Adeero... dagaalka gooje cadde waa nasiib daro iyo magac xumo duriyaddu masuuliyadiisa ay qaadanayso
Balse duriyadda waa lala gobonimo diriray xaqiiqdii ayagoo daalimiin ah yaa si fiican loo hagaajiyay.
Bal ka warran hadaad xaaskaaga usc ugusoo carari lahayd?
Dhakhaatiirtu waxay oran lahaayeen dhawr bateri yaa ku fogaaday wadankana waxba loogama qaban karo
Iminkana gaari baa laguusoo saaray ayadoo dhar cusub loo gaday
Jooga dalkiina dulumkana iska daaya waa wax laga qalbi jabo wiil soomaaliyeed oo mayd wiil kaloo soomaaliyeed kor taagan.