AYOUB

Nomads
  • Content Count

    4,362
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by AYOUB

  1. Ex-spy buried amid further twists The funeral of the poisoned Russian former spy Alexander Litvinenko was held as it was claimed that a key witness in the murder inquiry had fallen into a coma. The former spy was laid to rest on Thursday afternoon at Highgate Cemetery in north London. However, the burial service was overshadowed by an unscheduled interruption by an Islamic imam - specifically against the wishes of Mr Litvinenko's widow. The burial service was supposed to be a strictly non-denominational ceremony After Mr Litvinenko's father had spoken at his graveside, an Islamic associate of his Chechen friend Ahmed Zakayev interrupted and performed a Muslim prayer. Alex Goldfarb, one of the former spy's closest friends, described it as an unfortunate detraction and said it was yet another thing Mr Litvinenko's wife Marina had had to deal with. It followed controversy over whether Mr Litvinenko had converted to Islam on his deathbed. Mr Litvinenko's father Walter said earlier this week that his son had requested before his death to be buried according to Muslim tradition. However, his closest friends say they have "strong reservations" about this. In another development, it was disclosed that all seven staff who were working at the Pine Bar of the Millennium Hotel - where Mr Litvinenko had a meeting on the day he fell ill - had tested positive for low levels of radiation. Prof Pat Troop, chief executive of the Health Protection Agency (HPA), said there were no short-term risks, but there was a "very small" increased long-term risk of cancer. Following the results, the HPA will offer urine tests to more than 200 other people who were in the bar on that day, November 1, which is when Mr Litvinenko was first taken ill. It has also been claimed that the Russian businessman Dmitry Kovtun, who met the former spy on the day he was allegedly poisoned in London, is critically ill. A Russian news agency claimed Mr Kovtun had fallen into a coma immediately after being questioned by Russian investigators and Scotland Yard detectives. Mr Kovtun is said to have met Mr Litvinenko at the Millennium Hotel in Grosvenor Square on November 1 together with his business associate Andrei Lugovoi, another key witness in the case. Earlier, Russian prosecutors released a statement saying that Kovtun had "developed an illness also connected with the radioactive nuclide (substance)". http://www.ananova.com/news/story/
  2. AYOUB

    Hello

    Oki CoCP SB What denomination are you then?
  3. AYOUB

    Hello

    ^^ You left out religion Wlc crappy
