AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. ^ Horta meeshu waa Togdheer oo xuduuddeeduna inay tahay badhtamaha magaadala buuhoodle muslim iyo gaal, SL iyo ssc way isu raacsayihin. Arinku waxaa weeyaan dad soomaalinimo ku gabanaya baa ina leh; "reer hebel" kalshaale ceel kama qodi karo. Waa wax iskaa caadii oo weligeedna dici jiray. Waaxaa cajiib ah dadkani ina leh "reer hebel waa banned" haddana ina leh "soomaalinimo" iwm.:D
  2. Muqdisho(Sh. M. Network) Shirkadda SKA ayaa waxaa ay cadeysan in aysan qaadin hadana qaadi doonin lacagaha dowladda KMG Soomaaliya uga soo xarooda garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo shinaca kale beenisay in shaqaalaha ay qaadanayaan ay yihiin dad ajaanib ah. David T. oo ah Maamulaha Mashuuraca Shirkadda SKA ee garoonka Caalamiga ee Magaalada Muqdisho oo maanta wareysi siinayay Idaacada Shabelle ayaa waxaa uu cadeeyay in Shirkadda SKA aysan haatan qaadan islamarkaana aysan qaadan doonin lacagaha ka soo xarooda garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Mr. David T. waxaa uu si cad u sheegay in garoonka Muqdisho lacago ay ka soo kala galaan sedax qeybood oo uu sheegay in ay kala yihiin Imagareeshinka, Kastamka, qeybta Duulimaadka iyo soo cagadhigashada Diyaaradaha iyo isticmaalka garoonka Caalamiga ah ee Mqudisho, waxaana uuna beeniyay in lacagaha halkaasi ka soo baxa ay qaadato Shirkadda SKA. “Majirto wax lacago ah oo aan qaadano qeybaha kala duwan ee garoonak caalamiga ah ka soo gala dowladda KMG, SKA haatan waxaa ay ku mashquulsantahay sidii ay u qaban laheyd howlaha garoonak Muqdisho, waxa jira lacagao farabadan oo garoonka soo kala hase ahaatee kuma lug lihin” ayuu yiri David T. Isagoo hadalkiisa sii wata Mr. David T. ayaa waxaa uu carabka ku dhiftay in malaayiin doolar ay galiyeen garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si loo soo celiyo bilicda garoonka iyo habkii loogu guuleysan laha in garoonku uu noqdo mid la tartama garoomada Caalamiga ah. Mar Shabelle ay weydiisay David T. waxyaabaha ka jira in Shirkadda SKA ay shaqaaleysiiso oo kaliya dad ajaanib ah ayuu hadalkaasi beeniyay isagoo sheegay in Marnaba SKA aysan garoonka ka qoraneyn Shaqaalaha Ajanabi ah balse dadka la shaqaaleysiinayo ay yihiin dad Soomaali ah. “Maya majirto wax shaqaale Ajanabi ah oo aan la nimid garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho, dhamaan shaqaalaha noo shaqeyn doono waa dad Soomaali ah waana qorshaheyna in aan dadka Soomaalida shaqaaleysiino” ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay David T. oo ah Maamulaha Mashuuraca Shirkadda SKA ee garoonka Caalamiga ee Magaalada Muqdisho Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net
  3. A_Khadar;693784 wrote: I sometimes wonder why a single one of them hailed from s/land never condemn this aggression.. War odayaal ,waxgarad iyo culima malaha miyaa? Xaglatoosiye and his mislead ssc militia have been condemned on more than one occasion. P.S I thought you were gagging for war and were celebrating a so-called victory, maxaa ibadelay?
