Gooni, hortay Somali uma taalo wax ‘faan’ ah, maadama aaanu nahay umadaha aduunka, qaarada iyo gobolka uga liita. Waxa dib u socodka Somaliland keenayba wa faanka, ismahadinta iyo sheegashada, taas oo ku abuurtay dadka qaar iyo maamulka jira kibir, iminkana arkisid kibir jabintii.
Marka iminka kadib isla garano Somali iney wada liidato oo waxa yar ee isku dhafaan eheen wax lagu faani karo, laakinse mararka qaar wixii wanaag la iskaga dayan karo.