  4. Mayal-dheer Shaabuug Jac Kulul bay Sidataa Nin Walow ba Korkaaga ka Day. Qore: Rashiid Sheekh Cabdillahi X Axmed(Gadweyne) Waxaa noo caado ahayda in aannu tixda Hadraawi ku dhegeysanno hab munaasabadeed aannu si gaar ah ugu xafladaynno. Waxaanu ahayn tiro dhawr ama tobneeyo qof ah. Way yarayd inta aannu ka war-helnay tix Hadraawi soo wado; haddii se ay dhacdo, xiise kulul baannu ku sugi jirey; badanaa se annaga oo aan wax ba ogayn buu tixdiisa cusub nagaga naxsan jurey. Intii Hal-karaan ka dambaysay maansooyinka Hadraawi safar dhul dheer ka soo kicitimay by iigu yimaaddeen; Daba-huwani, tusaale ahaan, cajalad uu London ka soo direy bay ahayd oo magaalada Addis Ababa iigu timid. Tixihii ka dambeeyey, dhammaantood waxay, markii u horraysay, igu soo gaadheen qorraallo uu soo diray; sidaa darteed badi ba keliday baan ku xafladeeyey. Awel marka uu Hadraawi tixdiisa cusub noo ahkriyo, judhaba farxad iyo riyaaq baa nagu dhammaan jirey; sansaanka qurxoon iyo dhismaha hannaanka wacan baa ashqaraarkiisa watay. Haddii ay bilowga hore ku beer-qaaddo oo samada kuu la baxdo, rogaalka xiga ayay hoos kuu soo dejisaa oo dhulka cagaha kuu saartaa oo miyirka kuu soo ceilisaa. Waa marka aad ad’iyo tixdu si weyn isu waraysataan ee ay murti waxa ay siddo kuu dhiib-dhiibto. Kolkan baad murtideeda qalataa ood xeel-dheerideeda daba-gashaa oo’d meelaha ay gacan-togaalaynayso qoton iyo maddoba uga daba-tagtaa. Intaa dabadeed, raadkeeda qalbiga degaa wuxuu ahaa, ka sokow dhadhanka wacan iyo murtida maanseed, xaaladda nafsiga ah ee ay nagu abuuri jirtey. Waxaan odhan karaa kul nagu oogan bay qaboojin jirtey oo waran nagu taagan bay naga jari jirtey . Dhinaceeda taban marka laga eego, wel-welka waayahu leeyihiin bay naga kor-qaadaysay oo waaqica jira ayey na oggolaysiinaysay; Dhinaceeda togan se, himma-jabka laga qaado tabaalada adduun ee tamari ka gaabatay ayey dhaymo nooga ahayd. Tan buu cabbirayey markii uu Dr Maxamed Saalax ku yidhi Hadraawi: “ maansadaadu waa dawo”, taas’oo uu Hadraawi na si dadban ugu xusayo baydadkan oo tixdiisii Waxyi ku jirey: Waa yahay Daktoorkow. Hadday weedhu muuniyo Walanqiyo dux leedahay, Amba sow walaalow Wadar kale ma kaashado. Mayal-dheer, 26kii bishii Ogosto ee sannadkan, 2006da, ayuu Hadraawi ku soo bandhigay xaflad loogu qabtay Huteelka Maansoor oo ay dad, malaha laba boqol oo qof aan ka yarayni fadhiyeen. Sida ka muuqatay shucuurta uu ku akhriyayey, Hadraawi, si weyn buu u la fal-galay dadka dhegeysanayey. In kasta oo ay taasi saamaynteeda yeelan karto, hadda na tixdani wax ay gaarkeed wadato oo ay raadaynteedu kuwii hore kaga duwan tahay baa jira. Haddii aan maansooyinkii Hadraawi hore idhi waxay noo ahaayeen dawo ama waannu ku nafisi jirney, tani waran iga ma goyn ee aniga ayey ba I warmaynaysaa; aniga iyo adiga iyo inteennii ay maansada Hadraawi tirsan jirtey ee hiilka ka dhigan jirtey, ayey ku mudduci tahay. Innaga ayey masuuliyadda waxa adduunka maanta ka taagan dhabarka inoo saaraysaa; haddii aan ifka la isu qabsanin na, waxay tixdani inagu gooddiyeysaa in aan su’aasheeda maalinta la qatan yahay ee la qaawan yahay, laga baxsan doonin. Waxaa laga yaabaa in aan dareenkan dad badan oo aannu habeenkaas tixdan wada dhegeysaneyney, i la qabin; in ka sii badani na, waan hubaa, oo haddii boqollaal jeer la maqashiiyo, xaadi uga dhaqaaqi mayso; ku na soo dhaci mayso dubaaqooda in ayaga la la hadlaayo. Sababtu wax kale ma aha ee waa la damqasho beeley, dareenkii xumaha ka yaq-yaqsoon jirey