AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. oh yeah. THE BIG FLOP.
  2. Originally posted by Maaddeey: Showqi, shalay sideen u hadlayey?. Ayoub, dont just write fo the sake of argument, read before you reply!. What have I missed? Did you say it was un-Islamic? Did you say it was mass murder? Did you say the mullahs celebrating the atrocities are wrong? Did you say what should be done to the criminals behind it?
  3. ^ You’re asking too much of Maaddeey. If he says the killings are un-Islamic; everything he’s been trying to sell to the masses falls apart. He can’t accuse the Mullahs of mass-murders of the innocent one day and support their punishment of others' indiscretions tomorrow, can he?
  4. AYOUB

    Serena Williams.

    Originally posted by *BOB: I was watching the game not their bodies.
  5. Originally posted by NGONGE: ^^ Now that's PR. Did he hire a speech writer you think? Naah. Speech writer would have left out the "reer guuraageena" bit. I'd like to believe Xaaji Axmed fine-tune it to perfection over the years.
  6. Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha Cusub ee Somaliland “Walaalayaal waxaan maanta halkan uga soo tebinayaa umadda reer Somaliland meel ay joogaanba hambalyo iyo bogaadin, sida fiican ee ay inoogu dhamaatay doorashadii madaxtooyada ee aynu galnay 26, June, 2010. Waxaan kale oo aan hambalyeenayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka, sidii hufnayd ee hawlkarnimadu ku dheehnayd, ee ay u hirgeliyeen hawlaha doorashada. Waxa sidoo kale xusid mudan doorka laxaadka leh ee bulshada caalamku inooga taageertay qabsoomidda doorashada, oo ay u horreeyaan Wadamada midawga Europe iyo dawladda Maraykanka. Hambalyo gaar ah, oo aan cidna la wadaagin ayaan u dirayaa dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia, oo aan mar qudha ka nasan taageerada ay inooga fidinayeen qabsoomidda doorashada iyo dhamaynta khilaafyadii siyaasadeed ee ina soo dhexgalay sanadkii 2009. Ma aha markii u horraysay, ee inagoo taageero u baahan Ethiopia ina gacan qabatay. Waxaan leeyahay idiin ogin haddana, annagu dad abaal guda ayaanu nahay. Sidoo kale ayaa waxaan salaam iyo mahadnaq u diraynaa dadka iyo dawladda reer Djibouti, oo niyad wanaag inoo muujiyay kuna farxay horumarkeena iyo dimuquraadiyadeena. Dhinaca kale, waxa aan si gaaraa ugu mahadnaqayaa musharixiinta labada xisbi ee UDUB, UCID, iyo taageerayaashooda. Waxaanan cadaynayaa in aan marin doono maamuuska iyo qadarinta ay qarankan ku leeyihiin, aniga oo ugu horayn u fidin doona martiqaad wadatashi. Ugu dambayntii, waxaan hambalyo u soo gudbinayaa taageerayaasha Kulmiye ee maanta guushan soo hooyay. Waxaan leeyahay waad mahadsan tihiin waxaanan idin xusuusinayaa in ay maanta inoo bilaabantay hawshii aynu ku ballan qaadnay inaynu dadkeena iyo dalkeena u qabano, sidaa darteed ogaada ineynaan kabaha bixin ilaa aynu balan qaadkeenii fulinayno. Waxa kale oo aan leeyahay maanta keligeen maynu guulaysan, haddaynu nahay reer Kulmiye ee Somaliland oo dhan baa guulaysatay , dacal ilaa dacal. Haddaan qaar kooban wax ka tilmaamo anigoo kuwa aanan magacaabinna raalli gelin siinaya: * Waxa guulaysatay taariikhdii halgankii dheeraa ee SNM iyo kuwii naftooda u huray xoraynta dalka. * Waxaa guulaystay Balli Gubadle , Xaruntii Halganka. * Waxa guulaystay baaqii u horreeyay ee nabadaynta beelaha Somaliland. Berbera ,albaabkeena addunka u furay, oo heshiiskii isa saamaxa beelaha lagaga dhawaaqay. * Waxa guulaystay go’aankii dib-ula-soo-noqoshada madaxbanaanida Somaliland ee Burco. * Waxa guulaystay shirkii nabadda dhidibada u aasay ee Axdi Qarameedkii dhalay, Distoorka iyo dimuquraadiyadda aynu ku caano maalnay ee aynu doorashooyinkii hore iyo tanba ku galnay. Boorame ayaa guulaysatay. * Waxa guulaystay hoyga tusaalaha wada noolaanshaha iyo is kaashiga bulsho kala beelo ah, hoygii axdi goboleedka. Ceerigaabo ayaa