ceelayohoyoo

Nomads
  • Content Count

    80
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ceelayohoyoo

  1. We have nothing to do with Somaliland and the same for Pirateland. We've spoken keep your SSDF nepotism to yourselves which could not be done. Maakhir State.
  2. Originally posted by Libaahe*: Kuun-Kuun-Laminaam, it's very difficult for Atam and his militia if they come to places like Erigavo, Ceelafweyn they don't know how to get around dhuulka ma kala yaqanaan they will be easily destroyed by sland forces native to sanaag. LOL @ Erigavo really are you delusional. I doubt you've ever been there. I'd even goes as far as your luck this issue was met by the SSDF since our proximity to their capital Garowe is close. But your off your rocker, if anyone from Eastern Maakhir decides to clash with SNM unlike Laas Anod, anguish would proceed over SNM and their sympathizers. We have no toleration for the likes of your ilk, which contrast that of the SSDF.
  3. Atam et al. your really off your rocker. These clan wars are fueling the fire has grown. Its only a matter of time when radical clan elders inject the bomb fire. Sit back and watch.
  4. SSDF if you call this a victory from which a few weeks ago you couldnt locate Galgala, Maakhir on a map. Its clear the Maakhir vs SSDF wars has only began.
  5. Maxaa keenay jabkii Ciidanka Puntland Khasaaro xoog leh ayaa ka soo gaaray Ciidanka Puntland dagaalkii maanta ka dhacay Buuraha Barakaysan ee Cal madow,halka ciidankii ka soo horjeeday dad ku sugan degaanada ay noo sheegeen in ay ka dhaawacmeen Sadex wiil oo d'adoodu tahay labaatan jiro oo labo tahay ********** Dubays iyo mid ah ******ten Cali Salebaan oo dhamaantood ka soo wada jeeda degaanada Galgala.ilaa hada waxa dhimasho ah lama sheegin Dagaalkan maanta ka dhacay galbeedka gobolka Bari ayaa wuxuu ahaa mid la sugaayey maalmahan danbe ka dib markii madaxweynaha jar iska xoorka ah aqoontana u lahayn dadka iyo degaanada Puntland Cabdiraxmaan Faroole uu in badan ku celceliyey in uu dagaalami doono hase ahaatee awoodiisii la ogaaday sacadihii u horeeyey Aug.9,2010 markii ninkii ciidanka hogaaminayey ayna isku jufo hoose yihiin Tuuta wayne lagu arkay kaantaroolka Boosaaso.isaga oo argagaxsan hadaladiisiina ay ahaayeen ceelashii ayaan soo bur burinay Dagaalkii maanta iyo mid soo socdba kuma ay guulaysan doonaan ciidan kasta oo ku soo duulaa degaanada Maakhir iyaga oo aan haysan kalsoonida shacabka reer Maakhir taasna waxaanu ka ogaanay taariikhda gobolka ,hase ahaatee Cabdiraxman Faroole sidaan horay u sheegnay wuxuu ahaa mid isku dhuftay xisaab khalad ah waana tan keentay saacadihii danbe oo dagalka in wejigii dagaalku is bedelo loona sheegay xaq jirka jar iska xoorka ah oo markuu hadlaba lumiya boqolaal qof oo aaminsanaa Puntland in uu noqdo mid aamusa,waana talo fiican. Puntland waa Beelo isu tegay Tuuta wayne iyo wiilal laga soo ururiyey Dangoro iyo Sunijiif xoog kuma tegi karaan Galgala kumana dagaalami karaan sida xaqiiqdii tahay ,waana tan maanta keentay in ay ku dhacdo guul daro. Taliyihii ciidamada Faroole ninka lagu magcaabo Tuuta wayne ayaa maanta wax la waydiiyey in ay ka gaareen wax guul ah dagaalada Galgala ka dhacay ,wuxuuna sheegay in Ceelashii Biyaha ee degaanka uu soo dumiyey raga noocaas ah nacaybkuna ku jiro cidina uma ogolaan doonto in ay guulaystaan. Madaxda Puntland oo kala ah wasiirka amniga,madaxweyne ku xigeenka iyo taliyaashuba