  4. Shoora and Democracy: A conceptual analysis Dr. Jaafar Sheikh Idris What is shoora? Shoora comes from an Arabic word shara whose original meaning, according to classical Arabic dictionaries was to extract honey from hives. The word then acquired secondary meanings all of which are related to that original one. One of these secondary meanings is consultation and deliberation. The way consultation and deliberation bring forth ideas and opinions from peoples' minds must have been seen to be analogous to the extracting of honey from hives. It might also have been thought that good ideas and opinions were as sweet and precious as honey. According to this purely linguistic meaning, shoora is no more than a procedure of making decisions. It can thus be defined as the procedure of making decisions by consultation and deliberation among those who have an interest in the matter on which a decision is to be taken, or others who can help them to reach such a decision. The important matter on which shoora is made can be either a matter which concerns an individual, or a matter which concerns a group of individuals, or a matter that is of interest to the whole public. Let us call the first individual shoora, the second group shoora, and the third public shoora. full article >> jaafaridris.com/English/Articles/shoora
  5. Talaado, 02-08-2011 (Kilil5)--Waxaana qormadan ku falanqayndoonaa xaalada nabadgalyo ee deeganka, marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, hada sida xaalyahay iyo rajada mustaqbalka. Hadaba sida lawada ogsoonyahay deegaanka somalidu wuxuu ka mid yahay deegaanada ugu nasiibka daran ee ay ragaadiyeen colaadaha iyo nabadgalyo daradu, dibna uga rideen deegaanadii kale ee dalka Itoobiya. Waxaa sidookale la ogyahay in deegaanku uu soomaray xaalado kala duwan oo kusaabsan arimaha nabadgalyada. Lagasoo bilaabo bilawgii iyo bixitaankii jabhada ONLF oo xiligaas ka biyo diiday nidaamkii iyo maamulkii EPRDP kuna dhawaaqday halgan midaysan oo dhan ah dawlada Itoobiya kaas oo ay kuraadinayeen xoriyad ay rabeen in ay kaga go’aan dalka intiisa kale, ayaa deegaanku uu galay xili aad u qalafsan, gaar ahaan sanadadii ugu horaysay, wakhtigaas oo jabhada ONLF yeelatay quwad xoogan oo ciidan, taageero iyo dhaqaaleba. Jabhada ayaa teegeero balaadhan ka heshay shacabka gaar ahaan dhalinyarada haba u badnaadaan ciyaal iskuulka (dugsi dhexe –ilaa- dugsi sare) iyo haweenka, halkaas oo ay ka heli jireen cudud dhaqaale, wararka iyo istaraatijiyada hawlgalka ay rabaan in ay ka fuliyaan magaalooyinka. Jabhada ayaa dagaalo badan oo isdaba jooga lagashay ciidamadii qalabka siday ee milateriga faderaalka. Sidookale, waxay falal kala duwan oo isdaba jooga ka fulinjireen gudaha magaalooyinka iyo tuulooyinka. Ciidamada Milateriga Faderaalka Itoobiya, ayaa dhankooda halgan adag lagalay jabhada ONLF, halkaasna tacadiyo iyo falal fool xun kula kicijiray cidkasta oo ay ku tuhmaan taageerada jabhada. Ciidamada ayaa soo dhigi jiray magaalooyinka dhexdooda maydadka dadka ay kasoo dilaan jabhada iyaga oo amar kubixin jiray in aan la’aasin, halkaas oo ay maalmo magaalada dhex ooli jireen, cunina jireen ayda iyo xayawaanada kale. Ciidamadu maynan u ogolaan jirin qaraabada maydkaas, in ay usoo dhawaadan, ku dul ooyaan amaba aasaan. Waxaan sidookale mudan in laxuso in ciidamadu ay falal kufsi iyo jidh dil isugu jira kula kicijireen shacabka lagu soo eedeeyo in ay xidhiidh taageero laleeyihiin jabhada. Jabhada ONLF, ayaa markuu dagaalku hor lahaa la dagaalamijiray ciidamada iyo cida ay ku tuhunsanyihiin mukhaabaraadka (jaajuusiinta), waxay amaan galin