iyo duunkii qiyamta wacan ku hiran jirey ayaa dhintay. Waxaa dhacay dadnimo-ka-bax iyo dugaagow; waa na xaaladda ay tixda Mayal-dheer si la-yaab leh u sifaynayso. Dameeraka, sida awrka loo rarto ayaa loo rartaa, waa se loo daran yahay oo kal-gacaylka awrka loo hayo asaga loo ma laha. Waxa uu badiba u gacan-galaa qof aan u naxariisanin oo si raxmad darran oo weli ba joogto ah nadiga u la dhaca. Inta uu culays tankiisa ka weyn saaro ama ku jiido, ayuu qaar la dhacaa, si uu socodka u kordhiyo. Marka ay taasi muddo dheer ku socoto, aakhirka dameerkaasi damqashadaa ka tagta oo wuu hiir-daayaa; si kasta oo loo xanuujiyo na ma digiigixdo; wax kasta oo nabar lagu dhufto na madaxa uun buu hoos u rogo, far se ma dhaqaajiyo. Damiirka dadnimo ee aadanaha taas oo kale ayaa ku dhacda. Tusaale ahaan, macsida faraha badan iimaanka iyo Alle ka cabsigaa ku baxa. Haddii hunguriga iyo shahawaadka nafta loo hoggoonsamo na xishoodkaa dadka dhinta. Mayal-dheer Waxay ka warramaysaa adduun ay go’een wax kasta oo dadka dadnimo ku xidhiidhinayey, duni keli- u-nool miidhan la noqday oo aan cidi na cid naf u haynin.Waxay inoo sawiraysaa dad aan lahayn waxa laba isku rumaysato oo ay isku aaminto ee maya iyo maya la is la wada horjoogo, caalam aan caqligu shaqaynin oo aan waxa dawga iyo sharaca Alle yahay, ama aan qiyamta anshaxa la isku raacin lagu na kala bixin ee xoog iyo awoodda muruqa oo keli ah la isku muquuniyo. Luqada ay tixdu xaaladdaas kaga war-bixinayso ayaa fajiciso kuugu filan; tusaalaheedu waa: maya iyo maya, maya iyo wir, muruq iyo car, mukur iyo qab, makri iyo dhac, mixnad iyo shil, makalliyo dil, mallafo iyo dulmi, madfac iyo hub, dhagar iyo mir, maryo dhiig leh, midab iyo xin, marre iyo fal, musuq-maasuq, macsi iyo kufrinimo, iyo shar la miisanyo iyo macaluul, jahli macallin ah, isir-faquuq iyo dad gun iyo gob loo kala sooco iwm. Hunguriga mallafsanaya ayaa la tegey xoolihii iyo daaqoodii ba; dhirtii baa laga dhammeeyey ubaxii iyo maagoolkii. Waxaa liqay intaba waa marduufka jaad ah ee laga daba- dhacay; asaga dartii il bidhiqdeed baa geedka lagu gubayaa: Wixii maal la dhaqan jirey Murug’ay la tuban tahay. Dhirtu way’ska mudan tahay; Mar-maroor ku fara-baday; Laga furay marriinkii Ubaxiyo magoolkii. Allaylehe marduufkii Cunay maahirtaydii Iyo may-caskaygii, Macal iyo wankii raas Iyo maydalkii raan, Qudhaciyo maraagii Milliqs’uu ku shidayaa. Waxay tixdu ina tidhi: dadku dhammaantood way ka maydheen wixii wanaag ahaa oo dhan, waxay ina tusaysa hoygii qoysinnimo oo baaba’ay; saygii guriga oo kaalintiisa baajiyey oo aan oori iyo ubad midna ba wax ba ugu maqnayn; odaygii reerka oo aan tacab iyo talo iyo tusaale mid na lagu sugayn; iyo marantidiisii oo ay dani baddy in suuqa jaad ku gaddo. Muuqiisa madhan baa qof nool la moodaa; mark uu dadku, gaar ahaan ubadkiisu ogaal iyo aqoon moodo, isna samada iyo malluugaha ayuu aadaa. Waa ayo dadkan ay tixdan Mayal-dheer ka hadlaysaa? Qof wali ba, haddii su’aashan la weydiiyo, waxa uu ku sheegi cid kale oo kollay aan asaga ahayn. Sidaas’aa la wada ahaa oo annaga iyo Hadraawi iyo maansooyinkiisii