waraysiyadii maanta ay bixiyeen mid mid la mid ah ma lahayn,waxaana ka muuqatay jaahwareer iyo isku xirnaan l'aan dawladeed, taasina waxay kuu cadaynayasaa howsha qura oo ay ku fiican yihiin in ay tahay sidii loo lunsan lahaa xoolaha Puntland. Madaxweynaha Puntland maalintii jimacaha uu ka khudbadeenayey Masaajidka Garoowe,ayaa waxa ka dareeray khudbadiisii shacab reer Garoowe ah oo shaqo lahaa ,isla markiiba dadkii oo maqlaya ayaa wuxuu ku dhwaaqay Madaxweynaha in dadkaa baxay la qoro magacyadooda oo ku sheegay in ay yihiin kuwo la jira argagixisada taasina waxay kuu cadaynaysa in ninkan Wiilasha dagaalka geliyey aanu ahayn Qof maskaxdiisu fayoobeen Ugu danbayntii Bulshada reer Sanaag waxay sugayaan talaabada tan xigta oo jar iska xoornimada ku jirto oo ay ku dhaqaaqi doonaan labada nin oo dantii puntland ka hormariyey Xididnimadooda kuwaas oo ah Faroole iyo Cabdisamad
  6. Caasha Cabdalla”Faroole 66-ayaa Doortay Shacabku ma Dooran” Xildhibaanada Caasha Axmed Cabdalla oo ka Tirsan Baarlamaan Somaliya ayaa BBC-da Waraysi ay siisay ka sheegtay in aad uga xun tahay Duulaanka Dawlada PL ku qaaday Deegaanka Galbeedka Bari, Xildhibaanada oo ka hadlaysay arintaasi ayaa xustay in Ujeedka loo Ordayaa ay tahay Shidaal Deegaankaasi ku Jira. Xildhibaanada ayaa Ku cel celisay inuu Dagaalkaasi aanu Maanta ahayn Mid Ugub ah balse uu yahay mid ilaa Dawlada Cade Muuse Sanadkii 2005- kaasi oo Soo Jiitamayay, lana doonayo in la Si Dhuumaalaysi ah lagu qodo, Shidaalka Deegaankaasi. “Aniga waxaan ahay Xildhibaanad TFG ka Tirsan Laakiin dadka Duulaanka lagu yahay ayaan Metelaa oo aan Meesha u Joogaa waa inaan sheegnaa Wax kasta oo dadkaasi lagu Hagar Daaminayo”Ayay Tiri Xildhibaanad Caasha Cabdalla. Caasha Ayaa qeexday in Faroole Masaajid Garoowe ku Yaala ka sheegay inay weerarayaan GalGala isla markaana uu Fariin Media ah u Mariyay dadka deegaanka inay Qaxaan oo ka Guuraan deegaankaasi. “Faroole iyo Wiilkiisa ayaa Shirkado Ajanib ah la soo Galay Hashiis si ay Shidaalka deegaanka u Baadhaan markaa Lama Baadhikaro Khayraadka ilaa dadka laga Tir Tiro deegaanka Ama dagaal lagu qaado waana la qaaday Dagaalkii”Ayay Tiri Caasha Cabdalla. Xildhibaanad ayaa farta ku Goday in Faroole ilaa Maalintii la doortay uu waday Dagaal Beeleedyo iyada oo Cadaysay inay 66- Ruux ay Doorteen ee aanay Shacabku Codkooda Siin taasina ay dhabada u xaadhayso inay Eryaan oo ay Faroole Albaabka ka saaraan waa sida ay Hadalka u dhigtay. Caasha Cabdalla ayaa Sheegtay in PL Lagu wado Joogo Xeer Hoosaad iyo Is Tix Galin Beelaha ah e,aanay Beelina Beel Ku Duulin karin ayay Qirtay Caasho. Dhanka kale Caasha Cabdalla ayaa Ifisay in Cumar C/Rashiid Cali Sharmaake Raisalwasaaraha Somaliya uu Hub Ka dejiyay Garoonka Gaalkacayo kaasi oo doonaya inuu Lagu Baabiyo Shacabka Deegaanka GalGala iyada oo Sheegtay docda kalena inay Caalamka ka Dacwaynayaan Shariifka iyo Raisawasaaraha Somaliya. Waxay Toos u Moostay in dadka Dilalka Bosaaso ka Fuliyaa ay Yihiin Rag Ethiopia ah oo ku Sugan Madaxtooyada Bosaaso iyada oo Farta ku Muday in Ninka Wiilka uga ah Ethiopia PL ee Garoowe ku Sugan uu Masuul ka yahay Dilalka Aqoonyahanada Dadka PL isaga oo Waliba si Toos ah u Beegsana Dadka ******ya ayay Tiri Caasha Cabdalla. Waraysigigaasi ayaa Caasha sidoo kale Wariyuhu Waydiiyay inay tahay Mucaarad oo Masuul kasta Dhaliishay“Waxay kaga Jawaabtay” Anigu Xildhibaanad baan ahay Uma dul qaadankaro Dhibaato kasta oo Somaliya ka Jirta waxaanu doonaynaa is bedel Wanaagsan wixii Wanaagsan waanu Raacaynaa Markaa Dadka Somalida Madaxtinimada doonayaan waa kuwa dhaqaale Raadis ah Maha kuwa Xal Somaliya u wad ayay Tiri Caasha Cabdalla. HALKAAN KA DHAGAYSO CODKII BBC da
