AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. ^ It's Eyl Cartel vs Bargaal cartel. Ayl Baa ka Horaysa Booqashada Baargaal April 10, 2010 By GalgalaNews Waxaa su ,aal uu qof kasta oo wax garanayaa is waydiin karo ah maxuu maamulka pland u tagi waayay oo ciidamo ugu diri waayay xarunta burcad dabeed soomaaliya ee Ayl oo uu hawgalo uga samayn waayay burcad safayn ah ? Waxaa keenay in iswaydiintaanu timaado sida aad la wada socotaan waxa uu maamulka Puntland u diray dagmada Baargaal ciidamo uu leeyahay waxaan ku safaynaynaa burcad badeeda halkaas oo ciidanka pland iyo bulshada deegaanku iskaga horyimeedeen waxayna sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraaya in ciidamadaas iyo shacabka dagmada baargaal ay dhex martay is rasaasayn markii ay ciidamadu isku dayeen in ay qabqabtaan dad kaluumaysato ah oo ay yiraahdaan waa burcad badeed iyada oo laga duulaayo warbixintii ay soo saartay qaramada modoobay ee lagu eedeeyay xubnaha xukuumada ugu sareeyaa in ay yihiin dad xiriir la leh burcad badeeda isla markaana caalamka lagu tusaayo in ay xukuumadu ay diyaar u tahay wax ka qabashada burcad badeeda iyada oo qaab siyaasadaysan ah oo la rabo in caalamka la jaahwareeriyo oo wax beena laga gado ayay sidaas darteed ciidamo ugu direen meel aan burcad joogin hadaba waxa ay garteen dadka dagan dagmada baargaal oo ay qaadan waayeen in burcad badeedana indha laga laabto dadka kaluumaysatada ahna la yiraahdo waa burcad badeed isla markaana waxaa ay ku guulaysteen dadka deegaankaas ku nooli in ay iska caabiyaan kana saaraan dagmada baargaal ciidamadaas ka gadaal markii uu mudo saacado ah uu socday dagaalku ayaa waxa ay ciidamada soo duulay u adkaysan waayeen rasaastii kaga imaanaysay dhanka shacabka deegaanka isla markaana ay iskaga baxeen magaaladi. Hada ka hor ayay ahayd mar uu booqasho ku tagay sanadkii hore Madaxwayne Faroole isaga oo ay weheliyaan saraakiil ciidamada ka tirsan xeebta tuulada Mareero halkaas oo ah meel dad kaluumaysato ah ay joogaan waxa uuna halkaas ku tilmaamay in ay tahay xarunta burcad badeeda lakiin waxa uusan moogayn Faroole in xarunta burcad badeedu tahay Ayl . Waxaa iswaydiin mudan maxuu faroole indhaha uga laabanayaa Ayl iyo Garacad ? jawaabtu waa deegaanadaas waa deegaano uu dhaqaale ka soo galaayo xukuumada pland falalka burcad badeednimo ee laga sameeyo deegaanadaas lakiin deeganadaan kaleeto wax dani uguma jirto in maraakiib lagu qabsado taasi waxay cadayn u tahay warbixintii qaramada midoobay ay ku sheegayeen in maamulka pland iyo burcad badeeda uu xiriir wanaagsani ka dhaxeeyo. Tan maanta ah ciidan u dirida dagmada Baargaal ayaa waxay tahay mid ay rabto xukuumada uu garwadeenka ka yahay Faroole in uu indhaha shacabka iyo kuwa caalamkaba ku qaldo oo uu yiraahdo way ka go,an tahay xukuumadayda in ay la dagaalanto burcada. Waxaa arin aad loogu riyaaqo ah garashada ay garteen bulshada ku dhaqan dagmada baargaal hagardaamada iyo dhibaatayna aan caadku saarayn ee loola yimi shacabka deegaanka oo la leeyahay dadkii kaluumaysatada ahaa waa burcad dabeed arinkaas qofkasti waa garan karaa waxa loola jeedo ama danta laga leeyahay hawlgalkaas lagu qaldaayo indha caalamka ee meel aan burcad badeed joogin la leeyahay hawlgal ciidan ayaa ka soo fulinay meelihi ay joogeena la daawayaano oo aan waxbana laga qabanayn haba yaraatee. Haddi ay xukuumadu ku andacooto waxaa magaalada baargaal lagu haystaa markab waxaa mid la wada og yahay ah in magaalooyinka ,Ayl, Garacad, Jariiban lagu haysto maraakiib tiro badan kuwaas maxay u aadi wayday xukuumadu. Waxaa jirta in uu xiriir la sameeyay allcasayr dhalinta burcada ah ee haysata markabka sida sunta ee lagu haysto baargaal waxayna noo sheegeen in ay la soo hadleen saraakiil ka mida xukuumada pland ayna yiraahdeen cashuurta maamulka ee ku aadan lacagta madax furashada ah waa in aad iska bixisaan marki ay lacagtu idin soo gaarto dhalintaasuna way ku gacan sayreen arinkaas isaga ah waxay yiraahdeen deegaanka lagu haysto markabka lagana soo qabtay bada deegaanka isaga oo isku dayaaya in uu sunta ku daadiyo waa deegaan aysan pland haba yaraatee aysan waxba u qaban marka ma ahan deegaan ay kula gorgortami karto dadka haystaana ma ahan dad ay la gorgortami karto waxay kaloo ugu jawaabeen haddi ay yaraadeen qabsashadi maraakeebeed ee lagu qabsan jiray deegaanka Ayl waa imaanayaane yaan damac idinka galin cidkasta taasu waa cadaan in xukuumada pland ay xiriir la leedahay burcad badeeda . Waxaa kaleeto oo jirta in madaxda sheegata in ay yihiin kuwa u arimiya burcad badeeda sida Yasiin Dheeree ay joogaan magaalada garoowe maxaa kuwaas ay xukuumadu u qaban waysay ? jawaabta isla markiiba qofkasta ku soo dhacaysa maskaxdiisa ayaa ah in ay isku xifi yihiin ragaas Faroole sidi la sheegana ay kaalin wayn ka qaateen soo bixitaankii uu Faroole ku soo baxay doorashooyinkii pland isla markaasna uu noqday madaxwaynaha pland sidaa darteedna uusan samayn karin in uu xiro ninki uu shalay dhaqaalihiisa uu ku soo baxay Waxaan ku soo gababaynayaa qormadaydaan in xukuumada ay joojiso falalka lagula kacaayo dadka kaluumaysatada ah iyada oo la rabo in caalamka la yiraahdo waan la dagaalamaynaa burcad badeeda tusaalena looga dhigo dad aan waxba galabsan oo jeelasha lagu soo xirxirto isla markaana la xakumo , waxaa ku boorinayaa dhamaan shacabka pland in ay arinkaas meel uga soo wada jeestaan gartaana falalka siyaasadaysan ee loogu fakaray si aan waafaqsanayn diinta islamka xeerka xukuumada pland oo ah falal foolxun muujinayana qabyaalad ee ay ku kacaayso xukuumada ku sheega hada jirtaa. Qormadii : Idiris Makiinad Dooxajoog
  2. ^ ^ Waa runtaa. But at least these Africans were invited for dinner and NOT to indiscriminately shell markets places, right?
