AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. JB It's everybody else's fault, right? That's the message being sent by the ruling party.
  2. ^ It's Black, It's White It's not about Races just... Dates, but I'm not gonna spend my life in a calendar.
  3. Fab and Naxar Too much negative energy. Ever thought of sorting your differences over a beverage of choice. .. [offering Billy Ray a sip from his flask; Coleman dressed as a priest, Billy Ray in African garb] Coleman: Would you like a sip of whiskey? Billy Ray Valentine: I do not drink, it is against my religion! Coleman: Religion is a good thing I say, taken in moderation. ~Tradhing Blaces
  4. Originally posted by ThankfulSP: Of all the articles Garoweonline use to write attacking the previous admin, when then sacked Minister Faroole criminal took over the Puntland Parliament, let pirates set up base in Eyl, orchastrated food riots only in Garowe and did everything to get power(whiched all happened the year of the election).
  5. AYOUB

    Muna's Murder

    ^ No. Innocent till...
  6. Originally posted by NGONGE: ^^ Woxo ma Sh. Sharif ba? No. You're comfusing him with....
  7. AYOUB

    Muna's Murder

    ^ Would be nice if Ali gets cleared though.
  8. AYOUB

    Muna's Murder

    ^ Indeed. I think some of Ngonge, A&T, Paragon and Liqaaye's short stories are good enough to get published.
  9. The opposition sites seem to be in celebratory mood about a supposed imminent reshuffling of Sh. Sharif's cabinet. Are they justified to be or is it just a spin? Is the process going to be the same old complicated one that paralysed Col. Yeys team? More importantly, is there anyone in SOL who has sold his soul and principles enough to deserve a top spot? < just kidding sxb Wasiirada DKMG , xil- wareejin, xil-ka-xayuubin , xil-buuxin iyo isku shaandheyn Published: 18 July 2009 KN: Waxay u muuqataa in ay dhamaatay bishii malabka ee xukuumada DKMG ah, wax ka yar lix bilood markii loo magacaabay xilalka ay hayaan ayaa durbaba waxaa laga hadlayaa isku shaandheyn, xil wareejin iyo xil ka qaadis. Wax noqonaya dhagax dhiga burburka dowlada cundunka ah ee uu hogaaminayo Shariif ee ay soo foodsaareen aafoyinka badan ayaa waxaa soo baxaya warar tibaaxaya isbadalo waaweyn oo lagu samaynayo xukuumada DKMG ah Xil wareejin Dhowr wasiir oo ka tirsan dowlada ayaa codsaday in ay xilka wareejiyaan oo kol hore gudbiyey iscasilaadooda balse wali aanan laga aqbalin, sida aan wararka hoose ku heeyno wasiirada la hadal hayo waxaa ka mid ah wasiirada arrimaha gudaha, iyo gaashaan dhiga. Sh. Cabdiqaadir Cali Cumar oo hawada ka maqnaa tan iyo intii maleeshiyaadkii taabacsanaa ay kala tageen ayaa la sheegey in uu kol horaba ka biyo diidey siyaasada SHariifka, isla markaasina si toos ah oga baxay DKMG ah, waxay wararka intaasi ku darayaan in uu Shariifka u geeyey warqadiisa is casilaada balse aanan laga ogolaanin. Waxaa la hubaa in Sheekh Cabdiqadir uusan ku nooleyn Villa Soomaaliya balse uu ku noolyahay meel Xamar ka tirsan oo ay ka taliyaan xoogaga muqaawamada, bilihii dhawaana waxaa soo baxayay in wasiirka uu si toos ah iyo si aan toos ahaynba ula shaqeynayay muqaawamada. Arrinta khilaafka SH. Cabdiqaadir iyo Shariifka waxay cirka isku shareertey kadib afduubkii farenjiyinta oo madax dowlada ka tirsan ay wasiirka ku eedeeyeen in illaaladiisa ay ka dambeeyaan, balse uu isaga daffirey, wasiiro olog la ah Shariifka ayaa ku riixaya in uu aqbalo iscasilaadiisa. Prof. Cabdi Maxamed Gaandi waa wasiir kale oo isagana doonaya in uu is casilo, wuxuu ku magacaabanyahay wasaarada Gaashaandhiga, wararka