iyo wax nocaas ah. You would be better off continuing with your masters. Then, you will have a better shot at finding a decent job. Best of Luck.
-
Alle ha u naxariisto jano fardowsana haka waraabiyo marxuumka. Qarabadiisana waxaan leeyahay samir iyo iimaan.
-
Ducaysane waan ka qaadey. Oba, this stuff is miracle. It cures everything. Iske day mala bidaar danbe kama caban doontid.lol
-
I dont believe there is a clan look. But then again I never lived in a somali populated area so I cant say one way or the other.
-
You were trying to advice them. Laakin if they were in their 20s they are grown ppl. And its somewhat hard to change their perception and way of life. Secondly, Naa ka kac that does sounds a lil harsh next time if you want to advice someone preach good while in a nicer tone.
-
Loool Xaaji fuduul badanida. Anyways it is true umad baa halowdey. Laakin waalidkoda aya danbiga leh. Wiil soomaliyeed oo meel ka qudbadeenayey wuxu yidhi ilmo 3 jir ah baad arkasa oo maanto dhan tv hor fadhiya 15 sano kadibna bartii bu fadhiya. Marka anuu aan ku suaale ilmo tv tarbiyadeeyey iyo ilmo waalid waqti galiyey isku mid miyeey noqonayaan.
-
Popular Contributors