  7. As the de-evolution of Eastern Bari-Nugaal and Northern Mudug occurs. The process for which has started continues: self-governance free from parasites. No matter how many defensive battles we face win/lose the hearts and minds of the people of Maakhir are one. In the coming months will see positive turns for Maakhir State. Salaam
  8. Rather gibberish fanatsy be Somaliland. A fiefdom of the triangle clan state. Hallucination be yours indeed
  9. Faroole called it off. The Pirateleader doesn't want to draw attention since their funds are dwindling they've opened a new front.
  10. False news. Thanks Hiraan the mouth piece of TFG **********s.
  11. Its the rise of Maakhir and the fall of Puntland. Don't get it twisted Thanful. Your falling apart.
  12. The political will of SNM and its Somaliland fetus is a fiefdom restricted inside its triangle. Spear headed by rotating warlords, from Tur to NSS successor Riyaale. Your story is probably more pitted in clan anguish than any other in Northern Somalia.
  13. Kagadaal maanta gelinkii danbe goor ay tahay casar gaabkii markii dayankii iyo danaagoyinkii rasaastu kala joogsadeen,togii lasyku horfadhiyayna ay ciidamadii Dawlada Puntland ee dagaalka soo qaaday wax talaabo ah oo horumar ah ka gaadhi waayeen,iyadoo dagaal laysku jilbo laabtay uu kadhacay toga Subure ee karin oo ciidanka dawladu saaka dagaalka ku qaadeen, halka ciidanka ilaalada deegaanka oo hore halkaasi difaac adag uga xidhay ay soo gaadhsiiyeen khasaare baahsan dawlada. markii gabalku dhacay qoraxduna godkeedii gashay ayaa intii ka hadhay ciidamadii saaka ku hoobtay dagaalka ay dib ugurasho sameeyeen iyado oo aanay cadayn sababtu oo laga yaabo in ay tahay xeelad dagaal halka wararka qaarkoodna ay sheegayaan meesh ay joogeen ciidankaasi oo aan ahayn meel difaac leh sidaasina ay ka cabsadeen in caawa ay miraan ciidanka ilaalada deegaanka iyo khayraadka dabiiciga ah. dagaalkii saaka oo saraakiil badani ku geeriyoodeen oo kamid ah kooxda PIS ama shahaado la dirirka ayaa dawladu ay ka gaabsatay in ay wax war ah ka bixiso iyadoo la sheegay in dhaawacii kooxdaasi loo qaaday wadanka Itoobiya oo diyaarado lagaga daadgureeyey magaalada garoowe iyo Boosaaso.saraakiisha ilaa hada lahubo in ay ka geeriyoodeen PISta ayaa gaadhay 13 sarkaal. Dagaalkan ayaa waxaa dib ugasoo baxay C/samad cali oo ahaa ninkii hoygiisa ay Soomaliland la wareegtay isago oo Boosaaso caawa kusugan ka gadaal markii uu kusoo fashilmay dagaalkii saaka. In dawladu dagaalkii kujabtay waxa ay cadaatay saaka markii isla sagaalkii subaxnimoba ay dhowr Umbalance iyo baabuur gaashaamani magaalada boosaas keeneen mayd iyo dhaawacyo kala duwan taasi oo ka turjumaysa judhii u horaysay ee dagaalka in fooda lays daray banaankana usoo baxday dhaawaca soo gaadhey dawlada iyo ciidankeeda iyadoo cusbitaaaladii maanta gelin kii danbe ay buuxdhaafeen dhaawacyada qaybtoodna lagu dawaynayay farmasiyada iyo cusbitaalo yar yar oo dhakhaatiiri fadhiisato. Galgalanews@yahoo.com galgalanews.com
  14. Originally posted by Che -Guevara: But it's about Erigavo and who owns that ghost town Maakhiris who own Galgala, is this a question of Admin loyalty or a fallacious grudge against us?
