Malaa Xamar ku khaldiisa Amxaaradu dowlada Federaalka fadhiisiyeen oo u xoreeyeen. Mise toloow Baidoa, Beletweyn mise Kismaayo ku khaldiisa oo Amxaradu iyo Kikuyuhu u xoreeyeen oo ila maanta ku ilaaliyaan maamulka ka jira.
Gooni, eedeyntu ma xuma laakins mid sax ah oo xaqiiq ah ka hadal. Reer waqooyi khaladkoodu banaanka ayuu yaala oo waa ta ka hadlino, laakinse adna runta iyo xaqiiqda ha k tagin oo cadiifad yaaney ku qaadin.