jireen arimaha horumarka deegaanka sida dhisida wadooyinka kuwaas oo ay waday Ethiopian Road Authority (ERA), dadka ka shaqeeyaana ay ubadnaayeen qoomiyadaha kale ee dalka. Mudo kadib, waxaa is badalay hawlgaladii iyo halgankii jabhada iyaga oo bilaabay halgan ka dhan ah cidkasta oo dawlada u shaqaysa, waxayna laayeen masuuliyiin badan, waxay laayeen dad badan oo shacaba, waxay hor istaageen horumarkii deegaanka, gaar ahaan wadadii laamiga ahayd ee laga dhisayay inta udhexaysa Jigjiga ilaa Godey iyaga oo laayey shacabkii ka shaqeynayay, gubayna baabuurtii ay kushaqeynayeen, waxay iska hor imaadyo iyo colaado dhex dhigeen qabiiladii deegaanka ee reer guuraaga ahaa. Arimahaan kor ku suxan markii ay bateen waxaa iyana badatay isfashilintii iyo isjaajuusidii taageerayaashii ay ONLF kulahaayeen deegaanka. Kadib markii u xilka hogaanka nabadgalyada qabtay Cabdi Maxamud Cumar (madaxwaynaha deegaanka hada), wuxuu isaga iyo madaxwaynihii hore Da’uud Maxamed Cali aad uga shaqeeyeen sidii xididada loogu siibilahaa, loona burburin lahaa unugyada ay jabhadu ku leedahay magaalooyinka, gaar ahaan magaalada Jijiga ee caasimada deegaanka, waxayna fashiliyeen dad aad u tirobadan, kuwaas oo qaarkood la xidh-xidhay, qaarna wadanka ka carareen, qaar kalana la cafiyay. Aan usoo noqdo dulucda faalada. Waa maxay hadafka halganka Jabhada ONLF (garabka nabada diiday)? Haday shalay gumaysi (Ciidamada Faderaalka) la dagaalamayeen, waa ayo maanta cida ay la dagaalamayaan (Liyuu booliska)? Maxaa ka maqan oo ay raadinayaan? Waa ayo cidase ay waxyeelada gaadhsiinayaan? Rajo intee le’eg ayayse qabaan in ay ku guulaystaan yoolkooda (kadib markii ay soogaleen UWSLF iyo garabkii nabada qaatay ee ONLF)? Waxaa hubaal ah, cidkastoo deegaanka timaadaana ay dareemi kartaa in deegaanka aysan jirin wax loogu yeedhi karo gumaysi. Waxa deegaanka loo madaxbaneeyay in ay ismaamulaan, madaxwaynuhu waa Somali, kuxigeenku waa Somali, dhamaan wasiirada iyo madax-xafiiseedadu waa Somali, dhamaan shaqaaluhu waa Somali kadib markii la hirgaliyay qorshaha BPR ka, Boolisku waa Somali, Ciidamada hawlgalaa waa Somali, Deegaanku wuxuu leeyahay miisaaniyad aan cidi lamaamulin, aan dhicin, meelana uga noqon. Hadaba su’aashu waxay tahay waa ayo cida wax gumaysata? Yaase lagumaystaa? Waxaan filayaa su’aashaas in aan jawaab loohayn? Dhanka kale waxaa jira, oo aan qiraynaa in ay jiraan tacadiyo guud iyo falal isugu jira dil, jidh dil iyo xadhig oo ka dhaca deegaanka, falalkan caynkan ah waxaa gaysta ciidamada Liyuu Booliska iyo sirdoonka Xafiiska Nabadgalyadu. Dadka falalkan tacadiga ah loo gaysto waa dadka lagu tuhunsanyahay in ay ONLF taageeraan. Ayada oo aan ognahay in Liyuu Boolisku uu dhaqan xunyahay, sharcigana ay ku tuntaan, hadana inta badan ma dhacdo dad shacab ah oon waxba lagu tuhunsanay in waxyeelo loogaysto marka laga reebo falal mar-mar ka dhaca ciidamada Liyuu Booliska oo la xidhiidha anshax daro iyo aqoon la’aan. Arintani ma’aha in aan hoos udhigayno ama aan yareynayno gabood falka ka dhanka ah shacabka ee Liyuu Boolisku gaysto. Ciidanka Liyuu Booliska waxaa loo aasaasay in ay ONLF xididada usiibaan, gobolada nabad galyada ahna kama hawlgalaan, sabab ay uga hawlgalaana majirto, sababtoo ah waa nabad. Maadaama dadka loo xidhxidho ONLF baadtihiin, ama ONLF baad taageertaan, hadii ay ONLF soo wada xaroon lahayd, oo ay hubka wada dhigi lahayd, waxaa dhamaan lahaa marmarsiinyaha dadka lagu xidho ee ah waxay taageeraan ONLF, waxaa la’idinku tuhunsanyahay in aad taageeraan ONLF iyo wixii lamid ah. Ugu dambayntii rajo intee le’eg ayay qabaan garabkan nabada diiday iyo taageerayaashoodu in