hore ba masuuliyadda dhibaatooyinka jira waxaanu saari jirney cid kale, tusaale ahaan Siyaad Barre iyo Xukunkiisii iyo xulufadiisii. Hadda ka hor oo ku siman intii uu Siyaad Barre kursiga xukunka ku fadhiyey, ayaannu xaqiiqadan ogaannay Hayeeshee ka dib ayuu maanso ahaan, Hadraawi taas cabbiray. Mayal-dheer oo ah tixda aynu hadda ka hadlayno, ayaa arrinta hore ugu sii durugtay. Qof walba, gaar ahaan inan-rag, farta ayay toos ugu fiiqaysaa. Ha is-odhan oo nafta ha ku maaweelin: maxaan ka qaban karaa? Marka aad ugu liidato ereyga waanada ah waa aad kartaa, waxaa se kaaga horreysa oo aanad marmarsiinyo u heleynin ta naftaada. Wacanaa in uu qof kastaa ba damiirkiisa dadnimo dib u soo nooleeyo oo inta uu ifka joogo naftiisa maxkamad saaro. Haddii kale, ogow masuuliyadda maanta aynu ka rooraynaa hadhi mayso oo ugu dambaynteedu maalin la arko “ta u maan-gilgilid weyn” – waa maalinta qiyaamah’ee – ayey ina hor-imanaysaa! Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed http://www.aftahan.com/article
  5. Noloshu waa madawdahay Marin seegan baa yaal Mahadhooyin baa yaal Iyo Maado fara badan. Maya iyo mayaa taal Maya iyo wir baa taal Muruq iyo car baa taal Mukur iyo qab baa yaal Ismaroorin baa taal Makri iyo dhac baa yaal Mixnad iyo shil baa yaal Makalliyo dil baa yaal Mallafiyo dulmaa yaal Madfac iyo hub baa yaal Dhagar iyo mir baa taal Maryo dhiig leh baa yaal Midab iyo xin baa yaal Marre iyo fal baa yaal Musuq-maasuq baa yaal Marag beena baa yaal Macsi iyo kufraa yaal Dhir la muudsadaa taal Shar la miisto baa yaal Macaluul cas baa taal Jahli macalinaa yaal Midgo iyo gun baa taal Mudan iyo gob baa taal Dadku inay masoobaan Maskax diidan baa taal Maya dhego la’ baa taal. Wixii maal la dhaqan jirey Murugay la tuban tahay Dhirtu wayska mudan tahay Mar maroor ku farabadey Laga furey marriinkii Ubixiyo magoolkii Allaylehe marduufkii Cunay maahirtaydii Iyo maycaskaygii Macal iyo wankii raas Iyo maydalkii Raan Qudhaciyo maraagii Mililqsuu ku shidayaa. Cirka mooyi waxa jira Mayaygiyo gudgudihii Meexaanihii daa. Dadku waxay ka maydheen Madadkiyo hufnaantii Milgihii dalaysnaa Malmal bay u shidayaan Ninka marantidiisii Culustiyo minweyntii Majin bay gadaysaa Isna miiladiisii Mafrash buu la joogaa Makastiyo haweenkii Milic bay hadhsanayaan Mugdi bay ifsanayaan Ragna maah ka badin waa Iyo meheradii jaan Ku masuug xilkiisii Murti iyo halhays iyo Maahmaahihii daa Marka uu had iyo jeer Ku mergado su’aalaha Dadku ay maldahayaan Marmarsiinyo doon doon Dayaxiyo malluugaha Masanuun ku faallee Hadba gaajo fara madhan Markab luula weydii La fogaa mirqaankii Talo waysla maqan tahay Rabbina tiisu waa meel. Waxay meeris fagantaba Waxay meysi ruqantaba Waxay mooro dumisaba Waxay moosin debecdaba Waxay muunad rogantaba Waxay sii maldahantaba Waxay sii murmurgtaba Waxay sii murkacataba Waxay qooq makalantaba Waxay maag ku dhimataba Waxay miino jarantaba Waxay muumin qalataba Waxay meyd ku orisaba Waxay mawd ku durugtaba Miyirkay xasaysee Hadaan maanku soo noqon Mucjisaa sugaysee, Ninka mooganaantaas, Ku xasila is moodsiis Malihiisu waa