Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 10/19/2023 in all areas

  1. 1 point
    Press conference FGS Interior Minister Fiqi & SSC Leader Firdhiye.
  2. 1 point
    Afmaayga, Afsoomaali ahaan, aad ugu dheereeyaa Afmaxaaga for keeping the original Soomaali words. Afmaxaa were corrupted by too many loaned Carabi, Talyaani iyo Ingiriis words. Afmaay was saved by being an interior language. For example, Afmaxaa waaka dhumay a word for 'friend.' Saaxiib la soo boodaan. In Afmaay it is widaay. Old gabyaa or saar use this word, sida Careys Ciise Kaarshe, who as a native of Jubbooyinka, was very familiar with Afmaay. His saar poetry has many Afmaay words, hence being too rich saar. Ceerigaabo means Ciryaamo gaaban. Deegaankaas u dhow buuraha Calmadoow aad ciryaamada hoos u timaadaa. I actually believe Calmadoow is one of the best touristy regions of Soomaaliya, laakiin sadly lagama faa'ideysto. If a word has 'x' or 'c,' Afmaay kama imaan, marka Kablalax waa iska kab iyo lalax. Meantime, enjoy this thread from 12 years ago.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up