ay ka gun gaadhaan yoolkooda ama hadafkooda. Sida lawada ogsoonyahay waxaa nabada qaatay qayb kamida Jabhadii ONLF, waxaa sidookale nabadii qaatay ururkii UWSLF oo kasoo horjeeday, dagaala kula jiray ONLF, dawlada dhexe iyo dawlada Kilil 5-aad. Inta kasta oo ONLF iyo UWSLF ay col ahaayeen, hadana waxay kuwada shaqeyn jireen “cadawgaaga cadawgiisu waa saxiibkaa” waxayna dhan kawada ahaayeen dawlada Itoobiya. Waxaa batahay dadka doonaya inay fashilaan qorshayaalka ONLF, waxaana taageerada kala noqday dad tirobadan, oo leh qurbajoog iyo gurijoogba. Waxaa deegaanka yimid qurbojoog badan oo horay deegaanka fikradaha ay hada aaminsanyihiin firkarado ka duwan ka amaaninsaa. Qurbajoogtan ayaa deegaanka lagu soodhaweeyay, si loo minjaxaabiyo ONLF iyo taageerayaashooda. Madaxwaynaha iyo waftidiga uu hogaaminayo ayaa shirar kaladuwan kulayeeshay qurbajoogta wadamada USA iyo Yurub. Isbadalada socda ee aan kasoo sheekeynay oodhan waxay niyad jab ku noqotay ciidankii awoodiisu yarayd ee duurka ku hadhsanaa ee ONLF iyo taageerayaashooda ama qurbo hajoogeen ama deegaanka hajoogeen. Waxaa ONLF garabka nabada diiday awgood u dhibaataysan dad aad u tiro badan, qaar xabsiyo ku jira, qaar wadanka ka cararay iyo qaar aad u tabaalaysan oo mucaawinadii iyo gargaarkii la gaadhsiin kariwaayay, ama loo diiday sababtunay aytahay ONLF baa ka faa’iidaysan mucaawinada. Dadka sida gaarka ah hada udhibaataysan ayaa ah kuwa abaaruhu saameeyeen. Waxaa dhici karta in mucaawinada loogu diido ONLF baa cunidoonta, ama gacanta ku dhigi doonta mucaawinada. Waxaa la odhan karaa ONLF way tabar gabtay, lakiin in dhib ku filan ayaa wali duurka kujirta. Innta ay duurka kujiraanna waxaa hubaal ah in dad badan oo rayad ah magaca ONLF lagu dhibi, lagu dili, lagu dulmiyi, lagu cuna qabatayn. Waxay dowlada dhexe iyo tan deegaankuba ubaahanyihiin in dadka rayadka ah ee abaaruhu aafeeyeen aynan mucaawinada udiidna iyaga oo sabab uga dhigaya ONLF baa ka faa’iidaysan. Dawladu waa inay ogaataa in ay iyadu mas’uul katahay dadka shacabka ah ee tabaalaysan. Fallo, Kilil5 Online
  6. ^ Somalina, kabtiinan tolaynaa idinkuna kafan baad inoo tolaysan maxaa jira?
  7. ^ Waar muxuu AA leeyahay tallow? Adba caqlaad leedee carar maxaa dhaama?:D
  8. Abwaan;693790 wrote: l laakiin why only Caabudwaaq this time? Meesha wax baa ku jira saaxiib. Hadhagii ururadii kacaankii dumay weli ku riyooda baa isu hiilinaya ila tahay:) Yacnii macnaa MOD.:) Bal maxaa isu keenay Zack, Taleexi iyo gooni?
  9. N.O.R.F;693694 wrote: I'm with Adam on this. AA is trying hold us all hostage. Maybe he should redirect money for his heating to Somalia. Well Adam's wrongly playing his usual but "girl power" card. He would have no qualms if AA drew geezers in Marfish instead. Bal maxaa ku haya adiga? :)
  10. ^ “I have a dream that one day on the red hills of Georgia, the sons of former slaves and the sons of former slave owners will be able to sit together at the table of brotherhood.” _~ Martin Luther King, Jr. Somalina Done deal, now lets start the shakin.
  11. What if it's in their interest for the fighting to increase. There some folks who believe "terrorists" should be fought on their turf otherwise they'll turn up in their neighbourhoods. That's why they are in places like Iraq and Afghanistan. They know there were no "terrorists" in Iraq before its occupation, but they still believe it's in their interest if "Jihadists" (or shall say potential Jihadists) come to Iraq and be eliminated. But it has proven to be very expensive. In Somalia, the same could be done with the cheap AU forces and Somalis paying the price.
