Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/19/2024 in all areas

  1. 1 point
    One of Awdal's sons and a critic of HSM policies. I am glad HSM is including him in the delegation.
  2. 1 point
  3. 1 point
  4. 1 point
    Can't they impeach him? Sawirada shirka ka arkaaye asagoo Xasan agfadhiyo and I thought what is this Xabashi foreign minister doing in shirka. Waaba iloobay xoghayaha IGAD ahaa. Asagoo wasiirkooda arrimaha dibadda xasuustay.
  5. 1 point
    Widaay, Laftagareen iyo Xasan Socdaal waa isku dhaceen late last year. Waxaa lan isku ogaa in deegaanada KG laga saaro kuwa afka duuban laakiin roobabkii ayaa baajiyey. Roobabkii markee dhamaadeen, Xasan hub laga sugaaye inuu keeno meesha sida heshiiska ahaa, laakiin waaka caga jiiday oo qorshihii badalay. Wuxuu soo jeediyey in ciidamo badan u dhalan deegaanka keenaayo. Laftagareen waa diiday, awalba kala shaki ka jiree. Hubkaa ku heshiinay keen sida Galmudug u geysay ama nagu kala wad yiri. Xasana waaku adkeystay. Waala kala booday. Xasan wuxuu isku badalay waa soo laabashada uu ka qabay Deni, wuuna soo laabtay. Taas ka quustay, marka lataliyaashiisa Lafta neceb kula taliyey meesha ciidamo badan u geyno Baydhabo oo aan Lafta fursad sahlan ugu saarno. Lafta filinkooda waa ogyahay. Now Lafta wuxuu qorsheynaayaa inuu (s) election qabto soonka ka dib. (S)election waxaa laga filanaaye sanadkaan dhamaadkiisa laakiin wuu soo hormarsiinaayaa. Xasana ma rabo. Lafta Nayroobi joogaa, dhaqaale uu ku qabto xulashada safaaradaha Reer Galbeedka kaga raadinaayaa. Xaalka Xabashada haddaa u soo noqdo, Lafta Xabashada inay u xoojiyaan awoodiisa Baraawe rabaa intee bixin ka hor. Inay isku furaan jidka Baraawe iyo deegaanada kale isku xiro suu ciidamo dheeraad u geysto. Meeshaas dekad ka dhiso rabaa, dhul kala go'sana ma sahlana deked laga dhiso. Iyaga Xabashida waaba rabaan meel bad ah Soomaaliya tagaan, xataa yeynan dekad ka dhisan. Shaqsi ahaanteyda waaka soo horjeedaa aniga Xabashidaas uu ku xiranyahay. Laakiin reer isbaaro ayaa maalin walba soo taagan Baraawe iyo Shabeelaha Hoose 'anagaa leh oo xoreysanay.' Tuhunkaan iyo kala shakiga laga faa'ideysanaayaa. Xasan inuu ka hormariyo arrinka weyn qaranimo u fiican. Laftana sidoo kale.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up