Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
A khadar give up arguing with these people walaal ka caqli ronow...Dadka SSC u dhashay way tashadeen hawshoodana way ogyihiin u taala. Wayna wadaan...meel wacana way marasa.. somalinimo iyo horumarna waan u rajaynayana...but I HONESTLY think it is a waste of precious time having repetitive arguments with people who just dont care to understand where you are coming from but just wanna argue for their lil cause (Somaliland) without really making much sense...maanto dhana raba in ay iska daldalmaan...so yeah dnt waste your time ... salaam
-
Islaanta Wayeelka ah ee Saado ali waxa uu ficaan inu tawbad keento inti dhimaan and cover herself/while quitting singing iyo music and stops instigating clannism between neighbours. whether she covers or stops singing that is her personal life. And, I don't believe that concerns any of us including yourself.....as for that man silaanyo your so called president? he can not be compared to saado Ali he is a murderer and killed thousands of people and still continues to killing innocent ppl..
-
Sheeko india ka dhacday ba jirta oo aheed gabadh somaliyeed oo nin indian ah qabo. Waxa la yidhi reerkisa way ka xumadeen oo ninki bay gurigiisa hortiisa ku dileen....ninkuna nin lacag leh iyo guri iyo wax dhistay buu aha sida layidhi reer dubai bay ahana jiray. Kolay waxa layidhi gabadhii magalo india ku dhacda bay isku qarinasay oo waxa lo radinayey si ay magalada ama dalkaasba uga baxdo..marka nimankan waan u baqaya?..mise talow reer masakin ah bay ka gursaday oo way ku nolanayan nimankan somaliyeed.... and just wondering is this allowed religiously speaking?? yacni waxa nimanka lo ogolyahay people of the book kuwaas oo ah christians jews...I dnt think hindus are included..plus not to mention even ppl of the book dnt follow their books but rather newer versions..and even that being permissible is doubtful... as for my personal opinion....somali somali in uu ku ekaado u qurux badan laakin sida horay lo yidhi qofwalba dokhisa .. Edit: aawey quruxda in that picture, define qurux, qofka soo qorey articlekan waaba mid tabcaan ah, qudhigiisa ayaaba la hayaa oo rabo inuu msaakiinta rafaadsan ee Hindida ee tuulooyinka ku nool ka soo qaato meher as I wrote above my assumptions were that some somali guy who is financially decent was getting hitched to some poor girl from a small village in India. But, I honestly forgot about the dowry custom...so are you saying these men are marying girls for money?!! loool...that is soo sad walahi... btw I dnt know if any of you noticed but if you look closely at the bride she doesnt seem too happy she looks like shes abt to go to tears ?or is it my eyes LOL...
-
Zack I'm sure amiin simply meant we divided so muchhh so i doubt he meant us to laugh bt rather the sad reality of hw things are back home....but that is inevitable! hadad qofkale magaladaada ku haleesid lacag uun bu ku cunaya duna irbad kuma galinayo. Marka qofkasta intaada u tali kadibna midooba oo qof korka niga mamula doorta...wax inta ka haboon majirto!
-
taasi waa dhab in qofkasta u baahanyahay in uu magaloyinkiisa u madax banaanado suu dhaqaalo magaloyinkiisa u gaar ah u helo suu iskoolu jamacado cafimaad iyo wixi dadkisa u bahnyahay uu sameesto...marka ka dibna somalinimo ha la isku yimaado oo hala moodobo!.. dnt we have provinces in Canada and states in the USA...same story!...degaan ma u baahna in uu degaan kale wax ka sugo! .. salaam
-
Awdal waa dalkaygii Awdal waa dalkeygii Dunbaa iigu xidhanoo Duhur iyo habeenimo Dibnahaan ku hayaa Saylac Daaraheediyo Dikadii wacnayd Ilbaxnimadii Dorraad Dardarbaan galinoo Dib baan u soo celin Dareenkeygaa kacay Ruuxuu Danqayaa Danihiisa weeye Dawlad lagu nastiyo Qaran lagu diirsadaan Daaha ka qaadiyoo Dalkeyga waan dhisan Oo waan dhisanayaa Aah waan dhisanayaa Awdal waa dalkeygii Awdal waa dalkeygii Dunida an ugu jeceloo Dal dheer aniga oo jira indhahay dul taala Buloxaar dusheeda Ceel shiekh dacaldeed Degelkii qurxoonaa Dariiqyaan ka simiyoo Daruurahaan geyn Dareenkeygaa kacay Ruuxuu danqayaa Danihiisa weeye Dawlad lagu nastiyo Qaran lagu diirsadaan Daahaan ka qaadiyo Dalkeyga waan dhisan Oo waan dhisanayaa Aah waan dhisanayaa Awdal waa dalkeygii Awdal waa dalkeygii Dugsi hodana weeyoo Day-day iyo m*ooryaan Darbi kaga oodayaa Axmad guray dadkiisi Cidi daan-daansan jirin Dunida laga yaqaan Dabarka way gooyno Dibbay usoo nolaan Dareenkeygaa kacay Ruuxuu danqayaa Danihiisa weeye Dawlad lagu nastiyo Qaran lagu diirsadaan Daaha anka qaadiyo Dalkeyga waan dhisan Oo waan dhisanayaa Aah waan dhisanayaa Awdal waa dalkeygii Awdal waa dalkeygii Darmo raaxo weeyo Darxumiyo quudhsi Doc baan uga duwaaya Dadnimadaan xoojin Caddaladaan daadahayn Diridhaba agteediyo Jigjiga daafyahadaan Ciyaar ugu dabaal dagi Dareenkeygaa kacay Ruuxuu danqayaa Danihiisa weeye Dawlad lagu nastiyo Qaran lagu diirsadaan Daaha anka qaadiyo Dalkeyga waan dhisan Oo waan dhisanayaa
-
^lol I have no clue girl...for sure we should! n im doing great btw Alhamdulilah!