  12. AYOUB

    Transfer News

    ^ What NGONGE does not to say in public is; LFC had to buy players who did not mind not playing in the Champions League (this following and seasons).
  13. Oki let's compromise Somalina and say; Somaliland inspires Abkhazia too.
  14. BOB;693034 wrote: Forget about Torres...Are you watching how Arsenal is destroying Newcastle? 0-4 at HT. Robin (2) Theo (1) and DJourou...all I want now is clean sheet and no injuries PLEASE . :o:o Oh dear!.
  15. ^ That's why I like you, your glass is always full. :)There are "other words" because... “And what about Somalia? It looks like they’re next in line.” “Oh God,” he said. “I really hope they don’t. We’d rather have Somaliland. It’s much more stable, even if it is unrecognized.”
  16. ^ Did you watch the bit the where the speaker touches on Blackwater (of which Saracen I is part of) in Iraq and Afghanistan? Is there any doubt about them? Maybe it is in your interest to turn blind eye?
  17. NGONGE;693625 wrote: ^^ War sug dee. Ilaa Awadal ayaay arintu gaaraysa ban ku idhi. Well, waited for a long time but I've never seen him call for Faroole's trucks to be burned down like ours. I've never seen him foam in the mouth about his NFD cousins who renditioned Makhtal (the most prominent prisoner the Ethios have). Ninkan A&T mar hore baan shakiyay. He always mentions his close cousins who work with Meles and his in-laws in Meles' prison. Arinkaa ka waran!:confused:
  18. ^ Even if that's true, I'm sure I would not call the CIA's involvement supportive. More importantly; that's an irrelevant point in this thread unless you believe the CIA are part of the "superclass" and the likes of Saracen and SKA are not.
  19. ^ I've heard that theory before but never met someone who believes it 100%. What proof do have yaa sahbi? P.S Have you even bothered watch the video you posted? Or is it a case of shouting "thieif!" first.
  20. By Tesfa-Alem Tekle February 7, 2011 (ADDIS ABABA) – An Ethiopian rebel group, the ****** National Liberation Front (ONLF) says ****** nationals living as refugees in neighboring Djibouti are facing deportation in what it said was a “Gestapo style operation” – a reference to the official secret police of Nazi Germany. In a statement, the rebel group on Saturday accused the Djiboutian government and Ethiopian security forces, of jointly launching the operation, which according to the group resulted in the arrest and extraordinary rendition to Ethiopia of nearly one hundred ****** refugees and legal residents living in Djibouti. “This operation began on January 20, 2011, when Djibouti police joined by Ethiopian security officials raided more than thirty homes, businesses and workplaces in Djibouti City” it said. The group alleged that the joint operation forcefully detained ethnic Somalis from ****** and took them to a military camp on the outskirts of the city of Djibouti where they were placed on military trucks on January 23 and taken to an unknown destination in Ethiopia. “The whereabouts of the rest these victims who were arrested is now unknown even to their families” the rebel group said. The ONLF says that before the ****** refugee crackdown started, joint Djibouti-Ethiopian security forces raided more than thirty homes, businesses and workplaces in Djibouti City. “Djibouti government has breached both the African Charter and international conventions on the rights of refugees,” it said adding, “By doing Ethiopia’s bidding, the government of Djibouti has acted irresponsibly and recklessly”. Rebels condemn what they called heinous crimes committed against ****** people in Djibouti and called on the international community to hold the government of Djibouti and Ethiopian leaders responsible for the killings. The group vowed to continue an armed struggle to assure the rights of the ****** people. “As such, the message of ONLF to the Djiboutian government is that ****** people’s struggle will not be intimidated with ill advised and misguided acts of such as this extradition of our people. These acts will only increase the determination of the people of ****** to continue their legitimate struggle for self-determination.” In April 2007, ONLF fighters attacked a Chinese-run oil field in Ethiopia’s Somali Region. The attack, which drew international condemnation, killed 65 Ethiopians and nine Chinese workers. Following the attack, government security forces commenced a series of military crackdowns, which led to the killing of hundreds of ONLF militants. The ONLF and its armed wing, the ****** National Liberation Army (ONLA) has long been designated as a terrorist group by the Ethiopian government. Ethiopia accuses Eritrea of arming and financing, the ONLF and the Oromo Liberation Front (OLF). An allegation Asmara denies. The