1 - Hirshabeelle ayaa ku qoran Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe kala baxsan. Waagaas Hirshabeelle ma jirin. (This is the sole reason, many suspect, the minister of petroleum who published this map. He hails from Hiiraan and supports so-called Hiiraan State.)
2 - Sool iyo Sanaag 'disputed' gobolloka dhaxeeyo Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed ku qoran.
3 - Mudug deegaano ka mid ah in muran heysasho ah ka jiro ku qoran
4 - Waqooyi Galbeed ka dhigay deegaan ka madaxbanaan Soomaaliya. Aqri meesha midig hoose.