Abbaas;965861 wrote:
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo. Waana lama huraanE hagar li'i wax ugu qabo. Hantiyeey macaan waa midaan hoy laga odhaneen helayoo...
Soomaali waa mid, waa ul iyo mayrax, mataano weeye meel bey ka wada timid.
Hanfi iyo kuleyl ma leh dhulkeene, anagaa halaynee.. Somaliyeey hoy hoodaale weeye dagaankisa hodanka lo wada hamuuma.
GUUL KHAATUMO IYO SOMALIA !