been. Inta maalin baqasho leh Ta u maan gilgilid weyn Mudadeeda shiranta ah Mayalkeeda dhaadheer Manjo daallay fuliyaan Allaheedu madal yahay Nin maqnaaba sugi jiray Oo markhaatigeedii Mursalkiyo rasuulkii Mahad loogu gogol dhigay Dayaxeeda muuqdaa Nabi Maxamed sii yahay, Marinada la kala xigo Labadeeda kala mudan Ninka muumin sheegtaa Dhanka midig ku sugan yahay Iyadoo malcuunkii Toddobaatan midablii Macna yare la odhan jirey Murtad iyo dhal shaydaan Iyo mukhawiyiintii Dhan ka bidix u meersaday, Madal laysu soo baxay Warba mooyi laga yahay Mahadhiyo ladh toosiyo Waxa maangad dhacayaa Miyir doorsan dhaliyeen, Murugadu sal leedahay, Musaraarku badan yahay, Mahwi aan la kala hoyan Milic aan hadh laga gelin Maro iyo kab loo sidan Mucsur lagu quturan yahay Sida malow u soo baxay Makhrib dumey dhir maygaag Naxdin lala madow yahay Ishu dhiillo mudan tahay Wajigeedu Milan yahay Marwo iyo dhabeeshii Laga yimi minyaradii Iyo mudanayaashii Marta loo furfuri jiray Mindi iyo tollaaydii Iyo muusanawgii Mirta looga kici jiray Madhan tahay docdoodii Ma huraanku kala naxo Rag ninkii wax miran jirey Miismiisan jirey ciin Iyo mur iyo deebaaq Muhashadu u baaqayn Dhal magaalo kulushahay Mallayda naftiisa ah Magac iyo hankiisiyo Nina maal ku furanayn Qofba meel ku luran yahay Kashu maayad ruxan tahay Marmaroorto luran tahay Garashadu mudduci tahay Runtu soo mutaxan tahay, Nin muraad ka xidhan yahay Maxrashoonku sugayaa Danta waw min tiriyaa Muslinow dharaartaas Amarkiyo mug weynta ah Nina malab ka dhabaqsaday Nina dacar ka muudsaday Maqal yaanay kugu noqon. Hana lumin muftaaxii Furi jirey martabadaha Mahadoodu badan tahay. Naftu macandi weeyee Male hawgu sahan tegin Ha ku daalin meermeer. Waligaa ha muunayn Madhantiyo xag xagatada Jinka haw muraad qumin Yaan masuuga shaydaan Milicsiga adduunkiyo Madadaalo kugu hodin. Noloshana kas iyo maan Miyir sugan ku doon doon. Muslinow ha xaalayn In munaafaq jecel yahay Haysku milin shar iyo khayr. Midabada iska ogow Lagu naco masuuskiyo Qofka geed is mariska ah. Hana noqon mashkaladaha Xanankiyo maduunka ah. Midho geed ku wadayaal Madi iyo mageyna ah Ha ku ridin is maan dhaaf. Madax iyo minjaha sida Madmadow ha kala gelin Maxastaada waligaa Majin hawga roonaan Mintid noqo abaabulan Iyo lagama maarmaan Marwadiisu jeceshahay Ubadkiisu meel dheer Uga soo mashaxaradaan. Majaraa ha sii deyn Rabbi Loogu magan yahay Inaad muuqa qudha tahay Mahad inad ku nooshahay Labadaasna kala miyo. 23/08/2006 Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. Togdheernews.com Burco Somaliland
  6. Originally posted by Caamir: What may happen instead is a war between Somalia and an Ethiopia that is determined to keep its puppets in Baidhabo in power. Almost all the Somalis, less the secessionists, are united in defending their country and chasing the Ethiopians and their lackeys from Somali soil. You of people can't propagate on that basis. How can you suck upto Yey one day and be anti-Ethio occupation the next? It's hard enough to swallow ONLF members lecturing us on how to run our affairs saaxib so come off it.