aan heeyno oo ay noo xaqiijiyeen dad ku dhowdhow oo Nairobi ku sugan, Prof. Gaandi wuxuu xilkiisa isaga tagayaa isagoo illaashanaya sumcadiisa shaqsiga ah iyo isku dhac xagga shaqada ah oo ku timid wasaaradiisa. Arrimaha waxay sii cakirmeen markii wasiiru dowlada gaanshaandhiga Shariifka u magacaabay dagaal ooge Yuusuf Indhacade, magacaabista Indhacade ayay waxay keentey in uu ku dhaqaaqo talaabooyin jar iska xoornimo ah oo aanan lagu qancin, Gaandi oo ah nin aanan lahayn qibrad shaqo ciidan ayaa waxaa cabashooyin u keeney saraakiil ka tirsan ciidamada oo ka cabanaya Indhacade iyo wax isdaba marin baahan oo ay sameeyeen rag kale oo ciidamada ka tirsan. Prof. Gaandi ayaa la sheegey in uu ka xanaaqay rag uu ka mid ah Cabdifataax Shaaweey oo qasaya arrimaha ciidanka iyagoo aanan ka tirsanayan taliska ciidanka, waxaa kaloo jirta isku dhexyaac shaqooyinka iyo waajibaad iyo doorta miliratiga iyo Police iyadoo arrimaha ciidamada militariga uu faraha ula soo galaya Cabdi Qeybdiid oo ku magacaaba taliska Police-ka Arrintii ugu weyneyd ee Gaandi iyo Shariifka isugu dhaceen ayaa ah sidii loo maareeyey hubkii dowlada Maraykanku siiyey,gaar ahaan maleeshiyo beleedyo aanan tabobar ciidan lahayn oo hubka loo qeybiyey kuwaasoo markii dambe la goostey hubka ama iibsadayba Waxaa la sheegey in xilka Gaandi uu noqdey mid Magac u yaal ah oo aan waxbo ku turneyn, fadeexadii ugu dambeysey waxay wasiirka qabsatay markii har cad la afduubtey sirdoonkii faransiiska ee wasaaradiisu ku casuumtey dalka, dowlada faransiiska ayaa la sheegey in ay iska raaricisey Prof. Gaandi dushana ka saartay mas’uuliyada raga maqan balse uu isaga iska riixay. Waxaa la filayaa in Shariifku ogolaado is casilaada raggani Xil ka qaadis Dhanka kale waxaa jira wasiiro illinka la tusin doono haddii ay diidaana daaqada laga saari doono, waxaa ka mid ah wasiirada ay marada ka dhacday sida Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo lagu heysto fadeexadii iibsiga badda iyo wasiir Jorille oo isagana lagu heysto qandaraas iyo heshiisyo uu macaash ka heley oo xagga isgaarsinta ah oo uu la galay shirkado ajaaniib ah. Wasiiradani xilka laga qaadayo oo aanan la heynin tiradooda rasmiga ah ayaa la sheegey in Shariifka lagu qasbayo kadib markii ay fadeexado iyo muran aan loo baahnayn usoo jiideen dowlada taaso sumcadeeda hoos isuu dhigtey. Xil buuxin Kadib dhimashadii Col. Cumar Xaashi oo ku magacoownaa wasiirka abniga qaranka waxaa soo baxday baahida ah in booskiisii la buuxiyo, warar aanan la hubin ayaa ka hadlaya in lagu badalayo Sheekh Cabdiraxmaan Macoow, gudoomiyihii maxaakiimta Hiiraan oo dhawaanahanba ku sugnaa Xamar ayna isku heyb yihiin ninka dhintay. Sidoo kale wasiirada la eryayo iyo kuwa iyaga iskood u tagay ayay tahay in booskooda la buuxiyo, waxaana xilalkani u baratamaya rag badan oo ka xamaartamaya daaha gadaashiisa,la arki doonee kuwa ay yihiin Isku shaandheyn Waxaa jirra wasiiro uusan Shariifka diyaar u ahayn in uu xilkooda ka qaado balse kasoo bixi waayay shaqadooda, isla markaasina sameeyey qayaanooyin la yaab leh oo ay ka mid tahay lacago lunsi Waxaa wasiiradaasi ka mid Shariif Xassan Sh. Aadan (Shariif Sakiin) oo ku magacaaban wasiirka maaliyada, mid ka mid ah waxyaalaha lagu heysto waxaa ka mid ah in uusan qibrad iyo aqoon u lahayn wasaarada uu hayo oo ah mid muhiim ah, waxay tani kaliftey in dhawaan qandaraas la siiyo shirkad Britain laga leeyahay oo xisaabisa qarashaadka dowlada la siinayo, mudadii yarayn ee uu xilkani hayay waxaa lumey lacago badan oo isaga soo martay. Sidaasi darted waa in xilalkooda laga badalaa isaga iyo rag kale, loona