Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
lool check tis song guys..facebook baa maanta hees noqotay ... lyrics, waligay intaan jiray wadan kale qof ka jira abidkey aan arag waad jeclaan ismaan odhan wacan anigu kumaan arag Waydhaada maan maqal waxaad so qoraysana wehelkeyga wuu yahay facebook warkaagi waayadan ka waayo wacanay sidee tahay waligeed aduunyada wuxu eebe ku qoray waxkasta oo sameesaba ileen waad la kuluntaa naftu waxay ileedahay saawirkaad arkaysa waqtigaaga yuu lumin ana waan ka diiday facebook warkaagi wayadan ka waayo wacaneey sidee tahay LOOOOOOOOOOOOOL! One crazy song!! Nevertheless, cod macaan mashallah..
-
Koodi ugu weyna haduu been ku indho adeegayo kooda yar maxaad ka filan..aduun gadoomay. Maanta la isma barayo somaliland xududeeda ama ssc xaduudeedi meshay tahay..qofkasta waa ogyahay intuu leeyaay...kii xaqdaro usoo diyaar gaboobana dee dadka kale maxa u maleesay in ay magalooyinkooda difacaneen...nabadiid waxa ah ninka beenta/tuugnimada raba in uu dadkale magaloyinkooda ku qabsado...dagaal waxa ka danbeeyana wa somaliland cidkale ma aha..maanta ma burco ama hargaisa nigu haysana? mise idinka laascaanood iyo buuhodle khasab ku raba...nabaddiid = somaliland..!! end of story!! ..hadad nabad rabtaan ka baxa SSC magaloyinkooda!
-
horta odaygan wuxu yahayba wa la ogaaday..tan labaad ma qarsooneen laakin asaga cadeestay. Tan sadexad yuu baaq nabadeed u diraya? ama tacsi? caadi ma aha..maanta hadaan gurigaaga kugu imaado oo caruurta laáayo? baaq nabadeed ma iga maqli ama tacsi? Caruurta iyo umadu wax yeelay ilaahay baa akhira ka abaal marinaya ..intuu dhiman odeygan wayeelka ah waxa u fiican in uu tawbad keeno dadkana amaan siiyo sadexdiisa magaladodna imaan ku qabo salaam
-
Somalis disgust me...100's of Somalis arrested in Norway
Aaliyyah replied to Mad_Mullah's topic in General
I think this is one of the topics we repeatedly discussed in SOL. Not much we can say..just take care of your persnal life. Make sure you are something first, somali waxay dhahada nin naftiisa daryeelay tu kale ku dara. Secondley, Make sure you take care of ur family (ie kids siblings etc)...and then contribute whatever you can to your community...talking shit abt somalis as most of us always do will not do anything as somalis say hadal haan madhan ma buuxsho...and inshallah make plenty of dua that Allah swt helps our community... salaam -
war jira cakaaru imaan soomaali ku maahmaahda...
-
sukleekhada wadanka iyo somaali weeye sabarka iyo edabtaiyo xishoodaka weeye somaalida naqaanay iyo habalaheeni weeye sanqaroorka dheeriyo somaali weeye sanadkay dhalatiy weeye dhalashadiiii weeye subax bay dhalatay yawmal khuyr bay dhalatay.. thalaathay dhalatay yawmal ciid bay dhalatay loool..love the lyrics..
-
Shankaroon loool they were talkin like this in 2002..hmm! damn these men are olddddddddd! Mz MOOns lol what makes life more interesting is when ppl challenge u..so i wonder why he wants someone who does everything he wants..
-
lmao@ koolkat..the hot brother aad ii haysay miyuu gaboobay....cakuh iyo waqti..haye mid kale idoondoon lol.
-
lol@ ma alaab baa..maya wa ka i ag jogaya for the rest of my life. aragtidisu in ay happy iga dhigto raba..so extra rich extra attractive baan isku ognahay..ana waan so socda lol..