  7. Incredible story! inna lillah wa inna ilayhi raajicuun.
  8. Originally posted by Didi Kong: Another hate-filled, blood-hungry *******! Show me something new. If he brings his war criminal henchmen (SNM) anywhere near Las Canood, AY will make him deal with the Tigrey. Lets see who loses out. He got no vision.
  9. Somalia Conflict Risk Alert Nairobi/Brussels, 27 November 2006: The draft resolution the U.S. intends to present to the UN Security Council on 29 November could trigger all-out war in Somalia and destabilise the entire Horn of Africa region by escalating the proxy conflict between Ethiopia and Eritrea to dangerous new levels. Instead of siding with one party in the civil conflict – the weak and fragmented Ethiopia-backed Transitional Federal Government (TFG) – the Council should apply maximum pressure on both it and the Eritrea-backed Council of Somali Islamic Courts (CSIC) to resume negotiations without preconditions. The proposed resolution, which has the backing of African members of the Security Council, would authorise deployment of a regional military force (IGASOM) in support of the TFG and exempt that entity and troop contributing countries – Ethiopia, Uganda and possibly Kenya, amongst others – from the existing UN arms embargo. While its objectives are to strengthen the TFG, deter the CSIC from further expansion and avert the threat of full-scale war, it is likely to backfire on all three counts. Crisis Group has consistently opposed deployment of a regional intervention force – especially one involving front-line states such as Ethiopia – unless it has the consent of all warring parties, and called for more robust enforcement of the UN arms embargo. The UN Monitoring Group, which reported on 16 October, similarly cited the dangers of such a deployment and urged instead strengthening the arms embargo through surveillance of all Somali borders. Despite international recognition, the TFG has never enjoyed broad support or legitimacy within Somalia, and the TFG parliament split badly when it debated the issue of foreign troops in March 2005. Actual deployment would likely fracture the parliament beyond repair and reinforce the impression that the TFG is simply a proxy for Ethiopia. The loss of legitimacy in the eyes of the Somali public would be irreversible. FULL REPORT
  10. Keep it up Rudy. Must be easier to understand than your ebonic.
  11. Ameenah I'm ok, xamdulillah. You? Thanks for the links. Looking forward to the detailed answer. JZK sis.
  12. Caamir Surad is the highest of these chains of mountains. I've read reports of deforestation in all parts of it.
  13. Originally posted by Khayr: The question can and will be asked ofcourse-How do we prevent Rape? To which a conservative answer would be: Stick to the Islamic Community and Family Nucleus. Don't let your families be ALONE in the home or in public. Live in close knit communities and close to relatives. You're being very narrow-minded with your rape scenario. A girl/woman might be peacefully asleep when the rapist breaks in and attacks. What does she do? What about what's going on in Iraq now where a girl could be raped in front of her farther and mother, what does she do? Rape does take place, the question is: what is the girl supposed to do when she has less than the four witnesses demanded?
  14. Sorry to be the bearer of bad news folks, but check the link below. http://www.plant-talk.org/stories/36somali.html
  15. ^^ I think he is saying; a girl/woman has to present 4 witnesses to prove she was raped. If disagree with that, he is questioning whether you're a Muslim or not. All in a very round about way. Khayr I'll wait for Ameenah to come back on this. If YOU can come up with proof to back your claims then share it with us. RAPE is no adultery as far as i'm concerned. PS don't beat round the bush next time. Ameenah No preasure.
  16. ^^ Can't be worse than asking us to speculate.
  17. Duke Smith I thought you were going to contribute more than the usual repetitive "adeero's jolly good fellow" but i'm disappointed. Could ask more questions but I know what hymn you gonna sing.
  18. Ngonge, if googling couldn't help your curiosity, why don't you e-mail and ask her why she flipped? Never know what else will be uncovered ... It might just be the the hijab is "wrong" attire for Sun readers.