magacaabaa wasaarado kale. Arrimahani oo dhan waxa ay ka dhiganyihiin qalalaasihii ugu balaarnaa ee soo foodsaara DKMG ah oo dhan kasta ka fashilantay markani, lamana yaqaano sida Shariif oga dabaalan karro moowjadahani kusoo rogmey. KismaayoNews.com . C/Raxmaan Cabdi Shakur, Cabdullaahi Oomaar, Iyo C/Qaadir Cali Cumar, oo ka mid noqonaya Wasiirro Jagooyinka ay hayaan laga qaadayo Iskushaandheyn la sameynayo maalmaha soo socda. Muqdisho,Sabti,18, July,2009 (Hillaac.Net) Iskushaandheyn Shariifka iyo Ra'isulwasaarihiisa ay isla garteen in lagu sameeyo Golahooda Wasiirada ayaa Warar hoose oo inaga soo gaaray waxay sheegayaan in C/Raxmaan C/Shakuur, C/llaahi Oomaar iyo C/qaadir Cali Cumar ay noqonayaan Wasiirada ugu horreeya ee laga qaadayo Jagooyinka ay Dowladda ugu magacaaban yihiin, Iyadoo sidoo kalena Qaar kale oo ka mid ah Golaha Wasiirada Jagooyinka ay ku Magacaabanyihiin isku shaandheyn lagu sameynayo. Wasiirka Arrimaha Dibedda C/llaahi Oomaar ayaa sida la sheegay Xurguf xooggani ay u dhexeysaa Wasiirka Maaliyadda Shariif Xassan Sheekh Aadan, oo ah Ninka ugu Awoodda badan Dowladda Sharifka Dadka qaarna ayba ku Tilmaamaan in uu yahay Hoggaanka ugu sarreeya ee Dowladda Shariifka, Maadaama Siyaasadda uu isagu rabo ay Dowladdu ku shaqeyso, Cidduu donana uu u Magacaabo Jagada uu doono, Xurgufta u dhexeysa Shariif Xassan iyo Ina'Oomaar ayaa ah baa la leeyahay Ujeeddada ugu weyn ee ka dambeysa in isku Shaandheyn Guud lagu sameeyo Wasiirada, Maadaama aan Mr Oomaar kaligii Jagada toos looga qaadi karin. Sidoo kale C/Raxmaan C/Shakuur ayaa Caqabad weyni ay ka soo Wajahday Cusbooneysiintii Baasaboorkii Qaxootiga ee ay Dowladda Ingiriisku siiyeen, Waxana ay Dowladda Ingirisku ay ku Gacanseyrtay in ay u Cusbooneysiiso Baasaboorkiisa Maadaama uu Sharcigii Qaxootiga ee Waddankaas u yiillay jebiyey Baasaboorka Qaxootiga ee Mamnuuca ka ahaa Waddankii uu iska soo dhiibay ee Soomaaliyana uu ugu Safray, Weliba uu Wasiir ka yahay Dowladda Soomaaliya, Arrinkaas oo Qaxootinnimo in loo sii Aqonsanaado Ciriiri gelisay, Sidaadaraadeed ayaa sida la sheegay Ina C/Shakur uu Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha ka Codsaday baa la leeyahay in si kumeelgaar ah Jagada looga sii qaado maadaama uusan Howshiisii Wasiirnimada sii wadan karin Waddanka Ingiriiskana uu ku xayiran yahay. Sidoo kale C/Qaadir Cali Cumar oo ku dhex wareeray Siyaasadaha ay Cagta saartay Dowladda uu Shariifku Madaxda u yahay Isla Markaana Ciidamadii Maxaakiimta Gudaha ee Madaxda uu ka ahaana ay ka kala tageen ayaa dhowr jeer oo hore codsaday in Jagada Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ka dego laguna beddelo Ruux uga Habboon, Waxana Haatan la Hadalhayaa in C/qaadir Cali Cumar Jagada Wasiirka Arrimaha Gudaha laga qaadayo Isla markaana laga Codsanayo in uu qabto Jagada Wasiirka Diinta. Iskushaandheyntan lagu sameeynayo Golaha Wasiirada ayaa sidoo kale sida Warbixintu nagu soo gaartay waxaa Wasiirro laga siinayaa Beelo ka Carooday Dowladda Shariifka kadib markii ay iska dhex waayeen, Waxana Wasiir ka helaya Dowladda Haatan Beesha Muddulood oo aan horay ugu lahayn 1 Wasiir si Shariifku uu uga yaraado Cadaadiska ka haysta Xagga Beesha Muddulood oo ku eedeyneysa in uu Beesha ka maarmay Maganna u noqday Beesha **********. Isku soo wadaduub waxaan Shaki ku jirin in Iskushaandheyntan cusub ee la sameyn doono ay Beelo kale oo Caradoodii hore la hurda ay Dib u toosin doonto, Guux horena ay soo celin doonto. hillaac on July 18 2009 19:47:31 ·
  10. ^So "Geography" not "Politics" is the culprit. In that case, produce at least a map that can back your claims.