guulaysatay. * Waxa guulaysatay hoyga gadhwadeenimada iyo gaashaanka birta ah. Oodweyne ayaa guulaysatay. * Waxa guulstay hoyga garaadka iyo geesinimada. Gabiley baa guulaysatay. * Waxa guulaystay hoyga gobanimada Somaliland ee Laascaanood . * Waxa guulaysatay xarunta ilbaxnimada iyo degenaanshaha. Saylac baa guulaysatay. * Waxa guulaysatay xundhurta iyo xarunta Dalka Somaliland. Waa habboon. Waa Hargeysa mugweyn. Magaalo madaxda dalka ee umaddeena oo dhan marti gelisay ayaa guulaysatay. * Waxa guulaysatay dimuquraadiyadda oo ah dariiqa keliya ee ummad xor ihi himiladeeda ku gaadhi karto. * Waxa guulaysaty nabaddii . * Waxa guulaysay ciidamada qaranka oo aan dib u derejo la’aan doonin. * Waxa guulaystay dhallinyarada mustaqbalkeena ah, oo aan tahriib iyo shaqo la aan dib bada isugu guri doonin. * Waxa guulaysatay culmadeenii oo aan dib damabysa afmiishaar iyo beenaale looga door bidi doonin bulshadana kaalinta ka geli doona karaamada ay ku leeyihiina ka heli doona. * Waxa guulastay shaqaalaha dawladda oo aan dib ugu jri doonin cagajuglayn iyo tahdiid la xidhiidha fikirkooda siyaasadeed. * Waxa guulaystay hooyooyinka suuqa cadceediisa ganacsiga yar la fadhiya oo cashuurtooda wax loogu qaban doono. * Waxa guulaystay golayaasha qaranka oo hab maamuuska ay leeyahiin ka heli doona xukuumadda Kulmiye. * Waxa guulaysatay caddaaladda oo la sugi doono. * Waxa guulaystay bulshada rayidka ah oo kaalinta ay horumarka kaga jirto taageero ku heli doonta. * Waxa guulaystay ganacsatada dalka rag iyo haween leh, oo si caddaalad iyo sinaan ah, oo sharciga waafqsan u guddan doona hawlahooda ganacsi, xisbigay doonaan ha ahaadeene. * Waxa guulaystay dadweynaha guud ahaan oo u harraadanaa adeeg hufan oo habsami loogu qabto. * Waxa guulaystay reer guuraageena oo aad moodaysay inaan xukuumadahii ina soo a maray kuba xisaabtamin wax u qabad kooda. Walaalayaal, intiinii iga codaysay iyo intiinii ii codaysayba, waxa aan maanta idiin sheegayaa in aan madaxweyne u wada ahay, isla markaana aan si cadaalad ah idiinku hogaamin doono mudadda aan xilkaa hayo, Insha Allahu tacaala. Gabagabadii, waxaan dhamaantiin idiin balan qaadayaa in aan taladiina dhug iyo dhaymo u yeelan doono, aniga oo ku soo dhaweenaya qalbi furan iyo niyad san. Walaalayaal, Somalidu waxay ku maahmaahdaa far kaliyi fool ma dhaqdo, sidaa darteed waxaan idinka codsanayaa inaad xilka aad ii doorateen igu garab gashaan, isla markaana in aad Ilaahay ii baridaan in uu ii fududeeyo. Allaahu akbar. Somaliland ha Midowdo. Somaliland Hawada jirto. Aamiin eebow.”
  7. ^ Witnessed? Really? Well, I doubt that. You just said what you would say no matter what.
  8. Congratulations to Xaaji Axmed and the people of Somaliland. Ilaahay baa mahad leh.
  9. Originally posted by Hales: Is Somaliland gonna invade Puntland when that happens. lol. I kill a pirate for fun, but for aqoonsi, I gonna carve him up real nice.
  10. Originally posted by Blessed.*: BACK to the elections.. It's quietened down now. Illahay si khayr leh ha u dhameeyo.. Amen to that. siday doonayeen, Saatir muu odhane Shalom my sister.
  11. @Maalinta Qaaxada Carnival is still on then. Phew!
  12. Well, I'm not sure about Jacaylbaro and Xaji X.
  13. Guusha yaa leh? My nephew ( a Rayaale close protection man ) called and said he is coming to London for a holiday. I asked "miyaad isdhiibaysaa?". He said, it depends.
  14. Norf praising Alonso, Ngonge praising Lucas - some things never change.
  15. ^ That’s one amateurish statement. I hope that’s a genuine press release and not one made by you.
  16. Well they should do the hosts a favour and stuff Uruguay and Mexico. South Africa might need the goal diff to qualify.
  17. Boorama folks waa reer magaal. The rest of Somaliland need watch and learn (especially the ones scared of "sanaaduug!").
  18. nuune Did you put 2nd class stamp on that PM or ... The rest of you ....No Comment