Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 11/16/2023 in Posts

  1. 1 point
    Kiikuuyaha jaakad qabaa, garabaati xiranyahay, af shisheeye ku hadlaayaa markaas leeyahay 'foreign' dhar in baarlamaanka lagu dhex wato waa qalad. Kiikuuyo bought by Zionists. Xildhibaan Faarax Macallin kaca leeyahay.
  2. 1 point
    Rag waa ragii hore, hadalkoodana hadal caadi ah ma ahayn. Now we have madaxweyne gacanta duubtay oo daruuf iyo rif rifid ka muuqato tuugsi dartiisa, caalamkana dambiil tuugsasho la wareegaayo. Xasan reminds me kuwa jiisaska iska dhigo caalamka ka tuugsado
  3. 1 point
    Seas fire meel uu ka shaqayn karo somaaliya kuma taalo Dhimasho iyo dhaawac badan ka dib, bay wada qayili doonaan waan soo aragnay in badan. Qayb maskaxda soomaalida ku jirta yaa wax ka khaldan yihiin mana garanayo magaceeda. Snm orodka iyo dagaalka way ku khaldan yihiin. Ssc inay ictiraaf xasan sheekh ka doonaan way ku khaldan yihiin ayaguna. Snm dagaal waxba kuma keeni karaan dhib sii kordha mooyee. Edna aadan halaga war sugo intay ingiriiska kasoo noqonayso 30 sano oo kale ga qaadato. Nabad baa qayilaad fiican leh walaalyaal. Ssc fudaydka reer abtigiin koonfur ha la'aadinina walaalayaal. Caqli usc ka yimid ma'ahan labo sano ha la tijaabiyo inay ssc hogaan qudha isku raacdo iyo in kale. Waa takhdiid ka yimid maska haanta gunta u fadhiya. 11 garaad iyo fahiimo quuje mid la raaco yaa la garan la'yahay bil gudaheed. Aaway maamulkii iyo madaxweynihii?! Markaad is aqoonsataan oo aad kala dambaysaan adinkaa wax aqoonsan doona. Usc, riyaha dabadooda alaa fayday,lama wadi karo waxna ma wadi karaan. Caqliga social media yuusan idinkala qaybin oo idin kala dilin hal microphone ku hadla,hal garaadna ka dambeeya waa intaas aqoonsiga saxdaa. Garaad jaamac, garaad samatar, garaad cali, garaad ismaacii, garaad yaasiin waa lagu wareerayaa wuu inuu jiraa garaad iyo saldanad kasii hoosaysa si aysan ayagu isugu dhicin Bal geed hoostii fariista insha-allah oo xataa midabaka koofiyadda garaadka guud noo sheega. Waa walaalkiin gooni guure.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up