Aaliyyah
Nomads-
Content Count
10,561 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Aaliyyah
-
qof xaqa ka talinaya ma cid ba nacasa taasi waa maya..the only one nacaya waa daneesti iyo labo wajiile!..she is been there for everyone regardless of their clan affiliation! salaam
-
Another Somali boy murdered on the streets of London
Aaliyyah replied to Complicated's topic in General
^I never said no such thing so share ur view without going u agreed with me ...goshh! -
Zack lol of course ONLF flag is gonna be there.. people from O-gadenia have shown nothing but love and support for Saado Cali Warsame. Wiil cusub that is such a good idea...I would support that too! ..Saado has what it takes!
-
Somaliwayn waxa aminsan shacabka somaliyeed inta badan. ee tageersan midnimada somaliyeed , calanka bluukiga, iyo wanaaga ka dhaxeeye somalida. Waxaana kasoo horjeeda somaliweyn kuwa aad aduu tageertay somalidiid ee aminsan isticmaar ideology iskuna haysta inay ingriis yihin But for a somalidiid I wonder why you care too much who believes in somaliwayn..kolay aduu ma aminsanid!..focus on your clan-jabhad..taas uun baad kolay aminsantahay..
-
^inay somaliwayn jirto miyaad rabtay in aan ka dhaadhiciyo??? somalidiid miyaan ka dhadhicinaya somaliwayn in ay jirto.. my answer is clear and simply if u dont believe in somaliwayn no one gives. Umada uun ha khasbina (mise ma rabtid in laga hadlo xaqdarada kuwaad u sacabisid sameenayan).. haku macanaato..anu waqti kuguma luminayo convincing u anything. salaam
-
just to add...People from SSC have decided that they want to be part of somaliwayn (whether you think that exists or not no one really cares abt your personal opinion)..they have made their decision. Adiga hada aminsantahay somaliwayn ma jirto ama msutaqbal ma leh..you are entitled!..dadka kale uun somaliland sanka haga masixin hana tageerin umada SSC ku sugan ee la xasuuqayo luguna khasbayo somaliland's political interest... intaas baan kusoo xidhaya hadalka.. salaam
-
hadii khiyaali cid mesha ku hayso heedhe wa adiga oo aminsan in somaliland dal tahay..laakin anu kama waalayo oo wax iga 15 ah somaliland ma jirto ama state ha ahaato ama dal ha ahaato it is not my business.....ee magaloyinkaaga ku ekow oo xaqdarada dadka kale ka dhaafa !.. ma cid ba somalinimo ama somaliweyn sanka kaaga haysa!... tan kale hadaad sida jabouti rabtin in aa go'diin? ma kolay lugu helaya dadkale in xaqoodi lagu qabsado? sadexdiina magalood la jucuuriya...who gives! salaam
-
umada somaliyeed in ay somaliwayn isku raacday taasi shaki kuma jirto.. tan kale waqtigeyga qaaliga ah mesha aan ku luminayo waa mid itaala..ee aduu haday somaliland kaaga dhagtay dhib ma leh. sidan horay u idhi sadexdiina magalood uun hani deeqdo.. Almiskiin no worries..wax la isku cafinayo mesha ma yaalo.. fiid wacan people.. salaam
-
alright then..we will leave it at that! salaam
-
i didn't delete anything I just rephrased my sentence... tan kale warkaagu ma cade bal soo daa...saado maxa xageeda kaaga so lumay? ma jano baad xijaabkeeda ku gali? mise wax kale ba jira? salaamteedana maxa kaga 15 ah.
-
^ I don't think your comment there was sincere. But, then again who cares. salaam
-
^lets hope ur advice was genuine salaam
-
lol I don't know guy..People who use diana cream or any other chemicals to make themselves light amaze me bt then again who knows what I would have done if I was in their position kolay qofkasta wuxun baa ilaahay siiyey ..I have seen enough dark girls with gorgeous hair (timaha baaba umaleenaya in aan ka cawryayo hehhe) anyways, lets not troll on Saado's thread... Saado alle khyr badan haka siiyo hawsha wacan ee umada somaliyeed u qabatay hadana u qabanaso.. salaam
-
lol say walahi? ..that's sad case!!..hada ma waxay ka haysa in aad diana cream so gadatid oo isku dhamuujisid salaam
-
lol@ I am so dark. Dude you are not that dark, somalida ba dhinac ka raacda!..get over yourself! mise islamihi is cadeeyey baa indhahaga ka batay! haha joking salaam
-
ameen Koolkat. Mashallah si wacan oo wanaagsan ayeey ugu so dhoweeyeen. Reer nairobi alle khyr haka siiyo. n Koolkat I love Ahmed Naji too, listened to few of his wadani songs mashallah very moving!..amazing man! what a legend! salaam
-
Happy Somali day you all n Canada day to Somali-Canadian solers.. salaam
-
looooooool@ oo dhar xata hadee wadan dacas u gili oo qurxi...what a funny maahmaah! Thanks for the explanation! bt the msg tht this maahmaah is sending is wrong in every level! been lama sheego! beentu ma wacna..dacasna ha u galinina ee runta iska sheega lol.. salaam