-
^^lol actually it caught me off guard and I was shocked like what did I do wrong typa reaction lol........till I got to the last bit abt it being April's fools day and then I was pissed at my friend.....I honestly thought I did something wrong lool...anyhow the whole day is lame to meeee!!!!
-
^^Nice song...Yusuf Islam is an amazing singer.!...stop stealing from my people, stop pointing gun at my people!..
-
^Ameen Ms Moons.
-
btw Someone forwarded me this text msg..subhanalah it freaked me out..ppl need to outgrow frm this ... Delete my f*ucking # and dont text me again cuz that was f*ucked up what u did and stop loking confused because you just got April fooled =D...
-
^^True. I am on the same page with you on that..The funny thing is I was never into fb..ppl had it for years and I wouldnt open an account. But, nw that I have it I tend to waste more time than I am happy with..so insha'Allah should manage my time more wisely.
-
Zack we have a new song stuck in our head every other day lol..I usually dnt like to listen the same somali song more than few times!.. lol showqi..love is life walaal dee?..waa caadi!
-
Some of u are saying ppl can get fired over being silly???... hmm never really thought of that. I hope this guy I know doesnt get fired, he put his supervisor in an awkward situation by embarassing him ...all for the sake of April fools? I never get the whole point of it!..I hate ppl who lie not to mention religiously it is haraam...The prophet csw said: "Woe be on one who speaks and lies in order to make people laugh, woe be on him." ...so ppl be careful at what you think is just a joke n harmless salaam
-
^^thats good MS moons...I need to deactivate mine too for a while it is a waste of time when u think of it...like i said its ok to stay in touch with relatives n stuff but not to over use it Juxa iska celi paragon suu u dhaha married ladies shouldnt be on fb...asaga fb ma shukaansi uun u yaqaaan..
-
and here I was expecting to laugh at a joke ...
-
One of my favorite songs. Insha'Allah I am gonna play this on my wedding =)..Enjoy it!
-
^every child is precious to their parents.
-
Parents met me. They like me. Khalas, it just took meeting once. see all it took for you was to show them that you are a decent brother and worthy of marrying their precious daughter. Alhamdulilah, I am really happy for you. Wishing you the best!
-
wow...if these stories are true. I wouldn't know how these young educated ppl can be brainwashed? really everyone knows the war thats happening in mogadishu can not be equated to jihad..those so called alshabab are just abusing the name of Allah and killing innocent people!..I am shocked abt hearing this!...
-
lool Che... Bashir yeah hun hes is to the point. Mashallah. Shiekh Yusuf estes is one of my favourite shiekhs..
-
^hahha yea I did! I just remembered that!..bt its aiight..
-
basically he said people shouldn't rush to say something is haraam unless they have a solid proof. And, that facebook for instance isnt haraam but rather it is how one uses it. He uses the analogy of a knife, like knife can be both beneficial and harmful depending how you one utilizes it..
-
Haye, goormaa adiga inta imaanee, don't worry chartered diyaarad non-stop to Laascaanood ah lagaa sii saaraa, if you want. Insha'Allah waan so socda lol.... bt I never been to Somalia so I am a lil bit scared I must say!..Walaalkeen Chena wuu sharxay wuxu ka hadlayay in ay aheen canaha la gadayo ee la fahan lol..... Anyhow, adaa iga dhowe. MAAAD laascaanod aadid oo iga soo warantid ..Mise Isli baa gurigaaga ah lol...xita xamarta jecleed meeday maad so boqatid lol.. Che it seems to me that MMA is fine with it so maybe it is not that bad. Marka get him to show you around maybe ull enjoy it more...I hope so that is lol.. salaam