Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/16/2024 in Posts

  1. 1 point
    yes, we knew , the guy is solely driven by humiliation of the century, 25th of August He will indeed get another "Waxbaa baa lahayga YAACAY" The problem is,impunity , he got away with it, helped by his community, instead of asking real questions, why he drove 100s of their boys to certain death and imprisonment . Same faith is waiting for him in Awdal
  2. 1 point
  3. 1 point
    Itoobiya oo sheegtay in dowladaha gobolku ay ka warqabeen heshiiska ay Somaliland la gashay Talaado, January, 16, 2024 (HOL) - Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in dowladaha gobolku gaar ahaan kuwa Bariga Afrika ay ka warqabeen isfahamka ay la gashay Somaliland kahor inta aan la saxeexin kowdii bishan. Lataliyaha Amaanka ee Raysal Wasaare Abiye Axmed Redwan Xuseen, ayaa sida Addis Standard qortay sheegay in kahor intii aan heshiiska la gaadhin ay bishii October dubulumaasiyiin u direen waddamada Bariga Afrika, si loola wadaago is fahamka Somaliland iyo dalkiisa ka hor intii aan la saxeexin. Redwan Xuseen waxa uu sheegay intaa wixii ka danbeeyay in ay waddamada gobolku ka warqabeen heshiiska, waxa uu yidhi "Waxa kali ah ee waddamada gobolku anay ka warhayn waxa uu ahaa aqoonsiga Somaliland, saamiga diyaarada ee aanu bixinayno, iyo marka uu Madaxweyne Biixi iman doono". Redwan Xuseen waxa uu sheegay in Somaliland ay siisay saldhig millateri taa badalkeedana ay Somaliland u aqoonsanayaan dal madaxbannaan. Xafiiskii Somaliland ee Itoobiya oo awal la odhanjiray Mishanka Somaliland ee Itoobiya iyo Midowga Afrika, ayaa hada loo badalay Safaarada Somaliland ee Itoobiya, sida uu baahiyay wakiil ku xigeenka Somaliland ee Itoobiya. Dowlada Soomaaliya ayaa iyadu aad uga soo horjeedsatay isfahamka dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya, iyada oo ku macnaysay madaxbannaanideedii oo lagu soo xadgudbay, waxayna sheegtay in anay marnaba aqbali doonin in heshiiskani uu fulo. Dhinaca kale, Somaliland oo 33 sanno kahor si hal dhinac ah uga noqotay midowgii salka u ahaa Jamhuuriyadii Soomaalida, isla markaana aqoonsi raadinaysay muddo dheer ayaa is afgaradkan u aragta mid muhiim u ah qadiyadeeda.
  4. 1 point
  5. 1 point
    Djibouti is playing a new angle. I am beginning to think HSM and Gheele were blindsided.
  6. 1 point
    Muuse Muqayil will see the wrath of Ismaaciil Cumar Geelle. Wax badan ayuu koolkooliyey marka dhankiisa karbaashka ma arkin. Nabsigii Reer SSC ayaa ka soo baxay, wuxuu hub iyo dhaqaalo siiyaba Muuse.
  7. 1 point
    I hope inay Reer Sool Khaatumo ka qashqashaan and give a little skirmish at fariimaha la isku horfadhiyo ee Oog so to keep this out of the front news and give Muuse Muqayil a dose of reality. If we had a competent Xasan Socdaal, we would have something like this planned and not wait and watch.
  8. 1 point
    Dadkaan waa baahanyihiin, waligoodna ma dhargaan, dhaqaalo aruuris meesha u joogaan. Shame on you Xasan iyo dharag la'aantaada. Just compare to madaxdii lixdamaadkii iyo dowladii Kacaanka bilowgeeda and how they behaved. Iyagoo maal lahayn ayee haddana dhaqaalaha dalka iska ilaalin jireen, maankooda taajir ka ahaayeen.
  9. 1 point
    It was clear from the beginning, that the Oromo narrative was pushed by Ethiopia as the precursor for voluntary and indirect annexation. Ethiopia has for decades used a politics of Oromisation in Somali region solidify its government grip on Somali’s and expand its territorial hold, so this wasn’t anything new, what is new however is this politics being applied or expanded to inside sovereign Somali territory.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up