ONLF rebel group has split into two factions. One faction led by Salahdin Abdulrahman led a breakaway group, which claims to be the main body of the rebel movement, signed a peace accord last October, with the Ethiopian government to end the rebel’s decades of insurgency. The government said the peace deal was aimed at ending 20 years of war with the guerilla movement that has been fighting for the liberation of the ****** region. Following the peace pact the Ethiopian government has freed hundreds of jailed leaders and members of the group. However, the remaining faction has vowed to continue its armed struggle and say they are the mainstream body of the movement. The ONLF, considered as country’s most active rebel movement, has been fighting for the right of the eastern Somali region of ****** to secede since 1984. (ST) http://www.sudantribune.com/Ethiopian-******-Somalis-face,37909
  21. Tbilisi Gets a Little Help From Its Somali Friends 07 February 2011 By Paul Rimple Back in September 2008, Abkhazia’s de facto deputy foreign minister, Maxim Gunjia, was explaining his plans to lobby other Latin American nations following Nicaragua and Venezuela’s recognition of Abkhazia’s independence. “And what about Somalia? It looks like they’re next in line.” “Oh God,” he said. “I really hope they don’t. We’d rather have Somaliland. It’s much more stable, even if it is unrecognized.” Gunjia need not worry now because on Jan. 26, Georgia established diplomatic and consular relations with Somalia, one of the poorest and most violent states in the world. It doesn’t matter that there has been no governmental control over most of Somalia since the 1991 civil war or that it ranks No. 1 in the Fund For Peace index of failed states. What is important is that Somalia has a seat in the United Nations — a fact Abkhazia understood when it got Nauru, the world’s tiniest island nation, a nod for recognition in December 2009, thanks to Russia’s $50 million gift to the cash-strapped island. Tbilisi suddenly understood that if Abkhazia continued to tally seats, it would keep the recognition debate in the UN fresh. Four votes for recognition was one more than the previous year and one step closer to legitimacy. Georgia was slow to catch on. Its deputy foreign minister, Alexander Nalbandov, was a month behind Gunjia ’s spring 2009 Latin American tour, although the ministry insisted that there was no way Bolivia and Ecuador would recognize Abkhazia. Abkhazia was also courting Iran, which in 2009 was still irate at Georgia for extraditing an Iranian arms smuggler to the United States two years earlier. Georgia, though, was quick to patch things up. As of Jan. 26, the two nations have had visa-free travel regimes. By the end of the year, Georgia had established communiques with 24 nations, including the radioactive Marshall Islands, human rights grinder Equatorial Guinea and homophobic Uganda. This brings the number to 146 out of 191 UN diplomatic ties for Georgia. It appears that Georgia isn’t so much developing relationships with obscure countries to counter Abkhazia’s drive for recognition as much as it is creating the impression that someone’s working. But countries like Guatemala certainly weren’t being befriended for their investment potential. Gunjia says he’s happy Georgia is friends with Somalia, yet he admits he’s concerned about the future. “Will their next step be North Korea?” http://www.themoscowtimes.com/opinion/article/tbilisi-gets-a-little-help-from-its-somali-friends/430474.html :)
  22. ^ Gen. Barre is more responsible of "destroying an entire state" but af wax cunay... Che -Guevara;692630 wrote: You are saying Nassir lived off Barre's regime hence him being sad about its fall :-) I only asked. Adiga isweydiis maleh.
  23. ^ Kolay shabaab dad shisheeye oo danno gaar wataa baa ku dhax jira. Laakiin wax cad oo muuqda waa nimaka madaarka Mugdisho fadhiya oo na leedihiin waa "progress".: Midda labaad, arinka socda hub iyo budhcad kaweyn.
  24. Che -Guevara;691597 wrote: Ayoub....Sad faces? You mean innocent civilians killed by their neighbors who were whipped into frenzy by Aidid and likes or there are people we don't know about? Sad because the dictator had been chased away and nothing else. That was before the mayhem that followed. Does that sound familiar? Che -Guevara;691597 wrote: AUN Aydiid....One shouldn't destroy a state unless you have the capacity to lead. The struggle of tribal-based movements were ill conceived and not well thought out. There you go again. Maybe Gen Barre should not have armed tribal militias and refugees in the first place. Maybe he should have left when he became unpopular. Maybe he should have never toppled an elected government in the place. Maybe.. gooni Try another story, go on son.