  15. Sanaag is 85% Maakhiri . Whats the question on its status. I guess Laas Anod is 85% SNM. --->
  16. Originally posted by Che -Guevara: meeshaan waa la,isku wareersan yahay Sheikh Atam is going to Burco
  17. What a way to hijack a thread. This has nothing to do with SNM. ps: lets not entertain these SNM kids, hope the get independence
  18. Originally posted by Nassir: Dambarsame, we can agree to disagree but do refrain from the use of "eastern Sanaag". Reer Maakhir make up 85% of Sanaag and live in east, west and south of Sanaag region as well as western side of Bari region. Its clear that "Eastern Sanaag" is a reference which have been used by political staunches by the PL admin to severe the political power of Sanaag. Whom they've used as crutches and assigned their borders where they knew redirecting aid/funds would benefit Garowe. While the vast majority of Sanaag has yet to see a single SSDF member to set foot in territory they claim part and parcel of Puntland State. Rather know Galgala and Bosaaso environs is but an intergrated part of Sanaag. And the SSDF lackeys are being overwhelmed by the reaction to what they've caused. A divide for which they will pay in casualties/loss of a town.
  19. Minorities rights majorities rule. Liba take your rhetoric elsewhere. I can smell a dirty SNM rat. If you want to do something about it join your SSDF friends and fight or else sit back because SNM sympathizers and their rats aren't a threat. Continue to entertain the forums with your independence.
  20. Whats your point about Sanaag? Its already clear where majority of its population inhabits and majority of its clan affiliation inhabits it. And clearly its the people of Maakhir. What does this have to do with the situation of Puntland? Absolutely nothing, unless that is Faroole too is seeking the council of elders in the village of El Afweyn. Or Oodwey?
  21. The SSDF clan could never defeat the Maakhirian clans. This is 1840 all over again and we've gotten started. Bal Aan Maakhir Haybsado
  22. Liiska Maxaabiista PL laga Qabtay August 8, 2010 By Axmed Muuse Dheere Ciidamada PL ayaa dagaalkii Hordhac ahaa ee Ay la Galeen Ciidamada Deegaanka Galbeedka Bari ee uu Hogaamiyo Sheekha dalkiisa daacada u ah Sheekh Maxamed Said Atam warar Hordhac ah oo ka soo Baxayaa sheegayaan inay Qabteen 10-Askari iyo Hubkoodii Kuwaasi oo uu Haatan Gacanta ku hayo Sheekh Atam Warka ayaa intaasi ku daraya inay xitaa Jiraan Ciidamo kale oo ka soo Goostay Dhanka PL ka dib markii ay Arkeen inuu Dagaalku yahay Mid Ujeedo badan, Beelaha Qaarkood ayaa Durba Baaq u Jeediyay Wiilashooda kaga Jira Ciidamada Kuwaasi oo ugu baaqay inay dib uga baxaan Dagaalkaasi. Liiska Askarta Laga qabtay PL. 1-Ahmed Ali Muuse Madaxii Saadka ee Ciidanka PL. 2- Mustafe Guray Laba Xidigle. 3- Maxamed Dheere 4- Jamaal Ciisa Kaar 5-Cali Muuse Xidgle. 6- Maxamuud Qodox 7-Jaamac Axmed Yuusuf [Darweel Gaadhi Dagaal] 8-Maxamuud Haybe [ Gaandhari Macaa Gaadhigiisii] 10- Farxaan Qooje Lixdan Maxbuus ayaa Ciidanka Deegaanku sheegeen inay si Hordhaca ah u sheegeen Magacooda kuwaasi oo lagu Qabtay Dagaalkaasi Saaka iyaga oo dhanka xusay inay dhawaan War Murtiyeed Dhamaystiran soo saarayaan. Source GalGala
  23. I'm no multi-nicker but clearly its easy to spot a SNM & SSDF sympathizer. And I have no respect for either. Lets see how we fair against our enemies.