Back to Imaaraadka. Waa markii shanaad ugu yaraan uu booqdo his masters, unofficial booqqsho ia at keast eight times.
War odeygaan meel walba tuugsi la taagan, Soomaali fadeexad u hoggaaminaayo yaa naga qabto. Shir cimilada waa taaganyahay. Shir amni waa joogaa. Shir dhaqaale xaadir waaye. Shir xiriir caalami waa dhex fadhiyaa. Shir...