  3. ^ lol Inaad kaftamasay baan moodeeyay, ma kaa dhab baa? We'll you also said Cabdalla Xassan's poems are Xalaal afterall... C'on now I'm sure there's room for compromise. What about singing a capella while snapping the fingures? The Blind Boys of Alamtara? They don’t even have to take their headgear off!
  4. ^Not at all. I never claimed to be an expert in the first place. A&T is being defensive for no reason. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: I don't think BOB is comparing Xavi to Ronaldo and Messi. And if he is doing that, it is a great shame. You cannot compare Micheal Jordan with Usain Bolt. You cannot compare Walter Zenga to Roberto Baggio as well. He did or at least that's my understanding (Read title and then read Page 1 post # 1) Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Xavi is an excellent player but still I will rate Rooney and Messi above him. Have you just contradicted yourself? Waar ducada iska qaado oo aamiin dheh. Only one player wins Ballon d'Or "player of the year" through comparing their cotribution to the team to others'. Buffon came 2nd in 2006 and was one of the nominees for last years' competition, wasn't he? Ma sharaxaad baa loo magacaabay?
  5. Originally posted by nuune: Lets get it straight, they only banned the FM which was installed recently to allow people direct easy tuning, the Short-Waves is still available and BBC Somali can be listened using the frequencues as one done many decades ago. This will not hurt the BBC, they will still get large audience. Filinka fahan; "wixii qalab ah oo ay leedahayna waa lala wareegayaa" baa la yidhi. The expensive looking technology is being Shababised. It could be because the Youths believe the technology has other sinister purposes or they know how best to utilise it. Originally posted by Maaddeey: If you ban BBC then boycott it all the way, and give ppl an alternative, simple logic. Xalaal Music FM? The Sharif don't like it Rockin' the Bakaarah Rock the Bakaarah
  6. Very disturbing? Not really. The only thing that disturbed me is the interviewer’s patronising tone. If this was my kinda demo, he would’ve been risking getting chinned.
  7. Reminds me of the stories about certain boys in getting motorcycles gifts from the Bishop of Mogadiscio.
  8. ^ Allow haa iyo maya meel ha nagaga wada yeedhsiin. What's the title of the thread? Why is Bob comparing Xavi to Ronaldo and Messi? Ngonge He should've said that was March, this is April.
  9. ^ On paper Villa will finish 4th, on form City will. Either way, you have no argument.
  10. Originally posted by NGONGE: I'm looking at the table kulaha. Fixtures, saaxib, fixtures. Do you believe City and Spurs have easy fixtures? The table does not lie, the fixture list does. At the start of the season; the likes of you looked at the fixure list and thought “we goona win this sheet”. LFC are in this predicament because they failed to win games that looked "easy" on paper while city won their "hard fixures". If you LFC win all their remaining 4 games the'll finish on 68 points. If City win 2 and draw one of their 5 remaining games they'll finish on 69 points. If City slip against Spurs and Villa; it still bad news for LFC because they too are in the run in for the 4th spot.
  11. 1 Chelsea..........P33 74 2 Man Utd.........P34 73 3 Arsenal..........P33 71 4 Man City........P33 62 ---------------------------- 5 Tottenham.....P32 58 ---------------------------- 6 Liverpool........P34 56 7 Aston Villa......P32 54 Ahem. Let me give you the fixtures again: Oh I geddit. Silly me. I was looking at the table thinking that's what will decide it after all. You need snookers and half. Go on, tell us how you think you'll finish ahead of City,Spurs and Villa ( using the all-important remaining fixures)
  12. posted 15 March, 2010 04:27 PM Originally posted by Abtigiis & Tusbax: With a doubt, Rooney is the best player right now.
  13. ^ C’on now, some music must be xalaal. I even caught some xalaal hiphop on Islam channel the other day. Originally posted by Maaddeey: Adigu ma polygamy-gaad ka soo horjeeddaa? Are nuts? I'm well up for it. Why do you ask? Don't try to change the subject now.. later inshaAllah
  14. Originally posted by xiinfaniin: Only if those in the demo new that thier struggle to overthrow will be turned into creating a phantom state led by a junior Siyad security officer Faqäshtii sallaanbaa la dhacay saaran guri dheere As you can see - unlike their counterparts elsewhere - the SNM only brought down the lofty stairwell not the building. They (Ex-Faqäsh) were excluded from power for 2 years and then allowed to earn a living like everyone else. I can only say sorry that Mj. Gen. Caydiid never gave the likes of you the benefit of the doubt. Originally posted by xiinfaniin: ^^Dont forget, yaa Abaadir, Koranic teacher no matter the level is always better than a secular, junior security officer . Sh. Sharif was only good enough to work as junior official of warlord Mo Dheere. Sh. Turki Faqäshtii aaynu eryane buu ahaa. Sh. Aweys .... well where can I start.. Rayaale too can call himself a Sheekh if he was that desperadho. Sh. Dahir Happy now?
  15. ^ Even Ngonge has smelt qaxwah by now. He may still come back with "Lucas was brilliant..." or somesing like zat..
  16. ^ If Xaram music is going to get banished off the air; then you chaps have to replace it with xalaal tunes. May I suggest you chaps start by forming a ( Somali singing ) Peter Tosh tribute band. Some songs (like "The Day The Dollar Die" and "Can't Blame The Youth" ) will suit the agenda perfectly. Songs like Legalize It will be officially about world-wide campaign for polygamy. Possibilities are endless.. Sh. Peter
  17. AYOUB

