Aaliyyah

Nomads
  • Content Count

    10,561
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Aaliyyah

  1. This guy taught me howta say ID card in Somali...no kidding .. Teesaro malinta ka hor ma maqal...loool@ ina lilaahi wa ina ilayhi rajicuun adeer teesaro ayaa la dhaha waxa ya wax baray...waba isla qumanyahay in uu wax yaqaan u haysta salaam
  2. wait now I remember some guy saying teesaro on this joke thing i was watching on utube...is it the ID thing lol
  3. Aww I feel the love....cries a river teesarahana waan ka gudoomay? laakin teesaraha maxa la dhaha lol
  4. I lived in hamar for two years as a baby does that count for anything? i dnt wanna miss out on the love LOL...
  5. lol luqad kale oo aad jacburisid taag loma hayee somaligaaga iyo carabigaaga baan ka war hayaaye islamura baa saxsaneed in aan ku ogolaan waxaan fahamayo in aad isoo qortid...horta Af jini miyaadan ka waynaan loool between what is yanyuur? lol@ sidi yanyuur labatan dhal!! Ismalura I think he just cursed you! .. salaam
  6. Lol I never understand what this dude says...hes from another era ... marka dictionary miyaan so qadanna mise cid baa i sharxasa? hadii kale seef la bood ma rabo in aa noqdee
  7. Aaliyyah

    Music

    lol are you implying it is easy to quit miirale? odayga meel baad kaga dhacdid..hes a wonderful singer!! Thanks cawale for the encouragement as well!!! salaam
  8. Aaliyyah

    Music

    Thanks girl! you r awesome. Kuwaan aniga ima bother gareyaan, it is more like I bother them...lol... Waxaan ka helaa markey isku hiil hiiliyaan, hal qof ayaa waxaa la murmaayo 5 qof....lol... All in all nothing I can't handle. I happy for you that you decided to quit listening to music. MashaAllah! shantan qof yaa huba in ay shan qof yihiin. Sol shaatiyada ku badan marka it is possible all those five ppl are just two with freaking 5 shatis each looool....dhag ha u dhigin and good to know they dont bother you. n yeah alhamdulilah im trying to quit still not there 100% ..mar dhexdaasa baan lyrics u qorayey one of my friends..since they trust my good somali LMao.. salaam
  9. Aaliyyah

    Music

    lool thats true my topic is totally out there..bt seriously before I post in any thread I usually read the first post and the responses as well ..So it was NNC's fault, no one else had a problem with my topic ..taas okiyaalo bay u baahantahay (winks @ somalina) Oz yup walahi it helps wen u dlt cuz now all I have is quran on my phone so I have no choice but to listen to that (not that I never used to listen to quran I would spend good hour or two listening to quran but the ratio was never the same I spend more time with somali music bt inshallah Im improving now)... n good to know there are ppl who are trying to better themselves...ilaahay hakula garab galo huuno.. salaam
  10. and yeah girl dnt bother writing guys names here they will probably think ur hitting on them when you are not..and you just like their posts
  11. awwww Ismalura, you are just as nice girlfriend.
  12. Ismalura, nin dhan baad igu diri laheed based on your instinct, hada ka dib wa ka digtoonaan
  13. Nuune loooooooooooooooooooooooooool you are nuts Talexi dont let ur imagination carry you away.I implied no such thing lol
  14. ^ Wasirada dawlad sharif ka mid ah ee u dhashay hargaisa iyo burco iyo waqooyiga waa, Maxamed Cabdullaahi Oomaar Ra’isul-Wasaare ku xigeen Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed C/raxmaan Abaade Wasiirka Dekadaha, Gaadiidka badda, cirka iyo Dhulka Cabdi Cali Maxamud {Riyaraac} Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib Udhiska Faadumo Xasan Cali Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Inta Somaliland ka timid ee dawlada u shaqeesa ha ahaato askar ama parliment ha ka mid ahaadaan 30 bay kor u dhaafeen… Marka Xunjuf individuals are everywhere. It does not prove anything. salaam
  15. Aaliyyah

    Music

    n yeah girl im addicted to somali songs..so insha'Allah I will refrain from them
  16. Aaliyyah

    Music

    oo maxay konfur ka rabeen wa yaabe? Girl I am on your side ani iyo SSCba shiekh sharif wa daba taaganahay...waxba haka walwalin pl iyo SL..SL horta waxay u cadhesantahay in garadka iyo ssc ay hamar yimadeeen mid ka mida kulaha mraan dhagesanayey magicisa halmaamay halkan hub bay usoo dontay halkan waxba ma yaalin wa mid SL ah oo u shaqeeya dawlada..suaashu maxa asaga mesha dhigay?? lol laluush ma aha?? oo xita asago lander aminsan oo uu hilinaya maanta ag dhigay shiekh sharif iyo dadkisa yaab..xasinimada qayra caadiga ah...tan kale shiekh sharif wa president dalka marka dabcan hadii lo yimaado oo la dhoho war kalay magaladada ee somaliyeed usoo halgan wax dhib ah oo ku jirta ma leh since shiekh sharif is the president of all somalia regardless of the region.. maanta waxa kaliya SL iyo PL isku shubshubanayaana wa arinta SSC waxkale ma aha sida kale la isa tusi karo...dnt let the drama get to you.. alright i dnt want my post to turn into a politics topic was just saying u knowwwwwwwww!!! salaam
  17. LOL Ismalura...what did he say ? anuuna admin uma dacwooda...somali waxay ku maahmaahda nin shantaada faro ka celin sharci kama celiyo ..in this case my mouth or rather my writing baan iskaga celin doona bal horta ii micneeya wuxu yidhi?? far wawayna ku qora?..
  18. Aaliyyah

    Music

    2ladii landerkuna waayo LOL... tan kale too much argument is not good for the soul marmarka qaar ba la iska dhaafa..going in circles in politics sections gives me a headache...
  19. Aaliyyah

    Music

    LOL this aint the music thread I HOPE ur kidding or u need glasses my ayeeyos one comes handy i can pass it to you as of now ...I posted this thread sharing that I quit music and here you are tempting me..sheydaan dhaga wawayn salaam
  20. Aaliyyah

    Music

    More like guilty till proven innocent...and what you posted proves your are guilty as charged ..
  21. and how did I forget Blessed. She's cool.
  22. Koolkat, somalina, & Ismalura..I definitely enjoy reading their posts ..
  23. Aaliyyah

    Music

    LOL you are so badd NNC ...
  24. Aaliyyah

    Music

    Blessed subhanalah sis I heard that story too abt the guy who died and couldnt say the shahada infact I heard it numerous times...waa wax laga cabsado in adoo muslin ah maalinta dhimato shahadadu carabkaaga kasoo baxeen sabbato ah wax mala yacni ah baad dhageesan jirtay intaad noleed..Ilaahow jidja sax na tus ameen andyou are right it does affect our ibadah...ma kushuuci kartid the same level as someone who doesnt listen to music...thats for sure....saladuna haday tahay devoid from any fear and sincerity ilaahay baaba og sida loo aqbalayo ilaahow na cafi.. That idea sounds good blessed diyaar baan u ahay in dhagta la ii jiido hadaan hees la iga maqlo lol... salaam
  25. Danduuray I know his name.... kana wuxu yahayba waan ku qadan laha heheheh...see weeye. He is too fine! Ismalura lol I was doing whatever you were doing when you came to the conclusion that he is more than cute Anyways, with that been said hadalkiisana sifiican baan u dhuuxey mashallah he is hilarious