  19. The TFG has invited, sheltered and armed the defeated murderous warlords like Qanyare, Mo Dheere, Qaybdiid, Hiiraale etc. Does this not prove the TFG is nothing but a Warlords' Union and Yey as a Warlords' Warlords?
  20. Let's leave aside if Somalilanders want any compensation (or QISSAS even for that matter) from the Courts/Somalia . The issue is, if fellow Somalis can be guilty of deliberately causing "destruction of livelihood and the loss of lives" what's the point of us worrying about "enemies desperately wanting to split Somalia up and engender animosity among us"? What are these enemies going to do that hasn't been done by our "brothers" ?
  21. A police chief constable has defended his comment that young men who have sex with girls aged between 13 or 15 should not be classed as paedophiles. In a Sunday Times interview, Dyfed-Powys chief Terry Grange said males aged up to 30 who had sex with post-pubescents should be exempt. But he later told the BBC the "grey area" related to girls aged 13 to 15 having sex with men aged up to 20. The charity Kidscape said the police chief was "on very dicey ground". In England, Wales and Scotland, anyone who has sex with a boy or girl under the age of 16 has committed an offence. The age in Northern Ireland is 17. If the child is 13 or older and consenting, the offence is classed as "unlawful sexual intercourse". But if they are under 13 the offence is rape. 'Personal views' In the earlier interview with the Sunday Times, Mr Grange - who is also the child protection spokesman for the Association of Chief Police Officers (Acpo) - was asked how he would define paedophilia. His exemptions from the definition ranged from teenage boys to men in their 30s, which differed from his later interview with the BBC in which he said the upper limit was 20. He said: "We are talking about very young people [when] it is paedophilia, and I wouldn't want to mix up kids who are just the wrong side of 16 with paedophiles. "I don't actually personally adhere to the 15-year-old being with a 20-year-old boyfriend being paedophilia, or even if the boyfriend is 30." Mr Grange, who stressed his views were personal, said: "You take a look at the circumstances and try to make the right decision for that case. "It may be nothing, it may be formal warnings, it may be prosecution." 'Pretty normal' But, speaking to the BBC on Sunday morning, Mr Grange defined the grey area as where "the girl is 13, 14, 15 and the boy is 16, 17, 18, 19, possibly 20". He added: "If you prosecute each and every time a boy has sex with a girl under 16 and above 12, then we'd be in the schools across Britain, and in the youth clubs across Britain pretty regularly because, since I've been alive, it's been pretty normal. "It's what teenagers do." But he said sex between a man over 20 and a girl under 13 was clearly rape and UK law reflected this. "If the fella concerned - usually a man - is in his 20s, 30s, 40s and 50s, then I believe you should prosecute them ruthlessly, and the law allows for that," he said. 'Dicey ground' Official government guidance on prosecuting suggests that teenagers who have sex when one of them is below 16 should not necessarily be prosecuted. Michelle Elliott, the director of charity Kidscape, which campaigns to keep children safe from harm or abuse, told BBC Five Live that using puberty as a guide to sexual maturity was difficult. "Girls, nine, 10 and 11 are now post-pubescent. They're wearing bras, they're having their periods. They are no longer children in his definition. "So I think he's on very dicey ground here. I think he was probably trying to bring up the teenage issue, and maybe got himself in deeper than he meant." Lib Dem MP for Brecon and Radnorshire Roger Williams accused Mr Grange of causing "concern and confusion" with his comments. "The law is quite clear that having sex with somebody under 16 is an offence," he said. "We are trying to make it clear that young people are very vulnerable, especially to exploitation by older people, and it just isn't helpful at all.
  22. ^^ I hope they live up to their promises. Wouldn't it be great if they too banned Khat?
  23. Re: Ethiopians have been coming in so much, only special occasions warrant coverage! And what is the special occasion exactly?
  24. ^^ C'mon give Horn the benefit of the doubt. He probably meant the injuries were OTT, by any standard.