Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/23/2023 in Posts

  1. 1 point
    Let us hope return to good times is quicker than bad days lasting.
  2. 1 point
    There will be 49 MPS in the next election. I believe this is enough to satisfy a quorum.
  3. 1 point
    ISIMADA DHAQANKA SSC OO GO’AAMIYAY IN AYSAN GEBI AHAANBA KA QAYB GELIN DOORASHADA PUNTLAND Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn arrimaha doorashada Puntland ee 2024. Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu caddeeyay in aysan xuli doonin 17-kii xildhibaan ee Baarlamanka Puntland laga soo dooran jiray degaannada SSC. Go’aanka oo uu warbaahinta u akhriyay Af-hayeenka isimada dhaqanka SSC garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed ayaa sidoo kale lagu caddeeyay in aysan sii joogi karin 17-ka xildhibaan ee hadda ka tirsan Baarlamanka Puntland. Golaha isimada dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa sidoo kale go’aamiyay in aysan cid ka soo jeeda degaankooda u tartami karin doorashada soo socota ee 2024 madaxweyne ku xigeenka Puntland. Isimada ayaa sidoo kale ugu baaqay xubnaha ka tirsan guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ee ka soo jeeda SSC in ay xilka iska casilaan. Waxay sheegeen in ay dhisteen maamulka SSC-Khaatumo oo ay ka madax-bannaan yihiin Puntland islamarkaana ka qayb gali karin doorasho maamul kale. PUNTLAND POST
  4. 1 point
    Agreement Reached: No MPs and Vice-Presidential candidates from Khatumo will stand in the Puntland Elections.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up