It is 'very successful' because millions of Soomaalida are flying with it. I have always refused to fly this Xabashi airline as a principle. Never did it once, albeit it being a direct flight to Toronto straight from Adisababa.
Soomaaliya waa dalka kaliya diyaarad qaran lahayn. Liibiya, Yeman, Afgaanistaan, Burundi, Suuriya iyo dalalka kale caalamka - dal walba diyaarad qaran leeyahay. Not Soomaaliya, waa yaab yaabkeeda.
All these airlines from Xabashada, Kiikuuyada, Imaaraadka, Qadar, Turkiga, Ugaandha, Jabuuti dalkeena waa iska imaadaan, bilaa kantarool. Worse is Xabashiland that goes straight to Soomaali cities without first visiting the country's capital. To them, Soomaaliya waa iska gobol gaar ah.
This is not sustainable oo dhaqaalihii ummadda Soomaaliyeed shisheeye iska aruursanaayo. Soomaalida, being a hugely diaspora community, fly higher proportion than than all these neighbouring countries' citizens.
Dowladda shirkadaha waa weyn - sida Jubba iyo Daallo - wey ku qasbi kartaa midoobaan and create a single flagship national airline, taking a public share as well.