  11. Originally posted by Naxar Nugaaleed: Its one thing to memorialize dead Somalis, victims of Somali on Somali crime from which no Somali village has escaped scratch free and for which every village is partially responsible. Completely another to politicize their death, ascribe historical inaccurate, to say the least, in a deliberate attempt to sow hatred among Somalis (Somalilanders and I guess the rest) with prayers for the dead. Forgive for not buying that blatant attempt to use the death of those people for your own modern political agendas with hallow "ilaahey ha uu naxaristos" Change of tune. Not big enough to admit your initial uniformed response was wrong I suppose, surprise surprise. I think like of you and Meiji should show some gratitude for the free schooling you are getting instead giving weasel words for excuses. If massacres likes Jasiira are not mentioned; they'll be forgotten. How many people are aware of the regime's killings of Somali military officers who took part in 77 war against Ethios in places Jigjiga and Hargeisa?
  12. Originally posted by Fabregas: ^^ edo , leave the men to the men. you didn't asnwer my question: why are you demonising this women when you came on a boat and got smuggled on a lorry throught the border? And you also drive without a licence. you criminal lady. Scary stuff.
  13. Originally posted by Gheelle.T: it is absolutely criminal act no doubt about that, but making it sound like if PL admin themselves are behind it, is quite disingenuous Of all towns along that long coast, how then do you explain why Eyl became synonymous with piracy and Bosaaso with human trafficking?
  14. dhulka oo gugii da'ay dhinacyadana ubadii dhanka midigna baddii tahay bidixduna dhir iyo doog... Beautiful. Where are your famous horses? Liked the mountan potraits and the Salaat one. The cow looked slightly overwhelmed though. yo ubaxa dhaadheer iyo ubaxa dhaadheer iyo ubaxa dhaadheer iyo ubaxa dhaadheer... Originally posted by Warrior of Light: Didnt understand the song but nice pictures. Thanks for sharing. First is about Hargeisa, the second is a love song. That's what they told me anyway.
  15. ^What 300 people sxb, remind us please. Originally posted by Meiji: They were killed because they hailed from a Somali clan which has its deegaans in Northern Somalia and as such were accused of been affiliated with the SNM. The oppressive dictatorial regime committed sort like crimes against many different Somali clans. If ''Somalilander'' means been part of that clan, than one should not expect other clans to jump on board. Hold your donkeys. I already told you what I prefer to called them so blease spare me the drivel. The people massacred at Jasiira were not all from one clan, you making the same mistake as the murderers. Assumption IS the mother of all f ups.
  16. Originally posted by Meiji: Silly clannist notion ''Somalilanders''. Just call them SOMALIS who lived in Mogadishu city. I prefer calling them 20th Century Ex-Mogadishu Society. Joking aside, they (AUN) were killed because of something more specific than "SOMALIS who lived in Mogadishu city". But denial is a river soo mahaa?
  17. ^lol Gheelle, Xiin still blames me for the closure of his Somali grammar class. Am not going to ruin this rhymester's new scheme.
  18. Lol^ You of all people should know what am up against, so give us some credit will ya? Im reduced to relying on sketches...
  19. Originally posted by General Duke: Puntland like the Italians have issues with criminal groups, but they have not killed a sinlge Puntlander and so far are bussy making money. Half truth but better than Faroole's one-sided informmercial. Thousands of Somalis perished in the hands of Puntland's human traffickers.
  20. Lol@Juje You and I know the Mareero Human smuggling cartel unsuccessfully backed Gen. Cadde Muuse whereas Eyl piracy cartel backed Faroole, but Chatham House crowd are not that sophisticated to grasp the intricacies of Puntland's Trinity "democratic cartels", that's why Dr. Faroole didn't bother.
  21. ^ Not only can you see what's in people hearts, you can also predict the future? Did you predict this?
  22. Very good speech overall but Faroole is being disingenuous when he dismisses the concentration Piracy in Puntland as being because of its strategic location. Piracy flourishes in Puntland because the authorities turn a blind eye to the criminal activities in towns like Eyl. The "location" argument is also used by people making excuses for human trafficking in Puntland when there other Somali ports in the Gulf of Aden which are not as infamous as Boosaaso with the exploitative criminals. Things don't add up but brave attempt nonetheless by Faroole.
  23. ^ Claiming to be `caalim qalb´ does not help your cause. As to the opinions of reer Awdal when south Somalia becomes stable, in theory that applies to all of Somaliland if you off your clannish goggles. The irony is; the flag flying in the stable bits of South Somalia is Black not Blue.