Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 10/18/2023 in Posts

  1. 1 point
    Most sarcastic video I have ever watched. Dhulka ayuu ku jiiday nijaaska, making his usual prepared talking points useless and ridiculous.
  2. 1 point
    I am surprised inaadan ogeyn in Afmaay ka fac weynyahay Afmaxaaga. Gaal waa ereyga saxda ah, geel gadaal ka yimid. All old words for camel gaal ayaa la dhihi jiray, sida Laasgaal Waqooyiga ku taal iyo qabaa'ilada magaca gaal wato. Qabiilo badan ereyo Maay ah magacyadooda qabiiladooda ah, including qabiilka gobollada Bari, Nugaal, Sool iyo Sanaag wadaagaan. Waa erey Maay magacaas, lagana wado Nin Weyn. Sidoo kale qabiilka ee kor magac wadaan Xasan Socdaal iyo Mahad Qalaaye qabiiladooda - erey Maay waaye, lagana wado Waaberi. Dowladii Kacaanka markee ereyada magacbixinta ka weyn jirtay ereyo u dhigma oo Afmaxaa ah waxee ka raadin jirtay Afmaayga. Ereyga horseed tusaale ah. Seed Afmaay safka hore laga wada. Reer Afmaxaa waxee dhahaan 'shirka waa lagu kala dareeray.' Dareer waa Afmaay oo socod loola jeedo. Koombe in Awkoombe context means gaabni. Koombe koonfurta waxaa loogu yaqaanaa qasaca eberka ah oo gaaban, sida qasacyadii yaanyada shashiidka ku jiray oo warshadaha sameyn jiray. Waqooyi ama galbeedkanin wax kale loogu yaqaan laga yaabaa, hence the qabiil name. And I am double surprised you don't know the most camels in Soomaaliya is found in Bakool. My own sub-clan that settle between Xuddur to Ceelbarde is called 'camel lovers.'
  3. 1 point
    Somalia Rebuffs Ethiopia’s Bid to Gain Direct Access to Red Sea Port Bloomberg - Are you a robot? WWW.BLOOMBERG.COM
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up