    Lionel Mess

    ^ Does he now? Tuujiye All I know is he deserved to win the footballer of 2008-2009 and 2009-2010.
  18. AYOUB

    Lionel Mess

    This doesn't really need a caption, does it. Photograph: Dani Pozo/AFP/Getty Images Lionel Messi passes Cristiano Ronaldo while celebrating his opening goal for Barcelona. Photograph: Jasper Juinen/Getty Images
  19. AYOUB

    Lionel Mess

    Originally posted by Legend of Zu: ^^^ The Question is Will he peak too soon like Ronaldinho . Dino is not even 30 and he passed it. I Like Messi but I am not sure if he can win world cup by carrying his team like Zizzuo, Ronaldo, Maradona and Pele. These are players who carried their teams and won them world cups. can he do that? we will see this world cup! Cheers Ronaldinho too won the World Cup, Copa America, Champions league etc etc. Zico & Co didn’t win the World Cup but it does not mean they were not great players. One is a great player because one is.
  20. ^ Inter can win. If fact I want them to, if they deserve it. This "will crush" talk is baseless is my point. Pls inaga daaya. It will be a good contest and if Barca gets "crushed" it will be a major upset. I'm looking forward to see what the Special One cooks up to stop the Three Musketeers. Norf Mourinho was right about Liverpool, wasn't he?
  21. Sayid, noble folks yourself need not defect because you are always welcome to SL. PS Thanks for the laugh, you’ve excited the pirates like an oil tanker
  22. ^ Ngonge conveniently forgets Barca, Rubin and Inter were in the same group earlier on this season. Maybe he didn't like the Barca vs Inter results. Btw The 2007 Barca are very different from the 2010 crop. Removal of likes Deco and Ronaldinho has improved the work rate and you know it.
  23. Originally posted by Xaji_Xunjuf: AFWAYNE FASCIST MASS MURDERER & DICTATOR THIS IS YOUR END Nin kastoo sallaan dheer u baxa siibashaa xigiye Suuldaaro waw halis ninkay rag isa seegeene Sirqabahana taariikhdu way sahamindoontaaye ~ Qaasim 1974 Faqäshtii sallaanbaa la dhacay saaran guri dheere Sidii Qaasim saadaaliyey, iyo siibashaa timiye Saraakhiishi naaxdiyo askari, suuqa lagu laaye ~ Gadhle 1991