-
lol malika anuu caruurta half somali half white ah waan adore gareeya haha laakin ma odhan ana ilmo iska dhal ah yelanaya...nin somali ah cidkale kama doorsadeen..ilaahow no daa ...laakin dabcan allah og qofwalba calafkiisa..this one somali lady I know is married to arab guy..only allah knows meshu calafkaaga ku jiro!..laakin qofaan isku dhaqan nahay, isku luqad, isku deen nahay wax badan sahlasa..
-
loooool haye will let u know aduu midba midku ka lacag badanyahay meel igu hubso n make sure indhaha in lugu nuursan karo tooo..dnt bring me no old farah lmao..
-
Somalina I cant flip pizza in an oven...cadaanteeda marabo in ay iga tagto..just find me a rich fella who takes care of moi haye dheh khyr alle haku siiyo LOL.. bye MMA enjoy yourself.
-
lol@ hal qaaado..I just understood it. At the first waxa u fahmay hal qado like one lunch..hahahah
-
MMA oh soorta lama share gareeyo miya lol ...I didnt know that. So I have to take notes just incase! LOL @ ruby u ekaan?? Somalina, who said he doesn't already look it..haha jokin! somalina hada ma waxaad shekadii u badalateen in aad pizza place nairobi ka furto see weeye..I thought we were opening match making business mise kaas bari hore bu kacay lol..jokes aside, seriously whats up with Somalis and businesses?
-
lol...MMA saxankaas soorta keligaa maa cunay? 3 qof ayaa loogu tala galey ka waran, good thing inaad socsocotid markey qoraxda dhacdo . Where is the salad btw? basal leen u jeedaa? loool Somalina he is a man dee obviously he needs to eat alota food..hahah kaftan! now that I had a closer look its a a whole lota food xagu kala geynayaaa bisinka mise wa somali style qofba dhinac ayuu ka galaya hehhe..I heard back home u dnt eat alone u always have to eat with crew of ppl .. Aaliyyah, maxaa library waqti uma haayo haye, gabdhihii niqaabka watey ayaa qaatir ka taagin. lol INTA war iga so gaadhay asaga khaati ka jooga loool.. MMA thats nice inshallah they will go back soon and visit their homecity!
-
soomaali garab iyo gacal iyo xigaaliyo gacan qudha wada nahay..
-
looool I knew the song cuz I was listening to it just yesterday...n oh thats ur living room! kool...and buuhodle waxa lugu cuno maxa i ogeesiyey ma buhodle ayaan kaso qadeeyey lmao...kaftan...haa way cunaan walaalo saan filayo hahah I will check the place out soon inshallah laascaanod kalshaale ilaa buhodle iyo waxay ku qadeeyaan lol!..
-
lmao@ is that your room!!!...which song is that...Farxiya Fiska - Damac Jaceyl - Dhag Dhag??? I love that song!!! .. Somalina what is MMa GONNA be doing at the library when he can be at the maqaahi and be winked by niqaabis..
-
lol women section miyaad kusoo luntay...scroll down a bit and ull find the politics section Yay! I know u forgot ur glasses at home .. What's the likelihood that Somalina's 'shaah' will be safe for our visitor to drink? LOOOOOOOOL@ Val Somalina....Lets just say that it will be his last cup of Shah... Lmao@ his last cup of Shah..Somalina you crack me up!
-
Thanks Che for the dua...guys be easy on this guy...and to the poster just deal with the girl and her family in a good way and im sure theyll return the favor....... Don't worry about anything that is said here ...and good luck!
-
he has to remove his clan militia from kalshaale, laascanood, and all the SSC regions...laakin khasab ayuu raba in uu wax ku wado..khasabna ma shaqeeyo. magaaloyinkan niman baa iskaleh oo u dhashay oo gurigooda hadii loogu yimidina is difacaya..alle ha garab galo.
-
It is an amazing song. I dnt think I ever heard someone with a more beautiful voice..cod ba ku dhamaday ninkan. Soool hormuudiyo cayn iyo sanaagba ku caleema saarto wa lugu sugayee saleebaan xasiloonow..
-
among other grad studies. Mostly health related..inshallah we will see what works out..